TARTANKA MOGADISHU'S GOT TALENT PART 4

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • Balanbaalis Studio Mogadishu Somalia

Komentáře • 372

  • @ibnumaxamedxaaji9920
    @ibnumaxamedxaaji9920 Před 4 lety +31

    waxaan codsan lahaa in aad u badasha tartan quraan

  • @xamsemaygaag99.92
    @xamsemaygaag99.92 Před 4 lety +1

    Axmed cabdilaahi ciise 👍nin culus gaasira inaga inaga hore u soco big brother

  • @war-shubotv1278
    @war-shubotv1278 Před 4 lety +15

    Xariifkaan reer waqooyigaa waa funny wlhi “waala mirqaamayey” kulahaaa hhhhhhh

  • @abdisalaamhassanofficial6692

    Fikrad baan wataa fikradana waxay tahay arayga ah ah mogadisho got talent in laga dhigo somalia got talent hadad igu racsanthy like sar love barnamijkan

    • @jaarimanchannel4332
      @jaarimanchannel4332 Před 4 lety +3

      soomaaliya muqdisho un maaha,, meesha tartanka lagu qabanayo waa muqdisho, dadka ka qaybgalaya waa dadka dagan muqdisho, markaa adaa khaldan

    • @ismailaden5775
      @ismailaden5775 Před 4 lety +2

      Waa ok Muqdishona dalka way matali kartaa waayo dadka ku nool waxay ka kala yimaadeen soomaaliya oo dhan.

  • @engmohameddirir6323
    @engmohameddirir6323 Před 4 lety +84

    Shimaali axmed shimaali waa aabe soomaliyeed

  • @maxamedxasan6796
    @maxamedxasan6796 Před 4 lety +2

    Iyaa qura ku taartaman Allaaa yaa uu sheega khayir ku jira quran

    • @axmed88deeq85
      @axmed88deeq85 Před 4 lety +1

      Way qaban lahayeen tartan quran lkn gudigan Aqoon quranka hatii ay yaqanaan sow may noqabdeen

  • @hilowofficial8440
    @hilowofficial8440 Před 4 lety +2

    Hayaaay xitaa reera marqaan wllhi looma kala xarin

  • @kooshinhasan733
    @kooshinhasan733 Před 4 lety +2

    Dadka dega xamaran Mogdisho aniga oo ixtiraam badan u haya hadana waxa aan isleeyahay luuqadda Soomaaliga assal ahaan uma laha oo boqolaal sano ka hor ayaa la barey. Marka ay hadlayaan sida qof ajahanib ah oo bartey ayey ugu hadlaan marka ay heesayaana 90% si qof ku heesaya luuqad aanu u dhalan ayay ugu heesayaan!
    Cunsuriyad iyo ixtiraam darro toona igama ahan. Thank you.

  • @mohamedmumin3888
    @mohamedmumin3888 Před 4 lety +12

    Muqdisho got talent jir eejoo hor usuco dhalin taa dhiiri galin utihiin man shallah ilaahey ha idiin dhooro ❤️ 💞 ♥️ ♥️ 💝 💝

  • @abokorwelibigille4708
    @abokorwelibigille4708 Před 4 lety +4

    Aar meesha reer waqooyi geeya, fan koonfur ma yaal wacadalla!!!.

  • @iskufilaninabashir6401
    @iskufilaninabashir6401 Před 4 lety +28

    Mansha Allah group kan wushidan yhy yaailaqaba

  • @hamseabdihussein7698
    @hamseabdihussein7698 Před 4 lety +48

    Inta yuusuf xaybaro u xiistay farta ha taagan 🚩

    • @farduusali2951
      @farduusali2951 Před 4 lety

      Saami Cade mee Yusuf Xaybaro Waa la Tabay Waa loo Xiisay aad

  • @saidhussein5689
    @saidhussein5689 Před 4 lety +2

    Ahmed C/llahi cali baan sitaa .. Kusoco dee .. reer hodan u istaaga 👌👌👌👍👍👍🙏

  • @ayaandheeman7788
    @ayaandheeman7788 Před 4 lety +24

    M.a miqdisho janadi dunida 💋❤🇸🇴🇸🇴💪

  • @maxmuudnoor4987
    @maxmuudnoor4987 Před 4 lety +60

    Dagmada kaaran ha la baadho
    Waxa u malay na yaa in aay waqooyi tahaye hargaysa iyo burco kale
    Lahjad iyo cod ba meel bay iska dhigeen
    Tagyeero buuxda from burco

    • @abdikadirdeyr5461
      @abdikadirdeyr5461 Před 4 lety +2

      Waa runtaa reer waqooyi lumey mooda mise wey matalayaan talow, lkn matalku ma sii soconaayo dee

    • @madadaalotv24
      @madadaalotv24 Před 4 lety +5

      Maxamuud Nuur hhhh sxb Kaaraan marka Muqdisho la joogo waxay ku taalaa Woqooyiga Muqdisho marka waxaa laga yaabaa in ay halkaa Woqooyi ka siman yihiin, reer Kaaraan waa dadka ugu dhibka yar 17 degmo Gobalka Banaadir oo dhan..

    • @moqalpi9627
      @moqalpi9627 Před 4 lety +5

      Hhhhhh zxpow sida umleyneysid ma ahn lks anag luqada waqoyi ka helna karan kahjad kle ku hdln

    • @samahirdaahirmaxamad7282
      @samahirdaahirmaxamad7282 Před 4 lety +1

      Lkn kan gaasiray qaaday waaba rer waqoyi sey ila thy mise wa is yel yelaa tolow

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 Před 4 lety +2

      @huda love kkkkk kaaran abgaal miya dega walaal mcn

  • @nimcoabdi7466
    @nimcoabdi7466 Před 4 lety +4

    Wow mirqaaan baaan kuhaystaaa anig

  • @armaanlucky7815
    @armaanlucky7815 Před 4 lety +30

    Tartanka dhan reer hodan leeba kasoo qeyb galeen bee se cml horay usocda guys 😍😍😍👌

  • @ahmedsahal6677
    @ahmedsahal6677 Před 4 lety +89

    Haddaad ila aragto inay yimaadeen dad cod leh like dhac iigu sii

  • @salaadoahmed7517
    @salaadoahmed7517 Před 4 lety +8

    Yusuf cabdi/qadir Masha Allah keep going yaqshid halkaan ku dhashay kuna koraay I love

  • @moha083
    @moha083 Před 4 lety +2

    Idinka laftirkiina Mogadishu’s Got Talent inaad banaan goglataan xagayga waa Maya Maya Maya.

  • @sahrahadafow9305
    @sahrahadafow9305 Před 4 lety +7

    😮 Nin daar kujira daruur ma’arkee war yaahe waryaahee ileen xaley roobkii baa da’aye nolosha qurbaha qurux malahan wow mashaallah reer karaan dad nool fanaanin cod macaan alfanaan shimaali iyo akhiro anigaa kaqosol badan runtii hees qaraaxo badan ayuu layimid maxamed cabdulle hakaa kaga sii haay

    • @munomaxamuud5442
      @munomaxamuud5442 Před 4 lety

      Yaa qaday abyo

    • @sahrahadafow9305
      @sahrahadafow9305 Před 4 lety

      Abyo waxaa qaadey fanaan da‘weyn maad maqlin miyaa cisman gacalow ayaa qaadey Copyright waxaa kuqaadey axmed mogee lkn asalka heestaas waxaa
      leh Cismaan gacalow waan filayaa inaad garatey abyo muna maxamuud ❤️💕💕💕🌹

    • @munomaxamuud5442
      @munomaxamuud5442 Před 4 lety

      @@sahrahadafow9305 thnks sist ❤🙏

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 Před 4 lety +1

    Waa koox khatar ah gaar ahaan wiilashi gaasira iyo siraad ku tartamayay number 1 weyan

  • @canabcumar1434
    @canabcumar1434 Před 4 lety +6

    Ahmed C/llahi Cali cadi ma aha wlhi codkisa asaga usito qeybtan

  • @engmohameddirir6323
    @engmohameddirir6323 Před 4 lety +27

    War ninka wayn cod baa kuduugan wlh👍👍👍

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 Před 4 lety +6

    Hayaay Barnaamijkani waa mid cajiib ah wllhi Ragg khatar ah ayaa yimid wiilashiibaa Fara kilul iski haya
    War.meesha xifaaltan baa kajira wllee boqortooyo
    Mhdsnid Balanbaalis studio👑

  • @sihambabylovesihambabylove5128

    Wiilki heeloo kuheesayo wa igadanyahay♥️♥️👏

  • @yasminmohamed383
    @yasminmohamed383 Před 4 lety +4

    Wiilka qaaday heesta Xasan adan samatar & ninkii qaaday heestii Mohamed mooge caadi maaha

    • @cabdiqani6185
      @cabdiqani6185 Před 4 lety +1

      Axmed mooge weye heesta maha maxamed mooge

  • @rimaaseey
    @rimaaseey Před 4 lety +3

    Sedex oday oo fidno ah baa tihiin ilmihiina waanaga fidneeyseen allaah yahdiikum iska tawbad keena aduunyadaan waa laba maaline subxaanallaah

  • @nagwamohamed1288
    @nagwamohamed1288 Před 4 lety +2

    Wow inanka gaasira qaaday waa kaalay iska arag🤗

  • @samromohamed4382
    @samromohamed4382 Před 4 lety +1

    Waaaw dad cod mcn ayaa iskugu imaadeen

  • @waayeelwayeel4320
    @waayeelwayeel4320 Před 4 lety +8

    Wiilka Guryo samo qaadaya naxdinbuu isdhaqanjinwayay inta ila aragta gariirka codkiisa kujira like QAC qac iigu siiya gacale yaalow

  • @baxsaniitabaxsanta5796
    @baxsaniitabaxsanta5796 Před 4 lety +14

    Lugbaad xaga iyo xaga geeysay inaad reer wareeysaneeyso cml kulahaa.😃😃 inaan qoslo marabin waan dhoolo cadeeyay bas codbuu leeyahay wiilkaas wuu xishoonayaa. Guul wcn wll

  • @GareenMedia
    @GareenMedia Před 4 lety +2

    Waa la mirqaamayey! Iminkaba waan jiogaa dee.....wuu iga qosliyey!

  • @inventoralimahad8874
    @inventoralimahad8874 Před 4 lety +6

    Labada nin oo ku heesaaya heesta gaasira(AUN AMXED MOOGE) IYO heesta siraad(samatar) labadaa nin codkooda xaqiiqdii waan u bogay waliba ninka gaasira ku heesaaya waa rugcadaa aan u dhalan gobalka banaadir saan dheehday

    • @qaalicabdijimcale5048
      @qaalicabdijimcale5048 Před 4 lety

      wiilkas waa reer waqooyi hadalkiisa baan ka dareemay waana nin cod cajiib ah alle siiyey

    • @inventoralimahad8874
      @inventoralimahad8874 Před 4 lety

      @@qaalicabdijimcale5048 haa walaalo war ninkaas waaba cajaaib teeda kale nin fanaaniinta yaqaana weeyo

  • @nurkhaliil5347
    @nurkhaliil5347 Před 4 lety +13

    Mohamed Hassan abdulle wax dhaama lawaa 😂👌❤❤🔥🙏

  • @ahmednursaki2739
    @ahmednursaki2739 Před 4 lety +2

    Reer kaaran got talent we kuso bateen keep going

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 Před 4 lety +1

    Ahmed mogi the best song he is 80% acceptable

  • @shiikhulkulitube1788
    @shiikhulkulitube1788 Před 4 lety +16

    Bilkasta hadii 6fanaan lasoo saaro soo dadkii dhamaa fanaaniin noqonmayaan.wallaalayaalow kadaaya dhalinta heesaha mustaqbal ma aha hadiii deyneeynin Almiino haloo yaryareeyo 6dii bilood mar hala qabto tartan hibada.kalinta 123 bes ku ekeeye waa maxay waxan nonstop weeye.

  • @saedelmidualleh6100
    @saedelmidualleh6100 Před 4 lety +22

    Anigu timoweyne (Abwaan Akhiro) dartiibaan udawaada waan kahelaa siduu reactionka ubixiyo

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 Před 4 lety +1

      saed elmi Du'alleh hhhh wllhi asagaan kuhaystaa akhiro waa wax nool balaayo kadaran baa yimid

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 Před 4 lety +2

      Kkkkk waa nin waayo arag ah fanka iyo suugaantana wax ka yaqaan waa macalim sare oo xaga fanka ah iyo weliba cilmiga chemistryga

    • @oubahmohamed3266
      @oubahmohamed3266 Před 4 lety

      Walee me too 🤣🤣🤣

  • @yartiireergalmudug5835
    @yartiireergalmudug5835 Před 4 lety +2

    Baw baw midka hada mirqaanka kasoo kacay meesha ugu qosal badan 😂😂😂😂😂😂 wiilka heesta samatar qaaday asna👌🏻😍

  • @saadaqmaanka9882
    @saadaqmaanka9882 Před 4 lety +2

    Nolosha qurbuhu
    Quruxba ma lahee
    Waryaahe waryaahe waryaahee
    Armaa qalanjo halkii qabana 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @asmaladancumar9217
    @asmaladancumar9217 Před 4 lety +56

    Reer Karan mnsha Allah
    Qofka kasocdaa waxba lagama qaban karo

    • @cmkhaliif3923
      @cmkhaliif3923 Před 4 lety +5

      Viva reer karaan

    • @fatxainarazhid4094
      @fatxainarazhid4094 Před 4 lety

      asmaladan Cumar viva reer karaan

    • @asmaladancumar9217
      @asmaladancumar9217 Před 4 lety

      @@fatxainarazhid4094
      Haa xppti wandadaa MUQDISHO,S GOT TALENT
      markas qofka ugu codka qurxon waa reer karan

    • @asmaladancumar9217
      @asmaladancumar9217 Před 4 lety

      @@cmkhaliif3923
      Wiilka maxamed xasan
      Ee qaday heeska heelo
      Mnsha Allah dadka ugu shidan MUGDHO'S GOT TALENTED WAA REER GARAN
      ❤😍❤❤❤

    • @asmaladancumar9217
      @asmaladancumar9217 Před 4 lety +1

      @@fatxainarazhid4094
      Wallo wiilka qaday heeska heelo codkiisa msha allah

  • @ruwedacadeey827
    @ruwedacadeey827 Před 4 lety +11

    hhhhh abwaan aaqiro iyo shimaali axmed shimaali gacanaa utaagay

  • @mohamedabdulahi1448
    @mohamedabdulahi1448 Před 4 lety +10

    War wan mirqamayay deee 😂

  • @mehlan3743
    @mehlan3743 Před 4 lety +6

    Kaaran hanolato horay usoco ❤️👍🏻👍🏻👍🏻❤️👏😘💋🌷💞💞❤️❤️❣️💞❣️❣️❣️💞😘

  • @baxsaniitabaxsanta5796
    @baxsaniitabaxsanta5796 Před 4 lety +17

    Muxuu yiri Gaasiraaay inaga yaa inakala guraaya. Marqaanbaan kujiray waqtigii lagu qabtaa lahadlaa kkkkkkkkk markaas ayada ah ayuuba marqaansan yahay kkkkkk

  • @kivanc1089
    @kivanc1089 Před 4 lety +30

    yarka heesta siraad qaadaya caadi maaha

    • @DK_Burner
      @DK_Burner Před 4 lety

      Aad iyo aad buu u cod fiican yahay

  • @Za07Editz
    @Za07Editz Před 4 lety +4

    Shimaali Ahmed shimaali legend for ever

  • @sahrahadafow9305
    @sahrahadafow9305 Před 4 lety +2

    Mahadsanidiin gidiga wadnaha ❤️fm Radio 📻 Balanbaalis Studio 🎤💕😮👏😍xashaa lilaah runtii hesta maxamed xasan cabdulle waa hees macna wey noogu fadhido dhago maqlo iyo af hadlaba waxba kalareebenenin runtii waa hees anagoo dhan nakicisey meshaa jognaba waxaa noqoney alfanaan shimaalo iyo akhiro okale aan raaciyo usdaad khiro runtii garsoore cajob ah qofka oo xulayo waa qof ciidaa gilgiley haa haaa haa iskama keeenaayo hhh 👍 Mogadishu’s Gott telent hor Mär wacan 👏👏👏👏👏👏❤️💕💕💕

  • @naciimomaxamuud5725
    @naciimomaxamuud5725 Před 4 lety +2

    Husein heestii siraadey aaaba iga dhaxbaxday yaaqeey keep going

  • @nadiayaqup4157
    @nadiayaqup4157 Před 4 lety +2

    Lkn wareega labaad hanagu soo tashan kkkkk 😂😂😂 aakhiro caadi maahan

  • @nuurkahayaay1253
    @nuurkahayaay1253 Před 4 lety +4

    Inta ila aragtay in mesha aysan talenti kale lahayn hees moyee like

  • @shaafiofficiallmedia687
    @shaafiofficiallmedia687 Před 4 lety +12

    team balan baalis shuruuda igaarsiiya 1k codsi alle dartiisa

  • @aliadanabdurahmaanmohamed8410

    kan siraadey qaaday caadi ma ahan

  • @ifrahitotoolmon477
    @ifrahitotoolmon477 Před 4 lety +6

    XapadKan HeesKa Gaasira qadaY Waa Reer SomaLiLand Luqadizu🤣🤣🤣❤

  • @cawohaybe1813
    @cawohaybe1813 Před 4 lety +1

    Ninka heesta gaasira qaaday waa reeer waqooyi wllhy bal ufiirso

  • @abdisaidali5457
    @abdisaidali5457 Před 4 lety +2

    Garku waa sunnadi nabi Muxamed scw laakiin dad xun baa waskheeyay oo dhiiga ku bannaystay. Wiilka garka weyn calaamado baa igala muuqda ciyaalkina waxaa loo fadwooday iney meelkasta galaan si'aan dadka looga garan marka ninkaa iska hubiya iyo dadka dhanba xilbaa idin saaran balaayo hannoo soo saarina

    • @farijany4594
      @farijany4594 Před 4 lety

      Daaud alashayaadiin ayuu eegyahay gudida inuu qarxiyu rabaa

  • @MooganeAdvertising11
    @MooganeAdvertising11 Před 4 lety +22

    Bal qofyow jacaylba igu qasbaye la helaa heesta sahra axmed ilahow unaxariiso iyada iyo intii dhimatayaba

    • @Mahuraan979
      @Mahuraan979 Před 4 lety +1

      Heestaas sahra axmed ma aha waa kinsi xaaji adan

  • @hiboaxmed5326
    @hiboaxmed5326 Před 4 lety +8

    Tem Arjantiin axsan cod👍❤

  • @ahmedmoha9880
    @ahmedmoha9880 Před 4 lety +4

    Waryadahe mahesto cimamada rer karan wax lama qawankara keep going

  • @bintuhidaayo5687
    @bintuhidaayo5687 Před 4 lety +6

    ʜᴇsᴛᴀ ɢᴀSɪƦᴀ ƦᴜɴƦɪ ᴡᴀɴ ᴋᴀʜᴇʟᴀʏ👍❤

  • @nani900t7
    @nani900t7 Před 4 lety +24

    i like to change name mugdisho.s got tallent change to somali got tallent🇸🇴

  • @nuramuse1093
    @nuramuse1093 Před 4 lety +2

    Kkkkk abwaan akhro ayaan u daawasho imaada waa comedy gabigiisuba

  • @sahrosiciid6391
    @sahrosiciid6391 Před 4 lety +14

    shimali axamd shimali waz dhama lawa naxaristisa 😂😂😂

  • @khadramohamed5308
    @khadramohamed5308 Před 4 lety +4

    Maxamed xasan cabdule❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏

  • @baxsaniitabaxsanta5796
    @baxsaniitabaxsanta5796 Před 4 lety +3

    Qeebkalaan kusii Daraa.
    Sidii Dhugdhugleey dhuldheereey Mareeysaa Dhawaaqeey galoo dhageestaayee.. Hayaay Tartanka looma kalaharin Hibooyinka weeysoo qufmayaan. HAA HAA HAAAAA

  • @quruxsanfiicanbadn6131
    @quruxsanfiicanbadn6131 Před 4 lety +2

    7:32 wilkaan tartankaan hore ayuu ugu qeeb galay woona ka haray Midkaan inuu guul ka keenaaa urajeenaa inshaa allaah

  • @azoozandullh698
    @azoozandullh698 Před 4 lety +4

    M.a muqdisho guuul ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassanabdi7491
    @hassanabdi7491 Před 4 lety +4

    Walleee mohamed hassan waa fanaan banaanla yaalo

  • @nimconalkanimconalka8208
    @nimconalkanimconalka8208 Před 4 lety +1

    Maasha allah cod mcn
    Maxamed xasan cabdule 👈
    fanaan buuxo waxaan kurajeena
    guuul iyo gobanimo maxamed inta
    ila ragtay codkiisa inow mcn yhy
    like dhac dhac igu sii

  • @goobadgabadhgeesidhalay9587

    👏qosol beyba kula tahay qarqaryadan ii heyso👏👏👏👏sister keep going 💋subrice isasraa asxabta alle dartiiis😥

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 Před 4 lety +2

    Waxaa iga qosliyay kiilahaa waa laqayilayay wagii hore kama garin

  • @khadararteta7743
    @khadararteta7743 Před 4 lety +24

    Maihi sixoroole lkn waxan ogahay adoo aamusan inaad commntiga akhriyayso 😂😂

  • @ismahanmohamed9082
    @ismahanmohamed9082 Před 4 lety

    Tartanka wala fahansan yahay hesihii horay lee laqatay madama ay odayal fadhiyan uu dadkii horay ah qisha wakasaa keep going modisho got talanti ❤🔥👏

  • @BuuxCokiye3321
    @BuuxCokiye3321 Před 3 lety +2

    Keep going

  • @AhmedAli-qb8np
    @AhmedAli-qb8np Před 4 lety

    Caawa Waa groupkii ugu shidnaa

  • @caishacuud1140
    @caishacuud1140 Před 4 lety +1

    Hesta gaasira wlh wil walan oo cabdi samd la dhihi jiray oo degan xafda baar ubax dhinaca iskool xamr Jadiid baa wilala deriskeena dhihi jireen c samd noo aad hes markasuu wlh hestan sidan wilka u qado u qadi jiray. Wa 2000 mansha allh ma bilawo 6-7 baan jiry waqtigas allow idin dhor ragas wa odayaal hada c fataax iyo farxn baa la dhihi jiray wilshaaas wilka wareysan.

  • @queencalwiyah135
    @queencalwiyah135 Před 4 lety +2

    Kaaraan 😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰✌✌✌

  • @rahmamohamed5636
    @rahmamohamed5636 Před 4 lety +5

    Abwaan aakhiro waa joojiyay maya maya waayo anagaa shaqadayadii qabsanay oo dadka kadhicinay odeygan xun waxaan kayabaa inusan commentga akhrin

  • @fatimaabdiaziz9347
    @fatimaabdiaziz9347 Před 4 lety +6

    waaw maxamed xasan cdi mhn

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 Před 4 lety +2

    Best and excellent singer

  • @fantastic9844
    @fantastic9844 Před 4 lety +1

    Waan gabowday maxaad mar hore u heesi weysay kulahaa amikaba waan jognaa walaahi waa funny 😀😀😀

  • @kiinalikiinofficial5423

    wlhi waa sax nolosha qurbuhu qurux malahan ilahey nabad Hana siiyo waan soo noqoneynaa Insha allaa

  • @abdifatahbare265
    @abdifatahbare265 Před 4 lety

    Dadban comment aqariski unacay wlhi like isaara iyo baqti radisa like maxay idantareysa

  • @shamsaabshir5944
    @shamsaabshir5944 Před 4 lety +2

    Alla ninka tima jilac masha allah

  • @rahmaruxi1433
    @rahmaruxi1433 Před 4 lety +4

    I am fist 🤛

  • @SKY........63
    @SKY........63 Před 4 lety +20

    Horta dadka tartamayaa miyay dhago la yihiin qof kasta waxa loo sheegayaa in uu dhaqdhaqaaq iyo action sameeyo
    Waxba ma maqlayaan ayaan filayaa

    • @ifraah123faisal5
      @ifraah123faisal5 Před 4 lety

      Dadku isma oga oo gudaha qaybta kale ayey ku jiraan gudiduna meel gaara bay ku jiraan kolbA qofka tartamya ayaa lo yiri hdy arkyaan xarakaad waysameen lhyen

    • @luulacali9616
      @luulacali9616 Před 4 lety +1

      Ma ila aragtay horta kii kaa horeyay saas ladhahay mesha lee fadhiyaan iskama saxaanoo

    • @SKY........63
      @SKY........63 Před 4 lety

      @@luulacali9616 🤣🤣🤣

    • @muquteste8443
      @muquteste8443 Před 4 lety +1

      @@luulacali9616 🤣🤣🤣🤣🤣 way argagaxaan aan umalaynaa

  • @basharamore4191
    @basharamore4191 Před 4 lety +1

    Wiilka heesta siraad qaadaayo mohamed alta uu u cod egyahay wlh asaba umaleeyay

  • @khadijamohamed9189
    @khadijamohamed9189 Před 4 lety +2

    Why loo dihiwayay Somalia 🇸🇴 got talent

  • @ladanmuuse3991
    @ladanmuuse3991 Před 4 lety +6

    Qofka ugu horeyo ahay

    • @AbdifatahYareOfficial
      @AbdifatahYareOfficial Před 4 lety +1

      Abaayo quruxeey subscribe isaar allaha riyooyinkaaga in uu kuu rumeeyo sharafeey

    • @mhacatoosh1844
      @mhacatoosh1844 Před 4 lety +1

      @@AbdifatahYareOfficial sxp meel walbaba isaar baa la taaganthy ✌✌

  • @xaajixaraabo9402
    @xaajixaraabo9402 Před 4 lety +2

    Hada shimaliyow heesana wuu ku dhiiri gelinaya iyo music madaxa sidasana ma jecli kulaha ma fanan madax simanle oo heesa jira alla hasahlo

  • @hesqqq440
    @hesqqq440 Před 4 lety +6

    yarka xasan adan samatar qaday wlee nambarka kowaad

  • @ayuuzha9404
    @ayuuzha9404 Před 4 lety +2

    Shimaali Waan wataaa ❤️❤️

  • @rahmamohamed5636
    @rahmamohamed5636 Před 4 lety +7

    hhhh aakhiro saan commentga ugu rifeyn wuu is hagaajiyay odey aan commentgaba akhrinbaa yimid

    • @MCX6244
      @MCX6244 Před 4 lety +1

      Asagu isma hagaajine dad hagaagsan baa yimid

    • @kafeyaadbi3252
      @kafeyaadbi3252 Před 4 lety

      😂😂😂ala beerka

    • @MCX6244
      @MCX6244 Před 4 lety

      @@kafeyaadbi3252 maxaa ku Helay

  • @khaalidjamaal705
    @khaalidjamaal705 Před 4 lety +2

    inta ila aragtay inay shimaali iyo aakhiro jiboodeen 🤣🤣🤣

  • @abdullanoor7903
    @abdullanoor7903 Před 4 lety

    Asc dhaaman 1 tan 2 aaaad iyooo aaad waxan u salamaya shimali axmed shimali one of the best xamari actor sual xamar hodan u fananin badan donto

  • @zabriinamohamed4269
    @zabriinamohamed4269 Před 4 lety +1

    waaaw dad hebo leh ayaa tihiin horay usocda

  • @kiiniskukalsoonchannel4277
    @kiiniskukalsoonchannel4277 Před 4 lety +14

    Gudiga ninka cusub in tuu heelada kayaaban yhy intii aragtay lake dhac igu siiiiya

  • @safiyamahad3314
    @safiyamahad3314 Před 4 lety +2

    11:31 marka lamarayAY JAWI WAX KLE WLHI . QALBIGAA AMUSAN CODKISA MACN🌹🌹🌹🌹