SAHAN GOT TALENT 4 CEERIGAABO QAYBTII 1AAD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024

Komentáře • 173

  • @muhannetmahdi1444
    @muhannetmahdi1444 Před 2 lety +17

    SAHAN markuu SANAAG tagay waan ogaa inuu SAHRA AXMED (AUN), SHAY MIRE (AUN), SAYNAB CIGE iyo BK dhashoodii kasoo bixi doonaan🥰❣👏🏽👏🏽👑
    SANAAG FII QULUUBINAA❤

  • @hetroofficial3661
    @hetroofficial3661 Před 2 lety +6

    Kowsar codkeedo qudha😥♥️ HalaY doono reer cirgaaboY♥️♥️♥️🖐🏻🖐🏻🖐🏻

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 2 lety +5

    wa dad qurux badan wada cod macan oo wada lebis wacan reer sanaag runtii car yaa diidaya taas

  • @munitayousoph5709
    @munitayousoph5709 Před 2 lety +7

    Ax ax ax hooyaday ayaan soo xasuustay hooyo alle hakuu naxariisto 🤲🤲

  • @hodanmuuse9871
    @hodanmuuse9871 Před 2 lety +10

    Wiilka hooyo u heesay ku wata
    Because adunka wxn ugu jecelahay hooyo mcn llove you momy qalih ifka hibo ku nolow akhirana halkii roon
    Dhamaan alla ha sharfo hooyoyinka
    Akhirana janad hadhsada inshlh❤❤❤❤❤❤

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 2 lety +5

    wow faninti la waayay wayadan sanag bay show ku qarsoonayeen midba mid ka daran xata inanta khajishay walahay way cod macan tahya dhamantood sahra laakiin wow wow i love her horta are you guys realise that rer sanag inany sidoodaba cod macan yihiin quruxda kagaga dareen i love reer sanaag kala wada daran reer sanag aad baan idin tageraya guulaysta kuli faniin baad tihin kowsar wow wow walaha masraxdeedana wa qatar wa fanaanad cadiyaba xasan wow wow warya sanag wa khatar cumar dhuule soo noqday walahay reer sanag ka u horeyay ka u danbeyey waa faniin hadaba waxan odhan laha faniintan koox ha laga dhigo sanag leedahy ha la iska dayoba tartanka wayo kuli way soo baxayan
    sanag weligay ma tegin insha Allah waan soo arki doona

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs Před 2 lety +9

    Hodan abdirhman✔️✔️ gabdha ku tartamysa

  • @ahmedyusuf2657
    @ahmedyusuf2657 Před 2 lety +3

    Kawsar qurux iyo cod bay isku darstay. Lkn kulma taliyeen fanka. Waa aakhiro iyo aduun seeg

  • @zuleekhajannaleh874
    @zuleekhajannaleh874 Před 2 lety +10

    Walhi marki Laqaady heesta hooyo waan ooyay😔😪😪 mom mcnyy♥️💋🥰🙏🌹🥀

  • @shukrimohammed7682
    @shukrimohammed7682 Před 2 lety +5

    Amazing wllhi aad bay u cod macanYihiin qurux iyo cod bay Isku darsadeen😍 goboLkii awoowaayazhaH🥰

  • @xafsaabdi3863
    @xafsaabdi3863 Před 2 lety +1

    Wilka mashalllh halkeeda alllh hawnaxriiiiste fanaan sanka halkiiisu dhiigay

  • @baabasiidka4301
    @baabasiidka4301 Před 2 lety

    Abduqadir Shiq Cali Sanka allah unaxaristo mahan rer Jabuuti inkasto Somali wada nahay lkn wa rer Muqdisho

  • @najaadmaxamuud8099
    @najaadmaxamuud8099 Před rokem

    Wow inanaka group c ugu horeeta caki anuu inanakaas ayaanba ku haystaa keep going prò

  • @cismaaciilsalaadofficial3086

    gabadhan hodan abdi raxmaan codkeeda wey keentay wlh

  • @abdulkadirmohamed8614
    @abdulkadirmohamed8614 Před 2 lety

    Abdulkadir Sanka Allah ha u naxariisto waxuu ahaa reer muqdisho,maxaa idiin diiday in aad tiraahdaan waxuu ahaa wadanka Soomaliya.

  • @ismaeljjj1986
    @ismaeljjj1986 Před 2 lety +4

    Well done dhalinyarada reer cerigaabo way ubaahnaayeen meel ay hibooyinkooda kusoo bandhigaan.

  • @mohodeeq4405
    @mohodeeq4405 Před 2 lety +2

    xasan maxamed xasan 1

  • @ayaanhaji2874
    @ayaanhaji2874 Před 2 lety +4

    Waligey Ma Arag Inantaa Yar Ee kowsar Wax La Cod Ah Oo Tartama Walee Codkii Oo Qof Ah Miyaa La Dhihi Jireyna🌹

  • @nuuramuhamed7982
    @nuuramuhamed7982 Před 2 lety +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️Masha waar dhalinyarta Ceerigaabo qurxa badanaa reer waan idiinsoosocdaaye midyaroo qurxoon iisii diyaariya😂

  • @jamabiixibiixi3613
    @jamabiixibiixi3613 Před 2 lety +2

    Kawsar waa boqorada codka Somaliland hore u soco

  • @mohamedali2132
    @mohamedali2132 Před 2 lety +3

    Nin kaa Abdiqadir sanka kutartamay, wiilka heestii hooyo khalid Kamil kutartamay iyo Kawsar oo Hodan Abdirahman ku tartanatay
    3 top
    Waliba gabadha waa level kale waa fanaad buuxda.

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 Před rokem +1

    Miss my city ceerigaabo❤❤

  • @omarhussein6806
    @omarhussein6806 Před 2 lety +2

    Kayar ee ugu hor heesay cod baa ku jira ninkaa halaga war hayo.

  • @iamabdirahaman3694
    @iamabdirahaman3694 Před 2 lety +1

    Ninkan goorta an wariye u aqoonsaday wlhi ma dhawn salariye Waa Top.

  • @nimcojaamacbuuay3492
    @nimcojaamacbuuay3492 Před 2 lety +3

    Kawsar masha allaah codkeed cajiib aniga 100 / 100❤❤❤❤❤❤💖💝💝💖💯💯💯

  • @fiqichanal4823
    @fiqichanal4823 Před 2 lety +4

    Xazan maxamed xazAn Qamarka zanaag waaNu ku wadana legend

  • @jamabiixibiixi3613
    @jamabiixibiixi3613 Před 2 lety +1

    Xasan olol waa fanaan wayn waxan ku qiimeyay dhibcuhu siiyay inankii qaadayay heestii axmed mooge I tageer allahayow. Wuu gartay inuu yahay fanaan cod macaan inankaas heestaas qaadayay

  • @maxamadcumar5039
    @maxamadcumar5039 Před 2 lety

    Kawsar ha ka ii GeeYo

  • @abdirahmaanburhaan5302
    @abdirahmaanburhaan5302 Před 2 lety +1

    Qoft dharka cad wadato ma cod xumo ee hees aan codkeda ku fiicniin bee faraha lagashay iyi dagnaan la aan 😂😂😂

  • @apdiaziizapdilahi2128
    @apdiaziizapdilahi2128 Před 2 lety +7

    Rer cerigabo waa wada fanaanin👏😂💉

  • @carwir7932
    @carwir7932 Před 2 lety +7

    Asc SAHAN TV & Daadiyaha barmaamishka sahan godtalent ee sakiriye sudaysi salaan ka dib waxan idiin sidii dhaliil aan dhaliilayo daadihiyaha barmaamishka sakariye oo aan ku dhaliilayo qofkii uu rabo ama uu isagu la dhaco natiijada gudida ka hor ayuu isagu u sii sacabtumaya oo uu dhagaha ugu ridayaa gudida ilaa burco waa kugu arkayay wllo sakariyoow ee dhax ka noqo barmaamishka natiijadana ha ka hordhicin

    • @mohamedesseibrahim3580
      @mohamedesseibrahim3580 Před 2 lety +1

      Ma doonaysaa in aad noqotid Fanaan ,
      Ama ma jeceshahay in aad fanka ka dhex muuqatid mudo kooba .
      Hadaba waxaad la xidhiidhaa Madasha Murtida Abwaanka.
      Ama Abwaan Ziraaj .
      La xidhiidh .
      Waxaad ka helaysaa :-
      #Heeso jacayl ah.
      #Heeso foorjo ah
      #Heeso calaacal iyo qiro badan.
      #Heeso dhiiro galin
      #Heeso wadaniyad iyo dal jacayl
      #Heeso Wadaniyad tilmaan iyo toosin
      Iyo dhaman nooca hees ee ku haboon ama aad ubaahantahay.......
      Iyo Laxamadoodii oo qalbi taabasho leh....
      Shuruudaha ku xidhan .
      1. Waa in uu cod tolmoon leeyahay.
      2. Waana in aanu hore uheesin.
      3. Waana in uu live uheesi kro .
      Abwaan Ziraaj.
      Kala xidhiidh :-
      WhatsApp: +252633932973
      Facebook: ziraajesse@gmail.com /
      Ziraj Abwaan

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 2 lety

    reer sanag sameeya kooxdan kuligeed inta isku duubtaan ka dhiga kooxda sanaag metesha walahay dhaman waad u eeg tihin faniin laga dabo dhaco

  • @asmaiimaan5337
    @asmaiimaan5337 Před rokem

    Cadnaan yare masha Allah wll

  • @ahmetakram1488
    @ahmetakram1488 Před 2 lety

    Masha llh cerigabo lahjad qurxoon iyo dhalinyaro qurxoon cod macaan

  • @monam7931
    @monam7931 Před 2 lety +1

    Hesta hoyo wiil qdaya Cod kiisu waa top esh cala sawt

  • @martial9herera218
    @martial9herera218 Před 2 lety +1

    Raggaan gudiga ah ma aqaan qaabka ay wax uqiimaynayaan aniga ahaan barnaamijkan kuma haboona waxaad moodaaba rag badh go'ah 😂

  • @rahmaahmet7661
    @rahmaahmet7661 Před 2 lety +1

    Wiilkaa aanu isku inaayada nay wuu iga oo hiyey😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭alle haku sharfo wll hand Ahmed ibraahin

  • @sharmaarkeboyboysharmaarke4567

    Kawsar hodan miyaa

  • @indhodeeqhajji5078
    @indhodeeqhajji5078 Před 2 lety

    Maashallh tabaarakallh gobolkygii guul dad wada fanaana

  • @ahmethkaderofficial1639
    @ahmethkaderofficial1639 Před 2 lety +4

    InanTa Hodan Abdirahman QaadaY Caadi Maaha

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 Před 2 lety +1

    Waaaaaw ♥️ jacayl 🎂 hanbalyo 🎂 👏 ❤️ deeqaay awadaa dayoobay sii daa cabdi najax

  • @asmamohamoud9171
    @asmamohamoud9171 Před 2 lety +1

    15:30 war inankaa waa la dulmiyey wallaahi wuu cod macaan yahay illaa xad qaar aan meesha waxba ku hayn bay 28 iyo 27 siinayeen

  • @ibrahimmuhumed6491
    @ibrahimmuhumed6491 Před 2 lety

    Hambalyo kouthar Mohamed adan

  • @drmuuse7525
    @drmuuse7525 Před 2 lety

    Sahra A/rahman waxaan moday ba AUN Sahra ahmed bilawgii heesteeda Masha allah rabbi ha kuu barakeeyo codka

  • @Gajiijeh
    @Gajiijeh Před 2 lety +3

    Kowsar codkii oo qof ah🙏

  • @bulshoshop3908
    @bulshoshop3908 Před 2 lety +5

    Ma laga yaaba ind gobolka daraawishta ee sool aad barmajka keentaan

  • @azhrafajofficial5084
    @azhrafajofficial5084 Před 2 lety

    waar hodan abdiraxman bdelkeedii SANAAG ha laga doono KAWSAR MAXAMED ADAN 🥰

  • @nasircaska8905
    @nasircaska8905 Před 2 lety +1

    Kawsar💯

  • @gulletabdirahman2504
    @gulletabdirahman2504 Před 2 lety +1

    Gruop c groupka dhimashada

  • @alivicjr1852
    @alivicjr1852 Před 2 lety +1

    Kowsar inkaston aqon kulehen blse qalbika ayn katagyarayaa runtii keep going gul ayn kurjynii

  • @ahmedismail48
    @ahmedismail48 Před 2 lety

    Wwwww kowsar waan wata anigu waa fananad dhaba kowsar

  • @abdirahmanfilmsvlogs9979
    @abdirahmanfilmsvlogs9979 Před 2 lety +1

    Miss you hooyo mcn 😭😭😭

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 Před 2 lety +1

    Cabdilqadir Sanka Ahu wuxu ahaa nin reer Muqdisho ah oo kaso qaxay 1991 kii Muqdisho oo tegay Djibouti MAAHA REER DJIBOUTI

  • @fariihaolol1255
    @fariihaolol1255 Před 2 lety +7

    Xasan ahmed olol wllky legend❤️

  • @waxgaradofficial3398
    @waxgaradofficial3398 Před 2 lety +6

    Gudidu miyay dhaxamoonaysa waxay koodhadhkan huudheedhka ah ee ay ila hunguriga iskaga bakhtiiyeen

  • @zameerzanchozanchioz2656
    @zameerzanchozanchioz2656 Před 2 lety +2

    Umadan waa talent wlhie 🖐😂

  • @a.qanciyevlogs1112
    @a.qanciyevlogs1112 Před 2 lety +1

    Berbera hadhay uun

  • @elmanzariomontez2072
    @elmanzariomontez2072 Před 2 lety

    Kowsaar kabaal🥰🥰🥰🥰

  • @axmedsaki3880
    @axmedsaki3880 Před 2 lety +2

    Sahan tv dhalint waa lugaynayaan dad cod leh baa la reebaya

  • @maxmedfidhbool6662
    @maxmedfidhbool6662 Před 2 lety

    xasan mhmed xasan kows guleyso sxb

  • @abdikadirbulshaawih5137
    @abdikadirbulshaawih5137 Před 2 lety +1

    war yaa allle yaqaan war nimankan gudida sheeganaaya meesha ha laga qabto leee

  • @isirsiciidgaaxnuug1894

    Ka dharka bodhaha Wu iga qosliyay wlhi😁😁😁😁😁😁😁

  • @ubahozkeyse3527
    @ubahozkeyse3527 Před 2 lety +2

    Inanta sahri miyay oyaysaa😂😂

  • @sawdaamirofficial1884
    @sawdaamirofficial1884 Před 2 lety

    M.a halkaa kahaya gobolka sool baa idiin hadhay waalaydin sugayaa

  • @nimcoidiris7376
    @nimcoidiris7376 Před 2 lety

    Cerigabo waa fananakii oo dad ah

  • @monam7931
    @monam7931 Před 2 lety

    Cali esh calaa sawt yaa cali 🙏

  • @alcamuudishow6050
    @alcamuudishow6050 Před 2 lety

    Wiilka Cabdiqaadir sanka qaaday iyo kii heestii Axmed mooge qaaday ayaa wax la qaadan karo ku jirta sadexda group ee u horeeya

  • @farhiaawil3637
    @farhiaawil3637 Před 2 lety

    Cood deeh

  • @ayaanmohamed572
    @ayaanmohamed572 Před 2 lety +2

    Kawsar maxamud adan inabtidy horan u oga in ad so baxay🥰

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 Před 2 lety +2

    Olol uun baa u eeg nin garanaya codka, actionka, style ka

  • @apdicazaanyo1333
    @apdicazaanyo1333 Před 2 lety +2

    ceerigabo ma kuwan baa fan ugu jirra ninka xasan mooye labada kle in la gabyayo bay u haystan wllhi🙄🙄

  • @shaakircabdi102
    @shaakircabdi102 Před 2 lety +1

    Kawsar good

  • @ahmedhaybe8807
    @ahmedhaybe8807 Před 2 lety +5

    Gobolka raga wax dhaamo la waaa

  • @zaethkhaled5089
    @zaethkhaled5089 Před 2 lety +2

    kawsar 100%

  • @abdimaleik
    @abdimaleik Před 2 lety +2

    Hadaad ToL Tihiin Reer Ceerigabow Kowsar ii Doona.🤤

  • @abdiwahabmuse1857
    @abdiwahabmuse1857 Před 2 lety

    Waaaaaaw sahra iyo heestii sahra ahmed
    isha saxarka

  • @cabdicaliofficial7101
    @cabdicaliofficial7101 Před 2 lety

    GudiGu wxapa meesha kuma hayaaN ee naga soo padaL wixii danbe

  • @mahadxikmaawi2063
    @mahadxikmaawi2063 Před 2 lety +1

    Gudidu wey iska siinayaan uune waa sidee dadka faalo haka bixiyaan ..sani waa iska sheeg uune

  • @blacksomali2146
    @blacksomali2146 Před 2 lety +2

    No. Gudi

  • @miskimahamud9621
    @miskimahamud9621 Před 2 lety +1

    Fardowsa way iga qoslisay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @alcamuudishow6050
    @alcamuudishow6050 Před 2 lety +1

    Calibwaan ku wataa sxb

  • @libanabdirahman9211
    @libanabdirahman9211 Před 2 lety

    Guddida ka dhexda ku jira wuu mirqaansan yahay ee meesha ka kaxeeya😁😁😂

  • @mukhtaariinomohamed4688
    @mukhtaariinomohamed4688 Před 2 lety +2

    Kawzar codkeedu iga gadan😆

  • @chamaahmett4509
    @chamaahmett4509 Před 2 lety

    WlHi garzorayazHu waa kuMo maraXa Ee bedeLa zakariyE

  • @rahmaali2050
    @rahmaali2050 Před 2 lety

    Kawthar bilashbu uga reebay halka inta ugu badanbay uqalantay Kawthar

  • @khadarsama-wade4085
    @khadarsama-wade4085 Před 2 lety

    Caku aragtidaadaii

  • @khadarbadri3457
    @khadarbadri3457 Před 2 lety +1

    Caamir maxaa kasiya🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @istahilaragzan3342
    @istahilaragzan3342 Před 2 lety +2

    Nio rggn gudduida isku shegaya mesha Ka kiciye uuf

  • @hodanabdicaydiid4488
    @hodanabdicaydiid4488 Před 2 lety

    Sakariye siwasi Badel garsoorayaasha codsi

  • @mohkather5646
    @mohkather5646 Před 2 lety

    KawZar Cumaamada Ku TuuraY🥰🥰🙆‍♂️💯💯💯

  • @zirhamzasulup2710
    @zirhamzasulup2710 Před 2 lety +1

    Kawsar Top

  • @abdulmajidfaarah1115
    @abdulmajidfaarah1115 Před 2 lety +3

    Oo waa noocmade gudida wxooga reer magaalnima ku dara caynkani wa sidee

  • @dhamaysmedia1048
    @dhamaysmedia1048 Před 2 lety +3

    Tartankan waxaad mooda garsoorku inuu jilicsanyahay

  • @mohamedabdullahi3210
    @mohamedabdullahi3210 Před 2 lety

    Hssan Ahmed hasan

  • @csalaanmaxamed607
    @csalaanmaxamed607 Před 2 lety +1

    Group ka udambeeye waa bilaacod 000 hhh

  • @qanciyeyoutubeducale9797

    Waxan reer ahan miyaa lugu soo xulayaa tartamayasha👉🙏😂

  • @dreamboy1442
    @dreamboy1442 Před 2 lety

    Yaasinaan Wadanaa Keep Going Sxp

  • @abdihamud5587
    @abdihamud5587 Před 2 lety

    Masha laah
    Cabdinajax

  • @wiilkahamigafogleh4318

    Cabdi qaadir sanka ree jabuuti ma ahayn ree muqdisho ayuu ahaa sidaa ila socdo

  • @alcamuudishow6050
    @alcamuudishow6050 Před 2 lety +2

    Gudidu ma iyagaan aqoon u lahayn mise qaraabo kiil ayaa jira, Sahra runtii calaamad su,aal ayaa saaran?????!!!!