LABADAN MASHIIN KAGA GANACSO CALAFKA XOOLAHA (BUY THIS PRODUCTS)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 11. 2022
  • Qofkii iib u baahan ha igala so xidhiidho
    (Suuqaturkiga@gmail.com)
    Ka Iibso PDF ka 👉payhip.com/b/sGK95
    Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli
    ► Social Media igala soco!
    📸 / zakariyecaawiye
    📖 / sakariyecaawiye
    🐦 / zakariyecaawiye
    💛 / zaki-sool
    👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
    ► www.paypal.me/Zakariye127
    #Calafkaxoolaha

Komentáře • 70

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  Před rokem +12

    Fadlan Like saar Muuqaalka 👍 igala soo xidhiidh (Suuqaturkiga@gmail.com)

    • @mohaadm
      @mohaadm Před rokem

      Cagaf yada Ka horeeya wadanku cagafyo maba leh kadib Bay dadku mashiinka ha minjaraan

    • @ahmedibrahim2650
      @ahmedibrahim2650 Před rokem

      Wll sakarye iso qabo ana danaynaye

    • @ahmedibrahim2650
      @ahmedibrahim2650 Před rokem

      Labarkaga ad ayan ugu bahanhy

    • @user-vd3uv9ik2x
      @user-vd3uv9ik2x Před rokem

      👍🏻 ok

    • @Zakiict
      @Zakiict Před rokem

      Ganacsi Gym ina samaya raba sideen u bilabi kara video ka soo same sxb

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 Před rokem +6

    Runtii zakiriye wll mahadsanid wax badan baa kaa faiaday intaa in kabadan in kaa faaido waa rajaynaa

  • @sacadsheekh1521
    @sacadsheekh1521 Před rokem +1

    Wllo Mashaa aallah hoore uuguu sooco dhirigalinta bulshada somaliyed

  • @maxamedcabdi2232
    @maxamedcabdi2232 Před rokem +2

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يا سكريا

  • @khalidsillah4525
    @khalidsillah4525 Před rokem +2

    Waan saaray likta

  • @mogeedi1886
    @mogeedi1886 Před rokem +1

    Waa mahadsantahy youtuber kasareeya majiro horey usoco

  • @omararale7962
    @omararale7962 Před rokem +2

    Ma Sha Allah. You're doing good work

  • @abdinaazirmaxamednuure4416

    Wll Mashiinka sokorta ,burka,baasto

  • @khaalidxikam
    @khaalidxikam Před rokem

    Masha Allah zekariya wll alle haku barakeeyo ummada soomaaliyeed dadka ay ubaahantahy ayaad tahay waad noo faaidaysay in badan alle sw.ummadeenana haka yeelo kuwii jaanisyada qaadata xilligeeda

  • @anasibrahim5278
    @anasibrahim5278 Před rokem +1

    Mahadsanid

  • @sadiaabdirizak9703
    @sadiaabdirizak9703 Před rokem +2

    Fikir qurux badan😊

  • @Abdullajaliilcali
    @Abdullajaliilcali Před rokem +2

    Thanks bro

  • @bashirdulane9580
    @bashirdulane9580 Před rokem

    Mahadsanid inadeer. Waxaan filayaa inaan aabahana aan is naqaaan. Wa u baahanahay qalabkan. Waan ku so wici inshallah

  • @hilfar88
    @hilfar88 Před rokem +1

    Waad mahadsantahay walaalkeey

  • @maxamedaxmed5498
    @maxamedaxmed5498 Před rokem +1

    Masha allah wlle

  • @abdullahiosman7197
    @abdullahiosman7197 Před rokem +1

    Thanks wll

  • @saaraabdi4842
    @saaraabdi4842 Před rokem +1

    Horay u soco saki

  • @asmahassan3504
    @asmahassan3504 Před rokem +2

    Masha Allah wll mhadsanid sakariye

  • @hawosheik3670
    @hawosheik3670 Před rokem +1

    Maashaa Allaah

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 Před rokem +1

    Masha allah

  • @abdirahmanahmedabdullahi

    waad mahadsan tahay wll

  • @amoudicargo9470
    @amoudicargo9470 Před rokem +1

    Well
    Done

  • @WABEERIBUSINESS2123
    @WABEERIBUSINESS2123 Před rokem +1

    Madsanid wll wakhti kuu haboon ayaad inoo soo dhigtay

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Před rokem

    Allaha kubarakeyo wadadalaysa

  • @axmedxaaji2897
    @axmedxaaji2897 Před rokem +2

    Masha'allah waa mashiino aad u wanaagsan.mahadsanid bro.

  • @khadarsheikhmahamud1652
    @khadarsheikhmahamud1652 Před rokem +1

    mahadi korkaaga ha ahaato wll warbixino aan lacag lagu heleen ayd si bilaash ah mar walba noola wadaagtaa

  • @husseinabukar7723
    @husseinabukar7723 Před rokem

    Waa mahadsantahy mudane
    Lkn inta aan mashiinada la gaarin soo kama horeyso in calafka la beero

  • @user-vd3uv9ik2x
    @user-vd3uv9ik2x Před rokem +2

    Wll aqoon beero miyee rabtaa

  • @nuuraali5969
    @nuuraali5969 Před rokem +1

    Scw waxaad no so sheegtaa cagaf cagafyada kala duwaan iyo qimahooda ad ayaaad u mahadsantahay

  • @anwarxamdichanell4386
    @anwarxamdichanell4386 Před rokem +1

    Sakariyaw wll ale haku xafido

  • @abdirizaksaedofficial7223

    Sakariye alle haku xifdiyo walaal

  • @ahmedibrahim2650
    @ahmedibrahim2650 Před rokem

    Labarkaga isosi

  • @ekmavicelectrical2409

    Hello boss

  • @abdillahiomar7208
    @abdillahiomar7208 Před rokem

    Zakaria wax nooga sheeg hantida ma-guurtada ah ee guryaha muuqaalka daanbe 🙂🙂🙂

  • @waheliye44
    @waheliye44 Před rokem +6

    Keep going bro from cardiff💯

  • @abdirahmancyc6656
    @abdirahmancyc6656 Před rokem +5

    Walaal Zakariye waxa aad muuqaal ka soo samaysaa Website-ka loo yaqaano BEST BUY, oo laga leeyahay dalka maraykanka, kana shaqeeya wadamada USA, CANADA iyo MEXICO kaas oo iibiya qalabada electronics-ka dhamaantood iyaga oo tayo fiican, warranty leh, qiime macquul ah leh, conditions kala duwan na leh. waxa aad ka soo samaysaa muuqaal la mid ah sida kuwii aad kasoo samayn jirtay webite-yada turkiga ee N11 iyo TRENDYOL. Mahadsanid walaal.

    • @zakariyeali7416
      @zakariyeali7416 Před rokem

      Walal waynu ka samayn karnaa balse waxaa aad u adag ama qaali ah delivery dalkeena lagu keenayo waxyaabaha website kaasi gadayo qof Maraylan jooga kaliya ayay anfacayaan. Cashuuro iyo delivery qaali ah ayaa ku lamaan Maraykan ka baxsan hadaad dalab ka samaysid.

    • @user-ro5gq5zz6j
      @user-ro5gq5zz6j Před 11 měsíci

      Ha isku wareerin best buy brother.. Mala jari karo walee.. alibaba ayaa kuu dhaama

  • @axmedbaashi9386
    @axmedbaashi9386 Před rokem +2

    BUY THESE PRODUCTS

  • @abdikheiradan2950
    @abdikheiradan2950 Před rokem

    Asc

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 Před rokem +1

    zakeriye wllo waxaad ii sheegtaa sida aan ku iibsan karo domain flipping iyo meelaha aan ka iibsan karo iyo meelaha aan ka iibin karo domain flipping domaoin flippingka waxaad kaga soo hadashay muqaalkii kan ka horeeyey wllo fadlan ii so jawaab.

  • @farahhirsi-ym3lw
    @farahhirsi-ym3lw Před rokem

    Asc cawsba maleh Soomaaliy

  • @sahracumar8769
    @sahracumar8769 Před měsícem

    Asc zakariye wax badan ayaad no faideysaa alax ku barakeyo mafama aan beeraley ahay hada inaan ka faaideyso balka mahafsanid

  • @jamalelmi823
    @jamalelmi823 Před rokem +1

    Asc I need caterpillar pull dozen D6R
    to mombasa port

  • @Safa29819
    @Safa29819 Před rokem

    Kuwii gacanta qiimahooda noosoo sheeg

  • @sahraibrahim4477
    @sahraibrahim4477 Před rokem

    Asalamu calaykum wllo waad dadashay ee hore u soco waxan jeclaan lahaa in aad warbixin ka bixiso qaabka iyo qalabka lagu waraabin karo beer calafka xoolaha laga beero oo small business ah

  • @mudalibhaarin5542
    @mudalibhaarin5542 Před rokem +1

    Sxp jamacadaha cilmiga beeraha kasoo hadal iyo college haday jiran

  • @abdullahimaxamed3445
    @abdullahimaxamed3445 Před rokem

    Sir Machine ka magaciisa noo sheeg
    Plz

  • @abdinaasirmuhyadiinhassan6582

    Ustad zakiyow ruuxa doonaya in uu iibsado greenhouse kadibna uu beerto qasab miyay ku tahay in uu facultiga Beeraha soo bartay oo uu jaamacad kasoo qalinjabiyay

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  Před rokem +1

      May walal badi waxaa la helaa Shirkaddo kuu xidhaya 6 bilood ugu horeeyana tabobar ku siinaya. Waxkasta wa dadaalka iyo doonista walal.

  • @maxamedrasaas8434
    @maxamedrasaas8434 Před rokem +1

    Asc sxb waxaan rabaa daawada Kool geedka ee ilmaha loogu cadayo iyo qalabka yar ee lagu baabuurta LA xaday oo ah Kan samsuunka ee intee Kaala soo xiriiraa sxb lpz

  • @sahracumar8769
    @sahracumar8769 Před měsícem

    Zakaroye meeqa ayaa lahu so gataa calafka dubay laga so gato

  • @mohanyare6657
    @mohanyare6657 Před rokem

    sxb marka hore wn ku salmya aadna wan kaga mahadcelin sad barnamjikn noola wadaagto sxb waxaaan jeclaan lahyn inaad nala wadaagto sheeyo jaban oo raqiisa oo dhalinta 20 ila 25 ay ku shaqeysan karaan sababto ah ma awoodno barnajiyada qaliga ee noo keen waxyaabo dhalinta ku fican

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Před rokem

    Xagaykayimaden somaalidan caws dibada ka kensanaya acuudu bilah umada damir xuma

  • @everytimespeaker4935
    @everytimespeaker4935 Před rokem

    Magacyadoda in ad nala wadaagto wey fcnan lahed

  • @UmuAbdalla1
    @UmuAbdalla1 Před rokem

    Bacda inta laga hela markey dhamato?

  • @Dhir.iyo.deef.
    @Dhir.iyo.deef. Před rokem

    Kkkk