TARTANKA MOGADISHU'S GOT TALENT PART 3

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 08. 2024
  • Balanbaalis Studio Mogadshu Somalia

Komentáře • 595

  • @neimanouramoussa9282
    @neimanouramoussa9282 Před 4 lety +76

    Cawil rundi codkisan ku haysta Machallah waliba my fanan cawaleh aden ❤👊👊from Djibouti 🇩🇯🇩🇯

  • @rayaanmohamed3043
    @rayaanmohamed3043 Před 4 lety +225

    hadal badan wax ma tarayee wiilka miskiinka ee dacaska lagu canaantay. ma u gurmanaaa oo wareega labaad maka dhignaa qofka ugu lebiska qurxooon haday haaa tahay like❣❣

    • @hessanjoon9510
      @hessanjoon9510 Před 4 lety +6

      Reer muqdisho wiilka ugurmada oo caawiya

    • @madiinaumumohamed1749
      @madiinaumumohamed1749 Před 4 lety +2

      Asc codsi waxaan wataa intartanka ilagu codeenta Taleefanka iyo emailka

    • @madiinaumumohamed1749
      @madiinaumumohamed1749 Před 4 lety +4

      Rayaan Mohamed wiilka aan caawino maxumee nambarkiisa seeloo helayaa

    • @khalidmohamud4213
      @khalidmohamud4213 Před 4 lety

      Sideeh number loo hilaa

    • @ahmedqayretube9137
      @ahmedqayretube9137 Před 4 lety

      Dadkan waa layabay qofkasta wuxuu rabo haku tartamo ayaa la yiri maxaa waye heeso kali waa kudaalnay cod badalaad ayaan hibo uleyahy anaa imika xamar imanayaaa hhhhhh

  • @abdifatahmohamed4409
    @abdifatahmohamed4409 Před 4 lety +195

    Xuseen Xasan Maxamuud👏
    YAA ila taagersan😲
    Ahsan cod👌
    👇👍

  • @ilyezsalah6158
    @ilyezsalah6158 Před 4 lety +4

    Dhalinyaraddan lagu heeso tartan loogu qabanayyo waxaa ka qurux badan in tartan quraan ah loo qabto amadda iyo dhalinyaradda somaliyed maskaxdooda freshta ah ha ugu shubina heesaha.

  • @rowdah6972
    @rowdah6972 Před 4 lety +53

    Team awil baan ahay cawilow cawale hesihisa haka harin barnaminka inogu dhamee walalow guul baan ku rajeynayaa insha allaaah👌👏👏👏👏🙏👍👍👍👍👏👏✍👌👌👌

  • @user-wt3uq1iw7f
    @user-wt3uq1iw7f Před 4 lety +73

    Run ahaantii Dadku isku wada mid ma ahan wlh Naxariista, akhalaaqda, Xasiloonida iyo karaamada rabbi baa baxsha qofkii alle uusiiyane waa qof uu ka raali noqday xaqiiqdii Baba Shimaali ilahaay aduun iyo aakhiro haku sharfo sidaad dadka u sharfeeyso wlh hadeey qof uusan Cajabin xittaa wuxuu leyahay waad fcntahy hore u soco.... bal kuwaan kale sidee dadka u niyad jabinayaan fiiiri..................................
    Lkn dacaska lagu heeysto wxaa laga yaaba inuu meel kale wx ka fiirinaayo

  • @nasraabdi1524
    @nasraabdi1524 Před 4 lety +53

    Xusen inta tagerty farta ha tagto xusen jiro jog 👍

  • @waliyare5843
    @waliyare5843 Před 4 lety +50

    xuseen xasan maxamuud yaa ila aaminsan inu xasan aadan samatar oo yar yahay👏👏👏👏

    • @cadecilmi4003
      @cadecilmi4003 Před 4 lety +3

      Waliyare 44 sxb Gudiga iyo wiilka waxaan ku canaan heeska xasan aadan malahan waxaa lahaa axmed rabshey marka waa in fananka heeskiisa loo igalaadaa xasan iyo bagaag maxamed mooge ayaa gadaal kaqaadey

    • @khadradahir8379
      @khadradahir8379 Před 4 lety +1

      Waliyare 44 😂😂😂😂 ana kula aamimsana mr wali lol intana waa joogtay

    • @waliyare5843
      @waliyare5843 Před 4 lety +1

      qadra daahir wax aan aqaano ayanba ka la,aa meesha kkk

    • @waliyare5843
      @waliyare5843 Před 4 lety

      cade cilmi waan soo baaraya sxb anigu cidleh ma aqaane

    • @cabfiraxmanaxmed4903
      @cabfiraxmanaxmed4903 Před 4 lety

      Gabadhan yar heezti magool qaaday codka tonka ay ka heesayso wuu I deeqay

  • @xabiibocabduqaadircabdule6664

    Like isar waan ku baryaa

  • @mchindise7519
    @mchindise7519 Před 4 lety +29

    Xuseen xasan fanaan buuxa waxa inoo balana insha Allah kaalinta koobaad🎤🎶🎸

  • @nasteexailwaadqurux6286
    @nasteexailwaadqurux6286 Před 4 lety +21

    Cawil wow codkiisa dareen uyuuba leeyahay wlhi🙌🙌👀🥀🥀

  • @aishakuus60
    @aishakuus60 Před 4 lety +11

    XUSSEEN XASAN MAHAMUUD
    WAA HOBAL USKU BUUXA
    XASAN AADAN XUSEEN BAA BADALAY.
    VIVA XUSEEN YARE

  • @somalifunnytiktok4581
    @somalifunnytiktok4581 Před 4 lety +33

    Nin dhargay iyo
    nin dhowr qaday
    aan dheef heyn
    Axxx😢😢😢😢😢😢😢
    Hadii dhafoorkaga laga garan wayay
    Inaad dharagty iyo inad dhowr qaday
    Dacaskaada laguma dhaliileen
    Nin walboo dhalin yaro ah waxuu jecelyahay inuu xarakooda lkn
    Danta iyo duruufta
    Dadka kala dheereysoo
    Midna daar fooq dheer iyo
    Dabaq dushiisa saartay
    Midna guri daxaleystiyo
    Dariiq cidlaa jiifisay
    Rabina ma dayaciino
    Deeqdiisa uma weeyne
    Waxa loogu dow galay
    Kuwa ladanee dhargan
    Ineey darsi ka qaataan
    By :daaacad Ali

  • @foozaycawel2469
    @foozaycawel2469 Před 4 lety +8

    Maasha allaah Cawil wa wiil fanaaniin badan ka codmacan guuleeeyso insha llaah

  • @gabadhixalay2066
    @gabadhixalay2066 Před 4 lety +12

    Wilka Hassan adan samatar hestisa qada wata walee ka hdl kama jiro cod misan hose iyo mid sare wata wale💘⚘👌👏👏👏👏👏👏💋

  • @carafaddeeqzishow8180
    @carafaddeeqzishow8180 Před 4 lety +19

    Wiilka cawale adan qadey woow cadimaha

  • @mohamedali2132
    @mohamedali2132 Před 4 lety +5

    Cawil nin kaa heesti cawaale Tusmo ku tartamay was a fanaan buuxa 👍👍👍👍

  • @foosmohammed9519
    @foosmohammed9519 Před 4 lety +3

    Samatar my fanan nin aan codkiisa la keeni karin walle xuseen wa nin rageed wuu keenay laxanka intiisa bdn👏👏💯
    Cawil iyo ismaaciilna kama liitaan👌👌

  • @abdullahibashir8029
    @abdullahibashir8029 Před 4 lety +27

    Runtii aniga ma jacli inaan qora comment lkn waxaan ka xumaaday shimaali axmed shimaali inuu ku canaanta wiilka miskiinka ah dacaska

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj Před 4 lety

      Abdullahi Bashir ; bro waa fanaanku keliya ee guddiga ka mida,hadana kasoo qeyb galay barnaamijkii heesaha hirgalay ee 1971-80 gii oo aan ciyaar lagusoo gudbi jirin.makaa wuu garanayaa anshaxa masraxa.

  • @dheeman4041
    @dheeman4041 Před 3 lety +1

    xuseen mansh allah alh ku dhwro walkay insh alah wax ino balnaha kalinta koobad

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 Před 4 lety +9

    Wiilka heesta cawaale Aden qaadey ee tusmo ninkaasi waa fanaan dhab ah

  • @salaadoahmed7517
    @salaadoahmed7517 Před 4 lety +19

    Ismacil maxamed Yusuf Masha Allah abowe keep going

  • @anisayubafnan.squadultimat1716

    xuseen iyo cawiil baanaka wayay dhanka fanan nimada👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻

  • @TUSMEYN
    @TUSMEYN Před 4 lety +10

    Cawil codkaagu waan la qiirooday runtii , hore usoco walaal. kuwo badan oo hadda fanaaniin ah baad heestaas ku garaaci lahayd. horumar baan kuu rajeeynayaa. 👏👏👏

  • @aishaahmedhassan2086
    @aishaahmedhassan2086 Před 4 lety +30

    wawaww asaxn hes wiilka seta cawale Adan qaday

  • @safiyashide3925
    @safiyashide3925 Před 4 lety +6

    Woooow xuseen hassan mohamoud group ki
    Kingeero iyo jaabir igu dara
    Keep going pro😘😘😘😘

  • @bintijaamac3016
    @bintijaamac3016 Před 4 lety +17

    Xaraam walahi waan ka xumahay wiilka soomaliyeed in aad bahdisho meel masrxa ,waxaa ka fiicnayd in aad hoos ugu sheeg xataa waxaa dhici karta in uusan awoodin in uu kaba iibsado

  • @shugricabdullahi5782
    @shugricabdullahi5782 Před 4 lety +4

    Xuseen xasan inaba caadi maaha codkiisu mansha allah kuba caajisi maysid✌✌

  • @Za07Editz
    @Za07Editz Před 4 lety +8

    Heesaha maxamed Saleeban tubeec ayey Dhalinyaradu ku rafteen taasi waxay ku tusaysaa in aan ciyaar ciyaar loogu dooran boqorka codka alle hawnaxariisto maxamed Saleeban tubeec

  • @wadanionline
    @wadanionline Před 4 lety +9

    Cawil bro keep going 👏guul👏ban 👏👏ku👏rajaynaYaaa 🥰

  • @rowdah6972
    @rowdah6972 Před 4 lety +31

    Shimaali hala iga garsiiyo in aan ka xumahay in u eux dhalinyara u ku cananto labiskisa qayb ka mid ah yusan ilawin in ay jiri karto daruuf sababi karta laga yaabe in usan hesan ba manta dhalinta somaliyed ayaga ka labis jecel xitaa hadeysan hesan radsada o sxbadod u donta marka bini adamka ma wada sinna o wax ma wada hestaaan e waligiin iska islaaliya somali wayney adigo qofka noloshisa ka war hayn in aad ka hadasho wuxuu yahy wilkas rali galin buxda ban sinayaa anigo rowda ah wan ka xumahay markle ✍✍✍✍✍✍👍

    • @AbdulAli-cb4bb
      @AbdulAli-cb4bb Před 4 lety +2

      Rowdatu riyaad walal xiliga iskuulka xataa macalimiinta ma aysan ogolan jirin arday wato dacas,ka ama shaqsigu ha haySo daruuf ama yeysan haynin dhaqan,ka somalida ayaa sidaa aheyd

    • @munashire1150
      @munashire1150 Před 4 lety +1

      Waan kugi raacay rowdatu rotaad

    • @rowdah6972
      @rowdah6972 Před 4 lety +1

      @@AbdulAli-cb4bb wan ogahy midaa kala saar school iyo mel dana goniya lo imado ila waqtigan scholka ahmed gurey lagamacogola dacas nucuu ahadaba lkn darufta wala qimeyaa ruxan gadan karin walo gadaa bahida bini adamka aa la firiya mida kle meshan ma la dhahy qanunkas ayaa ka jira wana wajib dadka saran waa maya

    • @rowdah6972
      @rowdah6972 Před 4 lety

      @@munashire1150 mahadsanid abaayo mcn🙏🙏👍

    • @rowdah6972
      @rowdah6972 Před 4 lety +1

      Scholada dhan waa xor lkn ahmed gurey buu qanunkas waligis ka jiray meshana sharciga kama yalin labiska un walaga yaba qof walba inu iska so dhiso hadusan kaba haysana maso xadaa qof walba asaga ka labis jecel kana qurux jecel manta qof wax hestaa isma dhigten e wilka wa lo gafay runtii

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 Před 4 lety +11

    Waaw wiilkan cawil ladhaho waa qatar codkiisa

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 Před 4 lety +1

    Xuseen xasan axsan fanan
    Somali usoo baxay
    Heesta qof uu qaatay ayaa lagu qiimeya
    Heesuhu waykala adeg yihiin
    Iyo laxamaduba🤚❤

  • @ahmedyasin4758
    @ahmedyasin4758 Před 4 lety +35

    Shimaali Waligeey caawa Ka hor Ma Ku Arkin arinkaan
    Wiilka U Danbeeyo Dacas Hadii Uu wada Oo danta u saamixi weeysay
    In kabo so gado in si kooni ah ula hadasho habooneed🤭🤭

    • @nasruden1420
      @nasruden1420 Před 4 lety

      Waxay ila tahay sixitaan ayuu ka wadaa waayo qaladaadka oo dhan ayay sheegayaan, waxa uuna rabaa inuu wareega xiga isa soo adkeyo oo wax badalo.
      Dhaliishuna waxbay dhistaa siday ila tahay.

  • @quensamra7989
    @quensamra7989 Před 4 lety +4

    Wooow cawil ninkaas baan wataa ilaa aakhirka insha alaah

  • @shamaadam594
    @shamaadam594 Před 4 lety +9

    Xuseen xasan waaa fanan halisa 👏👏👏waaw

  • @AbdirashidDCaabi
    @AbdirashidDCaabi Před 4 lety +6

    Al amaTeedkiiBa waad iga xidheen😎🎤 Kuwu aan La dhacaYna waa ku jiraan🥰❤

  • @nadarali7
    @nadarali7 Před 4 lety +2

    Wow m.a cawil Ahmed ahsan cod wlhi cawaale ayanba ku mooday keep going bro idaacadana shaqo wacan baan leyahay

  • @mehlan3743
    @mehlan3743 Před 4 lety +10

    Waxan ucodeya ismacil maxamed 👍🏻👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❣️💕😘😘😘🌷

  • @waayahadunidalyrics5283
    @waayahadunidalyrics5283 Před 4 lety +8

    Walaalayaaloow heesta uu ismaaciil qaaday oo dayax aaleh lahaa igu caawiya magaceeda waan Ka heley CZcams kana waan Ka la,ahaye
    Ismaaciil max,ed yuusuf iyo
    Cawil waa IGA gadanyihiin aniga
    Today is a boy's day

  • @abdifitah5023
    @abdifitah5023 Před 4 lety +10

    Xuseen xasan keep going

  • @abdiali3111
    @abdiali3111 Před 4 lety +4

    Bismillah Cawiil waxa tahay fanaan waliba af miishaar ah yacni labo afle ma tihid ee horay u soco

  • @ahmedugaaska9272
    @ahmedugaaska9272 Před 4 lety +4

    Cawil codkiisa waan u bogay walee horay u soco walaal

  • @mimicute4041
    @mimicute4041 Před 4 lety +2

    No more dhalinta somaliyeed inay is qarxiyaam welcome back Somalia got talent ..

  • @mariyaquen4978
    @mariyaquen4978 Před 4 lety +4

    Cawil I so qabta ku haysts wlhy Dadax ❤❤❤👌

  • @mohamedelmi2863
    @mohamedelmi2863 Před 4 lety +15

    Cawil keep gowing

  • @cabdiwalifaandhe7577
    @cabdiwalifaandhe7577 Před 3 lety

    Xuseen xasan maxamuud
    fanaamiintii hore ayuu i xasuuusiyey
    caadi maha

  • @fardowsojalwo6883
    @fardowsojalwo6883 Před 4 lety +6

    Tusmo meesheedii buu dhigay legend🙏

  • @FATAVLOGSANDFILMS
    @FATAVLOGSANDFILMS Před 4 lety +6

    Walahi wadanaha FM wankutagersanaha horeusoco

  • @rayaanmohamed3043
    @rayaanmohamed3043 Před 4 lety +6

    xuseen yare. number 1 insha allaaah.❣❣❣❣❣❣

  • @asaldhalad7614
    @asaldhalad7614 Před 4 lety +89

    Fanaanad ba thy balse fuleeyad ba thy lol 😂aakhira qof ka daran ba yimi

  • @haldoordumar6770
    @haldoordumar6770 Před 4 lety +5

    Cawil halkedu dhigay cawale adan 🙏💯

  • @fatimacabdi1888
    @fatimacabdi1888 Před 4 lety +6

    Cawli
    Codka 100%
    Masrax 100%
    Jaska 100%👌👌👌👌👌

  • @Qaali12
    @Qaali12 Před 4 lety +11

    Cawil bravo Wiilashena kalama dhacan runti👍

  • @abdirizakrays2618
    @abdirizakrays2618 Před 4 lety +4

    Ahmed Cawil Fanan Buuxo waye plz like isaar👏👏

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 Před 4 lety +6

    Axadii
    Erayadii hadraawi
    Laxankii jiiir
    Codkii xasan basshii
    Nasiip wcn sxp
    Xariifka u danpeeyo wuu igaga qosliyaya😂😂😂😂

  • @munomuno1673
    @munomuno1673 Před 4 lety +3

    Axsan fanaan wlhi cawil axsan cawale kii badali laha waa la helay

  • @qadanosman123hotmail3
    @qadanosman123hotmail3 Před 4 lety

    Horta wuu fiican yahay barmaamijkan lagu soo bandhigaayo hibada dhaliyarada somaaliyeed ,lakiin hadana waxaa qurux badan in La ilaaliyo xishmada iyo sharafta qofka dhalinyarada ah , anigoo LA soqday dhamaan barmaamijkan muqdisho good talents , caawa waxaan aad uga xumaaday nin habaridhashay hal ma seegi waayo ayaa ay soomalidu tidhahdaaye, in uu caawa shimaali hadalku ka baydho oo uu yidhaahdo halkuu hadhaw markuu masraxa ka dogo wiilku hoos ugu sheegi lahaa. wiilkii oo masraxa taagan , dacas baad xidhantahay waa wax lala yaabo!

  • @ibraahimomar1252
    @ibraahimomar1252 Před 4 lety +6

    Oday aakhiro waxa u yimid mida kula tartamaya maya maya da 😂😂😂😂

  • @ramlanor3713
    @ramlanor3713 Před 4 lety +10

    19:30 bro cawil guul io guul daraba waku wataa calashan codkga😋 mac jug waaaye😘

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 Před 4 lety

      😂😂😂

    • @ramlanor3713
      @ramlanor3713 Před 4 lety

      @@ahmedhillaac8017 ilaa akhiro isla soceena😁😁😁😁

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 Před 4 lety

      @@ramlanor3713
      Billaahi caleyki aan isa soo qabo sabbtoo ah meel kasto waanu isla joogaanaaye darrad wllhi Channelka mudugboy baan kuugu arkayay😂😂
      *+252617062684* *WhatsApp* ka iga soo qabo yaakhii 👑🙏😀

    • @zuhraadam8555
      @zuhraadam8555 Před 4 lety

      Hhhhhhhh kabgoysoow meesha xaaku keenay😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @ramlanor3713
      @ramlanor3713 Před 4 lety

      @@zuhraadam8555 😂😂😂😂😂😂😂naa balo hana ceeben🙈

  • @queenbea4505
    @queenbea4505 Před 4 lety

    Wlhi ani abwaan shimali haa diisa ayaanba iska jaclahy allow cibrigaga dhere

  • @novaworld4493
    @novaworld4493 Před 4 lety +1

    Mashallah cawiil cuud kisaa mashalah tabarkah raxmaan cud wuu ku dhamaday walee ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🤴🤴🤴

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 Před 4 lety +5

    Fanaanad baa tahy lkn Fuleyad baa tahy😂
    Ar Barnaamijkan kama dhargo Allhu Akbar🙏👑👑👑
    *Shaqo halkan ah baan kali ku ah mooyee waan ka qayb gali lahaa*

    • @abdikarimdimbil1473
      @abdikarimdimbil1473 Před 4 lety

      Biilkaaga ilaasho lacag iyo khayrba kaagama horeeyee halkaan kala soco sheekada sxb

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 Před 4 lety

      @@abdikarimdimbil1473 hye sxb mhdsnid👑😂🙏

  • @ayaanhussein5090
    @ayaanhussein5090 Před 4 lety +11

    Xuseen xasan dartiis u dhameysana Barnajimkan codkii hore laga dugsana wiilkan

  • @najmafarah6696
    @najmafarah6696 Před 4 lety +4

    Cawil ❤️❤️❤️❤️❤️❤️barnaamijkaa ubahanba ❤️❤️Aboowe horay usoco taageero 🤣

  • @aaminaabdulkadir8269
    @aaminaabdulkadir8269 Před 4 lety +48

    Cawilban wataa wlhi yaa ila mida🙏🙏

  • @maryancuud2548
    @maryancuud2548 Před 4 lety +4

    Aakhaliro maanta yaaa uso duceeyay waba haaa haaa haaa ku waashay kalay iska arag

  • @ciiloowa2265
    @ciiloowa2265 Před 4 lety +4

    Xuseen xassan maxamuud💯✅

  • @haniaden7404
    @haniaden7404 Před 4 lety +4

    Barnaamijkaan oo kale wadamada aduunku sanadkii hal mar bay qabtaan si hal qof loo soo saaro lakin hadaa bishiiba 2 mar qabatan soo wadanku wada fanaan noqon mayo dhalin yarada shaqa abuur kale haloo samayo Insha Allah

  • @guulyare8860
    @guulyare8860 Před 4 lety +1

    Kaaalintiii 1 aaaaad waaaaaala dafay hayeeeeeey cawil 💯👌

  • @moustaphatafo979
    @moustaphatafo979 Před 4 lety +2

    Natural talent qofkii leh like saaaaaaar

  • @mumthazmohamed2293
    @mumthazmohamed2293 Před 4 lety +8

    Inta Shanta Somali jecel like ta iigu dadaala yqey

  • @ramaazruuxi173
    @ramaazruuxi173 Před 4 lety +2

    Cawil xitaa funny funny oo egye codna allah u hibeeye keep going my bother

  • @ahmedsheik9435
    @ahmedsheik9435 Před 4 lety +4

    Xuseeen xasan maxamuuud cod macaaan ayoo leeeyahay masha allah guuul

  • @iniidmediachannel2660
    @iniidmediachannel2660 Před 4 lety +2

    Balanbaalis talo kareeb waxyaabaha dadka lagu waaninayo sidi dacas haku imaan iyo wax la mida

  • @farijany4594
    @farijany4594 Před 4 lety +2

    Xuseen xasan inanka sanadka maansha Allah

  • @abdulaqadirkanouti2935
    @abdulaqadirkanouti2935 Před 4 lety +4

    Ninkan dacaska lgu dhaliilay iyo hestuu qadayba labadaba wn ka qiirooday ( nin dhargiyo nin dhowr qaday😢😢😢

  • @cashojimacle8713
    @cashojimacle8713 Před rokem

    caadi maaha xuseen xasan waan ku soo ceshtaa

  • @raphealchannel6471
    @raphealchannel6471 Před 4 lety +1

    Cawil Koylaa show him same love ciyaaal djiaboutien 🇩🇯

  • @muxsinxuseen
    @muxsinxuseen Před 4 lety +4

    Fanankeena qaliga qofka noloshisa hoose ado ogeen haku canaanan labiskiisa plz wayo dhalinyarta ayaga ka JCL labis&isteelka ine saxan wiilkaas waka rali Galina fanankena canaantiisa abw mcn karali noqo xuman kama wadyo asne wax sax buu isleehay 114 ka kuraali noqo 😭🙏
    Fananad baa thy lkn fulayad ar aakhira kayabana kan inte ka kenteen 😂👊

  • @xayaatiixayaatii3364
    @xayaatiixayaatii3364 Před 4 lety +5

    Ayyy cawil maxa wa codkaga walalow mashlaah❤❤❤👆

    • @haruunahmed6741
      @haruunahmed6741 Před 4 lety

      Cawil afmishar nomber 1 ayaad kusoo baxaysaa finalka wan kula arkay

  • @dhaqanofficial6425
    @dhaqanofficial6425 Před 4 lety +1

    Shimaali laba mayaa lagala hormaray asuu madaxa xoqday wllhi odaygu wada naxariis socota

  • @aishakeyf834
    @aishakeyf834 Před 4 lety +5

    Lambar one cawil insha allah🙏

  • @cadecilmi4003
    @cadecilmi4003 Před 4 lety +1

    Aaad ayaan uga heley wiilka qaadey heesaka maxamed suleebaan waa ridwaan cali mahdi

  • @fadumocabdallah9333
    @fadumocabdallah9333 Před 4 lety

    Masha allh wiil xasan adan qaday dhor mr ku cesh ceshty runti cadi maha cod bu hayaa

  • @Mrmaake00
    @Mrmaake00 Před 4 lety +17

    Comment tiga waxaa ka galay qeeybta 5 like Waxaan ka galay qeeybta 24 please halmar channelkeega isoo boqda walal laheega somalia

    • @aminaqaraami
      @aminaqaraami Před 4 lety

      zee som
      SUBSCRIBE kuu saaray adna iisaar plz wll qali

  • @mohamedmumin3888
    @mohamedmumin3888 Před 4 lety +17

    Aniga cawil ayan siiyay Haa

  • @nimconeyruus5354
    @nimconeyruus5354 Před 4 lety

    Anih ismaciil ankuhestaah walaahi. Iyo cawiil ankuhestaah. Walaahi. Masha alaah

  • @caishacuud1140
    @caishacuud1140 Před 4 lety +3

    Mansha llh
    Xuseen xasn maxamuud.wlh wa cod iyo laxan celin fiican.allow isha ka xafid.
    Allaha ku ilalaaalsho lkn makugu dhira gelin naayo fanaan nimo lkn wa shar inaad is tijaabisaa

  • @Nehir1225
    @Nehir1225 Před 4 lety +6

    Reer wadnaha FM oow hees ayaad dadka. Ku waa sheen Yara bedela oo quraana ku soo Dara waxy heeso kliya ilhy Ka baqo wxanba Alle ayaa idin siyeye😀😀😀

  • @Qaali12
    @Qaali12 Před 4 lety +4

    Xuseen baravo 👍

  • @cadecilmi4003
    @cadecilmi4003 Před 4 lety +1

    Lkn wadnaha fm waad mahadsantihiin balanbaalis adikana sidookale

  • @mushtaqchannel7646
    @mushtaqchannel7646 Před 4 lety +14

    Waaaw m.a aminay anka hele.cawil hormar wacan wlhi muqdisho waxaa ku nolo dad hibo leh hadane la geyn oo sosaarty muqdisho got talinti.wey mahadsan yihiin

    • @aminaqaraami
      @aminaqaraami Před 4 lety +1

      deeqo buufis. channel
      Subscribe kuu saaray adna iisaar plz xppti qali

  • @abdirahimabdullahi4624
    @abdirahimabdullahi4624 Před 4 lety +2

    ami mid ayaa ku shega masraxa dacas ha la imaan dartiisa may ku dhihi lahaay lkn haa haa legend shimaali nin raggeed waayey runtii

  • @fartunibrahim4794
    @fartunibrahim4794 Před 4 lety +3

    Manta aniga ugu horeya balanbalis

  • @baxsaniitabaxsanta5796
    @baxsaniitabaxsanta5796 Před 4 lety +4

    Qeebtaan waxaan dhihi karaa libaaxyaa isagu yimid halkaas waxaa ciriiri ku galidoonto kaalinta koowaad qofkii helilahaa siiba wiilka cawaale aadan heestiisa. Hasocoto.

  • @tusmoabdullahi6061
    @tusmoabdullahi6061 Před 4 lety +2

    Hussein MashaAllah fanaan buuq

  • @caishacuud1140
    @caishacuud1140 Před 4 lety +1

    Salaaxudiin xabeeba dishay moyeee wlh wa cod qurux leyahy mansha alkah

  • @umunawal2797
    @umunawal2797 Před 4 lety +1

    Shimaali cagahiisa ma aragnee xaad u kashifee wiilka mida kale daruuf in ay heesata laga yaaba ee saan ha u dhaqmin