2 cashar oo muhiim ah || inaad dad dhexdooda qof kula talisaa waa fadeexayn!

Sdílet
Vložit

Komentáře • 15

  • @user-bv9yi6du2f
    @user-bv9yi6du2f Před 11 měsíci

    Yaa Salaam M.a Macalimadeena Mahadsanid 100000000 Jeer ❤❤❤😊😊😊😊

  • @TheFundedMan
    @TheFundedMan Před 11 měsíci +3

    Si Lillaahi ah ayaan ku jeclahay Ayaaney❤❤❤
    Samo iyo Wanaag Korkaaga ha ahaado.

    • @AyanDhaladShow
      @AyanDhaladShow  Před 11 měsíci +2

      ilaahay haku jeclaado wlo☺️

    • @TheFundedMan
      @TheFundedMan Před 11 měsíci +3

      @@AyanDhaladShow Annagu kama caajiseynu Dhageysigaaga ee haka caajisin soo gudbinta wllo.

  • @xikmadwade
    @xikmadwade Před 11 měsíci +2

    Ayaan I support you 😊

  • @ayaanilwaadofficiall2555
    @ayaanilwaadofficiall2555 Před 11 měsíci

    mahadsanid wlll waa 2 cashar oo cajiib ah

  • @abdidahir9365
    @abdidahir9365 Před 11 měsíci

    Mahadsanid ❤️

  • @Ayan_Abdi
    @Ayan_Abdi Před 11 měsíci +1

    Waa cajiib wlhi, mahadsanid wllo adiga iyo turjumaha buugaba.

  • @farhiaadam2777
    @farhiaadam2777 Před 11 měsíci +1

    جزاك الله خيرا يا اختي غالية

  • @shaamil_shaacir
    @shaamil_shaacir Před 11 měsíci

    Haa buugaan xagee ayaan kaheli karaa wlle

  • @ZiyeshJiin
    @ZiyeshJiin Před 11 měsíci

    Wll ayaan dhalan inbadadn baan ku sugaynee ee noo soo celi barnaamijyadiii cilmi nafsiga ee aad ugu fiicneed

  • @FaahiyeKayse-xj9ee
    @FaahiyeKayse-xj9ee Před 11 měsíci

    Wlashay😊❤

  • @Ahmedheersare
    @Ahmedheersare Před 11 měsíci +1

    wll Ayaaney booggagta Aden Khadar Ali Aden Sahan xge ka iibsan karaa qofka qorba jooga ah ayaggo physical book ah? Mahadsanid

  • @ZiyeshJiin
    @ZiyeshJiin Před 11 měsíci

    Wll ayaan ilaahay ha ku xafido wxaa athy gabar ilaahay aqoon iyo waayo aragnimo siiyey weliba aad u jecel bulshadeeda inay wx u qabata dadka na dhiirigelisa raga iyo dumarka iyo caruurtaba wll waan ku jeclahay ilaahay dartii ilaahay hakuu ziyaadiya aqoontada wyahaada wx barasha AYAAN JAMAC NUUX AYAN DHALAD SHOW❤

  • @ZiyeshJiin
    @ZiyeshJiin Před 11 měsíci

    Wll wxaan ka codsanayaa arimaha ku saabsan dumarka xaga shukaansiga iyo jacaylka inaad noo soo gudbisa wuxuu ka yiri cilmi nafsiga sidii hore aad noogu soo gubbin jrtey daraasadaha psychology ee la sameeya❤ mahadsanid wll ayan dhalad waa iga codsi❤ un haye iyo maya aad dhihi kartid wlshy