MASHRUUCA MAALGASHIGA XOOLAHA MILLIONAIR KU NOQO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 04. 2024
  • HALKAAN AYEY LACAGTU KU JIRTAA MASHRUUCA MAALGASHIGA XOOLAHA MILLIONAIR KU NOQO #somalia #xoolaha
    Ku xirnow Channel-kaan oo ka mid noqo asxaabta tirada badan leh ee nagu xiran waxaan soo gudbinnaa muuqaallo ku saabsan aqoonta beeraha iyo Guud ahaan Sector-da wax soo saar ka dalka sida Xoolaha iyo Kalluumeysiga.
    Halkaan ku dhuf/Click here : www.tubebuddy.com/Tacab11
    Ku soo biir Telegram Group: t.me/+xcl694NOGygxZjY0
    Whatsapp Group: chat.whatsapp.com/H2q5F8ikm7e...
    Fadlan nagala Soco baraha bulshada aan ku leenahay Sida :
    / tacabiyotacliin
    Tacab2022/status/...
    / abdinasirabdihassan8
    Twitter: @AbdinasirAbdiH
    www.clubhouse.com/@abdinasira...
    Instagram: @abdinasir_abdi_hassan.
    Linked in: abdinasir-abdi-hassan
    E-mail: mr.abdinasirabdi@gmail.com
    www.tubebuddy.com/Tacab11
    Mahadsanid
  • Věda a technologie

Komentáře • 14

  • @TacabiyoTacliin
    @TacabiyoTacliin  Před 2 měsíci

    Like and Subscribe Livestock Investment and Trading is where the money is 👇 czcams.com/video/EzTeYr4ob6I/video.htmlsi=zTYETBo_X8LZyCLj

  • @suheebsaajjidstudents7541
    @suheebsaajjidstudents7541 Před 2 měsíci

    ManshaAllah wa Ganacsi fican

  • @ilabaro8177
    @ilabaro8177 Před 2 měsíci +1

    Cooska nafaqada Af-Soomaali maku sheegi karta ilee somalia jognaaye

  • @jaamacali4469
    @jaamacali4469 Před 2 měsíci +9

    Waxan jogaa bosaso waxaan soo iibsadaa orgida yaryar waxaan kusoo iibsadaa 26$ ilaa 28$ markaan hayo 2bil waxaan udhòofiyaa dalka yaman waxaan siistaa 65$ marka kharashka laga jaro waxaan kahelaa 1neef 15$ ilaa 20$

    • @TacabiyoTacliin
      @TacabiyoTacliin  Před 2 měsíci

      Walal Jaamac xoolaha waa maalgashi aad u wanaagsan runtii.

    • @Daacad1999.
      @Daacad1999. Před 2 měsíci

      Alle ha kuu barakeeyo walaal, ma ila wadaagi kartaa talooyin ku saabsan iyo waxyaabaha aad u adeegsato naaxinta xoolahaas?

    • @maxamuudqorane1937
      @maxamuudqorane1937 Před 2 měsíci

      Fariid baat tahay sxb inaan howsha bilaabaan doonaya ood talo iga siiso wll. Hargaysaan jooga orgida yaryar waan soo iibsan karaa qiimuhuna waa intaa aad sheegtay se dhoofintii ayaa caqabad ah oo xidhiidh dhoofineed maho maxa talo igu caawin karta wll mahadsanid

    • @buraale134
      @buraale134 Před 2 měsíci

      Reer barigu wa ganacsato dabici ah ilahay barakeyo sxb

    • @user-wy1nb1yh7o
      @user-wy1nb1yh7o Před 2 měsíci

      Yemen miya udhoofisa mise wadanka ku iibisa

  • @mukhtarahmed7055
    @mukhtarahmed7055 Před 2 měsíci

    Good topic, soo badiya sxb

  • @ahmedmahmed9355
    @ahmedmahmed9355 Před 2 měsíci

    Barnaamijyadiina intaan ka arkay waa qaar aad u fiican ,oo aan is leeyahay dhalin yarada wakhtigan aad bay u anfacayaan .Balse wllayaal heesaha ka daaya .Waayo heesuhu waa xaaraan adillo badan banana sheegaysa .

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 Před 2 měsíci

    Wa fikir fican lkn dadkeenu qaab traditional ah bay u xanaaneeyaan xoolaha taasna waxa la samaynkaraa uun in arafada halsano kahor lasii iibsado

  • @AhmedAli-qg5bi
    @AhmedAli-qg5bi Před 2 měsíci

    Jazaka allah. Waa hamigayga ugu wayn africana hada waxa aad loogu dhaqaqay