Hubka mareexaan qaateen yaalyh? Xagee loowaday? Yaa wadan 16 July 2024

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024

Komentáře • 75

  • @gablax
    @gablax Před měsícem +4

    Walee xaqa feerahu ka dilaaca hubkan waxa loogu umad walala ah isku qabiil ah Oo HG ah laakiin Rabi baa soo dhex galey oo hubka gacanta ku dhigey oo MR ah gobonimo war dhulkiina difacda Hassan munafaq ilaahey ha Idinka Qabto Qoor qoor isna ha is ilaaliyo dadkiisa Nabadoda haku wada nooladan umada la degena ha is aaminan guul iyo gobonimo from khaatumo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @osmanfarah2939
    @osmanfarah2939 Před měsícem +4

    Thank you brother.

  • @Rhali-x5q
    @Rhali-x5q Před měsícem +8

    Alhamdulillaah waa nimco alle keeney 🔫 Maasha allaah waa qaniimo

    • @Yali03
      @Yali03 Před měsícem

      @@Rhali-x5q hello

  • @user-so2vc3ok4y
    @user-so2vc3ok4y Před měsícem +7

    Kabtanoow waa wiil xwdle waligaa runta sheeg

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 Před měsícem +10

    Mashallah kabtain wellcome back.

    • @ahmedjama6298
      @ahmedjama6298 Před měsícem

      Mareexaan waa libaaxii darood cidkasta wa ga adag yihiin kkk

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Před měsícem +2

    HADAL BADAN HAAN MA BUUX SHOOO BEEEN BADAN A FAA IDOO MALE GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 Před měsícem +5

    Masaakiinta xaqba ukeenay

  • @officiall3248
    @officiall3248 Před měsícem

    Waa deeq ilaahey siiye mareexaan

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před měsícem +8

    Viva mareexaan ❤️❤️❤️❤️from Laascaanood

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Před měsícem +1

    Welkom 🤗 Generaal Ayuub

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n Před měsícem

    Alhamdulilaah waa nimco alle u keenau maasha allaah waa qaniimo

  • @user-it1pe9ew3l
    @user-it1pe9ew3l Před měsícem +5

    Ayuu Nin Bas Wuxu Yiri Anoo Masaafira Ee Oon & Gaajò La Liita Ban Geed Hoosti Seexday
    Balse Waxan Maqlay Faarax Hurdada Ka Toos
    Marka An Fariistay Wa Deero Waxa Ku Raran Sibraar Biyaa Mindi & Madkihii Ana Waan Ka Gudoomay Waana Isu Cunay
    Hada Marexaan Hub Ayna Dalaban Soo Iibsan Aya La Dul Keenay Somaha

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f Před měsícem +1

    Waa xaqoodii

  • @Yali03
    @Yali03 Před měsícem +2

    Kkkk Captain Ayuub You have Good idea

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f Před měsícem +1

    Haloo hiiliyo mr all daarood joog dhiiqo 1 million lacag maaha stop

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Před měsícem +2

    Illaaahaw dhaafo umada dhiigooda ayuu ka macaashayaa xumaha oo dhan sharaf iyo karaamo ayay u tahay

  • @mayAdam8888
    @mayAdam8888 Před měsícem

    Illaahay makuu gargaaraa mise gafuur gafuur buu kuu ridaa

  • @mohamudshukri565
    @mohamudshukri565 Před měsícem

    Haaye haaye waa saamigiina waa saamigii Mareexaan saamigaan ha iska bixinina saamigaas

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 Před měsícem

    Hubkaas Sacad baa loo waday waxaana la rabay in leelkase lagula diriro dabadeedna puntland lagu duulo. Allaa naga qabtay.

  • @degan4
    @degan4 Před měsícem +1

    Hub hadaa Hesho wuxuu kugu dhiirinayaa in aad wax disho😢😢
    Lama goo qofkaas inuu yahay qof kugu Qalinle ah😢😢😢

  • @user-tm3gg6sw3x
    @user-tm3gg6sw3x Před měsícem +3

    Kkkkkk sxb kusoco

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Před měsícem +3

    WAXAAAN JOOOGAAA AWDAL TATIS OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL 🇸🇴 GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px Před měsícem +1

    Janan salan sare

  • @anime_isamazing3989
    @anime_isamazing3989 Před měsícem

    That’s right ❤❤❤❤

  • @osmanahmed831
    @osmanahmed831 Před měsícem

    Asc ayuub waxaan kuleeyahay aqoonlaawe qoor qoor mareexaane waxba umasheegin waana ninka hewiye ugu qadiyad fog

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 Před měsícem +9

    HALYEEY AYUUB ILLAAHAY HAK XIFDIYO
    ILLAAHAY HA KU BARAKEEYO
    OO HA NOOKAA DAAYO 🤴🤴🤴🤴🤴🤴👍👍👍💯💯💯💯🌺☘️☘️☘️🎉🎉🌷🌷👍👍👍👍👍

  • @Khadar123Khadar12
    @Khadar123Khadar12 Před měsícem

    Mareexaan waa dad ladulmey allah baa u hiiliyeyey

  • @CarbQorane
    @CarbQorane Před měsícem

    Nin raga

  • @farhiyahassan3648
    @farhiyahassan3648 Před měsícem

    ⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 Před měsícem

    ❤❤❤❤

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f Před měsícem

    Mr waligood waxba laba siinin

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 Před měsícem

    Hubkaas leelkase inuu maanta u soo gacan galo buu ku fiicnaa.😢😢😢

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Před měsícem

    WAA CADOWGA NECEB MIDNIMO SOOMALIYEED ITOOBIYA IYO KENYA 🇰🇪 SHACABKA SOOMALIYEED WA IN AY LASHA QEEYA YAAAL DOWLADA SOMALIA 🇸🇴 KANA FOGADAAN, WAX KASTA OO NABAD IYO BARWAAAAQO JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 QAL QALINAYAAA

  • @HalishAden
    @HalishAden Před měsícem

    Wrj

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Před měsícem +1

    Ayuub We Miss You Legend ❤

  • @fadumaabdi9765
    @fadumaabdi9765 Před měsícem +1

    Ayuub noolow❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @user-ye7cz1xi5r
    @user-ye7cz1xi5r Před měsícem

    Sowtii lalahaa dawladda ayaa lahayd laakiin dawladi kama jirto somaliya

  • @user-ws8of3py4h
    @user-ws8of3py4h Před měsícem +1

    Ayuubow abkaa ayaagartanaqijirey afkujumago o

  • @Drsayidcali
    @Drsayidcali Před měsícem

    War ina ismaaciilow caadi matihiin😢😢😮

  • @asheekh15
    @asheekh15 Před měsícem

    Generale bastoladihiibad ilowdey waxaala sheegayey gabadh sodon bastoladood backusidata
    Walaaleheen Sade xaqoodii lagabakhtiyey baa ilaahay waacaadile irida ugasopgeliyey

  • @user-ye7cz1xi5r
    @user-ye7cz1xi5r Před měsícem

    Hubkaas dhiig ayaa ku daatay 20nin oo marreexaan ah ayaa ku dhintay

  • @MaryanYasin-wc9nv
    @MaryanYasin-wc9nv Před měsícem

    Roobkii nooleeye

  • @AbdullMohammed-pq9zj
    @AbdullMohammed-pq9zj Před měsícem

    Hhhh walahi roob aya uda ay marexaan alxamdulilaah

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Před měsícem +1

    Dhawro Kun oo qof hadii ladilo xasan iyo kooxdisu mahadalqaadaan sidoo kale xasan ayax shacbiga soomaaliyeed hadii qof laga waayo dalka waxa uga qiimo badan asaga oo héla lacag

  • @user-qj7rj8be7n
    @user-qj7rj8be7n Před měsícem

    Mareexaan hadaan nahay cidna kuma duuleyno cidii naso donatana Mareexaan wey baran

  • @YusufCilmi-iz5fy
    @YusufCilmi-iz5fy Před měsícem

    Ehelu nar weeye kabtan ayub

  • @AxmedMacalin-fp3jk
    @AxmedMacalin-fp3jk Před měsícem +3

    XASAN WAA FASHILMAY HA IS CASILO

  • @SacdiyoGabow
    @SacdiyoGabow Před měsícem

    Kkkkkkkkkkj❤

  • @afgobeedle
    @afgobeedle Před měsícem

    War itoobiya qiyaano ayey kawadataa waxay rabtaa SI markale soomaaliya cunaqabatayn loo saaro.

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Před měsícem +3

    mariixaan odagii daarood baa u duceeyey

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 Před měsícem +2

    hoyada. ayaad uu sodaxiistay hadanan ceedha kuu sheegin

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před měsícem

    Hubkan jabuuti ayaa laga keenay dekeda berbera ayaa doon lagu keenay kadib oodwayne ayuu yimi xarshin ayuu soo maray wadadii wad iyo lacag ayuu soo maray danood ayuu yimid cafaf ayuu la baydhay wardheer agteeda ayuu maray garloo gubay ayuu maray yucub ayuu tegay niman mareexaana ayaa la soo wareegay oo nin sacad ah la socdo Balaban ayaa NSA ugu tagtay oo kasoo gelbiyeen Sheila madaw ayaa lagu qabtay

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 Před měsícem +3

    Kkkkkkk walax hub ah baa alle nookeenay allow sharkiisa nagaduw.liiban mahad iyo ninka kale manaquursanayeen hubkamaxay udhaxmarinayeen

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f Před měsícem

    Waxaa lagu layin lahaa xildhibaanada 😡⁉️⁉️⁉️⚠️⚠️😳🤔🤔❌ kala carara please assination

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Před měsícem +1

    Soomaaliyeey aad iyo aad ayaad u xuntihiin sobobtoo ah waxaad nicilahaydeen ninkan dalkii iyo dadkiiba halaagay waxa cajiiba wax kasta oo dhaca islasaacad gudeheed dhawro Kun oo qof hadii ladilo lama hadalqadaayo

  • @anime_isamazing3989
    @anime_isamazing3989 Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂

  • @CarbQorane
    @CarbQorane Před měsícem

    😂😂😂😂

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Před měsícem

    MAHAD SALAAD KUMA JIRO EE NINKA SADEXAAD WAA XSM INA CALI ADOON IYO HEBEL SHULUQ OO ISAGA XASAN DHIIQO AY DRUGS-KA KENYA IYO ETHIOPIA SHIRKAD KU AH.

  • @Maria28832
    @Maria28832 Před měsícem +1

    WARYAA BALWAANOOW DAAROOD DULMIGA AAD ISKU RAACDEEN LA IDINKAMA YEELAAYO XOOLAHA DAWLADA GEENA XASAN WAXA KU DIIDAN TIHIIN HAWIYEHNIMO QABYALAD QURUNKA AH EE DAAROOD WAA KU NAQANEH QASAB HA LOOGA SOO CELIYO HUBKA TUUGADA MAREXAN AMA DAAROOD KA CEYRSHA DHULKA HAWIYEH WAA CADAW ISAAQ SNM CIDAAS FAQASH FIRCOON WALIGOOD MA AAMINAAN MANA SOO DHAWEYSTAAN HAWIYEH KA ARAGTEEN FAQASH DOWN

    • @mq3905
      @mq3905 Před měsícem

      Reer futo madoobe!!

    • @Maria28832
      @Maria28832 Před měsícem

      @@mq3905 reer futexaarle daarood

  • @XasanAli-r6d
    @XasanAli-r6d Před měsícem

    ina dhilo hoyadaa kadh 2u ga maka qadataa

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před měsícem +2

    tolkay mareexaanoow hubkaa inoo ilaaliya waa hadiyad illaahaay idinsiiyay hadii laaydinkubsooweeraro shaadh daawladeed daarood waa diyaar hadaay xabadi dhacdo walee

  • @user-lb4ct6vr2e
    @user-lb4ct6vr2e Před měsícem

    Nin ayaaa yir meele aan rabeya Roob ma igu leeyaahay oo kadhigan beeshay mareexan iyaago dagala kujiira ayaaa waxa uyiimi guurmaad Alle

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg Před měsícem

    Jiis mariixaan ayaa lahaa, xaqiida markaan ka halno. Haddiise been la sheegayo, sida aad sheegeysid, laakiin beenaaleayaa tahay.

  • @abdullahidaar327
    @abdullahidaar327 Před měsícem

    CZcams kaga magacii hader