Taliyaha ciidanka dhulka oo furimaha dagaalka degaanka Guulane ku kormeeray xooggaga dib u xoreynta

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 17. 12. 2022
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

Komentáře • 10

  • @ilyasmax
    @ilyasmax Před rokem

    masha allah

  • @ayaanali8203
    @ayaanali8203 Před rokem +2

    Mahadsanid taliye rer guulane guuleysta

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 Před rokem +1

    ABGAAL ISMAAN WAA ISKU DUBAN YAHAY DHULKISA WAA XURESTEEN IN LAKALA QADQADO UMA BAAHNA GUUL IYO GOBANIMO INSHA ALLAH

  • @ruqiyo5715
    @ruqiyo5715 Před rokem

    Guuleesta mar walbo iyo meel walbo insha allaah

  • @YoungShakur1989
    @YoungShakur1989 Před rokem +1

    Warsangali dhiiga🩸 iyo ciidamada xooga dalka❤

  • @shaabelmk6147
    @shaabelmk6147 Před rokem

    Somaliya ha nolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪🦁🦁🦁🦁

  • @Lulu-kp7ef
    @Lulu-kp7ef Před rokem

    Mashaa Allah laa quwata illaa billahi, geesiyadda guuleeydta Allahu macakum wa yansurukum inshaa Allah. Aamiin

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 Před rokem

    Somalia 🇸🇴 guul inshallah

  • @hassanmohamed3385
    @hassanmohamed3385 Před rokem +2

    Wlhi gen biixi waa isdhaqyay
    Wax dambi loohaysto majirto

    • @Atheneon
      @Atheneon Před rokem +1

      Sidee isku dhaqey ma markii uu qabiilkaaga afkiisa soo qabtey ma nin fiican ku noqfe