SAHAN TV
SAHAN TV
  • 19 930
  • 31 600 089

Video

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Wajaale
zhlédnutí 591Před 5 hodinami
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Wajaale Ee Gobolka Gabiley
"Shan Qodob Oo Nabigu Inoo Sheegay Oo Maanta Taagan " Sheekh Cabdiraxmaan Dheere.
zhlédnutí 448Před 7 hodinami
"Shan Qodob Oo Nabigu Inoo Sheegay Oo Maanta Taagan " Sheekh Cabdiraxmaan Dheere.
Caawa iyo Bandhiga Buugga Xaawalay
zhlédnutí 191Před 8 hodinami
Caawa iyo Bandhiga Buugga Xaawalay
"Suldaanka Guud Ee Beelaha Isaaq Iyo Ka Somaliland Maaha Suldaan Daauud Ee Waa Suldaan Dhuux Baraar
zhlédnutí 12KPřed 9 hodinami
"Suldaanka Guud Ee Beelaha Isaaq Iyo Ka Somaliland Maaha Suldaan Daauud Ee Waa Suldaan Dhuux Baraar Oo Toljecla Ah, Sacabkii Salaxleyna Wey Ka Jawabeysaa Habarjeclo" Xil Mubaarik Bidhi.
"Suldaan Guud oo uu isaaq leeyahey ma jiro..."Suldaan Maxamed Cali jabaan
zhlédnutí 23KPřed 11 hodinami
"Suldaan Guud oo uu isaaq leeyahey ma jiro..."Suldaan Maxamed Cali jabaan
𝐐𝐚𝐲𝐛𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐢𝐟𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐜𝐚𝐠𝐚𝐡𝐚 𝐞𝐞 𝐃𝐚𝐡𝐚𝐛𝐬𝐡𝐢𝐢𝐥 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐥𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐢𝐟𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐜𝐚𝐠𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐚𝐚𝐝..
zhlédnutí 206Před 4 hodinami
𝐐𝐚𝐲𝐛𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐢𝐟𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐜𝐚𝐠𝐚𝐡𝐚 𝐞𝐞 𝐃𝐚𝐡𝐚𝐛𝐬𝐡𝐢𝐢𝐥 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐥𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐢𝐟𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐜𝐚𝐠𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐚𝐚𝐝 𝐂𝐚𝐲𝐧𝐤𝐚𝐬𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐂𝐚𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚𝐬𝐭𝐚. Qaybta Sarifka Lacagaha ee Dahabshiil oo ah kan ugu baaxadda weyn ee ka shaqeeya iskubadalka lacagaha caalamka oo ka hawl gala dhamaan Deegaanadda Soomaliadda iyo caalamkaba, waxaad ka heli kartaa sarifka iyo isku badalka lacagaha cayn kasta oo ay yihiin iyo cadadkasta oo ay leegyihiin. Ma...
"Waxaan Marag Ka Ahay Inaan Burco U Sheego Ninmankii Meelahan Wareegayey "Ina Muraad
zhlédnutí 967Před 4 hodinami
"Waxaan Marag Ka Ahay Inaan Burco U Sheego Ninmankii Meelahan Wareegayey Wixii Ay Shubayeen Inaan Waxba Ka Jirin"Ina Muraad
Xaghayaha Dawladda Hoose Ee Degmada Saylac Ayaa Deeq Raashina Kala Wareegay Hay'adda Amoud
zhlédnutí 200Před 4 hodinami
Xaghayaha Dawladda Hoose Ee Degmada Saylac Ayaa Deeq Raashina Kala Wareegay Hay'adda Amoud
Madaxweyne Biixi oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Gabiley.
zhlédnutí 1,1KPřed 4 hodinami
Madaxweyne Biixi oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Gabiley.
Wafti Uu Hogaaminayo Xildhibaan Saalax Maxamed Diiriye Ayaa Gaadhay Deeganada Laasdoomaare
zhlédnutí 193Před 4 hodinami
Wafti Uu Hogaaminayo Xildhibaan Saalax Maxamed Diiriye Ayaa Gaadhay Deeganada Laasdoomaare
'''''Xildhibaan Maxamed Abiib Waa Qaran Dumis '''' Wasiira Ku Xigeenka Arrimaha Gudaha ''''
zhlédnutí 2KPřed 4 hodinami
'''''Xildhibaan Maxamed Abiib Waa Qaran Dumis '''' Wasiira Ku Xigeenka Arrimaha Gudaha ''''
Waxaanu leenahay hadii Abdiraxamaan Ciro Waddani ku filan yahay shalay buu Soo saari lahaa"Khayreeye
zhlédnutí 978Před 4 hodinami
"Waxaanu leenahay hadii Cabdiraxamaan Ciro Waddani ku filan yahay shalay buu Soo saari lahaa" Xildhibaan Mustafe Khayreeye.
Beelaha Degaa Gobollada Saaxil, Togdheer Sanaag Iyo Saraar Ayaa Burco Ku Soo Bandhigay Cududooda....
zhlédnutí 571Před 4 hodinami
Beelaha Degaa Gobollada Saaxil, Togdheer Sanaag Iyo Saraar Ayaa Magaalada Burco Ku Soo Bandhigay Cududooda Taageero Ay U Hayaan Urur Siyaasadeedka Kaaah.
Madaxweynaha Somaliland Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeye Gobolada AWDAL Iyo SALAL
zhlédnutí 718Před 7 hodinami
Madaxweynaha Somaliland Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeye Gobolada AWDAL Iyo SALAL
Wasaarada Caafimaadka Oo Daahfurtay Dardar Gelinta Talaalka Caruurta Shan Sano Ka Yar.
zhlédnutí 203Před 7 hodinami
Wasaarada Caafimaadka Oo Daahfurtay Dardar Gelinta Talaalka Caruurta Shan Sano Ka Yar.
Xukuumada Dhexe Kama Aamusin Arinta Nabada Ceerigaabo, Anigaa Ayaa matala Gud Gobolka Sanaag Ahmed
zhlédnutí 640Před 7 hodinami
Xukuumada Dhexe Kama Aamusin Arinta Nabada Ceerigaabo, Anigaa Ayaa matala Gud Gobolka Sanaag Ahmed
Gaadiidley Dadka Ka Qixinaysay Magaalada Ceerigaabo Oo Xabsiga Laga Sii Daayey
zhlédnutí 424Před 7 hodinami
Gaadiidley Dadka Ka Qixinaysay Magaalada Ceerigaabo Oo Xabsiga Laga Sii Daayey
Go'aanka Golaha Wakiiladda JSL ee Diidmada Xasaanad ka qaadista Xildhibaan Maxamed Abiib
zhlédnutí 826Před 7 hodinami
Go'aanka Golaha Wakiiladda JSL ee Diidmada Xasaanad ka qaadista Xildhibaan Maxamed Abiib
Deg Deg Waayeelka Labadii Beelood Ee dhawaan Shaqaaqadu Ku Dhexmartay Gobolka Sanaag Oo Nabad Qaatay
zhlédnutí 209Před 7 hodinami
Deg Deg Waayeelka Labadii Beelood Ee dhawaan Shaqaaqadu Ku Dhexmartay Gobolka Sanaag Oo Nabad Qaatay
Xeer Ilaalinta oo War Kasoo Saartay Xadhiga Maxamed Abiib
zhlédnutí 2,7KPřed 7 hodinami
Xeer Ilaalinta oo War Kasoo Saartay Xadhiga Maxamed Abiib
"Hawshii aad umadda u hayseen waxbadan oo qurux badan ayaad qabateen."Qaar kamida bulshada ....
zhlédnutí 147Před 7 hodinami
"Hawshii aad umadda u hayseen waxbadan oo qurux badan ayaad qabateen."Qaar kamida bulshada ....
"Warqada Cafisku Waa Been, Arinka Madaxweynaha Iyo Boqorkana Waan Dhamaynay" Xildhibaan Bidhi
zhlédnutí 9KPřed 7 hodinami
"Warqada Cafisku Waa Been, Arinka Madaxweynaha Iyo Boqorkana Waan Dhamaynay" Xildhibaan Bidhi
Muqaalada Guud ee Qolujeed iyo weftiga Madaxweynaha Qaranka Somaliland.
zhlédnutí 340Před 7 hodinami
Muqaalada Guud ee Qolujeed iyo weftiga Madaxweynaha Qaranka Somaliland.
Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Dhagax Dhigay Aqalka Gobolka Iyo Laba Wado Oo Muhiim U Ah Boorama
zhlédnutí 2,3KPřed 9 hodinami
Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Dhagax Dhigay Aqalka Gobolka Iyo Laba Wado Oo Muhiim U Ah Boorama
Waxaan Ciidamdda Somaliland u balanqaadayaa in aan 250% u kordhindoono mushaharkooda"C/raxmaan Cirro
zhlédnutí 1,1KPřed 9 hodinami
Waxaan Ciidamdda Somaliland u balanqaadayaa in aan 250% u kordhindoono mushaharkooda"C/raxmaan Cirro
Xadhiga Maxamed Abiib Waa Jidkii Joogsiga Ama Dalkaad Xukumi Ama Waxad Noqon Caleydh... Gudoomiye...
zhlédnutí 6KPřed 9 hodinami
Xadhiga Maxamed Abiib Waa Jidkii Joogsiga Ama Dalkaad Xukumi Ama Waxad Noqon Caleydh... Gudoomiye...
" Markay qarankii maamuli kariwaayeen bay jabhadnimadii ku celiyeen" Maxamuud Xaashi
zhlédnutí 13KPřed 9 hodinami
" Markay qarankii maamuli kariwaayeen bay jabhadnimadii ku celiyeen" Maxamuud Xaashi
Xil.Maxamed Maydhane oo ka tirsan golaha wakiilada SL ayaa si adag uga hadlay xadhiga maxamed Abiib
zhlédnutí 1,3KPřed 9 hodinami
Xil.Maxamed Maydhane oo ka tirsan golaha wakiilada SL ayaa si adag uga hadlay xadhiga maxamed Abiib
Mudanayasha golaha Degaanka Ceerigaabo Ayaa Baaq Nabadeeed U Diray Beelaha Walaalaha
zhlédnutí 255Před 12 hodinami
Mudanayasha golaha Degaanka Ceerigaabo Ayaa Baaq Nabadeeed U Diray Beelaha Walaalaha

Komentáře

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 Před 16 minutami

    Waaruntii garxajiskii daarood uunbay usacaba tumayeen

  • @nathra7351
    @nathra7351 Před 25 minutami

    Suldaanka ciidagale waxjira jiraba maaha waaba reer wada khamriile ah ciidagale madaxdoodu islaamnimdu waay kuyartahay

  • @safiyamahamoud8165
    @safiyamahamoud8165 Před hodinou

    Allaylahed waad asiibtey oo si fiican baad u hadashey

  • @MOHAMEDAli-vv6kw
    @MOHAMEDAli-vv6kw Před hodinou

    Aniga oo ciidagala ah ayaanu nagumatalin sidaa uuyahay ileen afaanadlahay maqabatid

  • @ismailyusuf6750
    @ismailyusuf6750 Před hodinou

    Kkkkk dadkii siyaadadii way kuwareereen qaar way isu jawaabayaan qaarna waa nacamlayaal aan waxba ogayn marba qof ay iska raacaan hhj

  • @HooriDucaale
    @HooriDucaale Před hodinou

    😢habar jeclo caqli maleh nin aan rabin ayay daba socdaan habarjecloy dalkii meyey ragagii meyey hadaad caqli ledihiin ama aad is dhantan maracdeenbawal lakin dar daran ayaad qabtaan oo ah in garxajis laracin waayo waa reer badan jarxajis hadaba garxajis cid uma joojiyo

  • @user-ln6wf3ce8v
    @user-ln6wf3ce8v Před hodinou

    JAWAABTA. HABARJECLO. KA. BIXISO RAALIGALINTA SULDAANKA. GARXAJIS. AWALNA. WAAKALA MID

  • @MubYus
    @MubYus Před hodinou

    Waan ognahay, in ina Kaahin kaa dhex hadlayo, oo uu mijin qaada kuu qaaday.

  • @MubYus
    @MubYus Před hodinou

    Cali Jabaaan, waa Sharmuuto

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up Před 2 hodinami

    Waa inaan yaar oo huwan ah suldan maa jiiro adero

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 Před 2 hodinami

    Suldaan aad iyo aad baad u mahadsan tahay guulayso adiga iyo buurmadow waayo waxa naga qabta nimanka baanu wenye. Thank you so much ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @haboonadan
    @haboonadan Před 2 hodinami

    Ani kasoo jeeda Suldan Daa’uud. Xal ayaan bixinay 🎉🎉🎉. Adna ha ku fogaan Waa dhalinyaro Insha Allaah Way hagaagi. Suldannimadu maha shaadh kolba Reer loo galiyo sida siyaasada Saldannimadu Waa soo jireen. Cidina kama qadi karto cidina uma galin karto.

    • @siciidmaxamedcabdimaxamedc5777
      @siciidmaxamedcabdimaxamedc5777 Před hodinou

      Asc wllo gacaliso waanu qaadanay raali gelintaada adiga iyo sulaadiinta iyo waxgaradka beeshiina oo dhanba wllo gacaliso

    • @haboonadan
      @haboonadan Před hodinou

      @@siciidmaxamedcabdimaxamedc5777 Shukran wallo siyasadu iyo hadal qofka ka dhaca yaanay inakal fogayn. Qofku xisbigu doono ha dorto. Lakin Reer Sheikh isaxaaq Waa mid. ❤️❤️❤️🎉🎉🎉💝💚💚

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 Před 2 hodinami

    Suldaan aad iyo aad baad u mahadsan tahay guulayso adiga iyo buurmadow waayo waxa naga qabta nimanka baanu wenye. Thank you so much ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @asadhamud9294
    @asadhamud9294 Před 2 hodinami

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @mukhtargeeljire4680
    @mukhtargeeljire4680 Před 2 hodinami

    Dadku adeer waa wada wadni garxajis baana kamasuula umadan reer waqooyi boqorna allaa ah boqor kale majiro

  • @mukhtargeeljire4680
    @mukhtargeeljire4680 Před 2 hodinami

    Waa habr jeclo siday wax uwadaa suldan ka isaaq waa suldaanka ciidagale iyagaa idiin suldaana daayim abid

  • @mawliidhassan5625
    @mawliidhassan5625 Před 2 hodinami

    Scwscwscwscwscwscw❤❤❤❤❤❤❤

  • @mukhtargeeljire4680
    @mukhtargeeljire4680 Před 3 hodinami

    Waar habarta meelu ucad

  • @user-rn8id1ym4u
    @user-rn8id1ym4u Před 3 hodinami

    It is wadani who's is behind all of that

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 Před 3 hodinami

    My favorite sheekh ilaahay haku xafido ❤

  • @user-zh4xu9qf9y
    @user-zh4xu9qf9y Před 3 hodinami

    Waa Suldaan cuqdadeysan afkaaga ka leexi Suldaanka Guud

  • @user-zh4xu9qf9y
    @user-zh4xu9qf9y Před 3 hodinami

    Waa suldaan beenaale ah ha maqlina kan

  • @caashadiriye5060
    @caashadiriye5060 Před 3 hodinami

    Habar jecelo portar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 Před 3 hodinami

    Waar u cururdaara suldaanka nin wanaagsan baadhalaye

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Před 3 hodinami

    Suldaan Milow waad u dhamaysay ninkaas hadalka Loo soo dhiibay ee la idhi hadalka dhah xal marin ha ka bixiyan garxajis hadalka boqorka wuu u gaystay

  • @user-bm8uy7ut4v
    @user-bm8uy7ut4v Před 3 hodinami

    aamiin aaamiin boqor dhuux baraar ilaahay how naxariisto saldanadisii bay rabaan in aay xadaan yaa doortay suldaan ilko dheere ee ciyaalaa suuuqa dhagaxaanta sitaa

  • @abmoh9216
    @abmoh9216 Před 3 hodinami

    In aad qof islaama sino ku sheegtid maxay ka qabtaa diintu. Isaaq sabankan wuu kala soocmay. Gun iyo gob.

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v Před 3 hodinami

    Kkksuldaan ka aan qaan gaarin kkk maxiska sida ciro kkkk

  • @user-tn8im1cf2q
    @user-tn8im1cf2q Před 3 hodinami

    Libaax

  • @ahmetjk6709
    @ahmetjk6709 Před 3 hodinami

    Mansha Allah geesi garashole guul somaliland

  • @mohameddarar4813
    @mohameddarar4813 Před 3 hodinami

    Reerkii ciidagale habaarba kudhacay qarnigani lajoogo ilaa sudaankadii yaa qasmay magacii isaaqna waadilen

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Před 3 hodinami

    Suldaanka wuu ku khaldana inuu boqor dhan u aflagadayo nin somaliland dumintada ka shqayanaya waa wax taariiikhda isaaqa ku cusub Suldaankaasi anaga suldaan nooma aha hadii aaan ciise muuse nahay boqorkaygu waa boqor buurmadaw boqorka wixi wuu dhahana anaga nagu matala inan yar ee suldaanka ah raali galin ha ka bixiyo hadalka gafka ah ee wuu u gaystay boqorka

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 Před 3 hodinami

    Eebbe ayaa mahad oo dhana lehe 21.

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 Před 3 hodinami

    Eebbe amarkiisa ururkaa wadanina wuu fashilmay hadda 21.

  • @user-bm8uy7ut4v
    @user-bm8uy7ut4v Před 3 hodinami

    wooow masha aaalllaaah viva boqor dhuux baraar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 Před 3 hodinami

    Mashaallaah caleeg caalamiin cadiim weeye hadalkaagu 21.

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 Před 3 hodinami

    Sharaftuna xaqiiqdii eebbe hortii way kaa muuqataa 21.

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 Před 3 hodinami

    Waxaad tahay libaax iyo waliba abshir coomaade hadda 21.

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar Před 3 hodinami

    Suldaan saxa weeye❤❤❤ waad na matashaa

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 Před 3 hodinami

    NINKANI WAA NIMANKII REER DAAHIR EE TALIN JIRAY AYUU KA SOO JEEDAA

  • @warss11
    @warss11 Před 3 hodinami

    Yes I am proud of you every time, long live Suldaan❤

  • @DarwiishNL
    @DarwiishNL Před 4 hodinami

    Umad. Wada. Baaba. Oo. Dhaqankii. Alle. KA. Cabsigii Dhiin. Ku. Dhaqankii. Ka. Baabaday. Bal. Ka. Meesha. Soo. Fadhiya. Ku. Jira. Dadii. Alle. Xagiisa. Loo. Carari. Lahaa Ee. Taageersan. G. J. G. C In. Lacaayo. Waa. Wada. Aakhiro. Seeg. Gaalo. Daba. Cararkii. Schooladii. Abaarso Qoomuluudadii. Lasoo. Dhoweynayey. S. M. Nimada. Ka. Cararkii. Xabashii. Jeclaashadii. Waxay. Savabtay Iney. Waxa. Xun. Alle. Lagaga. Fogaadoo. Dhaqan. Xumo Isku. Taageeraan. Meel. Xun Ayey. Ku. Danbeynayaan.

  • @cabdulaahixasan6256
    @cabdulaahixasan6256 Před 4 hodinami

    Laba maalmood oo isu xigga ayay daa'uud sakhraan iyo seedigi batuun saxaafada qabsadeen ilayn wa is ogyihiin oo wa xiddide

  • @DarwiishNL
    @DarwiishNL Před 4 hodinami

    Muxuu. Idiinku. Soo. Gordhinayaa. 70jir diin. Dhaqan Akhlaaq halkuu. Ka. Joogo Media caalamka. Gaaliyo Islam dhegaysanayeen Sida. Lasheegayo. Kuwo. Kusiiliita. Zag. Diin. Dhaqan. Akhlaaq. Ayaa. Isticmaalay. Maruu. Ingiriiska. Ku. Sugnaa. Sidaan. Malaysia. Oo. Ku. Yidhi Garaad. Jaamac. Cay. 90jirkii. Dhiigyacabka. Ahaa. Halaguu. Baryeee. Divad. Wareega. Kasoo. Xerootide wuuna. Yeelay. Waa. Tii. Caalamku. Dhegeysanayey waxaan. Sebii Hadaaqaya. Ku. Hadliin. Waxaase. Hooray. Oo. Baavay Kaas. Kuwa. Ugu. Daba. Fayshay. Boqor Boqornimadaa Danbi. Ahba. Alle. Uun. Ayaa. Boqor. Sheegankara. Magacan Boqor. Waa. Magac. Loo. Sameystey. In. Lagu. Dawersadoo. Carabta. Africa Lkn. Caydii. G. G. J. Ayuu. Fashilmay. Meel. Maanta. Waxan. Qurufaadka. AH. Uu. Isugu. Yeedhay. Boqor. Lagasoo. Dhoweynaayoo. Sirdoonka. Ssc. Gacan. Tooda. Inaad. Ku. Danbeyso. Ayaanu Rajeyneynaa.

  • @prosl11
    @prosl11 Před 4 hodinami

    Geesi geesi dhalay libaax baad tahay from habarawal

  • @maallcigemukhtar9865
    @maallcigemukhtar9865 Před 4 hodinami

    Garxajis waa xiniyo salaax dhulba....

  • @ahmedabdirezak3407
    @ahmedabdirezak3407 Před 4 hodinami

    waa bidhi magaciisa ayuu alle uqaaday waa bidhigii uun, hadalkiisunna waa iska duulduul, miisaanba maleh, waa nin iska wareersan .

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k Před 4 hodinami

    Habar maxbuus waa hiil maxaad qaadi karta

  • @samoc5405
    @samoc5405 Před 4 hodinami

    Saldanadii toljeclo in lasoo toosiyo

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 Před 4 hodinami

    SULDAAN WAAD SAXSAN TAHAY 100%.