DAGAALKA QABIIL OO KA DHACAY DEGMADA LUUQ, MAREEXAAN IYO RAXANWEYN OO IS-DILAYA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 08. 2024

Komentáře • 86

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z Před měsícem +9

    Dagaal beleed aragtan xassan munafaq tuuga baahan wad arkaysa war waxan dalka Allah dhaafiyo😮😮😮😮

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Před měsícem +4

    Since Xasan Sheikh came to Villa Somalia in 2022, everywhere there is war in Somalia .
    Waa maxay sababta Xasan Sheikh u abaabulo dagaallada Ka dhex dhaca Beelaha Soomaaliyeed?

  • @CabdixamidCabdullahi
    @CabdixamidCabdullahi Před měsícem +3

    Raxanweyn hadhihin ee waxaatiraahdaa macalinweyne balwanow raxanwey noodhan hadeykujiri laheyd mareexan iskadhaafoo daaroodhanaa lawaayi lahaa

  • @bby6
    @bby6 Před měsícem +3

    Ilahay ha kala qabojiyo umada inshallah

  • @Banooda
    @Banooda Před měsícem +3

    Labo qabiil rahaweyn beesha macalinweyne iyo beesha gabaweyn is dagaleen marexanka waxee la safteen beesha gabaweyn rahaweyn 40 qabiil qoomiyad ah dadka ugu badan somalia ba qabiil la dagalamayo waa wax lagu qoslo qaleyqaley hadaa tixiin afkaa i furan u hadashan!

    • @EsethuNdongeni-q7m
      @EsethuNdongeni-q7m Před měsícem +2

      Ninkaan macalinwayne ayuusan aqoon ulaheyn😂😂😂😂 dadka sobaro dhuuniraax Ayaa tahaye

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 Před měsícem +3

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan qabilada waxa isku dirayo wa xasan gorgurde ismail omar geel islantis

  • @amalhassan7383
    @amalhassan7383 Před měsícem +3

    Very sad wallahi 😢😢😢

  • @fatumaahmed4566
    @fatumaahmed4566 Před měsícem +2

    Asc wlle wn ku salamy,ilahyow heshiisii dadkas wallada ah

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz Před měsícem +1

    RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh ❤❤❤❤❤❤

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl Před měsícem +1

    Subxaanallaah 😢😢😢

  • @xasanmaxamed7905
    @xasanmaxamed7905 Před měsícem

    gungun dhashay baad tahy inti dhimatay allah u naxariiso.
    mareexaan iyo macalin wayne dheh gunyahow. Dadka is dilayo waa dad walaalo ah

  • @geesiweyn5873
    @geesiweyn5873 Před měsícem

    M.weyne kaliya ayaa la dagaalamay mareeexan ee afkaaga ka leex raxwein
    Luuuqna allha nabad ka dhigo

  • @farhanwarsame7623
    @farhanwarsame7623 Před měsícem +1

    Illaahay umadan xaqa hatuso

  • @abdisheikh8211
    @abdisheikh8211 Před měsícem +1

    reer xasan mareexaan dhalad ah ma'aha waa ajuuraan

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Před měsícem +1

      Xassan Gaashireedle aa
      Ajuuraan ah Waa gaf

    • @mahamedcade6982
      @mahamedcade6982 Před měsícem +1

      😂😂😂😂 waryaa hee futada miyad kahadashy mise afka

  • @Banooda
    @Banooda Před měsícem +2

    Rahaweyn wixi ayaga iska dileen u xisaabi ilka yar si fcn u qari inee la safteen beesha gabaweyn oo isla rahaweyn ah jaahil jaahil kale jirin dadka aad ka hadleyso maba kala taqaanid isla 2 beel rahaweyn is laayay oo beel ka mida lala soo saftay baa nooga dhigeysaa in rahaweyn oo malayiin ah la laayay maxaad naftada iyo kuwa aad u niikineso been ka dhadhicisay!

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Před měsícem

      Dana Rogatoarkaan Sodon Sano ayaan dhabta kugu hayey markaasad igu xaartay raadkaagi ayaan dib kuugu celin Nabad wax Kuma lihidin

    • @Banooda
      @Banooda Před měsícem

      Maskiin ba taxay anaga kuwii dhuusamareeb idn ka xoogay ba meel soo saarnay dowlada koonfur galbeed markaa si fcn u dhisto dekadaha baraawe marka furto laftagareenka aa abtiga u tixiin mid idn yaqaana aa ku bedelano ba is wareysan doonaa anaga iyo idnka meesha aa hore iskugu aragnay idnka noo sheegi doona masakinta reer gedo oo dhulkoda siyaad barre ka boobay ba nagu qaldeysa yoom minal ayaam ba is wareysan doonaa!

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Před měsícem

      ​​@@Banooda
      Aamus Buurya qabyahow

    • @cashocali9290
      @cashocali9290 Před měsícem

      Mareexaan inuu ku laayo galaas biyo ah uma kabanayo madad Baad ismooden

    • @Banooda
      @Banooda Před měsícem +1

      Naagahan masakiinta waa iska hadlayan dhinac walba idn ka jirnaa gedo dhexdeda iyo banankeda meel walba aa mareysan beelaha digilmirifle degan gawaridina ganacsiga oo xamar markee kasoo baxaan soo mara koonfur galbeed inaa wada gubno bazuko ku wada garacno idn laayno ba raadineysan landlocked gedo oo qaxootinimo aa kusoo gasheen keliya joogtaan xageed kale joogtan laangaabyaxey meel walba aa mareysan lixda gobol koonfur ilaa xamar beelaha digilmirifle degan!

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před měsícem +1

    dagaalka raxanweyne wa qudhun sida soomaalida kale maaha waayo soomaalida kale cuqudad ba qabto

  • @Dajiye12
    @Dajiye12 Před měsícem

    Kaliya wa laf la dhaho macalin weyn ee may aha RRA DHAN

  • @IbraFanax
    @IbraFanax Před měsícem

    Nabad wa kaficn male❤❤

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 Před měsícem +3

    Mooryaantiii mogadisho ooo dhiigii dadka cabaysa

  • @AzazAzaz-x7s
    @AzazAzaz-x7s Před měsícem

    Don't say raxawayn say macalinweyne Vs mareexaan ilka gab kudhshy wse

  • @alimahad6717
    @alimahad6717 Před měsícem +1

    Dagaalada socda daarood ayaa ka dambeeya laakiin iyaga ayey dhibtaa xukun dambana arki maayaan.

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m Před měsícem +1

      kuwas daarood ma madaxwaaynuu dalka kayahay dhilaakudhashaye magaca noodhig

    • @ahmedmose5466
      @ahmedmose5466 Před měsícem +1

      Darod kugu fogee elawyohow

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr Před měsícem

      ​@@ahmedmose5466darood dagaal ma yaqaan Heer afweyne baqtiyey wada marey mareysan

  • @EsethuNdongeni-q7m
    @EsethuNdongeni-q7m Před měsícem

    Daarod Ayaad lef lef kubaratay macaliweyne iyo Marexan way is yaqaanaan ayagaana iska kaaxiga macalin Wayne aqoon ayaa kuugu Laban ee Adiga garac abgaal ka ahow

  • @allthings-daily
    @allthings-daily Před měsícem

    Wall qali beneta isska daa mariixan aya dulaka lala gale luqana macalin weyene aya isskale mariixanowe kagura hadaba

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Před měsícem

    Reerkaad Aheyd Baad Udurayay Ninealba Wa Ninkiisa Wa Waxaan Xasuusta Aad Dhulbahanteha Baryihidanbe Nin Taageeraya Iskadhigi Jirta Ugu Yeerijirtay Dhulmahante Wa Duubantahay

  • @MaclinYussufBule
    @MaclinYussufBule Před měsícem

    Balwaan masaxana warkaagi beelaha kadagaalimay gabawen iyomaclinweyne laababada beelod waaraxwen kadibna marixaanbaa lagadilay min

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 Před měsícem

    Xasan baahane caqligiisa ma wuxuu isleeyahay villa mudulood cidbaa kugu imanaysa haku tashan

  • @HassanAli-b8v
    @HassanAli-b8v Před měsícem

    Wax ma ogud maryaxaan 2 ayaa laga diley

  • @user-ur8cf8kl4p
    @user-ur8cf8kl4p Před měsícem

    Lafkamedah Macalin wen way

  • @abdifatahagaarane5932
    @abdifatahagaarane5932 Před měsícem

    Abdulahu wariyaad tahay balse maanta waxaad dhiiri galisay dagaal qabaa'il oo raxawsyn kabahaad la dulmartay mareexaana waad xayeysiisay su uu dagaalka u dii socda (BALSE OGOW WAXA DURIRAYA WAA GACANTAYDII MIDIG IYO GACANAYDII BIDIX) Sorry maanra macdaa dhacday

  • @Banooda
    @Banooda Před měsícem +1

    Gasaargude oo qabiil rahaweyn ka tirsan ah ba soo dejiyay dadkan gobolka luuq ganane boqortooyada gasaargude laga soo gaaray waa af maay tii la dhihi jiray doo letaa luuq seew dacwad maa qabtaa luuq aad luuq waxee aheyd maxkamada rahaweyn ku kala baxdo marexanka aa sheegeyso waagaas aan ka hadlayo maba joogin gobolada dhexe iyo itoobiya bee jireen adiga garac hawiye abgaal sheegto oo daroodka u niikiya taxay rahaweyn lixda gobol koonfur lamada webi inta u dhaxeysa ayaga iska leh loogu yimid majority ka ah dadka ayaga soo dhaweyay marti loo yahay ayaga marti cidna uma aha just because siyaad barre hadoo beeshisa u gacan geliyay siyaasada gedo inee ayaga leeyhiin lagma wado wax walba waa laiskaga daba imaanaya lahansha gedo rahaweyn adiga noocada kalma sheekeystan caga dhigo abgaalki condomka ahaa ku dhali was!

    • @ahmedmose5466
      @ahmedmose5466 Před měsícem

      Asc banoodaa.maxad lacaytameysaa saaxiib.anig waxan ahay boqorka somaliya.raxanweyn Ani siinleh

    • @Banooda
      @Banooda Před měsícem +1

      Rahaweyn in dhulkoda la sheegto waxee ku timid dowladnimada somalinimada beenta aheyd laga dhisay xamar 1960 iyo wixi ka danbeyay garacan meesha ka hadlaya waxoo iska dhigaa qof xaqa ka hadla munaafaq inoo yahay asiga lee cadeyay ani qoomiyada rahaweyn inee guusha u danbeyso waa ogahay xaqa ba la jiro keliya waxaa ku nacay rahaweyn ma dhaqasadaan 100 sano bee qaadanee inee wax fahmaan!

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Před měsícem

      Mareexaa Gedo waqti fog ayuu Dagana sida qabiilada kale.
      Gabaaweyta aad sheegayso, gare iyo Ogaadeen ayuu Mareexaan hal mar ayuu dagaalo dagalay wayna dhex daganaayeen Ogaadeen oo Koofur Ka xigay Gabaaweyna oo Waqooyi ka jirtay iyo Gare oo Galbeedka Ka xigay.
      way Ka guuleeysteen Boqoradii Gare iyo Gabaweyna way dileen waxaa la Kala oran jiray Cumer Mayow oo Gabaaweyn ahaa iyo Cali Damdamle oo Gare ahaa markaas wixii ka dambeeyey
      Gabaaweyn way isdhiibtay Garena Xuduuda Kenya ayuu tilaabay.
      dagaalkii waxa isku soo haray Mareexaan iyo Ogaadeen mudo marku socday waxaa Kala dhex galay Ingiriiski oo markaa gumeysanayey Soomaaliya wuxuuna u sameeyey seere waa Wado dheer oo ka imaanaysay Xuduud beenaaadka Kenya Ilaa Jubada dhexe
      oo Ku yiri Qabiilkii Ka tilaabo oo u gudbo Kan kale Waa dambiile waqti dheer Kadib markii Dowladii kacaanka timid
      ayey Seerihii Baabi,isay
      oo tiri Qofkii taabto Qof kale waa dambiile.
      Adeer Sade Mareexaan
      baryo Kuma dagin Gedo
      Intaa kaliya ma ahayn ee waxaa jiray Booran oo ayaguna Xuduuda la laga daaray
      Taariikhda Soo baro
      durkay Jubada dhexe ayuu Ingiriiska oo dalka markaad gumeysanayey wuxuu u sameeyey wax la yiraahdo Seere uu Kala dhexdhigay Mareexaan iyo Ogaadeen oo yiri cidii Ka tilowda waa dambiile
      Seerahaas waxaa baabi,iyey Dowladii Kacaanka.
      Taariikhda
      Soo baro Mareexaan Gedo
      baryo Kuma dagin

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Před měsícem

      ​@@Banooda
      Waxaan filaya inaadan taariikh la socon Waa Gabaweyn Dadka oogu show ay Dariska yihiin
      Mareexaaan Taariikhda dhex martay Mareexaaan iyo Gabaweyn
      Markii Afka Ciida loo daray ee Boqorkoodi Cumar Mayow
      Mareexaaan dileen ayey isdhiibeen.

    • @Banooda
      @Banooda Před měsícem +1

      Gabaweyn wixi idn dhex maray idnkee idn taalaa koleey waa dadka aa gobolka ugu imaateen hadane waxaa is dhahdeen reer tolkoda macalinweyne iyo ayaga ka dhex qaraabta beelaha rahaweyn dega gobolka gedo dhoor Sano aa saas ugu dhex qarabaneyseen hadaa is tirahdeen tol malaha idnka arki doona dowlada koonfur galbeed dhisitankeda aa kasoo dhamaado markaas ba iska wareysan doonaa gobolka gedo!

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před měsícem +4

    wa run xilgi farmaajo dadku dowladnimay dareemen oo wax is dilaya lama arki jirin

  • @abdiazizwarsame3371
    @abdiazizwarsame3371 Před měsícem

    Macalin weyne ayaa leh degmada Gedo

  • @adenhajar9648
    @adenhajar9648 Před měsícem

    Maclin wey ne ma raxwey oo Dhani aa kunon

  • @musdhafdaud1174
    @musdhafdaud1174 Před měsícem

    Marixaan ayaa la jabiyey beenlw

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 Před měsícem

    Xasan munaafaq wuu kuraaxeystaa dagalada qabiil
    Xilligi kasto u yimaado wa sidaas, xilliyadii dabaal degyada kamahadlin, xitaa
    furitanka golaha shacabka
    qudbaddiisa kuma sooqadin.

  • @SuperNasiim
    @SuperNasiim Před měsícem +1

    Balwaan waa jareer iyo macalinweyn ah weeye

  • @musdhafdaud1174
    @musdhafdaud1174 Před měsícem

    Warye matihid

  • @musdhafdaud1174
    @musdhafdaud1174 Před měsícem

    Beenlaw cabdi beenlow

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm Před měsícem

    Meelwalba.somali wa.isku layneysa xasan tuug.bahahin hala iska.qabto.inu isku layu raba somali u asaga.kooxdisa tuugada ah soharan

  • @fardosabarre8833
    @fardosabarre8833 Před měsícem

    Allow kala qabooji dagal wiil baa ku dhintay wiil Kuma dhasho

  • @user-fh9we3np3s
    @user-fh9we3np3s Před měsícem

    Hooyadaa u sheeg beenta daa msreeexaan usagaa marti sh 6:09 6:17 6:23

    • @City-sr4iv
      @City-sr4iv Před měsícem

      😂😂😂😂😂😂😂 dhaxalka aabahaa ayaa ku gafiyey dee wll xada maxaa diidaayo dee
      Mareexaan ayaa awoodlex
      Soo dhaweyn dhib beyleydahey dee shaley waxa lagu yiri somali somali baa lex

    • @ahmedmose5466
      @ahmedmose5466 Před měsícem

      Kacarar mesha oo aad yurkud saxiib Yan beri kugu Iman Bohol bashiir kasoke carar waryaa dhaqso

  • @adenhajar9648
    @adenhajar9648 Před měsícem

    Adiga waxaa tahay nin daalin oo khain wadan ah oo isku dir ah somali

  • @jartacade5373
    @jartacade5373 Před měsícem

    Waa beentaa Balwaanow

  • @MariyanHassan
    @MariyanHassan Před měsícem

    Mareehan waa qabileyste marka ninkani waa ey beenale ah

  • @user-xs7of2js7t
    @user-xs7of2js7t Před měsícem

    Raxawayn WA walalheena dagaalkaas diyaar uma nahin mana ogolina Somali Ineey is disho manta adunka hormaray raxawayn waa walalheena Hala dayo Hala so dhaweyana

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 Před měsícem

      Raxanweyn way dulman yihiin, Siyaad Barre baa ku xadgudbay oo deegaanadooda ka qaaday asigoo reerkaa uu ka dhashay ee Mareexaan ku dejiyey xoog, ayagoo Itoobiya laga keenay !!!

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Před měsícem +1

      ​@@boosteeyorooble5287
      Naaya maxaa Ku dhex keenay Mareexaan iyo Raxaweyn mooyaanyahay tuugada ah

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr Před měsícem

      ​@@batulasmail8261adga lawa af ku hadlaya adga caydiid kuso bursdey heer kgs ku gar gareen qadtey bakartoda

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 Před měsícem

    Mareeyxaan dagaal looma sheego.

  • @mohamedabdullahi6754
    @mohamedabdullahi6754 Před měsícem

    Jufo ka mid ah lubaay oo ah qabiil ka mid ah Raxanwayn iyo Mareexaan waaye Balwaanow

  • @mohamedabdullahi6754
    @mohamedabdullahi6754 Před měsícem

    Raxanwayn ha dhihin Balwaan, waa jufo Qabiil ka mid ah Raxawayn ka mid ah. sidaasi u fahan

  • @AhmedIbrahimDoyow
    @AhmedIbrahimDoyow Před měsícem

    Balwaan ilaah ka baq ee dhaaf beenta wax dagaalamaya waa laf ka mid ah maclawyne oo degan haalkaas oo asal ah iyo laf ka mid ah marixaan ee Raxweyn maha jooji wax yaalah beenta ah ee luuq waa magaalo somaliyeed lkn dhul digil iyo mirifle ah ,siyaada iyo power gobalka gacanto ku hayaam marixaan ee raxweyn marti ku ma ah meeshaasi waa dagaankeda .

  • @abdimacalin4156
    @abdimacalin4156 Před měsícem

    War ma raxan waynbaa ladaqaalantay jilib yaroo macalin waynaa raxawayn dhan noqotay adeer ciidankii dowlada iyo .mareexan baa isugu tagaye balse warbaan kasugnaa

    • @Ayan-le4hb
      @Ayan-le4hb Před měsícem +1

      WAAD BUKTAAYE ILAAHAAY CAAFIMAAD WAYDIISO QABYAALADII BAA CANCER KUGU NOQOTAYE INTAA DHIHI LAHAYD ILAAHAAY HA KALA QABOOJIYO DAD ISLAAM AH BAA ISDILAAYEE.

    • @user-xs7of2js7t
      @user-xs7of2js7t Před měsícem

      Bro macalin Wayne iyo macalin. Yare kaad rabtid ahoowe ee luuq nabad baay u bahan tahay uma baahna dad walle ah in dagaal galaan raxawayna waxaesha kuso dhaways Tay waa wallahooda ee ayagana ha arkaan sharaftaay meshan ku dagan yahiin lagu so dhaweyay nabad na hakula noladan luuq Lama kala lahan waa lawada leyahee

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr Před měsícem

      ​@@user-xs7of2js7tadga wxa aminsanthy adga kli ledahy dadka kle qaxooti yhin runta ka hdshaan darood munafaqda bdnaa