DEG DEG: Waxaadan Ogeyn Oo Hada Kasoo Baxay Hubki Caabudwaaq Lagu Qabtay, 8 Arin Oo La Ogaaday Iyo..

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 08. 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

Komentáře • 7

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 Před měsícem

    Guul iyo gobonimo reer caabudwaaq🎉🎉🎉

  • @KafiaAli-n2m
    @KafiaAli-n2m Před měsícem +2

    I love reer cabudwaaq Alle cadoowga haka qabto ciidamada mooryaanta ah na ha laga saaro mooryaanta

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 Před měsícem

    Waryaa gaylan media hada isticmaashid ruqsad la,aan channel buu ka xiri karaa la soco ama ruqsad waydiiso ok waa ceeb xataa nagu like 👍 iyo share kuma saarayno la soco

  • @amyo5378
    @amyo5378 Před měsícem

    Aamiin aamiin yaarabi

  • @user-md5dc7mx9l
    @user-md5dc7mx9l Před měsícem

    Hubka sharci darada ah yasan celinin

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 Před měsícem

    War copy right aan ruqso lagu siini waa danbi😂 ok

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 Před měsícem

    Soomaalidu ma,aha,kuwo aqli leh waa kuwo isdila is rufiyano isxasda dadkoda iyo dalkoda dowladoda u nixin ee un dhuunta maxaan marsiiyaa ah jeebkana kuritaa ah waa kuwo dhaqan beni aadamba laheeyn dha