Maxamad Oo Qaracan Naxdin Dhiiga Kukaray iyo Guushii Caaisha

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 11. 2019
  • #Caaishalifestyle_Subscribe_Like_Shere#

Komentáře • 250

  • @umulqayradontiallahumul2880

    Wale somali waa walatay waxan umalenaya inta dadka ka radinaysan wax fani ah in laisku furi don ban ka baqaya

  • @nasroxareed6957
    @nasroxareed6957 Před 4 lety +4

    😂😂😂wax kahurda ween maleh kuqoslay wlhi caisho saygeeda keep going👑

  • @nimcomohamedboor9316
    @nimcomohamedboor9316 Před 4 lety +3

    Caaisha mxamed mxaas ugu gashay aniga waan xanaaqay Tim caaisha waan kabaxay

  • @muhanackhanad2943
    @muhanackhanad2943 Před 4 lety +3

    Kakakaakakakakakak hahaahahahahahahhaah waan qosley walahi maskin maxamed

  • @umutasnem452
    @umutasnem452 Před 4 lety +4

    Kkkkkkkk istaaqfuralah caasho funny

  • @ifrahhassan7952
    @ifrahhassan7952 Před 4 lety +6

    Somali Parank parank waleeee waaaa walateen SubxnaAllah Somali iskadhaafo Parank 😅

  • @umuikhlas2388
    @umuikhlas2388 Před 4 lety +1

    hore usoco abayo caisha
    gul wacaan

  • @sahrahasan9901
    @sahrahasan9901 Před 4 lety +6

    Walal iskadaaya MA ficno sidan

  • @nouralimousse9376
    @nouralimousse9376 Před 4 lety +14

    🤣🤣🤣🤣oh sorry maxamed. intii prank sogeysay like me

  • @halimasheikh9305
    @halimasheikh9305 Před 4 lety +2

    Ashuu san maficno abayo ...qalad weyn waye.....ee mardambe waxyalahan cml hasameynin walashey qaali.....wa idhin salamay adhi iyo mohaa.

  • @udgoonmahamd8704
    @udgoonmahamd8704 Před 4 lety

    Masha Allah

  • @nastanii2826
    @nastanii2826 Před 4 lety +2

    Asc wll aanjeclhay aankufaano caaisho cafi plz waan kubaryaa asxabtada darted anigoo ah qof kamida asxabtada

  • @ilhaamabubakarahmed8143
    @ilhaamabubakarahmed8143 Před 4 lety +6

    Pranks stop ma ficno abayo👑🙏🙏

  • @raabicosuldaan3940
    @raabicosuldaan3940 Před 4 lety +2

    Saas miyaa nagadaaya wax caadiah ayaalasa eeya wllo

  • @iimaanhennaofficail6659
    @iimaanhennaofficail6659 Před 4 lety +4

    Hhhhhhhhh caaisha waxa ku dhaaftay inaad hair move kasaarto lee oo makinada iska dhaafto

  • @falisselayla8514
    @falisselayla8514 Před 4 lety

    Keep going Girl

  • @fartunjimcale3794
    @fartunjimcale3794 Před 4 lety

    Mash alh

  • @zafiazallad8099
    @zafiazallad8099 Před 4 lety +3

    Wlhi Tariiq ayaa ku dhigtay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ruudiiruudii2459
    @ruudiiruudii2459 Před 4 lety +6

    لا معليش عايشه هذا مو prank غلط بغلط كيف تسوي كذا غلط والله سوي اي شي تانيه الا قص الشعر وكمان بهذي الطريقه غلللللللط🙄🙄🙄

    • @user-kd3cf3ix2m
      @user-kd3cf3ix2m Před 4 lety

      اصلا هذا ما كان مقلب شو صدقتي يا مسكينة

  • @sonnachelsea5730
    @sonnachelsea5730 Před 4 lety

    caisho umadeena maaha
    hhh funny Aa tahy
    maxaa timaha uga jarty Amazing queen

  • @cayuushbbe2580
    @cayuushbbe2580 Před 4 lety +3

    Semi cadimatihid

  • @samiiromohamed9497
    @samiiromohamed9497 Před 4 lety

    bismilah somali waxano kale maa baring noqdo

  • @mulkiyasinjamaa1612
    @mulkiyasinjamaa1612 Před 4 lety +1

    Iska dhaf abayo

  • @hanicabdule7831
    @hanicabdule7831 Před 4 lety +4

    Oh wlhi si xun u gashay 😭😭😭

  • @daldeeqmediashow1062
    @daldeeqmediashow1062 Před 4 lety +1

    Samita qali

  • @dahraandaahir7007
    @dahraandaahir7007 Před 4 lety +1

    Wlh daa dacad ayaa uqoslay

  • @nafisacabdi1835
    @nafisacabdi1835 Před 4 lety

    Waidin salamay aasha iyo Mohamed waxa maqli jiray nin xiiran xaal maqabto inuu inta kutumo saskudhahay ahed

  • @naraclrxmaan9954
    @naraclrxmaan9954 Před 4 lety

    Caasha wada ka arasataya maxmad 😀😀😀😀

  • @hamdiok1751
    @hamdiok1751 Před 4 lety

    Ka Aarso abyo

  • @hanaadheemanhanaadheeman2234

    Walaal waxan barank laleyahy ani ma fahmin hadey run tahay wax iska daya wax ficano

  • @ilwaadqurux8281
    @ilwaadqurux8281 Před 4 lety

    Intaas yariista haa kulaha caaishaaa 😂😂😂😂😂😂

  • @caaliyahasan1608
    @caaliyahasan1608 Před 4 lety

    Mida kale yaa horey ka jaray

  • @ikraanmaclin1399
    @ikraanmaclin1399 Před 4 lety +2

    Caisha waxaas oo kale mafiicno walaley xaajigaga saas ha ku sameyn

  • @aminamohamed9220
    @aminamohamed9220 Před 4 lety

    Team caisha 😁😁😁

  • @sacdiyocatooshchannel6681

    Wcs caade mahan isoo boqo wan ku soo boqday

  • @shukriaden1360
    @shukriaden1360 Před 4 lety +3

    Walahi san ma ficno dhedhelkan ma ficno maxa dhiman hee

  • @CNB-rn9om
    @CNB-rn9om Před 4 lety +8

    Caasho please and please noogu celi arintaan sanadka dambe inshaa allaah: This prank funny: Keep going:)

  • @faadumocilmi7651
    @faadumocilmi7651 Před 4 lety

    Waan kaxumahay mxmd

  • @maryankiin6789
    @maryankiin6789 Před 4 lety

    Tim caisha warsadeen somaha

  • @yusracaddey2729
    @yusracaddey2729 Před 4 lety +2

    Reerkan wlahy dar alle uga maxaa markaan arko wxan ka baqi prank sday uleeyhiin inay mel xun ulagasho cajiin🤔🤔

  • @fiicaneycabduraxman869

    Intaad qosol iyo views raadineysan haku reero waayina

  • @zamzamadan6808
    @zamzamadan6808 Před 4 lety +1

    MASHINTA iney guxlaheyn Aya ficned kuxa Aya kaciyay kkkk

  • @xabiiboxasan162
    @xabiiboxasan162 Před 4 lety +1

    Kkkkkk mac sokor maxamad wa kula rabay wayo wax xunba horay usameysay adkeyso walalkeey

  • @simansaafi1895
    @simansaafi1895 Před 4 lety +1

    wlshy iyo wllky saan iska daaya wlhi ma fcna prank bdn ayaa jiro ood samayn kartaan lkn wax nolashiine haka dhigina parank hada maxamed wuu xanaqay wayo tintiise dhan aya ku ciyartay asina waa kii kaa xanajiyay ilaa heer aad suuxdo marka talo ayaan wataa abyo iyo abowe mar danbe hasamaynina nolashiine wax ku saabsan inaa prank ka dhigtaan waa iga codsi wlhi waan idin jeclhy intaas iga aqbala ilaah dartiise iga tahay wlhi blhi 🙏🙏🙏😘😘

  • @nawaalali7001
    @nawaalali7001 Před 4 lety +3

    Waaa xaqiiqo inaa Isla ogtahiin

  • @shukriyusuf7153
    @shukriyusuf7153 Před 4 lety

    waa walan tahy

  • @nasrasahal8506
    @nasrasahal8506 Před 4 lety

    Sadexeye waa qalad

  • @umsaabir2250
    @umsaabir2250 Před 4 lety +1

    Maskiin😥😥😥😥

  • @aasiabintihussein1391
    @aasiabintihussein1391 Před 4 lety

    Hhhhhhh mxmd pole sana walalo... Caishoy wilka sida ha ugalin abayoy qali, sidatana ma ficno ee iskadaya

  • @nimoabdulle8934
    @nimoabdulle8934 Před 4 lety

    Casho waxaas cml ma lagu kaftamo abayo mar kale ka sameeyn please

  • @MSskuusey
    @MSskuusey Před 4 lety +3

    shanqarta kuma kicin miya hurda weyna😂😂

  • @farhiyamohamud9444
    @farhiyamohamud9444 Před 4 lety +2

    Aisha qiyaliga nagada qofka miyuna maqlin sanqarta mashinka

  • @qalbilulaabdi8946
    @qalbilulaabdi8946 Před 4 lety

    Aqli majiro

  • @alideeqo5806
    @alideeqo5806 Před 4 lety +1

    Ar cashaa dhib badanah maskiinka kadaah ciyaarta👍👍👍👍👍👍👍👍🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂🤣🤣😂

  • @ilhamyusuf6506
    @ilhamyusuf6506 Před 4 lety

    Asxaab wax maku tareeso abayo ninkada ka xishoo

  • @dagenyusuf7390
    @dagenyusuf7390 Před 4 lety +2

    Kkkkkkkkkkkm

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 Před 4 lety +1

    indha shareerka. Madiin baad uxirataa mise. Khiyaano

  • @ilhamyusuf6506
    @ilhamyusuf6506 Před 4 lety +2

    Wlh ninki yotub keenay dacwo ankanahay maxa yeelay nagihii wey washeen

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 Před 4 lety

    😂😂😂😂👏👏👏

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 Před 4 lety

    Maxamed huda ween waaye lkn naxdinta mafiicna

  • @inajama2925
    @inajama2925 Před 4 lety

    Asc caaisho abayo iska daaya prank aniga xanaaq xanaaq iyo naxdin naxdin dhan majecli jawi dagan aa kabadan sxbay si kale noogu qareexeya

  • @emonshops4460
    @emonshops4460 Před 4 lety

    Kkk naag hadii xadka laga bixiyo ciyaal waa ka xuntahay,dhankiiba waxa uu noqday asaxaabey

  • @daldeeqmediashow1062
    @daldeeqmediashow1062 Před 4 lety

    Caasho markale hasamani

  • @xaliimoxajjinuur2331
    @xaliimoxajjinuur2331 Před 4 lety

    Mrkeygi hore wan amini jiray warkaa you tobe warkis manata wanyabanahay waxkalaa arkaa

  • @umumeymuunxuseen5084
    @umumeymuunxuseen5084 Před 4 lety

    Kkkkkkkkk casha abyo manata waa kagashatey

  • @xilwahmohmed7565
    @xilwahmohmed7565 Před 4 lety

    Waxan cml ceeb waye abayo mar kale hasameen

  • @Hoyadey
    @Hoyadey Před 4 lety

    Waawax aad Isla ogtihiin hadaayo saan maaheene yaasaan kadhugay bidaar u sii xiirtay ar caaishaa

  • @sacdiyoabdullhi2096
    @sacdiyoabdullhi2096 Před 4 lety +1

    yeeeees anaaaa ugu horeeyo

  • @farxiyaabdulahi7974
    @farxiyaabdulahi7974 Před 4 lety

    Mad jogtan waxan waxa lagu ciyaro mahan baranka iyo furin walamaqli donà tas ayan sugaynaa walee wayab

  • @caashaxasan5772
    @caashaxasan5772 Před 4 lety +1

    caisha naqaabkaad ku qurux badantahay

  • @samiiroahmed5429
    @samiiroahmed5429 Před 4 lety +4

    SAS maficno abaayo waxkabadala arinkan ilama ficno

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said Před 4 lety

    Saan si wanaagsan maaha.
    Wax badso wax beel bee leedahay.
    Reerkaaga iLaasho
    Waa iga talo.

  • @naagweyn5078
    @naagweyn5078 Před 4 lety +8

    Waad isle ogtihiin sheeko

  • @leylojinow8343
    @leylojinow8343 Před 4 lety +2

    Kkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏😂😂😂😂😂😂

  • @leeykiyuukil7381
    @leeykiyuukil7381 Před 4 lety +1

    😁😀😂🤣🤣😂

  • @ismahaaproudyourhijjab1869

    Anoo bilawin aaba qusloyaaa wllhi😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆

  • @fowsiyahassan3018
    @fowsiyahassan3018 Před 4 lety

    caasha good prank

  • @user-kd3cf3ix2m
    @user-kd3cf3ix2m Před 4 lety

    Dhagool miyaa qofka bal waxey Anaga noo sheegeeso fiiri naagtan .naa dadka caqliga mala. Ee tag Aa lagudhahay

  • @munomahamedali6477
    @munomahamedali6477 Před 4 lety

    Aniga waxan kugu talinaa inaa iska daaysaan waxan walahi wax xun waayo noloshaan waaa waxa ceeb ah bal arag heerka aad gaarsiisay somlaiyeey xishoodka Waa muhiim hadane kamirda ka dawa wadaa waana qoslee ceeb ceeeb walhi Waa ceeb

  • @shuceebcabdi2259
    @shuceebcabdi2259 Před 4 lety

    Asc

  • @shukrimaganuk3024
    @shukrimaganuk3024 Před 4 lety +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👌👌👌👌👌👌

  • @xabiibomacalinmuuse956
    @xabiibomacalinmuuse956 Před 4 lety +3

    walaley mcn tan oo kale ma fino eee hasameen markale

  • @shuushuuabdiqani5154
    @shuushuuabdiqani5154 Před 4 lety +1

    Ciyaal camaley uqoslee

  • @umuabdi3450
    @umuabdi3450 Před 4 lety

    Abayo alhidaya kuriga kudhagan madagantihin abayo

  • @mmboycade8737
    @mmboycade8737 Před 4 lety +1

    Wa lee tan Wa dabaal kkkkkk

  • @umuruweyda
    @umuruweyda Před 4 lety

    Kkkkkkkkkkkk

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 Před 4 lety +1

    Waan qoslay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😄🤣🤣🤣😂😂Casho markeedii waaye mahmed Ha xanaaqin way dhacdaa

  • @nasriincoockingbeautychann2772

    Iso booqo wllo

  • @ifraaxmohamed4034
    @ifraaxmohamed4034 Před 4 lety

    waxaasa ka helaa ani so wada

  • @hamdiok1751
    @hamdiok1751 Před 4 lety

    Hanaxaq Dheh.

  • @aaminocali7586
    @aaminocali7586 Před 4 lety

    Sorry wllhi caaisha maxaa maxamed saan ugu gashay bidaaraa uyeeshee secml sorry 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭wllhi waa naxay

  • @rahmaqaali7645
    @rahmaqaali7645 Před 4 lety

    Hhhhh wlhi wan qoslay

  • @idilqalanjo
    @idilqalanjo Před 4 lety +1

    Somalaay Sharafi dhimatay 🤔🤭

  • @salmaseylila106
    @salmaseylila106 Před 4 lety

    shaqarta ma maqlayo miyaa asiga

  • @badrasaid1601
    @badrasaid1601 Před 4 lety +2

    Wax lesku ikyahay waa nin tintiusa laxiiray saas ma aha ee wax la imoow abaayo

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 Před 4 lety

    Axsan maaqas a ku ficned

  • @mohameddaahir7433
    @mohameddaahir7433 Před 4 lety

    Shanqadha muxu umaqli wayay wll wad isla ogtihin

  • @bintibirimo43
    @bintibirimo43 Před 4 lety

    Saas maxaa uyeeshay Caisha😫

  • @fatushgosaar478
    @fatushgosaar478 Před 4 lety

    Asxabta kuxiran caasho subescarab isaaroo

  • @maryancadey6792
    @maryancadey6792 Před 4 lety

    😂😂😂😂👍🏻👍🏻👍🏻