WARARKA SOOMAALIDA: DAGAALKA LUUQ +MUQDISHO + MUDUG + HARGEYSA + ITOOBIYA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 07. 2024
  • WARARKA SOOMAALIDA: DAGAALKA LUUQ +MUQDISHO + MUDUG + HARGEYSA + ITOOBIYA
    SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
  • Zábava

Komentáře • 16

  • @mmabokorabokor7258
    @mmabokorabokor7258 Před 8 dny +2

    Sxb wararkaagu waa dhex dhexaad sidaa ku soco

  • @SakiQalbi
    @SakiQalbi Před 8 dny +1

    Itoobiya inay isku dirtay baan marag u haystaa. War innagaa la isku keen dilayaa, kolkaan isku dhammaanno ayaa inta hadhayna la is dhaafinayaa ee Soomaalaay is daaya, oo cadawgiinna dhabta ah arka. 😢

  • @nuuradiin4711
    @nuuradiin4711 Před 8 dny

    Waa nasiib daro aduun iyo aakhiro seeg dhiiga maanta isaga daadanaya walaalaha somaliyed ilaah waxaan ka baryaya nabad iyo xasilooni Inu noogu badalo colaada iyo is dilka

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Před 8 dny

    ALLOW QABOOJI LABADA DHINAC AAMIN YA RABI

  • @SeynabMuxudiin-xx6oh
    @SeynabMuxudiin-xx6oh Před 8 dny

    Allah haqabojiyo

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 Před 8 dny +1

    KULI FIDMO
    XASAN MUNAAFAQ

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 Před 8 dny

    caku khabiil

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 Před 8 dny

    Dagaladan qabiilada iyo belaha ma dhamaan donan illa inta qawariijta laga saaro dalka somaliya oo dhan lakiin dagalada wey yara qaboban oo wey kala nastan nasashadas waxa lagu tilmamey oo la shegey iney kento illa inta qawariijta ay lacagta ka go'do inta ay ka kenayan lacagtas yey siyan qawariijta bad is weydiin kartan waxey siiyan ciidamada maleshiyada belaha laba beel ama labada qabiil taliyashada hogamiyo labada beel ragga ay ku shegan taliyaha wato wey is og yihiin lakiin ciidamada is ogeyn oo si naf hurid ah isu laynayo labada taliye ee kala watan ciidamada belaha mel bey kala fadhiyan oo ay ku qayilayan lacagtii ay ka qaten qawariijta illa tas la fahmo ayaga inta lo yeero la xero la naxkamadeyo laga bixi mayo wayo qawariijta bey la shaqeyan arintan waxey u bahan tahay in si cod dheer loga hadlo lo falan qeyo in la ogadey ku so qado falanqeynta jimcaha mowliid adigo u gargarayo dadka an wax ka ogeyn la socon arintan oo u dhimanayan bila macno la'aan

  • @NurGacan
    @NurGacan Před 8 dny

    Komushinka been ka sheegaysa😊

  • @NasraHassanAli
    @NasraHassanAli Před 8 dny

    War jubalaan dooradhadeeda iyogalmudug daksalkeedii baa lasoo rarey ee waaxaa loo socdaa degeda baraawe lasocda wbt

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 Před 8 dny

    Ciidamada somalida ! Waa dhaqan
    Kooda inay Qabiil la saftaan !!
    Dawladii markii jabhaduhu bur -
    Burinayeen , meeshiii ! Dawlada -
    Difaaci lahaayeen , Ayey Qabiil la-
    Safteen! Waana Sababta Dawlada
    Looga ‘Adkaaday! Adduunka saas
    Uma Shaqayso !! Dawlada Ayey -
    Difaacan ! Xataa Kenyanku Qabiil
    Lama Saftaan , Government Ayey-
    Difaacaan, Somalida ! Maxaa ka -
    Qaldan?

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 Před 8 dny

    Somaliya malaha ciidamo ee wa koxo budhca aha oqabyaaladu hadaysay😂

  • @user-ed8uk6hf4n
    @user-ed8uk6hf4n Před 8 dny

    Waar liibaan mee

  • @DaauudJaamac-eh4uf
    @DaauudJaamac-eh4uf Před 8 dny

    Gudomiyaha gobolka gado dadka somalida amnigoda masuuliyad baainigasaaran ogow cadagaada koobaad waa ciidamada ithopiya saara