SIDEE LOO BILAABAA GANACSIGA BEERAHA? 2024

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 08. 2021
  • Asc Saaxibayaal ku soo dhawaada muuqaal kale oo cusub sida aad ciwaan ka ku soo aragteen waxaan kaga hadlaynaa sida aad ku billaabi kartid ganacsi la xiriira wax soo saarka beeraha ama Agribusiness .
    Inta aan guda galin barnaamijka fadlan haddii aad ka mid tahay asxaabteena cusub ha hilmaamin in aad rukumato Channelkaan oo aan ku soo gudbinno warbixinno la xiriira horumarinta beeraha Soomaaliya la wadaag asxaabtaada, wixii fikir iyo soo jeedin ah noogu reeb qeybta hoose ama whatsapp ka shaashadda ku qoran nagala soo xiriir mahadsanid .
    Waxaa laga yabaa in aad jaamacadda sanado badan ka hor aad dhameysay ama sanadkaanba ay kuu soo dhammaatay safar kii waxbarashada jaamacadda, haddaba ma ku fakartay inaad billowdo ganacsi adiga kuu gaar ah oo faa’ido badan ka sameyn kartid? Mise waxaad dooneysaa inaad noqotid shaqo suge araajida u geysta ruux kale oo shaqo abuurtay ha ahaato Shirkad ama Hay’ad.
    Ku xirnow Channelkaan oo ka mid noqo asxaabta tirada badan leh ee ku xiran kala soco muuqaallo ku saabsan aqoonta beeraha iyo wax soo saar ka .
    Fadlan nagala Soco baraha bulshada aan ku leenahay Sida :
    / abdinasirabdihassan8
    Take a look at عبد الناصر عبد حسن (@AbdinasirAbdiH): AbdinasirAbdiH?s=08
    www.clubhouse.com/@abdinasira...
    Hey, I'm using Telegram to chat. Join me! Download it here: telegram.org/dl
    I'm on Instagram as @abdinasir_abdi_hassan. Install the app to follow my photos and videos. invitescon...
    Linked in: / abdinasir-abdi-hassan-...
    E-mail: mr.abdinasirabdi@gmail.com
  • Věda a technologie

Komentáře • 25

  • @subeeto
    @subeeto Před 2 lety +5

    M.a shaqo adag baad haysaa do not give up ❤🥰

  • @hiirale2042
    @hiirale2042 Před 2 lety +2

    M.a ustaad mahadsanid

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 Před 2 lety +1

    Shukran zxp soo badi video oo kale

    • @TacabiyoTacliin
      @TacabiyoTacliin  Před 2 lety

      Adigaa mudan walal ee Subscribe iyo like noo saar kanaalka iyo muuqaalada ku jira sidoo kale saaxibadaada la wadaag Kanaalka insha'alah muuqaaladaan oo kale waan soo badin doonnaa.

  • @CadeQarawe
    @CadeQarawe Před 2 lety +1

    Mahadsanid saaxiib

  • @Ibrahim-uv7lf
    @Ibrahim-uv7lf Před 2 lety +3

    Thanks 😊.

  • @AyaanleFX
    @AyaanleFX Před 2 lety +2

    Thanks for you

  • @kibirlaydaisaaq5099
    @kibirlaydaisaaq5099 Před rokem +2

    Xagee idinkalaso xidhiidha wllo

  • @guledosman2107
    @guledosman2107 Před 2 lety +3

    Mamule hlakan wax ma la laiddinka su,aali kara

    • @TacabiyoTacliin
      @TacabiyoTacliin  Před 2 lety

      Haa walal Kuna Soo Biir Telegram Group: t.me/+xcl694NOGygxZjY0

  • @abdurahmanhersi8357
    @abdurahmanhersi8357 Před rokem

    ASC Jannagale aad baan ku bogaadinayaa hawshaan qiimaha badan ee aad ummadda u haysid

  • @GARAADKOBCIYE12
    @GARAADKOBCIYE12 Před rokem

    War cilmigaan waaloo baahnaa inbdn raadiyay ugu dambeen caawa facepook linkiga kasooraacay insha allah waaka faaiideeysa doonaa coursoyinka diyaarka ah.

    • @TacabiyoTacliin
      @TacabiyoTacliin  Před rokem

      Soo dhawow walal whatsapp Number kaan nagala soo xiriir +252682736264

    • @kornesh485
      @kornesh485 Před 11 měsíci

      Video noocaana in badan ayaan raadinaayay ....maanta CZcams ayaan kuqoray qeebta searchka video gaan ayaana isoo baxay ... Waxaan rawaa inaan bilaawo Agri business bilaan kabilaawana ma aqaan

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 Před 11 měsíci

      ​@@TacabiyoTacliinSalaam Alayakuma masha Allaha wllo waxaan ku wadiiyay ma waxaad dhitaan courses kuku tacaluqa beera🎉 thanks

  • @xuseenhaaland8507
    @xuseenhaaland8507 Před 2 lety

    Asas

  • @sagaltv2241
    @sagaltv2241 Před 3 měsíci

    Aad ayaad umahad santhy