Guddoomiye Axmed Daaci" Gabdhaha Shabaabku qabo ee Hilowle Gaab jooga nimankoodii ha aadaan"

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 12. 2022
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

Komentáře • 42

  • @sharifaafrah5808
    @sharifaafrah5808 Před rokem +3

    Maashaallah fifa Axmed daaci halkan waxan kasalamaya reer hilowle gaab ❤❤❤ iyo hirshabeele fikuli makaan❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🤣from Gololshe 🌹🌹🌹🌹

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 Před rokem +2

    Somalia 🇸🇴 guul inshallah

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 Před rokem +2

    Maxaad xamar ugu direeysaa acuudu bilaahi.

  • @fathimamohamed9945
    @fathimamohamed9945 Před rokem +2

    Libaax axmed xassan caddow daaci garabkaaga allaha galo

  • @cabduwalicali8156
    @cabduwalicali8156 Před rokem +1

    Libax libax dhalay hor usoco

  • @waayoaragagalmudug9759
    @waayoaragagalmudug9759 Před rokem +2

    Kkkkk Ahmed Daaci waa Codkar Allah ku Xafido Masuul

  • @fooso1327
    @fooso1327 Před rokem +3

    Axmadoow xaad gabdhaha shabaabku qabo xamar kalasoo jeree mase wixi xunba xamaraaleh

  • @luulmohamed7472
    @luulmohamed7472 Před rokem +1

    Xamar AAA adeer hanoosodirin

  • @fadowsaahmed5406
    @fadowsaahmed5406 Před rokem +3

    Areey hanoo soo dirin

  • @mubaragali9954
    @mubaragali9954 Před rokem +2

    Gudomiye ahmed daaci waa libaax runta yaqaan.
    Xoolaha qasha Lkn gabdhaha maya.

  • @Mom-tg8yb
    @Mom-tg8yb Před rokem +1

    Sax qabiil kasto ha iska racdeeyo qawaariijtan. 👍

  • @saynabmohamed8983
    @saynabmohamed8983 Před rokem

    Walalo yaalow. Dumaarkah unaxah maliwalbo waykudulmanyahiin marwalbo waa lagah xogbadnyahaay utuurah iyo caruurtah tiikhaldan toosiyah

  • @umuahmad2535
    @umuahmad2535 Před rokem

    Waa usalaamay aderkey axmad

  • @nadifaaddow7388
    @nadifaaddow7388 Před rokem

    Ninraga

  • @sabriya7647
    @sabriya7647 Před rokem

    nacas.....lock them up too!

  • @SuperExcuse
    @SuperExcuse Před rokem

    Ahmed daaci waa tuug Dee his world lord😢

  • @caishoahmed9928
    @caishoahmed9928 Před rokem +1

    gbdhaha xoog ayaa lagu guursaday qaarkood ee yaan saas la dhihin gbdhaha wa gbdhihina wxna ma dilaan

    • @najibabdi9676
      @najibabdi9676 Před rokem +1

      Hadey ninkeda shabab yahay oo xogta ciidanka dhibeyso sharciga aya lamarina sababto ah wa shabab kalkal

    • @barlinsabriye2029
      @barlinsabriye2029 Před rokem +1

      Gabar inraas sano la joogtay lama heesan karo in labaaro maskaxda laga dhaqo kagana furo

    • @najibabdi9676
      @najibabdi9676 Před rokem

      @@barlinsabriye2029 wixi 15 sano lagu shubayay aya laga dhaqa oo Waxa lageyna dhaqan celis

  • @halimoomar7529
    @halimoomar7529 Před rokem

    Waa baad, Waxii lagu qaatay xoolahas

  • @MARKAATIGA
    @MARKAATIGA Před rokem +1

    Hogaamiye runta jecel oo reerkiisa jecel waaye.Axmed Daaci

    • @abdallaahmed9105
      @abdallaahmed9105 Před rokem

      Waa rerkee nio, hilowle gaab ma hawiyaa yayse ka yihin

    • @fooso1327
      @fooso1327 Před rokem +1

      Hilowle gaab waa deegaan abgaal ayaana dega

    • @MARKAATIGA
      @MARKAATIGA Před rokem

      @@fooso1327reerkaas yaan ka rabaa inan igu soo xer wall

    • @fooso1327
      @fooso1327 Před rokem

      @@MARKAATIGA maasha Allah reerkaan gabdhahooda biyo dahab baaba lamoodaa indhihii mar arka kamaba libiqsadaan maasha Allah. Haddii aad inan kadooneyso mudane Axmed daaci usoo geed fariiso.

    • @MohamedAli-im1br
      @MohamedAli-im1br Před rokem

      ​@@fooso1327 maashaa alaah lahjadaha soomaaliga aad ayaad ugu fiicantahay mida shabeelada dhexe ayaan arkay coment aad ku soo qortay mida waqooyina hadaad ku soo qortay reer magaalnimadii oo qof ah

  • @barlinsabriye2029
    @barlinsabriye2029 Před rokem

    Nin aa hadalkiisa cad yahay. Markaad wadajir haysatay way soo gali waayeen taasna isaga a usababa

  • @nadifaaddow7388
    @nadifaaddow7388 Před rokem

    QAadicudariiqana yaanan laydinka faa iidaysan

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 Před rokem +1

    senator muuse suudi away kacdoonka mudulood logama jeede

  • @nadifaaddow7388
    @nadifaaddow7388 Před rokem

    DAACIYOOW WALAALKEY MALAGA YAABAA 5 ADOOKALAA REER TOLKEEY Mkujiraan? DAACIyoow qarax iyo bistoolad danbe wiil muDUlood iyo hiraab yuusan dhexdiina Lagune in deriskiinana laguhagaagin.

  • @Entire-World
    @Entire-World Před rokem

    Fadlan gabdhaha Soomaliyeed yaan labaneysan waa xaaraan.
    Dumar iyo Caruur wax dambi ah magalin.
    Ma jecleysan arrinta ninkaan uu ku dhiirgalinaayo Macawiisleyda in Haweenka ay qabaan kooxaha Alshabaab la, laayo.
    Walaalyaal waa in laga foojignaado Dumarka iyo Caruurta. Haddii kale arrintu waxay noqon waran waran kutaag.

  • @osmanmohamuud3051
    @osmanmohamuud3051 Před rokem

    Adeer haka so tagin jidkana yaan laxirin o isbaaro kala dagaal

    • @abdallaahmed9105
      @abdallaahmed9105 Před rokem

      Nio bal odayga warkiisa isii ma sarkaal ciidan baa tarikhdisa ila wadaag ado mahadsan,waa igu cusub yahay bro.

    • @fooso1327
      @fooso1327 Před rokem +1

      Degmo gobolka banaadir kamid ah ayuu waa hore gudoomiye ka ahaa hub iyo staafna wuu heystaa. Dhaawac ayey ugeysteen kuwa uu hada ladagaalamayo.

    • @osmanmohamuud3051
      @osmanmohamuud3051 Před rokem

      @@fooso1327 waa gudumiyi hire ee dagmada wadajir waa nin waqti aan ragan la iska Celine Karin wax tusay wareeyso reer madiino

    • @MohamedAli-im1br
      @MohamedAli-im1br Před rokem

      ​​​@@abdallaahmed9105 ninkaan waa nin caan ah wuxuu ahaa gacanyarihii muuse suudi waqtigii qabqablayaasha kadibna wuxuu noqday gudoomiye degmada wadajir laakiin nin sahlan ma aha cumar filish iyo muuse uu lamid yahay waana nin codkar geesi iyo daacadnimo isku darsaday aniga hawiye ma ihi aad ayaan u taagersanahay axmed daaci waxaan ka soo jeeda puntland ku dhashay kuna barbaaray koofur