Ma Xoolaa Tihiin Xirsi Muxuu Idiin Hayaa Nin Lacag Qaatay Yaanuu Idin Dareersan..Faysal Cali Waraabe

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 06. 2024
  • Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Komentáře • 73

  • @hassanahmed6221
    @hassanahmed6221 Před 15 dny +5

    Ucid ha noolaado, faysal guuul

  • @nasserpokie
    @nasserpokie Před 15 dny +5

    Itaalu Tacaala waan daranay

  • @fardusmophamed6367
    @fardusmophamed6367 Před 15 dny +3

    Adeer anaga oo aan garxajis ahayn ayaa aad u taageersan iyo dad badan oo muwaadinimadiisa og

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 15 dny +2

    Faysalba Foodkaygii Sidaasku Haysta❤❤❤❤❤

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 Před 15 dny +2

    Mansha allah

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Před 15 dny +4

    Faysal magaciisii ayuu gubay kii aabihii ayuu ku daray maanta Ciidagale wayne ayuu doonayaa inuu jebiyo Viva xisbiga wadani

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před 15 dny +1

    Maansha allaah

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 15 dny +6

    we are ucid no more kulmiye/wadani !!!!!!!! from saylac

    • @FaadumoArdo
      @FaadumoArdo Před 14 dny

      No more huwan xisbi kulmiye forever

  • @user-ih4nk6zk6z
    @user-ih4nk6zk6z Před 15 dny +1

    Like iyo share u dhaha Faysal Faaruq
    4 bilood ayaa uga hartay in uu ytuber noqdo

  • @massmass8300
    @massmass8300 Před 15 dny +3

    beesha ciida gale 30sano
    ee udanbeyy foosto dalosha
    ayy dhaaminayeen😢😢😢😢

    • @1962yusuf
      @1962yusuf Před 15 dny +1

      Doorkan foosta cusub oo aan daloolin ayaanu dhaaminaynaa ee nala dhaami. Asc

    • @Yaabkayaabkii
      @Yaabkayaabkii Před 14 dny +1

      Xisbiga Wadani cidaa wadaaba waa Ciidagale. Buurta iyagaa hogaaminaayay.
      Social media iyagaa ugu cadcad. ❤❤🎉

  • @muuminbarkhadle3915
    @muuminbarkhadle3915 Před 15 dny +2

    alx alle aya mhdle
    war kani weligii xil maqabanayo sida uxisbiga ucid uga tanasuli laayahy ayu hdu talada qabto weligeed uga dhadhacayn
    ninkan qarash umba lga cunaa wlhi

  • @khadra27day12
    @khadra27day12 Před 14 dny

    ❤❤❤❤ mashallah madaxweyne Burco dardar bay u baahan tahay

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 Před 15 dny +2

    Libaax libaax dhalay

  • @amaa143
    @amaa143 Před 15 dny +1

    اسلام عليكم متابعين جميعاشعب صومالي لند واثيوبيااخوان هماشعبين شقيقين الحمد لله على نعمةالاسلام الحمد لله عددخلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومدادكلماته اللهم صل على نبيناوحبيبنامحمدصلى الله عليه وسلم🇪🇹🇪🇹🇪🇹

    • @amaa143
      @amaa143 Před 15 dny

      اسلام عليكم متابعين جميعاصلو على نبيناوحبيبنامحمدصلى الله عليه وسلم اللهم صل على نبيناوحبيبنامحمدصلى الله عليه وسلم🇪🇹🇪🇹🇪🇹

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 15 dny +1

    Guuuuuuuuul guuuuuuuul somaliland❤

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy Před 15 dny +1

    Faysal ciidagale miyey hageadeen mise waa reer yar oo codyar Fasal Somaliland ayaa kudooraysee hore usoco guulaysa

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9t Před 14 dny

    Anoo kulmiya tageeran ayaan ucina taageersan faysal cali noolow codkana waan kusiinayaa alahu akbar ❤❤❤❤❤guulayso❤❤nin qaran

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 Před 15 dny +1

    HAGUULAYSTO FAYSAL

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 Před 15 dny +1

    Waa xaraan cirro in uu guulaysto

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Před 15 dny +2

    Isla Tuura

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 Před 15 dny +2

    ciidagalaw 2017 baa 30k oo cod khasareysan markan inga ilaliya waxa

    • @samriyecapull2101
      @samriyecapull2101 Před 15 dny +1

      Anaga codkayaga siinaynaa hadaanu cidagale nahay inankayaga faysal cali waraabe anba hasoo baxo anba yaanu soo bixin

  • @user-fc6mc8pi2b
    @user-fc6mc8pi2b Před 15 dny +1

    100% Somaliland will be the center of economic activities in eastAfrica.

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Před 15 dny +1

    Iimaan la’ intuu ka Ciro oo shilin hayn ayuu ku yidhi 500.000 oo $ i sii aan ucid iyo wadani aan isku darnee kkk Illaahay ha ku so hanuuniyo Aamiin

  • @daauudfiin6406
    @daauudfiin6406 Před 15 dny +1

    Day kii walahi kani waa ANBAD. Waali iyo nacsimo ayaa isu raacay. raganimay ba waa xiligii uu muuse 5000 dollar usoo laabi jiray waar umada ka xishood oo dhuumo oo isla yaab

  • @mouhiyadinmohamed3168
    @mouhiyadinmohamed3168 Před 15 dny +1

    Faysalow qabyaalada waxad tidhaa way inala dagtay adiguna waad kudhaqmaysa xagee laguuraacaa

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 15 dny

    Guuuuuul somaliland

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 Před 15 dny +4

    waar wlhi hadaanu nahay degmada maxamed mooge balantayadu waa badbaadada somaliland waddani xisbiga rajada shacabka

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Před 15 dny +2

    Wadani ninkaan ayaaba kulmiye uga soo hor maray oo mucaarad ku noqday

    • @Darwish1988
      @Darwish1988 Před 14 dny

      Siyaasaad maa garaanayoo waa daabeel xaaga adeeroo.

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Před 15 dny +1

    Kan maalin kasta mayuu hadlaa ma afhayeenka muuse miyaa

  • @maxamedcabdi3351
    @maxamedcabdi3351 Před 15 dny +3

    Waa faaruq waa filin kartoon isagoo mucaarid ah oo xil iyo xukun doonayaa baa sidii wuxuu laaluush iyo lacag ka qaatay xukuumada uu difaacayaa oo uu amaanayaa xukuumada muuse biixi iyo xisbiga kulmiye anagu xisbiga waddani baanu dooranaynaa iyo musharixiisa jagada madaxwaynaha ee cabdiraxmaan maxamed cirro

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 Před 15 dny

    😂😂😂 faysal cod uuma hayno

  • @Dhir.iyo.deef.
    @Dhir.iyo.deef. Před 14 dny

    War xishoda

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Před 14 dny

    Waa daba dhilif

  • @cabdisalanmursal4664
    @cabdisalanmursal4664 Před 14 dny

    Ciidagale xabad xildhibaani umuu heleen hadaan fasal soorin

  • @hodanibrahim6033
    @hodanibrahim6033 Před 15 dny +1

    Faysal waa muwaadun dhaba

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před 14 dny

    Kulmiye kaah iyo wadani baa soo baxayaa, cidagaloow hainaga khasaarinina codka, Feysal qalbi caruur cidna ma rabto

  • @عامرنبيلالعامري

    Ahlan wararka soo daa

  • @CabdirashiidMaxamed-xc9on

    Cairo ciiro

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před 15 dny

    Kkk Faysal xisbiga ninkale u sharax raila odinga kkkkk

  • @axmedtimacade4693
    @axmedtimacade4693 Před 15 dny

    😂😂😂😂😂😂

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 Před 15 dny

    Hogaamiyaha ruuxigaa ninkii hadlayaaba hayska hadlee reer sland faysal wayku kalsoonyiin wayna ugu ridayaan

  • @AllQuraanSO
    @AllQuraanSO Před 15 dny

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk doqon

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před 15 dny +2

    Guul ciidagale

  • @IsmaelMohamedAhmed
    @IsmaelMohamedAhmed Před 15 dny

    Cidagalahalashega faysal waxdhama 34sano adhigii jugucgugucda

  • @MUBAARIGBunni-hz4nr
    @MUBAARIGBunni-hz4nr Před 15 dny

    CIIDAGALE ANAA AH SANADKAN WAA HABARYAROONIZ FAYSALOW ISKA HADAL CIIDAGALE WAA WADANI WAA ILMADAREDAY HABARYOONIZ HASOO BAXAN ADU ISKA DHAC 😂

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisa Před 15 dny

    Adeer faysalow cod naga helimaysid mar cidahale arini ku timaado waxad edeysaa tolkaa waxad tagertaa mamulka fashilmay ee Muse Judan

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057 Před 15 dny

    Waa yaabe yaa kursiga ku fadhiya ma wadani mise kulmiye? Maxaa wadani dabadhigay hadduu kursi doon yahay? Fashilan midkaan😂😂😂😂

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 Před 15 dny +2

    Waa in maanta faysal ladoorto xaqbuuna uleeyahay, waa in hawada lagasaaraa xirsi iyo wuxuu wato waxan faqashta ah

  • @siciiddauud
    @siciiddauud Před 14 dny

    ciidagale ilahaw faysal ka so gaadh 20 sano meel ma gaadho madaxwayne ma noqdo xisbiga kula so baxa imisa danbe ciidagale faysal u xidhnan
    HY 20 sano gaboose hortgna markay fahmi wayeen ciro raaceen ciro hada meel wacan siyaasadi marinaya
    tolkay ciidagale waxan odhan laha war ninki kale ciidagale so saara masraxa siyaasada faysal meel gaadhi maayo xisbiga yar ku qanacsan yahay

  • @1962yusuf
    @1962yusuf Před 15 dny +1

    Gudoomiye-faysal waa astaan qaran ee ha la doorto, hadii la doonayo Somaliland-cadaalad-lagu-maamulo. Asc

  • @user-qy9go8bv8z
    @user-qy9go8bv8z Před 13 dny

    laakin ciida galaad u yeedhay oo dadkii kale meeyen sawdigii odhan jiray dhalinyarada soomaliland markaa anigu ciida gale ma ihiye halkaan codka kuusoo mariyaa 😂😂

  • @said1498ify
    @said1498ify Před 14 dny

    Reer Somaliland hadad inuun caqli iyo abaal leedihiin Faysal Cali waraabe waa bad baadada wadanka waa muwaadin aan waligii hadimada Somaliland ka shaqayn.

  • @Jscali263
    @Jscali263 Před 15 dny

    Masoo baxayo ucud waxba codka ha khasaarina

  • @user-uz4ly1js4p
    @user-uz4ly1js4p Před 15 dny

    Xirsi tuugu intiimiyuu dhameeyay

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 Před 15 dny +1

    Faysal faaruq iyo Qabyaaladii sii Xisbiga Ucid Faysal ayuu ka bilowdaa ,isagaanu ku dhamaadaa doorashada ka dibna insha alaah dub loo arki maayo oo uu dhacayaa.

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 Před 14 dny

    Faysal waa kushubo kulmiye bak car waakaase kulmiye wax haka sheego marka doorashada madaxweyne ay timado ayuun buu wadani ku jeestaa

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 Před 15 dny

    Faysal waa reer HARGEYSA OO WUU SOO BAXAYA

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz Před 15 dny

    Faysal reer guuleedbaakusheegay inaanad kursirabin oo muuse uhadalayso.
    Faysal xirsi magaadhid ee haxagxagan.

  • @saleebaancismaan5998
    @saleebaancismaan5998 Před 15 dny

    Waarkan waalani makulmiyaa kuwadhegaysanaya baakaliita

  • @user-hu4ts1dw3c
    @user-hu4ts1dw3c Před 15 dny

    Gudoomiye faysal faalso

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk Před 15 dny

    Waar wuu asaasaqey wuu eytamey markaas ayey ooooo ku leeyihiin xoolaa tihiin miyaa car isku keen hadaad nin tahay intii uu isku keenay wadani afar dumara ayaad wax u qeybisey hooraa looshegay inad faaruq tahay markaad baroorato ayaa codka lagu siinayaa

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b Před 15 dny +1

    Faysal Kulmiye biidhi-qaate wayn . Ma Xirsi buu la tartamayaa mise Muuse ?

  • @saciid_iid
    @saciid_iid Před 15 dny

    Xirsi oo tuuga yaanu isticmaalin dhalinyarta ciidagale iyo ciro muuse cabdala yaanu naisticmaalin

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 Před 15 dny +1

    Faysal waxaa ka soo Hadhay ayaamahan Ciida-Gale ayaa la iibsaday,Ciida-gale Habaryoonis ay ku dhex jiraan ayay kuugu wacnaayeen,mar hadaad afka ka dhigi weydey la Bax, maca afarta Caytama,ee Xisbiga dadkii kale ka eryey. Afkeeda ayay kala haysan weydeye.

  • @EngasadAxmed
    @EngasadAxmed Před 15 dny

    Faysalow reer cabdi ciise ayaa kaa dagay munaafaq ayaad tahay 2 wajiila ah

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 Před 15 dny +1

    Ciidagale waa afar qof oo Habaryoonis iyo magaca Garxejis ku dhex dhiumanaye hadaad gooni usaarto waad ceeboobi ee ka daa.

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w Před 15 dny

    Faysal 3 jeer ayuu tartamay
    Sadexdiiba ilaahay
    Uu diiday
    Maxaa uhadhay