General Biixi Reer Aadan yabaal Cadowgi leydinka dulqaaday si aysan usoo laaban ciidanka la shaqeeya

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 12. 2022
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

Komentáře • 9

  • @Maxamed-Muse
    @Maxamed-Muse Před rokem +2

    Allahu akbar Guul❤️❤️ciidanka qaranka iyo shacabka

  • @siciidaadan5338
    @siciidaadan5338 Před rokem +2

    Shacabku hadii ay dawlada lashaqeeyaan way guuleysan hadii kalese guuleysan mayso

  • @mos1954
    @mos1954 Před rokem +2

    Bixi iyo Odawaa Mudnaan badan bey kamudanyihiin Shacabka iyo Dalka iyo Xooga Dalka. Walahi Respect baan uhayaa, waxaa intaa udheer He is a Great War psychologist wuuna garanayaa halka uu ka oomanyahay? Waxaa loobahanyahay hadaan Somali nahay in aan Ruuxa Qibradiisa iyo Mehnadiisa Ku ixtaraamnaa waayo Waa wax wanaagsan Ummada uhorseedikara In Xirfad layeesho. Qabiil iyo Quursi waa in aan kakornaa.

  • @abdihassanaden4521
    @abdihassanaden4521 Před rokem +2

    Xoolo idinkama rabno
    Gabdho idinkama rabno
    Baad idinkama qadeyno
    Dowladi lawadedi heer wan idin keneyna
    Dadkeedi noqda oo Active iska dhiiga
    Warkas wa loud and clear.
    Dfs hala garab istaago insha Allah
    Dib dhici amisom io lacagti midowga europe ey ku bixinayen io kuwa weli raja kasi qabo aan quusino gusha wey dhowdahay.nimankan wa qandaras somali logu talagaley dib dhaca io horumar la aanteda

  • @ugaasmohammed2738
    @ugaasmohammed2738 Před rokem +2

    Sadax sano gugac ma markin kulahaa🤣🤣🤣🤣

    • @adammohamed5339
      @adammohamed5339 Před rokem +1

      Qoryaha Inay qaataan ay iska celiyaan taasaa uwanaagsan

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan9024 Před rokem

    HADAY RUN TAHAY IN ADAN YABAL SHABAAB LAGA SAARAY MAXAA LOO WAAYEY MUUQAAL LAGA SOO DUUBAY DAGMADA

  • @mohamedhussein4002
    @mohamedhussein4002 Před rokem

    From satan "shabab "

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 Před rokem +1

    ciidanka hala garab istaago halala dhinto halala noolaado haloo war sheego