Wareegga labaad Qeybtiisa Labaad ee Tartanka heesaha Heello

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024

Komentáře • 65

  • @MohamedIbrahim-iz1pv
    @MohamedIbrahim-iz1pv Před 2 lety +6

    Fanax waa entertainment man Walahi talent ayuu leeyahay dhanka sojiidasha bulshada hambalyo pro horay usoco😁👍

  • @mohmedjamal5449
    @mohmedjamal5449 Před 2 lety +2

    Astaan waa idin salamay dhaman hawl wadenada waxan idinku darsan lahaa waxan arkaya khaladad yar yar oo mesha ka muuqda
    1)qofka fananka ah ee aad uso xulanayso inuu tartan galo marka hore tababar soo siiya kadib masraxa keena
    2)waxan arkaya oo kale inamada heesaya kuligood mawada aha ee waa midh midh teembada lama socdaan taana waxa keenaysa tababar la,aan
    Aad ban idiin salamay dhamtina guul baan idiin rajaynaya guulaysta

  • @cismaaciilsalaadofficial3086

    heestii aduunyada nin dhoofiyo yarka qaaday wlh qalad weyn ayaa laga galay

  • @ducalesalmaan2975
    @ducalesalmaan2975 Před 2 lety +2

    War Tvga haa ceebaynina fana ma taqanane Cadaalad Daradi ugu waynayd Aya ka dhacday meesha subxanallaah

  • @abdisalanmohmed4947
    @abdisalanmohmed4947 Před 2 lety +1

    wilka shaymire dacar hestisa iyo wilka kale khadar laari hestisa qaadayah waa top

  • @abwaantimo233
    @abwaantimo233 Před 2 lety +7

    War dhalinta tababar siiya ama fanka dheesha ka daaya agah

  • @DAARULIIMAAN
    @DAARULIIMAAN Před 2 lety +4

    Aniga dad i daawado ma haysto diini soo gudbiyaa wll isoo booqo ifkaa walaal lagu yahay

  • @moonglade4951
    @moonglade4951 Před 2 lety +5

    barnaamijku waa quruxbadanyahay lkn wxd moodaa inay meesha waxlagu karinayo qiiq badanbaa kasoo baxaya jikada.

  • @mmhhgg22
    @mmhhgg22 Před 2 lety +4

    Lasoo shartagtay mise, mise la soo shirtagtay kkkkkkk "Heesuhu waa shar, lkn ninkan soomaaliga ku rafanayaa wuxuu u jeedaa " la soo shir-tagtay

  • @TheHasnano
    @TheHasnano Před 2 lety +6

    xaqdaro waynbaa ka dhacday 1 waxaa xaq ulahaa wiilka yaree maxamed xassan ee qaadaya heesta cabdikhadar laari nin ilka la bay booskiisi ka galiyeen oo baryootamaya !

  • @hayatim6212
    @hayatim6212 Před 2 lety +1

    Msha alllh @astaan tv hormar wacan ba gaarten dalka hre buu u soconaya dadka hibida faneed leh aya fursad u heli doono iney kuso bandhigaan hipododa barnamijyada nocan ah

  • @Za07Editz
    @Za07Editz Před 2 lety +1

    Waa barmaamij fiican halkaa ka wada oo umadan siyaasada lagu wareeyey jaheeya astaan Tv
    Waan idin bogaadinayaa

  • @sadiiqmohamoud9122
    @sadiiqmohamoud9122 Před 2 lety +3

    Cadaalad ma aha sidaa run ahantii wiilkii qadey m. Saleban tubeec ayaa kalanta 1 lahaa xaqdaro ayaa ka dhacdey meshaa astaan tiifii

  • @mawliidqaraami5508
    @mawliidqaraami5508 Před 2 lety +1

    Maxamed xasan waa laga eexday wlhi runtii maxamed xasaxn waa soo baxay

  • @sofiaosman6730
    @sofiaosman6730 Před 2 lety +3

    😅😅 maxaa meshan ka dhacoyaa wiilka xariir la dhahayo heesta Hibo Nuur ayuu qaday kuwa tumaya kabanka iyo turbaanka ma u sheegayan miyaa wlhi wax mesha fadhiya iyo kan wariyaha wax jiro ma ahan Barnaamijkan waa Barnaamijka ugu liiito runtii waxaa ka fiican Mogadishu got talent

    • @galkacyo9045
      @galkacyo9045 Před 2 lety

      Heesta tubeec hore wuu qaday hadi aad hore u maqal Abaayo

    • @mohamedissack464
      @mohamedissack464 Před 2 lety

      Heestan hibo nuura ayan kamaqlay waliba dhowr iyo toban daqiiqo ayey soconeysa mida Tubeec Inu qaday macadeyn karo
      N/b. Hibo nuura aya caan ku ah

  • @abdaaziizabdiabdiraxamaan500

    Fast coment

  • @faaraxaadam3676
    @faaraxaadam3676 Před 2 lety +4

    Sax siwanaagsan baa u qiimayseen labada ninba waa laba soosaari lahaa

  • @sagalsimansalaad9870
    @sagalsimansalaad9870 Před 2 lety +1

    Xuseen cod wuu haaya balse wuu iga yaabsaday macalinka igu dhiira galiyay kulaha 😹😹🤣🤣

  • @Mohamedibrahim-fi4cp
    @Mohamedibrahim-fi4cp Před 2 lety +4

    xariir sxb waxn rajenayaa inaa soo baxdo

  • @baxarozcade5185
    @baxarozcade5185 Před 2 lety +4

    Barnaamijka waan ka soo qeyb Gali laaheye intee Lagu qabtaaa

  • @aqoon23
    @aqoon23 Před 2 lety +1

    Heesaagu waa inuu lasocdaa Kaban iyo Musiga Haddii kale wax micna ah maleh Heestu
    Taasina waxey ku Suurta gale marka hore in labarto

  • @hibaaqgobaad5287
    @hibaaqgobaad5287 Před 2 lety +1

    Waxan la yabana marakay reer xamarku socodal tageerayan show codka iyo qofka heestisba lama eege waxay doonan bay iskaga codaynayan shalayna wiilki ugu codka macanaa ee nasiib abay reeben mantana qofki ugu codka macanaa way reeben mohmed hassan war fanka sida kadayaa wallayal☺

    • @amiirka6885
      @amiirka6885 Před 2 lety

      Kkkkk cod kaliya lama fiirsho huno

  • @minaladnat9984
    @minaladnat9984 Před 2 lety

    Maxed xasan is the best

  • @seibaahmet1821
    @seibaahmet1821 Před 2 lety +3

    🥰Ahsan astan hormar wacan

  • @momkhadanawdahir8231
    @momkhadanawdahir8231 Před 2 lety +4

    Si fiican baad howsha u wadaan dhalinyrada waad LA shaqanysaan aad baad u mahadsantiin Lkn
    Si kasdoo oo Bulshadu u codayso
    Gudi dhexdhexaadan ah kama maraanato astaantv
    Barmaajiyada dabe iska sex inshallaaaa Gudi laan ha qabanina

  • @zainabmilaano2011
    @zainabmilaano2011 Před 2 lety

    Adam fly wlhi waa iga qosliyay laacib Keep going ❤💯

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig Před 2 lety +6

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya please 💓💕💓💕💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓💓💕💓💓💕💕💓💕💓💕💓💕

  • @abdallajama1377
    @abdallajama1377 Před 2 lety +2

    Astaan waa in ay tixgeliyaan , oo akhriyaan commentska iyo faalooyinka lagu qorayo halkan.mhdsanidiin

  • @najiibidar12najiib14
    @najiibidar12najiib14 Před 2 lety +4

    Aduunyada nin dhoofey wiilka qaado qalad ba lagu reebay dad an fanka waxba ka aqoon ba dhahden codeeya astaan sidan sax ma ahan

    • @marwaahmed7200
      @marwaahmed7200 Před 2 lety

      Waxba garan Mayan wiilkas waa cod macanyhy

    • @akhajjiabdy1767
      @akhajjiabdy1767 Před 2 lety

      Sifican u dhageyso wiilka wu cod ficnaa lkn teembada ayuu dhowr Mar qalday sido kale erayadaneh wuu qaldayey

  • @shaaficihassan1082
    @shaaficihassan1082 Před 2 lety +3

    Astaan maxa ka qaldan ciyalka xafada miyaa gudi aha mesha waxa fan fahamka heeyso uma jeedo

  • @abdullahiahmedhassan9170

    Yaahuu war waxan fan waxaba kama oga

  • @nomoretalk7851
    @nomoretalk7851 Před 2 lety

    war wiilka 1aad codkisa wu fadhiyye

  • @ayaanlemohamud3024
    @ayaanlemohamud3024 Před 2 lety

    Tartan kama dhicin Meshan xaqiq

  • @sharmarkejama4086
    @sharmarkejama4086 Před 2 lety +1

    Ileen dumar isma lahee weeye ma ahan xis maleh wu khalad halkaa

  • @rooneygeedi1551
    @rooneygeedi1551 Před 2 lety +1

    Dadka codeyay calad darro xumaa labadii igu codka xumeyd ayay siiyeen. Wilkii macalin dugsiga iyo maxamed xasan ayaa cod qurxoona

  • @shafii48
    @shafii48 Před 2 lety

    Xariiir an u codeeyey
    Kan fanaxda furan warbadanaaa

  • @idirisali572
    @idirisali572 Před 2 lety +2

    Ninka kabanku mxuu jawaabaha u bxinaya ee uu qaldaya ninka hore k heesay

    • @somalimusicport
      @somalimusicport Před 2 lety

      Isagaa for tempo galaya markaa isaguna Wuu tumayay ileen ma joojiyeen

  • @dagalsiciid7088
    @dagalsiciid7088 Před 2 lety +4

    Garsoorayaashii marnaamijka away.?

  • @Kharyeuk
    @Kharyeuk Před 2 lety

    Doodaya qeybta kale wah

  • @bedelabdirahman6567
    @bedelabdirahman6567 Před 2 lety +1

    🤣🤣😅😆🤣😅😆afsomali kusoo bax kulahaa qosol wlahi🤣😅😆

  • @jeycawaale3617
    @jeycawaale3617 Před 2 lety

    Tartanka ugu xumaa aan arkay

  • @12008996
    @12008996 Před 2 lety

    What is the name of the fist song?

  • @mohamudmohamedfarah7492

    jarernimo miya qofka laqu ciilaa sory awalbo hees unbehd
    aheyd

  • @aliosmanbkr9990
    @aliosmanbkr9990 Před 2 lety

    CADAALAD DARO AYAA TARTANKA ASTAAN KA JIRTA MAXAMED XASSAN AYAA GUUSHA ISKA LEH

  • @mudaneyegbicadaan8144
    @mudaneyegbicadaan8144 Před 2 lety +1

    ..

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Před 2 lety

    Macalinka xarash maad u heesay lol

  • @yuusufmohamedabdi5098
    @yuusufmohamedabdi5098 Před 2 lety

    Adunyada nin dhoofiyo yarka qaaday Adan wa la xaqiray to be honest lkn talent ma qarsoomo

  • @malikbuntu5177
    @malikbuntu5177 Před 2 lety

    Macalinka wuku fasahadiyey🤣🤣🤣🤣

  • @cabdirashidm.guleed7065
    @cabdirashidm.guleed7065 Před 2 lety +2

    inanka afaraad heestuu ku tartamaayay ee uu yidhi tubeec baa qaada hees tubeec leeyahayba meesha lamuu imana waa sideee hees hibo nuura ay qaado ayuunbu ku dhuftay tarabuunkuna waa iskawada mirqaamay ee qoloda wax qiimaynaysa miyay hoos martay mise waaba ka aqoon oo heesaha iyo magacyadoodaba isuma garanayaa kkkkkkk

    • @ahmedfarah3421
      @ahmedfarah3421 Před 2 lety

      Heestan tubeec, Maxamed Mooge iyo Hibo nuuraba way qaadeen, marka wuu ku saxanyahay inuu yiraahdo Tubeec baa leh.

  • @nimcomohamed3784
    @nimcomohamed3784 Před 2 lety +1

    Cadaalad daro ka jirta halkaan walhi labadi wiil oo ugu cod ficnaa way reebeen shame on you Astaan tv 🙃

  • @Omar_yasin07
    @Omar_yasin07 Před 2 lety

    Sacbis mise sacab🤣

  • @Ogaalkadhacdoyinka
    @Ogaalkadhacdoyinka Před 2 lety +1

    czcams.com/video/-FJZdecTTaY/video.html
    JIGJIGA OO HALIS UGU JIRTA TPLF DDS OO WAR LAYAAB LEH KASO SAARTAY & CAGJAR OO---

  • @zhafi1267
    @zhafi1267 Před 2 lety

    Waar Dis like Halagala Daalo Fasahaadbay Noo Macanaynayaan🥵👎🏽