2030 MILLIONAIRE-DA UGU BADAN AFRICA XAGAY KASOO BIXI DOONAAN?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 15. 09. 2022
  • Ka Iibso PDF ka 👉payhip.com/b/sGK95
    Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli
    Halkan gado PDF ka greenhouse ka
    payhip.com/b/sGK95
    ► Social Media igala soco!
    📸 / zakariyecaawiye
    📖 / sakariyecaawiye
    🐦 / zakariyecaawiye
    💛 / zaki-sool
    👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
    ► www.paypal.me/Zakariye127
    #agribusiness

Komentáře • 175

  • @mahadhussein4157
    @mahadhussein4157 Před rokem +21

    This is incredibly interesting topic masha Allah

    • @RoseDumelodVlog
      @RoseDumelodVlog Před rokem +1

      Wooowwwww selam alaykom host watching from united Arab emirates

  • @Somaliboy
    @Somaliboy Před rokem +32

    CZcamsr ka kaliya Ee Wax faaido leh soo Gudbiya Guulayso brother insha Allah 1 Million subscribes coming soon 🔜 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 Před rokem +13

    Si kasta oo aan kuu idhaahdo mahadsanid maan gudin abaalkaaga cida kaliya ee abaalkaaga gudi karaa waa ILLAAHAY

  • @hayehaye5624
    @hayehaye5624 Před rokem +12

    Waa runtaa qofka somaliga ah jigjiga ha joogo ama hargeisa ama xamar ama garissa qudaarta muhiimka ah wadamada deriska looga keena dhulkeena wabiya iyo dhul ku fiican beerasho weeye mareykanka maanta dadka ugu taajirsan waxeey ka taajireen beeraha

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN Před rokem +4

    Mahadsanid ina adeer waa muuqaal qiimo badan , muuqaalada midba mid ayuu kasii sitaa gaar ahaan dhanka Agribusineska

  • @hodanshirechannel3418
    @hodanshirechannel3418 Před rokem +6

    Wiilkayga baa tahay hooyo guulayso goor kasta Zakaria

  • @muxsinmuxudinbasadhalo2224

    Alle haku barakeeyo wanaaga aad nala jeceshahay alle ha nagu kaalmeeyi thankz

  • @abdisamedmahamed1380
    @abdisamedmahamed1380 Před rokem +5

    Mahadsanid wllo Sakariye sida fiican aad meelo kala duwan aad wax nooga tustay

  • @drmohamadomar1289
    @drmohamadomar1289 Před rokem +4

    JazakaAllahu khayran. This is very informative. Your videos are inspiring.

  • @ismalure-25
    @ismalure-25 Před 3 měsíci +1

    Insha Allah aniga aya kamid noqon doono milyaneerada afrika 2030

  • @yarka4574
    @yarka4574 Před rokem +2

    Mansha Alaah. Halkaa kawad, howl fiican ayaa umada Somaliyed uhaysaa. Aad ayaa ujeclahay (Food Production) Guul 👍

  • @dalmardaahir4587
    @dalmardaahir4587 Před rokem +5

    walaal sakariye aad baad u mahadsantahay waxaaba igu jirtay fikarad aan horay bogaga uga helay oo ah kaganacsiga saliida sisinta guulayso

  • @rayanisse4614
    @rayanisse4614 Před rokem +4

    Wll zakariye cimri dheer iyo cafimaad ku rajeena markasto jazakalah

  • @cilmiiyoxikmad1406
    @cilmiiyoxikmad1406 Před rokem +1

    شكرا وجزاك الله خيرا كثر الله امثالك فينا يا اخي.

  • @ahmedqadar6227
    @ahmedqadar6227 Před rokem +2

    Mashaa-Allaah,Barnaamij Aad Wax Tar Inoo Ah una Baahan In aan ka faa'idaysano,Inta Aan Dibad & Xafiisyo ka Shaqayntooda ay ka Wanaagsan tahay.in aan Dhulkeenii ka Shaqaysano,kana Kaaftoono Wax yaabaha Aan dibada ka soo Dhoofsano.

  • @jaallejama
    @jaallejama Před rokem +9

    Sxb zakariye markan arko video cusub oo aad leedahay waan farxaa waana kuu duceeyaa Mahad sanid wlle fursadaha aad nala wadaagto ee hagar la aanta Ah 👍

  • @mumtasnasir4673
    @mumtasnasir4673 Před 7 měsíci +1

    Mahadsanid wllo warbixtaada

  • @farxaanmacruuf7551
    @farxaanmacruuf7551 Před rokem +1

    xagee kaala soo xiriirikaraa wlle wax iimuhiim ah baad kahadlaysaaye

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 Před rokem +2

    Allah haku sharfo zakariye abdulahi🌹

  • @MohamedAli-je1yy
    @MohamedAli-je1yy Před rokem

    Mashallah tabarakalaah shugran jaziran wllo

  • @hodanshirechannel3418

    Good job Zak thanks

  • @blfarm8831
    @blfarm8831 Před rokem +6

    MashaaAllah thanks for the info InshaAllah I'm planing to start agribusiness next year!

    • @AAB-mo2ur
      @AAB-mo2ur Před rokem +1

      Salam bro let me know if you are interested to co partner something

  • @hamdahassan1360
    @hamdahassan1360 Před rokem

    Jazaka Allah khayr walal

  • @nasteexofarah9957
    @nasteexofarah9957 Před rokem

    MASHA allah Sakariye wax badan yaan kaa faaiideysanaa kheyr Rabbi ha ku siiyo

  • @nasrinibrahin1881
    @nasrinibrahin1881 Před rokem

    Mansh Allah tabaraka Allah wall dhiriyee ah oo naa dhirigaliya rabi haku xafido huuno runti waxbadab ayaan kaa faiiday huuno Allah yaa barkeek 💕

  • @HajiHiish
    @HajiHiish Před rokem

    soo badi muuqaalada ceeynkan ah ,ka hadleeysid services agro

  • @khadiijacabdiraxman1308

    Mashaa Allaah jazaakalaa kheer

  • @deeqoali7949
    @deeqoali7949 Před rokem +1

    thanks for sharing

  • @MohamedAhmed-fv4gw
    @MohamedAhmed-fv4gw Před rokem +1

    Ma aqaano hadaad maqashay Somalia has a very big chicken farming factory in Mogadishu they produce very huge volume

  • @ahmedceymis2708
    @ahmedceymis2708 Před rokem +1

    Mashalah mahadsanid walaal waa dhaaantaaa some Somali young CZcamsers oo Wax micna laheeen soo gudbiya 🤙🤙

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 Před rokem

    Masha Allah waatalo fiican mahadsanid

  • @anasibrahim5278
    @anasibrahim5278 Před rokem

    Mahadsanid

  • @baashaaltijaabo6458
    @baashaaltijaabo6458 Před rokem

    tnkz

  • @axmedxaaji2897
    @axmedxaaji2897 Před rokem +3

    Mahadsanid zakariye bro manta warbixin fiican ayaad noo Kentay masha'allah.mida kale walaal machinka caabaha ayaan doonaya siden ku hela?

  • @nimcaanmuxumed6398
    @nimcaanmuxumed6398 Před rokem

    Masha allah sakariye

  • @jamalyasin3327
    @jamalyasin3327 Před rokem

    Mahadsanid walal

  • @khalidahmed77165
    @khalidahmed77165 Před rokem +2

    Jazakallah kheyr ustaaad

  • @haalacayuni6827
    @haalacayuni6827 Před rokem

    Mahadsanid wll wa taloyin fican

  • @habooncabdilaahi9770
    @habooncabdilaahi9770 Před rokem +1

    Mansha allaah tabaraka llaaah wax faaiido nooleh baad noosoo gud bisaa caqliga rabi haku siyaadsho

  • @idrisali212
    @idrisali212 Před rokem

    Thanks bror

  • @coachehaddaari8565
    @coachehaddaari8565 Před rokem +1

    Mansha alllaah good advace alle ha ka abal.mariyo

  • @lajecelibrahim7378
    @lajecelibrahim7378 Před rokem

    maasha Allah

  • @najiipmajagab257
    @najiipmajagab257 Před rokem

    Zakiye c/laahi zxp caleenta shaxa see uga marmikarnaa zxp oo anigu beeri karaa zxp

  • @eidleabdirashiidomar9499

    Mahadsanid zxp

  • @abdirachidabdillahihassan8516

    Masha allah waa arin wanagsan

  • @khalidnasiib7173
    @khalidnasiib7173 Před rokem

    Jassakallah bro

  • @nasircali4970
    @nasircali4970 Před rokem

    Ma Sha Allah

  • @haaruunaxmed2038
    @haaruunaxmed2038 Před rokem

    Masha Allah mahadsanid sxp

  • @quranchannel7583
    @quranchannel7583 Před rokem +1

    Inshaallah wall dalkena waan hormarineyna

  • @ayanabdirahman4678
    @ayanabdirahman4678 Před rokem

    Mahadsanid wllo

  • @alijama3892
    @alijama3892 Před rokem

    Mahadsanid wallaal

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 Před rokem

    Thanks 🙏

  • @sultanmostafa5483
    @sultanmostafa5483 Před rokem

    Allaah ha kaa abaal mariyo walaal.

  • @Daudpost
    @Daudpost Před rokem

    Ku soco saaxiib shaqo fiican Baad noo haysaa

  • @filsanaadan2761
    @filsanaadan2761 Před rokem

    Masha Alah

  • @abdinuuur6062
    @abdinuuur6062 Před rokem

    M.a mahadsanid sxb

  • @hawosheik3670
    @hawosheik3670 Před rokem

    Maashaa Allaah

  • @sainabhirsi1640
    @sainabhirsi1640 Před rokem

    Masha Allah walal guulayso, markasta waxaad nala barbar taagan tahay barnaamijyo waxtar weyn u leh bulshadeena

  • @abdiqanimohamed3292
    @abdiqanimohamed3292 Před rokem

    Maashaa allah

  • @amb2524
    @amb2524 Před rokem

    Aad ayad u mahadsantahay aramahan aad ayey iga dhex guuxayan insha Allah wan gaari

  • @sacadsheekh1521
    @sacadsheekh1521 Před rokem

    Masha aallah

  • @safiyomacey182
    @safiyomacey182 Před rokem +1

    Sakariye Allaha ku xifdiyo wllo. Waan u baahanahay barnaamijyadada

  • @jannagasho5591
    @jannagasho5591 Před rokem

    Masha allaah

  • @zultanmaalik
    @zultanmaalik Před rokem

    i.a wan samyn dona hdii allaha awooda leh ii idmo

  • @barreyare7284
    @barreyare7284 Před rokem +1

    War sakariye ubuuhiya wax yar aya ka dhiman like tee waa istad inala halgamee dhalinyaro

  • @yusufmohd192
    @yusufmohd192 Před rokem

    Sxbow legend aa tahy 👌🤛

  • @ZadaamDarajo
    @ZadaamDarajo Před rokem +1

    Waxaan rabaa inaan samaysto mixed farming

  • @Showkaanifx
    @Showkaanifx Před rokem +1

    zakariye 1 suaal wll
    cabitanka mangaha marka la shiido ee caagad lagu shubo miyusan isbdalen maxaase urka looga ilaalshaa ?
    allaha ku barakeyo wll

  • @khaliifhasan2373
    @khaliifhasan2373 Před rokem

    Sida aad noogu so bandhigayso xogaha kala duwan ee la xiriira ganacsiyada mahadsanid wll zakaria

  • @nastehomahdi5199
    @nastehomahdi5199 Před rokem

    Sharaf ku nolow walal sakariye

  • @abdullahihagi7741
    @abdullahihagi7741 Před rokem +1

    Facebooka waxaan kuleenahay pageka
    Association of Somali farmers waxaan ku bixinaa la talinta beeralayda iyo dhiiri galintooda.

  • @aliomar1163
    @aliomar1163 Před rokem +1

    Masha Allah ilaahoow Ku dhoowr

  • @isbaracademy
    @isbaracademy Před rokem

    markii aan dhageysta walaalkay sakariye abdullahi ... anigoo ah qof aqoon u leh qaabka freelancer si fudud loo noqon karo waxaan ka helay daqiiqado gudahaado mashruuc dhan oo rajeyn karo inaan ganacsika sameyn karo , walakay aadbaad u mahadsanid .. markii barnaamij kale waday kaasna waa hirgelinayaa laakiin suuq weyn ka helay fikirkaas aad saaka soo gudbisay .. thanks alot ...

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 Před rokem +1

    Wll aad baan kaaga faaiaday thnks mahadsanid

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 Před rokem

    Masha Allah waa wax loobaahanyahay ee umada somaliyeed hurdada ka kaca dhulku waa qani,haday biyo xirona in la sameeyo

  • @khadaryusuf8200
    @khadaryusuf8200 Před rokem

    Lab soil Hargaysa wuu yaalaa

  • @hassanhusein5886
    @hassanhusein5886 Před rokem

    Videoga Mxa ku dhacay

  • @Furnfuture_yt
    @Furnfuture_yt Před rokem +1

    Walale aniiga waxan raaba inaan beera ku soo biiro laakin waadanki ma jooga waxa ciilmi uma leehe meeqo greenhouse igu kacaya

  • @nimcaanmuxumed6398
    @nimcaanmuxumed6398 Před rokem +1

    Walaal whatsupp ka isheeg sawiro iyo macluumaad beertayda ku soo saabsan baan kuu soo dirayaa

  • @tutorhusseinshanfoole5414

    M.a sxb

  • @caddejaamba
    @caddejaamba Před rokem

    Ok

  • @zayidkacadeoffcial8017
    @zayidkacadeoffcial8017 Před rokem +1

    Shukrn wlla walhi aad baad noo dhiira galisaa alha ku xafido

  • @dahaboshacir980
    @dahaboshacir980 Před rokem

    Mashallah walal allah haka awaal mariyo fikradaha aad no so gudbisid beerteyda wa ina tabcada magalada iska jooge kiro aya iska saarneed lkn. hda ka dib waan shaqo galaya

  • @Aicha-vp6dj
    @Aicha-vp6dj Před rokem

    Asc wll waxan rabaa mel aan kala soo xidhiidho

  • @filsanaadan2761
    @filsanaadan2761 Před rokem

    Sax warkaca

  • @Mustafebudul
    @Mustafebudul Před rokem +3

    Lab soil testing ah wuu yaala hargeysa gaar ahaa wasaarada beeraha ayuu la tagaa qofkii rabaa
    Ma jirto soil testing loo qaado kenya ama ethiopia hada

  • @abdallatafey7489
    @abdallatafey7489 Před rokem

    Walaal waan kaaga mahadnaqayaa sida cajiibka ah ee dadkaada u baraarujineysid.walaal waxaan kaa codsanayaa inaad inala raadisid suuq lagu gadikaro malabka aan soo saarno oo ahmalab aad u tayo sare u leh .mahadaanid

  • @Furnfuture_yt
    @Furnfuture_yt Před rokem +1

    Aniiga waxa laayaba dadka Somalia jooga oo diigaga diiba laga keeno iska cuunaya GMO iyo suun oo dhaan laga soo buuxiyaya maxada diigaga organic waadanki loogu Beeran wayay aniiga miidka organic aha ayaan soo iibsada waa very expensive $12 waxa yare isaago aha 12 markuna organic ahen waa baakad waayen ku goonaysa laaki baalayo dhaan ku soo duureen

  • @aadanmohamed4833
    @aadanmohamed4833 Před 9 měsíci

    Sxb wadankeena biyo lacaan baahsan baa jirta dadkiibaa biyo cabaan lac, beer hagee biyo looga helayaa?

  • @shokriibrahim2353
    @shokriibrahim2353 Před rokem

    ASC WALAAL WAXAWALBO WAALASOOSAARIKAARAA LAA KIIN NABADAA KAHOREEYSA

  • @iqrocumar7534
    @iqrocumar7534 Před rokem

    👌👌👌👌👌

  • @mohamedadandamey1581
    @mohamedadandamey1581 Před rokem +2

    Wan kaga mahadcelineynaa Dhiira-galinta joogtada ah ee aad dhalinta & dhaman bulshada usameynee.

  • @hodanwabi8770
    @hodanwabi8770 Před rokem

    Walal sakerwalal sakrriye xagee kaala soo xidhiidhaa turkiga alaab uga baahnaa adoo alaabo kasoo rarayana tukiga waa ku arkayey. Isoo jawab mahadsanid

  • @guulwade2048
    @guulwade2048 Před rokem +1

    Niyow waa fikrado fiican laakiin nasiib darro dhulkii beeraha kufiicnaa oo idil alshabaab baa haysata.

  • @djmas1554
    @djmas1554 Před rokem

    Waa runtaa in wax lasoosaaro waankudhiiragalinayaaa umada somaaliyeed
    Waxaasa jira kanacsatada solaaliyeed marabaan in ay isdhibaan oo ay danta iyo dalkaba kafikiran oo oy shirkoobaan soona kataan warshado wax soosaaro hool naceeb ayee wax walbo dibada uga keenan dowlad laxisaabtantana majirto

  • @ubah4193
    @ubah4193 Před rokem

    Asc walakey teelkaga side ku helikara ama isowicikarta arimo ganacsi aya kala tashan raba mahadsanid

  • @seynabmaxamed172
    @seynabmaxamed172 Před rokem

    Maxakugudhacay

  • @cadceedchannel3734
    @cadceedchannel3734 Před rokem

    Asc Wll please Ila soo Xidhiidh waxaan hayaa Shaqo Dhalinyarada Soomaliyeed Ka faaiidi doonto

  • @saladmacalin6348
    @saladmacalin6348 Před rokem

    Mahadsanid sxb waasax fursadda maalgashiga beeraha waatan ugulacaqtabadan maanta ayadoo shirkadihii oodhan ay usku ciriirinayaan soodhoofinta bedeeco dalal shaseye samesten waxay kubritamayaan sidii calaabta ugu badan ay usoo waaridi lahayeen marka waamuhim in labaraarujiyo

  • @thereds7223
    @thereds7223 Před rokem +4

    Wll dhul intee la.eg ayaan ubaahanhy grean House markaan rabbo inaa maalgashto teeda kale webi malahan dhul beereedka aan heesto ceel ma isticmaali karaa jawaabtaada waa ii muhiim wll❤❤

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  Před rokem +1

      Walal Dhaqaalaha aad ku maalgashanayso ayay ku xidhantahay a dhulka aad haysato, haa Ceel biyood biyo fiican leh kugu filan madaama qaab waraabintu drip irrigation tahay.

    • @thereds7223
      @thereds7223 Před rokem

      @@ZakariyeCaawiye thanks

    • @ibnumurshid1186
      @ibnumurshid1186 Před rokem

      Greenhouseku waa uu qarash badanyahay haddii aad soomaaliya joogtana dhamaan waxa aad greenhouseka ku beeri lahayd dhamaan waxa ay ka bixi karaan waxa loo yaqaan open filed oo ah in dhul furan aad drip irrigation saarto...