2 Hab Oo Aad Kusoo JIIDAN karto Qofka Aad jeceshahay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 10. 2020
  • Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
    Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
    Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
    Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
    Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
    Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789
  • Jak na to + styl

Komentáře • 166

  • @DrAishaDahir
    @DrAishaDahir Před 3 lety +73

    Fadlan wlle ino soo gali video aad kaka hadleyso wax barashada sida loogu guuleysto mahadsanid wax badan wan ka faiday jazakalllah kheyr 🌹🥰

  • @shucaybboombale7048
    @shucaybboombale7048 Před 3 lety +31

    Qofki ugu horeyy o dawady ahy mnta m.a

  • @hassannoor1738
    @hassannoor1738 Před 3 lety +22

    Sidahda boog oo aad waxan kakorarsaday cilmi iyo fiktad dheerad ah mahadsanid imbathan.
    Asxaabta waxan kuborinaya innay gataan boogta inshaalah.
    Murtida manta wa "sithan jiir nafaqadisa ugu dathalayna, ruxdana nafaqadhedana an ugu dathaalna walalyala inshaalah.
    100/100 asxaabay wad kumahadsantihin.

    • @yazariabdirisak7346
      @yazariabdirisak7346 Před 3 lety

      Wll markad wax qorayso adeegso farta somaliga , th kuma jirto farta somaliga mhdsanid

  • @kudhiaxmed6238
    @kudhiaxmed6238 Před 3 lety +11

    Cilmi badan oo iga maqnaa ayaad iga caawisay jasaaka allah bro😍😍😍😘

  • @muslimlady1068
    @muslimlady1068 Před 3 lety +39

    Mash all from hargeisa keep going love ❤

  • @khadrayazzin3660
    @khadrayazzin3660 Před 3 lety +21

    Wad mhd santahy Huno lkn muqlda so yara badi malin kasta wn so ega inad wax so dhigty

  • @mohamedabdi2694
    @mohamedabdi2694 Před 3 lety +1

    cilmiga bolshada waa aqoon aad u muhiima siiba kan qoyska thanks sxb keep it

  • @mohamedkhadarali1973
    @mohamedkhadarali1973 Před 3 lety +2

    mahdsanid macalin

  • @zamzajw5594
    @zamzajw5594 Před 3 lety +9

    Legend waan ku sugaynay uun hawada waad ka maqnayd 😫🥰🥰♥️

  • @abuabdi7423
    @abuabdi7423 Před 3 lety +8

    Horta muhimka kowad waxa waye in ad buxi kartid bahiya qofka bahida kaliya mahin lacag in kasto lacagta muhim tahay nagaha bahiya raga waxa ugu umihsan ey ku bixi karan wa darenka jacelka inta badan waxa ku imada darenka qofka si walbo ey ahato ama mid bahiyo hantiyed ama bahiyo daren kale intaasi le ku yimada jacelka inta badan sax ama qalad?

  • @shukriali3334
    @shukriali3334 Před 3 lety

    Maashaalaah Tabaarakalaah wax badan ayaa kaa faaiiday jizakalaahu khayr kama daalo talooyinkaaga

  • @suniishcadey9046
    @suniishcadey9046 Před 2 lety

    Masha allah aad baan u xiiseya muuqaladaada mahadsanid 🙏🙏

  • @xaawomaxamed7645
    @xaawomaxamed7645 Před 3 lety

    Thank you Abdirizak

  • @noordinhuncho
    @noordinhuncho Před 3 lety +5

    asc ustada waxan rabaa in aad iga cawiso qof aan jecelahay ana usobandigtey lkn igu didey cilad ugu weyn waxey tahayi maraciin habab ficn oo lugu sojito ilaa iyo hadaa nah wan jecelahayi whatsppka ayan iskulaxarirnaah lkn shekadenu maa dafto salaan. mara walipo aan rabo in aan waxa ushegto jecelgeda inu igu zaiddayo ayey maramarsoni radisa. shekadanah daxabartangisa igu kalagoyso. sida ineye dahdo hurdo ayaa ii hayso mise meel aan ujeda iyo waxayabo lamiid aah.plase iga cawi halksi. mahadsanid

  • @sabiryare5708
    @sabiryare5708 Před rokem

    Mahadsanid wll

  • @user-ug2lw6us2q
    @user-ug2lw6us2q Před rokem

    Mahadsanid macalin

  • @seynabmaxamed953
    @seynabmaxamed953 Před 3 lety +2

    Thanks wll qaali ❤❤😍

  • @adnocabdi4641
    @adnocabdi4641 Před 3 lety +2

    Thnks my brother A/risaq

  • @habonmaxamed6153
    @habonmaxamed6153 Před 2 lety

    Mahadsanid walal qLi

  • @xogtacusubmedia4940
    @xogtacusubmedia4940 Před 3 lety +3

    Macalin Sare oo Nolosha ah C/risaaq Faarax hore u Soco Sxb wax badan ayaan kaa faaidnaa

  • @xamsecabdicali5160
    @xamsecabdicali5160 Před 3 lety +2

    Thnks bro c/risaaq

  • @muzamil2891
    @muzamil2891 Před 3 lety +2

    Masha allah wll

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Před 3 lety +1

    Thanks my bro noolow allaya cisak

  • @zaytuuni5066
    @zaytuuni5066 Před 3 lety +6

    Our teacher😊🌻

  • @Carawelo
    @Carawelo Před 3 lety

    Muqal cajib ah mahadsanid wll

  • @kaamildhako6978
    @kaamildhako6978 Před 3 lety +7

    Mahadsanid ustaad cabdiriaaaq faarax

  • @nasroaliahmed2196
    @nasroaliahmed2196 Před 2 lety +1

    Wow masha allah

  • @rugaalmedia3563
    @rugaalmedia3563 Před 3 lety +2

    Horey u soco macalin

  • @keysehugur9921
    @keysehugur9921 Před 3 lety +2

    Keep going teacher ABdi rizak

  • @abdourazackhousseinmohamou3755

    Thanks you're very information about your

  • @najahhasson531
    @najahhasson531 Před 3 lety +1

    MashallaH from burao keep going wllo

  • @kamaalhassan8179
    @kamaalhassan8179 Před 3 lety +2

    Wxn aaD u xiiZeEya muQaaLaDa AaD zoo QadaNaYso Guul markzta iNzha AllaH

  • @ashajama4594
    @ashajama4594 Před 3 lety

    Mahdsanid

  • @somaliafunny3643
    @somaliafunny3643 Před 3 lety

    Masha Allah

  • @Mubaarak-Hayye1549
    @Mubaarak-Hayye1549 Před 3 lety +7

    M.a allaha ku sharfo wllkaygiyow

  • @choukrimohamed5957
    @choukrimohamed5957 Před 3 lety

    Shukran

  • @dalkasoomaliyawaxkabaro417

    Thanks wll

  • @adenmohamed314
    @adenmohamed314 Před 3 lety +1

    Great video

  • @bileyassein
    @bileyassein Před 3 lety +6

    Waan ku taageersanahay, halkaa inooga wad casharrada walaal.

  • @maankacaade5824
    @maankacaade5824 Před 3 lety +2

    Asc walaal m.a muuqaalada aad soo galiso wax badan ayaan ka faa iday mahdasanid

  • @weheliyechanel7696
    @weheliyechanel7696 Před 3 lety +1

    Shacayb
    Muuse
    Xuseen

  • @kowsar39
    @kowsar39 Před 3 lety +2

    Soo badi huno 💞

  • @RJ22536
    @RJ22536 Před 3 lety +8

    SU'AL --QOFKA KUMAWA SHEGAYO WUXU KU XUNYHY E SIDA LO AQRISTO NOSHEEG BRO

  • @sabaadcilmi8823
    @sabaadcilmi8823 Před 3 lety +3

    Mnshlaa wllo cabdirasaaq farax ruux aan taagero noloshu kuma xumayso

  • @queenamuun2780
    @queenamuun2780 Před 3 lety +2

    Thnkz pro🌸🌏

  • @maankacaade5824
    @maankacaade5824 Před 3 lety +1

    Asc walaal aad iyo ayaan ugu faidaa muuqaalada aad soo galiso mahadsanid

  • @masnasaed1429
    @masnasaed1429 Před 3 lety

    Masha allh

  • @anacondaguleed4675
    @anacondaguleed4675 Před 3 lety +1

    Hno qofka sidee ku ogan karta dabecadiiza ama waxa ka dhiman ee uu u bahanyahay qofku

  • @tacabmedia7623
    @tacabmedia7623 Před 3 lety +2

    😀😀😀😀sxb waad horaysaa ee hore usoco

  • @maxamedcilmi1655
    @maxamedcilmi1655 Před 3 lety +2

    Keep going king

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 Před 3 lety

    Thanks

  • @munaabdikadir-rt4yy
    @munaabdikadir-rt4yy Před 2 měsíci

    Huray usoco

  • @cawilld_wanted7900
    @cawilld_wanted7900 Před 3 lety +6

    War naag ma ledahy mise is jeceshihiin nio

  • @misramohamedali427
    @misramohamedali427 Před 3 lety +2

    Mashaallah

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 Před 3 lety

    Koobciyaha gaaraadka aadama ha master wax ka baro channel

  • @ahlaamahmed3167
    @ahlaamahmed3167 Před 3 lety +2

    All qovka aan i dhawyn se uso jiida

  • @khaireupdirazhid5722
    @khaireupdirazhid5722 Před 3 lety +1

    Keep going✌️

  • @sakariyehuseen1306
    @sakariyehuseen1306 Před 3 lety +1

    Keep going zxp

  • @cabdiqadargelle7093
    @cabdiqadargelle7093 Před rokem

    Soo badi pro

  • @muzamil2891
    @muzamil2891 Před 3 lety +1

    Mashable

  • @mohamedibraahim1341
    @mohamedibraahim1341 Před 3 lety +1

    Aad ayaan u xisaynayaa inaan daawado mawduucan FAA'idada hel

  • @ibrahimahmed4399
    @ibrahimahmed4399 Před 3 lety +2

    Wxbadan kaafaa idnay sxp keep going

  • @evamahamed3684
    @evamahamed3684 Před 3 lety +2

    Garaadka Ha wayeeen macalin wax Badan ban ka faidey runTi

  • @feysalfeyte1802
    @feysalfeyte1802 Před 2 lety +1

    m.a wllky mcn grb wen ayn ka faide alle hku dhowro sxp mcn nolow ustad

  • @decoexchange24
    @decoexchange24 Před 3 lety +1

    Keep going

  • @kamaalhassan8179
    @kamaalhassan8179 Před 3 lety +3

    Bro mxd NOLA WadaaGi waYdaY muuqaalkaGa mrka Aad video samynayso?????

  • @apdiqani8319
    @apdiqani8319 Před 3 lety +2

    INA FARAX THKZ PRO

  • @Soccer_115
    @Soccer_115 Před 3 lety +1

    From hargeisa

  • @dhuuxcali3113
    @dhuuxcali3113 Před 3 lety +2

    Waan kahadlay xigmahaga runti

  • @abshirawliyo9800
    @abshirawliyo9800 Před 2 lety

    Keep going pro

  • @azwaanthaahir5555
    @azwaanthaahir5555 Před 3 lety

    Keep goin pro

  • @abdiqanibulbulofficial8576

    First one isoo booqda wllyal subscriber isara

  • @Maariyo-xv6uf
    @Maariyo-xv6uf Před měsícem

    Walaal waakuaaminsanahay

  • @jibriilcabdikaafi5335
    @jibriilcabdikaafi5335 Před 3 lety +3

    Aboowe love ii saar ❤❤👍👍🙏

  • @chokerhanad1207
    @chokerhanad1207 Před 2 lety +1

    Wllo halken kala so xidhiidha pls su,al ka codsan kaha😥

  • @xamsexamse1693
    @xamsexamse1693 Před 3 lety +1

    C/rasaq farax wxn ku waydiiyy zhp sideed u sameeysaa vidoe ga

  • @xarbiabdishire1234
    @xarbiabdishire1234 Před 2 lety

    Hadaad faqiir tahy neh oo jecel ku kalay maxaa siiya gabdhaha

  • @xafsocabdirisaq9705
    @xafsocabdirisaq9705 Před 3 lety +1

    Asc wll buukan mhelikaraa

  • @hassannoor1738
    @hassannoor1738 Před 3 lety +4

    Mahadsanid walal.
    Walal haday sur taqaltahay noqo sohathal cilmu nafsiga gacmaha iyo luqaha fadhlan.

  • @abdifitaahmaxamed5558
    @abdifitaahmaxamed5558 Před 2 lety

    Qofka ku jecel calaamado lagu garto mjiran hde jiran isogudbi pro

  • @abdalaali8061
    @abdalaali8061 Před 3 lety

    Kap going

  • @ibraahim441
    @ibraahim441 Před 3 lety +1

    Walaal waxa igu adag in an qof an faniyo ha ahaa do zxp key ama saxiipa dey walcom bag adoo nabad khabo walaalka wax ka baro cay maa ha ee waa faan qof ka hal xikmad ku der waa la dhagees taa ee lama dhagesto

  • @suweyzabdi7914
    @suweyzabdi7914 Před 3 lety +2

    Waad soo labady muda ka dib abdirisaq wan kuu xisay

  • @maanoh_qoslayeh7149
    @maanoh_qoslayeh7149 Před 3 lety +2

    RUN AHAANTII WAXYAABO BADAN AYAAN KA FAA"IDAY ALLE HAKU SHARFO WAXKALE OO AAN KU IDHAAHDO GARAN MAAYEE❤❤❤❤❤

  • @wadnakabeofficiall4829
    @wadnakabeofficiall4829 Před 3 lety +2

    lagend cashirada maad noo soo badisaid saan kuu sugayay waan dale 🙏🙏

    • @xasancabdi5718
      @xasancabdi5718 Před 3 lety +1

      Go forward until you reach your goal keep going my teacher of life abdirizak

  • @abdulahidacadchannel4841
    @abdulahidacadchannel4841 Před 3 lety +2

    Aad ban u tageraa chenelkan

  • @aliyuusuf9350
    @aliyuusuf9350 Před měsícem +1

    Aniga imisanaagood ayaa kaahelay zxp😅

  • @shiremohmedshire5318
    @shiremohmedshire5318 Před 3 lety +2

    Hore u soco wllky

  • @leyilamaxamed8431
    @leyilamaxamed8431 Před 2 lety

    👍👍

  • @jiijoqueen1075
    @jiijoqueen1075 Před 3 lety +6

    Waxa aaminsanhy alle amarkiisa
    Qof ijecleen aan ani bis jeclhy kaas farxad iyo naxariis kamahelaayi lkn midka ijecel farxad isiinkara

    • @maxamuudxasan5702
      @maxamuudxasan5702 Před 3 lety +1

      Abaayo ila tali aniga gabar ayaa si xad dhaaf ii jecel ani mid kle jeclhy 2dooda mede raca mida i jecel mise mida aan jeclhy

    • @jiijoqueen1075
      @jiijoqueen1075 Před 3 lety +1

      @@maxamuudxasan5702
      Walaalkeey horta marka hore waku salamay mida kle waxa kudhihilaha tan kujecel raac iyada farxad kusiinkarto mgrty taas yeekudhafin fursad halmar kusomartaa mgrty walaalkeey hadayacin hana dhaawicin

    • @maxamuudxasan5702
      @maxamuudxasan5702 Před 3 lety

      @@jiijoqueen1075 saas xanuun wye kwrn haddan 2dooda iska dhafo mid kle iska raadsado see u aragta?

    • @jiijoqueen1075
      @jiijoqueen1075 Před 3 lety

      @@maxamuudxasan5702 hee ciyaar wataaye markaas caafimad kaada ada yaqano walaalkeey

  • @munirayusuf5308
    @munirayusuf5308 Před 3 lety

    Waruntada

  • @abdimohamed3163
    @abdimohamed3163 Před 3 lety +3

    I hope it will help me
    Waxan raba inaan sojiid gabadh dibada jirta
    Marka wax kabaro channel sideen ku ogaada gabadha waxay jiceshahey plz
    Abdirizak my mentor on how to flirt a girl
    Wish you good luck 👍🍀

  • @WarsanMedia12
    @WarsanMedia12 Před 3 lety +2

    Soo Booqo Channelkan si aad wax badan uga korodhsato. mahadsanidiin

  • @Hugaanmedia
    @Hugaanmedia Před 3 lety +2

    Wallkey keep going aniga iga hadleysa wllhi
    Qofka tajirka ma radiyo ee waxan radiya qofka raga dhaman dunida joga gal iyo muslinba an u arko inow asiga ugu aqli badan Yahay o an ka aqligas an radinayo aniga wayo qofka aqliga bdn unba isla fahmikarna wax waliba ina fahmikaro kana dunida majogo mala hadow jogana waxa laga helaya dhanka iyo rer sheikh isaaq ama rer jaburi gar ahan cise
    Wayo waxan ka bartay rag aqil ah balse an dhameystirnen marka hada wax sodhaweyn karo qofka an rabo hadiba xaga kahelay dhameystirana asigo dhameystirana wa laga helaya mala ma ogi ilahey unba og ee wan is leyahay un moyane garanmayo dhankow iga jiro magaratay ina ader mcn✅🤴🏼💯💯🥰💔❤️jisakalahu qeyra

    • @Hugaanmedia
      @Hugaanmedia Před 3 lety

      @@fekermedia wa lagu sodhaweynaya Wallkey hadaba noqaneyso maxa lagu didi 😁😁😍😍😍😍

    • @kamaalhassan8179
      @kamaalhassan8179 Před 3 lety +1

      Hhhh mgcaaga layaabnahy AbaaYo wlhi

    • @Hugaanmedia
      @Hugaanmedia Před 3 lety

      @@kamaalhassan8179 hee Wallkey kiwaara ina saman don mohamed Ahmed abadir aya leydhaha gabar habar gidir gar ahan salemal farax roble ayan ahay hoyadeyna wa abgal Isman ayeyadey iso korsatayna o ihadaq bartayna wa habar awal sacad muse gar ahan cabdale barasho wcn Kiwaara abahey mcn ila baxay juweyriyo hoyadey ila baxday allaah ha unaxariste dhamantodba fadumo habaryarteyda ustiraliya jogto aya ila baxday wall qali marka intas qof magacoda wadato ayan ahay ciyar ciyar nin keyga lagu helimayo gabdhaha wan kaduga nahay magaratay wall qali sidas ban durba u heleynin qofka an radinayo 😜😜🤪🤪🤪😍😍

    • @kamaalhassan8179
      @kamaalhassan8179 Před 3 lety +1

      @@Hugaanmedia hhhh funny bd thy wlhi si daacada u qoslay Alle haku daayo wllzhY qli Walidiintadana Alle ha u Naxariisto iyo Dhmn muslimiiinta Inzha AllaH GuuL bn Ku RajaYNaYaaA MrKzta Gcn Bn Ku TgaY🖐👸💯

    • @kamaalhassan8179
      @kamaalhassan8179 Před 3 lety

      @@Hugaanmedia subscribe bn kuGu ahaY hda LaGa biLaaBo

  • @ahmedabdirisak4295
    @ahmedabdirisak4295 Před 3 lety +3

    1❤

  • @AminaMaxamed-ef4wd
    @AminaMaxamed-ef4wd Před 9 dny

  • @ahmedshekh6543
    @ahmedshekh6543 Před 3 lety +4

    Saxib naagti leyga guursady sidii ban ku heli karaa?.wan ka samir lahay runti 🤔😥 ar bal ilket igu sharfa somaliweyn full respect everyone 👏

    • @rageahmed7771
      @rageahmed7771 Před 3 lety

      😂😂😂

    • @ahmedshekh6543
      @ahmedshekh6543 Před 3 lety

      @@rageahmed7771
      Hh sxb nin naag la guursady hunguri
      ka sii haayo weli ma argty🤣🤔

  • @zhr13yosef54
    @zhr13yosef54 Před 3 lety +1

    Hada kala qarad jooogatna😔

  • @oszma19
    @oszma19 Před 3 lety +2

    Keep up legend ✌️

  • @user-im3yb7vp3m
    @user-im3yb7vp3m Před 2 měsíci

    dapeecadiisa hadaanan garanayn maxan samayn doona😢😢😢