Wararkii u Danbeeyey Faysal Cali Waraabe oo Firdhiye ku eedeeyey Jaahil Indha la oo Samaroon kicinay

Sdílet
Vložit

Komentáře • 83

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9t Před 8 dny +9

    Reer soomaalilaan waxaad udoyaar garawdaan difaacii ugu adkaa abud shicib iyo dawladba

  • @khadarbadri3457
    @khadarbadri3457 Před 8 dny +8

    Feysal roxaani geesi qaran

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9t Před 8 dny +7

    Maxamuud waa citisaam qaan gaadhay

    • @sssdddf8508
      @sssdddf8508 Před 8 dny

      Ictisaam cidi kama rabta somaliland

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Před 8 dny +3

    HAWADII WAA LASOO CELIYAY DADKAA SAWDIGII HAWADOODII IIBIYAY SAWDIDII QABYAALADA BEERAY

  • @cabdikareemmusa8910
    @cabdikareemmusa8910 Před 8 dny +3

    Hadii. Kale. Kal. Jec laysi. Aya. Kugu jie. Hoyada. U sheeg

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 Před 8 dny +3

    Soki iibiyay hawadi iyo jiritanka dalkaba muuse nin udhigma halakeeno dhunirac haxayaysin

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 8 dny +1

    URUR KAAH LAYIDHAA MAJIRO. NAXAMUD XASHI KAHIN HAKU DABA FAYLO

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 Před 8 dny

    Inaa xajii waa xassan jeck oo kalee waa tong donayaa wax u xado thanks

  • @mowliiddayib7106
    @mowliiddayib7106 Před 8 dny

    Gabayadii sarkadhaban mee Abwaan &Warye

  • @kaltumjama6989
    @kaltumjama6989 Před 8 dny

    Afsomaligaan waanku haystaa!!! Wuxuu bitiyay.....nin la wadi jirayba ....itaal iskaga dayay!!! Caadi maha 🌹🌹🌹

  • @cabdikareemmusa8910
    @cabdikareemmusa8910 Před 8 dny +1

    Hanoo. Amaanin. Hunguri. Maybe. Maxuud. Hawo

  • @ahmedwairah9489
    @ahmedwairah9489 Před 8 dny

    Taa iyo xataayoon dhulbahante xabad buu ditey,waxaana ugu wacan waa Jaahil.

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 8 dny +1

    MUSUQ MAAASUQ KKKKKK TUUGII DHACAY HAWADA IYO BIYAHA HARGRISA

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Před 8 dny

    Tuug iyo khiyaamo xashi Beentii ugu dambaysay

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 Před 8 dny

    maansha allaah h

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Před 8 dny

    Faysal cali warabe waa waa run sheeg weeyi huwnta alshbata runta Ayuu usheegay

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 Před 8 dny

    Soomaaland oo midnimo yaahinaysaa😂

  • @MaaslaxMaxamed-bj2hc
    @MaaslaxMaxamed-bj2hc Před 8 dny

    Mayalasobedelay mise dad
    Qaariib ah buu waraya😂

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Před 8 dny

    QASNADA I GAADHSIIYA SHALAAD XUKUNKA HAYSAY XAARAADTA IYO DIINTA MAA KA SHAQAYSID TUUG XEELADLE XAASHI

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp Před 8 dny

    Waa war weyn

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 Před 8 dny

    Ina xashi isagaba tuuga oo hawada ibsadey waa afmiishare ina xashi shacabka waa kuu barten ee naa dhaaf😂😂

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu Před 8 dny

    Faysal faaruq heego ayuu u sixranyey waayo afxumo aan waxba soo kordhineyn ayey kulmiye ama qudhmiye lacag ku siiyaan

  • @mowliiddayib7106
    @mowliiddayib7106 Před 8 dny

    Todobaadkan waxad kusooqaadataa Sarka dhaban Abwaan(Tafe & Cabaade ) Markii ay kukala faanayeen Gabadhaha miyiga iyo Magaalada

  • @aishabarakalaafikummahadss1670

    Intaa abtigay Maxamuud Xaashi ka dhawaajiyay weli lagama maqal xisbiga wadani.

  • @keyseamare8658
    @keyseamare8658 Před 8 dny

    Ina Aadan Dirir Noolow

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před 8 dny

    Dalka difaaca maanta wax waa aragtaan maxamud muxuu bedeli kulmiyii hore musuqa lagu ogaa

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e Před 8 dny

    hhhh xamse wakee maka itoobiyo lagu gumesto😂😂😂😂😂

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j Před 8 dny

    waxa minka waa laga ilbaxyi dhalinyaraan waxa siinayaa haween ba xuquuq la siinayaa

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před 8 dny

    MA JIRTO MAANTA REER SOMALILAND WAX DAN AH OO INOOGU JIRTA DOORASHO WAXAYNU U BAAHAN NAHAY IN AYNU QARANKA SOMALILAND DIFAACANO LOOMA BAAHNA WAX DOORASHO LA YIDHAAHDO HADII AANU NAHAY HABARJECLO DEEGAANKA AANU DEGNO MA JIRTO WAX DOORASHO AH OO KA DHICI KARTA

  • @hanimawliid7546
    @hanimawliid7546 Před 7 dny

    Somaliland ha noolato noolada dhiigaygii🦋❤💯

  • @saleebanshire1427
    @saleebanshire1427 Před 8 dny

    Taar tv waa habar xabuusho

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 Před 8 dny

      Waa geesi isaaq saakaro waax laa kala qado maale isaaq waa miide now more tumbo raac huwaney😅😅

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 8 dny

    Ina dirirow ma waxoogay uskagaa kaa hadlinaya mise qabiil

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e Před 8 dny

    😂😂😂😂😂😂😂 asagaba tuug ah

  • @nimohassan9592
    @nimohassan9592 Před 8 dny

    Maxamud xashi isaga ayaa ah tuuga ugu wayn 😂

  • @MohammedMuhumed-yb6uh

    Munaafaqu maquusta miyaa ciro xiris ina xaashi cadawgii igusodulay iyaga oo iilasoo safan miyay hadana kadoonayaan cod dadweynaha ay dhigoda dhagartoda duminta noloshoda iyo jiritaankoda qaranimo siisteen hungurriga ay ugu adegayaan cadawga somaaliya iyo Djibouti Allah yanacalak yaa munaafiqiin

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 Před 8 dny

    Kaan waa ictisam kaah ina xashi

  • @user-vo4tj3zi6h
    @user-vo4tj3zi6h Před 7 dny

    Musuq masaq baaynu ladagalamayna kulahaa kkkkkkkkkkkk cajiib hada waa maxamud xaashi kkkkkkkkkk

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 Před 8 dny

    Ina xaashi tuug tuug dhaly ilaahay umada kaa qaby af adagaa

  • @hassandiriye6615
    @hassandiriye6615 Před 9 dny

    Ii wad warka

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 Před 8 dny

      Cibaabadu may celiso sawdiigii xunbawayne cunay malaayiin doolar tuugii baa maanta hadlaysa kkkkkkk

  • @mohamudibrahim6558
    @mohamudibrahim6558 Před 9 dny +1

    Xamse Ethiopia ayuu u shaqeeeyaa cidkasta Xasan sheekh la hadlo wuu war geliyaa sidaa waxaa ii sheegay siyaasi reer gaalkacyo ah oo wax badan og

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 Před 8 dny

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 Před 8 dny

    Oo yaka dhagax xun dadkan uso urusaday ee mahamed Abib ka kow yahay 😭

  • @FadxiyaDaahir-dc9co
    @FadxiyaDaahir-dc9co Před 8 dny

    Hawadii uunag iibiyay ayuu muuse nooceliyay faqash flash uf muuse ayaan idin dhaama

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 8 dny

    BIIYAHE XUUNBEWAYNE 8 MILLYON INA XAASHOW WAADIGE LIIQYE

  • @rirachekheyr188
    @rirachekheyr188 Před 8 dny

    Ina hashiyow Calanka somaliland anba kamasax towxidka Alle anba albabada iskulada ABARSO IYO BARWAQO ( khanisyada

  • @user-gg6sd1st6b
    @user-gg6sd1st6b Před 8 dny

    Binaale miskiin gajo ka sexoumada

  • @fadumo4024
    @fadumo4024 Před 8 dny

    Muu gacan qabto waakii maddaxtooyada fadhiyee Sheeko

  • @mohamedaws927
    @mohamedaws927 Před 8 dny

    Waxa aad qaadandoontaa inta yar ee dalka lagu wado

  • @user-fg2fw9jk5f
    @user-fg2fw9jk5f Před 8 dny

    Kkkkkk ninka hawada somaliland iibiye

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 Před 8 dny

    Tuug tuug dhalay

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 7 dny

    Gudoomiyah argagixisada laascaano waxba samaron mubiirin maayo

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 8 dny

    TUUG CIDKU DORANAYSA MAJIRTO. KEEN LACAGTII HAWADA EED KAH KUFURTAY

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 Před 8 dny

    Ninkii hawada dalka iibiyey oo haddana ina leh dalka hogaankiisa ii dhiiba aan faqashta ku wareejiyee. Xiligii uu wasiirka ahaana waxa uu ku suntayahay musuqmaasuq. Reer Somaliland qabyaalad baa dishay ninkaa ma cud baa ka rasayn lahayd?

  • @aminahassan4566
    @aminahassan4566 Před 8 dny

    Waar nagala tag ina. Xaashi
    🫣🫣🫣🫣🫣 shame on you

  • @Lagubaray
    @Lagubaray Před 8 dny

    Siikaasto hawiye darood looga xooreeyo hadana markasta hawiye waa ninlaga caqlibadan yahay oo darood waa kii qabsada ama xukunka kalawareega,marwalbaa,dhiib iyo xumaan sokeeyena wuxu uyahay xiin unoolee,xasaarad badaan
    Gaalka kajeecel muslimka,

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Před 8 dny

    Waryi habjaclaco 😂😂nacda joogi af somaliga

  • @user-uy2ir1vh2v
    @user-uy2ir1vh2v Před 8 dny

    Inna xaashi wa ki hawada Somaliland cunay tuugi dalka dacay

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 8 dny

    Khaayinka xoolihii umada cunay ee ina xaashi ha noo xayeysiin tuuga

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před 8 dny

    INA XAASHI MA JIRTO WAX TAB IYO XEELAD AH OO UU YAQAANO WAA BEENAALE BEENAALE DHALAY OO TUUG AH OO FULEY AH WAA NINKII LAHA DHULMAHANTE OO MASAAKIIN AH WAA NAGA ADKAATEEN ISAGA OO QARANKA SOMALILAND KU XUMEYNAYA WAA CADAAN WEYNE YAA KA DHAQAN XUN INA XAASHI WUXUU GARCIYEY INAN YAR OO XOGHAYN U AHAYD

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 Před 8 dny

    Muuse waa ninka sland ceebeeyay intuu cadawga suubaa salaaxayay ayuu dalkii bahdilay

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 Před 8 dny

    BEENAALE TUUG AH XAASHI GABALKAAGA AYAA DHACAY

  • @siedmeash515
    @siedmeash515 Před 8 dny

    Hadii sharci adag jiro dil ayaa kagugu xukumi lahaa ina xashow Waa waraabihii yidhi magaca iga badala asaa la yidhi maxaa lagu bixiyaa kuyee amiin halay bixinyo waar dadkii aad dhacday boobtey ayaad wali hortagan tahay indho adayga ina xaashi wakaa

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 8 dny

    TUUGE TUUGE TUUGE TUUGE INA XAASHE YAA KUU AMIINYE YAAHU SHAME ON YOU

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf Před 8 dny

    BEENAALE TUUG HAWADII IIBIYEY ???
    MA TUUG HORE U XADEY HANTTIDII QARANKA AYAA MAR KALE LOO FASIXI IN UU LABA GACOOMI

  • @MariamMohamed-gq9pg
    @MariamMohamed-gq9pg Před 8 dny

    Inna hashaow waa cii waa kaa baryay mahaad intaad immaka waah noo shagasid sowdiga wazirka wazirada ou tounka Wayn ahayd mahad ou qaban waydaay intaan immika aad ladahay waar laa fidiyso beenta iyo hoo hada bulshadou waay qaan gaaday sorry

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory Před 8 dny

    mohamood Hashi what he speaking is 98% naked lay😂

  • @MohammedMuhumed-yb6uh

    Kan waramaya ee amaanaya ee kamidka ah Inta makara foonka ugudeegtana waxaan leeyahahay talaabada kugu somaqan diyaar u ahaw yaa dibjiral waxshi😂😂😂

  • @user-cd8xt3jx4j
    @user-cd8xt3jx4j Před 8 dny

    BEENAALE. WAALAGUBARTAY. ADIGA. IYO. XIRSI. WAXAATIHIIN. TUUG.

  • @AbdiraxmanAxmed-h4c
    @AbdiraxmanAxmed-h4c Před 7 dny

    Waar beenta iska daa adigaa ugu horeeya musuqa iyo beenta iyo qabyaalada ilaahay ka cabso

  • @siciidaxmedhaariye235

    tuuga xeeladaysan ama jookarka hawada

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr

    Waar bal eega tuugii ina xaashi oo yidhi waxan ladagaalami musuqa dhaqan xumada iyo been ciidaa kabadan maxd hore ugu qaban wada sowdigii hantidii umada madhiyay war waalugu yaqanaa cidina ku rumsydan mayso

  • @user-xd4zc4gg2h
    @user-xd4zc4gg2h Před 8 dny

    😂 Waa Mishkilad laa yaab leh, Marku Abbeheed Musuqmaasuq iyo Xoolahaa Cashuur bixiyaa CUNANAY👎👎👎😢😭 ISAGA IYO XIRSI 👎👎🤑🤑🤑🤑🤑

  • @cabdilaahiqalinle2437

    Beenaalii ugu waynaa s/land dadwaynow waad wadagaraneysan

  • @MohammedMuhumed-yb6uh

    Beenaale hunguri lacase hagardaamadii hore ee aad gaysatay miyaad ilawdeen adiga xirsi ciro😂😂😂bacaac bacaac bacaacle

  • @user-ui6fv4ew4n
    @user-ui6fv4ew4n Před 8 dny

    Beenaale waar haadad wax qabanayso haraad uqabanlahayde ma,waxaad harowsanaysa da,yarta aanwaxba kaa aqaoon adiga cidkaa musuqmasuq badnayd majirtee hortu yaakaa dhegaysanaaya wxaa iska hadle

  • @MaxamedYuusuf-jo7vh
    @MaxamedYuusuf-jo7vh Před 8 dny

    Beenaale.xaashi.waa.ninkii.iibiyay
    .iribootdad.sldn.boobay.hantda..qaranka