QAC KALE GABAR KALO LAGA OYSIYAY RAGA HA ISASININA GABDHOW

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • ridhwanissack #Tijabijacelka

Komentáře • 464

  • @jackc.adnaan
    @jackc.adnaan Před měsícem +105

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf
    Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed ﷺ❤😢

  • @cigaal4668
    @cigaal4668 Před měsícem +58

    Tan maskiin waaye umaqalanto in xanuun dareento run ahaantii waana kaximahay rajadeedii nusqaantay Mustaqbal khery khabo ayaan urajeynaayaa

  • @axmedduqoow1714
    @axmedduqoow1714 Před měsícem +116

    Hadii Aad U Jeedo Magaca Allah (الله)

  • @BossHamza765
    @BossHamza765 Před měsícem +60

    Ragow Gabdhaha Qalbiyadoda aan ilaalinno wllhi waa masaakiin weyna ilmadow yihin.😢
    Ilaahey kacabsada ragow 😢😢

    • @user-lv5lp4dv7n
      @user-lv5lp4dv7n Před měsícem

      Faraxow wajii maalihiidan 😂

    • @BossHamza765
      @BossHamza765 Před měsícem +1

      @@user-lv5lp4dv7n Qaarken weji malahan wan ogahay taas ee mxaa kale wllo 😅

    • @salmamuse9298
      @salmamuse9298 Před měsícem +1

      Wiil fcn saad nogu naxarisanaysid Alaha kugu naxariisto ❤

    • @faysalelmi2091
      @faysalelmi2091 Před měsícem

      Minaa adaav waji leh😂

  • @amednuur3490
    @amednuur3490 Před měsícem +55

    Ragoow sidan waa qalada
    Gabar waa na dhashay wana
    La dhalatay wana dhaleynaa
    Dumarka waa qalbi saliim
    Sidan aan wax ka bedelno ❤❤❤❤❤

    • @asralifestyle
      @asralifestyle Před měsícem +4

      Waan la ooyey wlhi dadka isku mid mhn 😢qalbiga ilaahay ha uqaboojiyo miskiin🥺

    • @khadraali8373
      @khadraali8373 Před měsícem +5

      Naagow fursadihiina kafa iideysta jileeca inagadaaya nimanku daruufkaste iyo xaalad adag midna noogumaturaan ee aan

    • @liibaansoomaali6284
      @liibaansoomaali6284 Před měsícem +1

      Ragga marka ledahay maraggga aya dhibateyay mise shaqsi

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před měsícem +89

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤🫶🏻

    • @user-om6rk1oe9g
      @user-om6rk1oe9g Před měsícem +2

      Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him ❤❤❤❤❤❤😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

    • @AsmaAsma-ds3ph
      @AsmaAsma-ds3ph Před měsícem +1

      Scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️

    • @MaxamedCabdi-o8p
      @MaxamedCabdi-o8p Před měsícem

      Scw ❤

    • @AbshirOsman-r8f
      @AbshirOsman-r8f Před měsícem

      Scw❤❤

    • @RudwaanMohamed-yl5zg
      @RudwaanMohamed-yl5zg Před měsícem

      Scw Scw Scw Scw ❤

  • @abdirahimhusseinnor6556
    @abdirahimhusseinnor6556 Před měsícem +29

    Nioyhw illaa goorme dhaqankaan aad wadi doontaaa qof dumar ah ooo ciishoonaysa inaad adna ku qoshasho soo wax lga fiicnyhay ma aha mida kle hdlka aad ku soo qoreesana aaad ugu fiirso waa iga talo qaasatan dumarkana aan ixtiraamno waayo waa dad aad u nugul oon ciyow soo kabashadu ku adagtahye👏👏❤️❤️

  • @zahrasaney7843
    @zahrasaney7843 Před měsícem +31

    Jaceel majiro ee allaha noosahlo guur xalalal ah owlaad rabi nagasiiyo waxaa. Jaclaan doonaa uwadkeena❤❤❤❤❤

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab Před měsícem +57

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw abayo sorry 😢😢

  • @user-zj7tb5kh4s
    @user-zj7tb5kh4s Před měsícem +42

    Gabada maskiin wye 😢abyoyo qalbiga Allah hakh qabojiyo

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před měsícem +37

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤

  • @MuuseXassan-dz1pu
    @MuuseXassan-dz1pu Před měsícem +24

    Ma jecli wlhi Gabar oo neyso inan Arko hadane iyaga wa ebar aqligoda hadan la Taliyo xitaa waxay ii Arkaysa Mid dabal Ah hadhowne waxay dhahayan wuu iqiyamay watalo Ninka idin jecel waliba sida dhabta ah idin jecel ilashadaa watalo wllnimo 😢👸❤️

    • @user-zr6em3bf2h
      @user-zr6em3bf2h Před měsícem +5

      Side ku ogana kan dhabta noo jcl hadaba wa aragta gabadhan wuxay isla gaaren heer guur waxaba caden kugu filan ila xadka ey aamintay oo ilintasba waxa kakentey ba ah in eysan marnaba kafelenin qiyano hye wa su'aale yaala amina yaa se si dhab no jcl bal iiga jawab ? 😢😢😢

    • @hassanyarrow8959
      @hassanyarrow8959 Před měsícem

      Midka nijecen wad yastan ​@@user-zr6em3bf2h

  • @SirathoSuleiman
    @SirathoSuleiman Před měsícem +29

    Ridhwan stop laughing when someone is crying🙏💔😢..

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 Před měsícem +7

    Don't cry sister in sha Allah he'll cry after you one day you're one in a million so don't cry Allah is watching you.

  • @MssSamsung-v2n
    @MssSamsung-v2n Před měsícem +46

    Nabiga ku sali walal Salalahu calayhi wasalam ❤

  • @canabiinadia
    @canabiinadia Před měsícem +15

    Hal qof kuma ekaado 5 qof isku wada kii calaf igu daraa is guursaneyna walee inaa ooyayn😂😂😂

  • @Samsam-nn8nd
    @Samsam-nn8nd Před měsícem +10

    Omg Illahow gabdhahan yaryar rag fican o qimahooda tusa uso dir, xamda qofkaagi waad helin

  • @queen-ot7br
    @queen-ot7br Před měsícem +18

    Abayo haooyin waa yartahay strees haisku furin waaka gudbin mid ka fiicn baad helin isagana macquul iney taas uu sheegey jecleen nabsigaa kasoo bixin

  • @SadamDaud-ph5wz
    @SadamDaud-ph5wz Před měsícem +18

    My sweet sister mcn don't gave up not only him are man so stop crying please we love you so much you are ou😮 blood sister

    • @shamsom1431
      @shamsom1431 Před měsícem +1

      M.a Allah haku hafiidho wll

    • @SadamDaud-ph5wz
      @SadamDaud-ph5wz Před měsícem

      Mashallah wailah she was crying 😭 I was not sleep that night when I swear Allah

  • @Cadnaan4
    @Cadnaan4 Před měsícem +34

    runta wey xanuun badan tahay lkn waxbadan ayaad baraneysa 😢gabar walba ha tijaabiso qufkeeda❤

    • @mohamedqoslaaye4782
      @mohamedqoslaaye4782 Před měsícem +1

      Gabdhaha Ayaga wax maqiyaman Mia Sxb isku Noqo Raga kalaiya ma aha Qiyanada Wax mala Isdhamo Muqalada Dib Uraac

    • @Cadnaan4
      @Cadnaan4 Před měsícem

      @@mohamedqoslaaye4782 waan ogahay midaas lkn dumarka iyo raga iskumid ma ahan raga wey adkeesan karaan dumarka waxey mudan yihiin in loonaxariisto waayo naxariistooda ayabadan

  • @hooyomacan6782
    @hooyomacan6782 Před měsícem +5

    Akhiruuu war jiraa wlhi qofwalbo qofkle qalbiga ka ilmaysiiya rabbow ka ilmayse isagana 😭😭😭

  • @AnimaSaida
    @AnimaSaida Před měsícem +18

    Nin ankuqabin aaba aminteen miyaa Ani kan dhowr iyo tobonka sano an isqabno amba aminsaneen😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @NuurNuur-je6pr
    @NuurNuur-je6pr Před 13 hodinami

    keep going my brother Ridhwan you doing awesome I appreciate it

  • @kaldeeqa2363
    @kaldeeqa2363 Před měsícem +6

    Raggow ilaa xilima un baydun ka shaqayn hagardamada hawenka iyo qalbi jabkoda ilahay ka baqa oo dardaranki nabiga عليه افضل الصلاة والسلام xasuusnada mar walpa, aakhiradinana u tudha qabri lama metre ba idin sugaye, oo nabsigan aad xamranaysan iska daaya cida uu sugaya waa wlsha ama inantade, oo dumarka murugada kadaya hadaydan dhaqan karayn ooydan si daacada ula haasawi karayn iska daaya bilaa calaykum😰😥😢 meel walba iyo goor kasta gabar somaliyed ba ka ooyeysa.
    Inantana la dareen ban ahay xaladeda mid la mida oo wliba ka xanun badan ba igu dhacday balse waayahayga labtan ku haystay halkan u jilicsanahyna maan tusin isagii waliba ducan uga daray marka wlshayey waxan kuu huba inanu khayr ku lahayn ninkasi oo ilahayna wanag kula damcay markad halkan timid oo wajigisa saxda ah ilahay kuu bayamiye, waxan kugula dardarmaya inanad is idhiban nolosha wali wad u da'yar tahaya hore u soco ilahayna isku xidh laba rakacdod tuko ilahay bari inu qalbigaga ka masaxo uguna mahadceli inu qofka khayinka ku dhafiyey noloshada iyo hormarkaga ka shaqee midka wangsan oo qiimahaga garanaya ayn alle kaga baryaye❤

    • @ogaalmedia581
      @ogaalmedia581 Před měsícem +1

      Nolosha ayaaba noqotay mid danaysi iyo niyad jab ku dhisan
      Qofkaa is dhahdo nolosha u hur waxkasta kasoo dhawayso iyadaa nacas kugu noqonaysa
      Marka is dhahdo jecel yuu kugu dhicin qofkasta warkiisa ha aaminin qof daacad kuu ah ku jecel ayaa kuwaynaysaa

    • @ummumintiyaz
      @ummumintiyaz Před měsícem +1

      waa astaamaha dadka liita ama munaafiqiinta ah khiyaanada iyo beenta tu leeyahay waan jeclahayna naf uma hayo isago jecel buu suuqa kujira waa run waa xanuun lkn wll hore uga soco waxa dhici karta qof kawanaagsan oo khair kuleh iniu alle kuso wado tasbiixda saliga nabiga scw iyo akhirska ama dhagaysiga suuratu baqra badso wll incha allah waad kasoo kaban malin aan maanta ahayna wuu garan qiimahaaga

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Před měsícem +7

    Qofta inta sii lugaysay say nin utijaabiso walee iga energy badan mid aan 2 sano iyo bar jacayl la jilaye mindhaa masoo tijabsho inuu adunka iijecelyhyna waa aminsanhy kwrn haduu ibahanyhy rerkeenuu toos ogu imaan hadii kle wuu iska tagi naa is adkeeya waa xay noloshan

  • @RuqiyoMahamed-op7cu
    @RuqiyoMahamed-op7cu Před měsícem +16

    Nimanka qiyaano badanaa bil kadib aan guur kubalaney iyo saanaa miskiin

  • @user-xw5iq9en4q
    @user-xw5iq9en4q Před měsícem +13

    Ridwaan issack zahiP waxn ka mid ahay fans ku xidhan mid samayee waa sax lkn qofka Emotion kiisa ilaali zhP don't be laugh 🫡🙏✍️

  • @Yusufmohamettt
    @Yusufmohamettt Před měsícem +19

    Wax walba Ha Dhaco qof I jacel inaan qayameyn😢💔😪

    • @Marizh-
      @Marizh- Před měsícem +1

      😂yaa iz aaminyah wll

    • @Yusufmohamettt
      @Yusufmohamettt Před měsícem +2

      @@Marizh- Ani Nafsi ahaanteyda xaqiqdeyda ka hadlaayaa🤗

    • @kamlahasssan
      @kamlahasssan Před měsícem +2

      @@Yusufmohametttwaliga dacad ahow walalkis😊

    • @Yusufmohamettt
      @Yusufmohamettt Před měsícem +2

      @@kamlahasssan hye walashie❤️

    • @CANABADANJIMALI
      @CANABADANJIMALI Před měsícem +2

      Masha allh garaadkas qofkii leh waa alxamdulilah guleso wallo

  • @sacdiyaahmedmohamed9755
    @sacdiyaahmedmohamed9755 Před měsícem +17

    Gabdhoow isku badnaada ragii bahaleey noqdeene😢

    • @axmedweyrax6556
      @axmedweyrax6556 Před měsícem +2

      Xaqiiq waye mida kale Diintena ma dhigeyso in xiriir la sameysyo guurka ka hor #Guurka kadip ayaa wax.walbo lagu ogol yahay sidaaz ayaana wngzann😢

    • @mohamedqoslaaye4782
      @mohamedqoslaaye4782 Před měsícem +1

      Wax mala Isdhaamo gabdhaha Raga ka Oysiyo wa fican yihin Mia

  • @halimamohamed4400
    @halimamohamed4400 Před měsícem +15

    Horta gabdhahan Maxa ka qaldan waxs wa doqonino nin ladabo ordo maha dhaqan somaliyed❤

    • @amaldaoud4818
      @amaldaoud4818 Před měsícem +7

      Abaayo daba orod maahan waxay tiri mar dhow aan is guursan rabnaa marka waan tijaabinaa. Weyba rooneed in ey tijaabiso illeen wuu sii lugoon lahaa beentiisii ayuu meesha kasii wadi lahaa

    • @AhmeysiniyaSugow
      @AhmeysiniyaSugow Před měsícem

      Kkk

    • @halimamohamed4400
      @halimamohamed4400 Před měsícem

      @@amaldaoud4818 Haa bayo wa sax Lkn so iney ku faraxdo mha hdey oydo macnehedu wa iney rabty somaha mida kle gabdho badan ba arky niban ka amusey tijapsanaya kadibna oyaya dumarki somaliyed e hore sa uma dhaqmi jirin waxas wa ceeb ❤️

    • @halimamohamed4400
      @halimamohamed4400 Před měsícem

      @@amaldaoud4818 baye wa iney ku faraxda mha iney oyso gbdho bdn o nibn isbuucyo ka amusan tijabsanaya kadibna oyaya dumarki somaliyed e hore sas ma aheen

  • @user-amazoonee
    @user-amazoonee Před měsícem +3

    Raga somaliyed naxaris dara iyo qiyaano bathana😢😮Abaayo Allah mustaqbal fican hakusiyo❤

  • @falisa576
    @falisa576 Před měsícem +7

    Ilaahay waxan ka baryey ninka saas
    Gabadhaan miskiinta daacada
    Wanaagu ka muuqdo in beenti u ku
    Sab sabayey Alle ka so saaro ninkas
    Nabsigu wa so dadajiyo

  • @anas3412Cade
    @anas3412Cade Před měsícem +10

    Nin mey u oyni 2024 sorry wlhi nahedhe nin kan ku qababa ha ahade hal luk kula jok o dhamanta haisasin

    • @user-rw2bt8du2j
      @user-rw2bt8du2j Před měsícem

      My qiyand iyo beenta wlhi xnun waye jceyl maha sida dremuo😢

  • @user-hv4mh3ji7k
    @user-hv4mh3ji7k Před měsícem +6

    Kolka horeba naag iqyaar ah oo damiir iyo xishood yar ku jiro uma timaado ridhwan isack marka wllo allah kabaqa dumarow oo waaad fasahaadeene sidan isu dhaama kana xishooda allah iyo dadkii idiin dhalay

    • @user-zr6em3bf2h
      @user-zr6em3bf2h Před měsícem +1

      Adigu ilhy kacabso marka hore kdib wani qof kle

    • @user-hv4mh3ji7k
      @user-hv4mh3ji7k Před měsícem +1

      @@user-zr6em3bf2h anu ilahay waanka cabsadaa nayaa teeda kalena anu xageen kaloon ku waaanin lahaa nagaha ma lanbaradooda ayaaan hayaaa aduguse maxa kulurayaa ood isla waleysaaa isagana dhex soo saareysaa dadka ma waxaad tahay kuwan kahadlayo ee inta isa soo qaawiyaan fagaaraha is keena iyagoo mudh iyo gacan ah waa adigan kululaadayee

    • @user-hv4mh3ji7k
      @user-hv4mh3ji7k Před měsícem

      @@user-zr6em3bf2h miskiin

    • @user-hv4mh3ji7k
      @user-hv4mh3ji7k Před měsícem

      @@user-zr6em3bf2h adiga ayaa is keenay isna soo cadeeyay Noonan sheegaya inaad iyaga kamid tahay baayo isku xishooda hadan kuleyahay mar labaad waxad tahay miyaaa kuwo inta isa soo qaawiyaan iskeena raga hortooda iyagoo mudh iyo gacan ah maxase adu dadka kasoo dhex saaray huno qali ma wax baad isku ogtahay wala

  • @MustafCabdiladhiif
    @MustafCabdiladhiif Před 18 dny +3

    ᴋᴜ sᴀʟɪ ɴᴀʙɪɢᴇᴇɴᴀ ᴍᴀxᴀᴍᴇᴅ sᴄᴡ❤

  • @user-gx4np4vr2g
    @user-gx4np4vr2g Před 21 dnem +1

    Alla tan miskiin waaye isheeda ayuusan meel lagarayn😢

  • @barwakoabdi9827
    @barwakoabdi9827 Před měsícem +2

    Manshallaha she’s Beautiful hijab 🧕🏽 never give up wllo waa helaysa ilahay baa ku dooraya mid kale kan dhaam 🙏🙏🙏🙏

  • @AbdiwaasacBashiir
    @AbdiwaasacBashiir Před měsícem +10

    Wecelka fiiri gabadha ka oohisiyay😢
    Anaaba ka naxay wllhi

    • @zakarieyare8263
      @zakarieyare8263 Před měsícem

      Number iisoo qor adi saas cml sameyneynaA

    • @AbdiwaasacBashiir
      @AbdiwaasacBashiir Před měsícem

      @@zakarieyare8263
      Orod khaniisyada kula midka aha raadso
      Ani nin raga ahee

  • @samsamegeh9795
    @samsamegeh9795 Před měsícem +15

    Way anaa ismodey ax miskiin 😢😢

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp Před měsícem

      Wlhi gabdhan wanka naxay uma qalanto lkn kuwa kibirka badan ku ficn in sas loogaloh

    • @samsamegeh9795
      @samsamegeh9795 Před měsícem

      @@Kingofcity-we4gp wa runta wll mcn 🥰

  • @SumayaAbdiIMIND23B363TEGY

    Nimanka somalida wax la jeclaado maha wllhi uf 😂

  • @SamiroAhmed-vo7zm
    @SamiroAhmed-vo7zm Před měsícem +6

    Wan kaxuma hay badal kheer qabo Alla ha siiyo

  • @safiyayusuf4279
    @safiyayusuf4279 Před měsícem +4

    Xili fican ayaad ogatay qayanadiisa Kani Kuba uu guursadeen ee waa ku silcin lahaa abaayo hore usoco mit ku jeclada Anna and jeclato waad helaysaa

  • @seed3966
    @seed3966 Před měsícem +7

    Asc 🫵🫵🫵 war ridwaanoow gabdhaha oohintooda nagadaa fadlan war wiilaloow gabdhaha beeynta kadaaya oo ilaahay kabaqa hoow waa calaamadaha munaafaqnimada hoow 🫵🫵🫵

  • @MaidaMahat
    @MaidaMahat Před 5 dny

    Allahu Akbar war nagtu nisib fcnaa 🎉

  • @najlagure8671
    @najlagure8671 Před měsícem +5

    Riwdaan walal doqonimada iska dhaaf qof ooynayo baad ku qosleysa at least naxariis muuji

  • @umumahamedumumahamed8758
    @umumahamedumumahamed8758 Před měsícem +3

    Nin qiyaano badan wayo kan abayo horay u soco mid ka qer badan an Ilah kaga barya Insha alh abayo ❤❤

  • @FatumoAhmatt
    @FatumoAhmatt Před 25 dny +1

    Miskiin 😢 khaain wayn aaminrt

  • @issabirie2954
    @issabirie2954 Před 7 dny

    I really became emotional

  • @abdirizaikahmed4965

    qurux bdn aniGa Ku ILaaLinaa qlpi ❤

  • @mushtaakhcabdiwali8380
    @mushtaakhcabdiwali8380 Před měsícem +7

    Nabi muxamed wuxu ku dardarmay in dumarka la ilaaliyo qalbigodana ilaaliya malinta qiyamo raga waxa u taganahay 😭😭

  • @salaxabuukar3615
    @salaxabuukar3615 Před měsícem +3

    Abyo mcn wlhi waan kaxumhy wlhi gabr maskiin aya tshy uma qapntid qiyaamo wlhi Alle hakku qabojiyo qalbiga ⁹😢😢😢😢😢😢 Alle u qabowjiye qalbiga wllshyda mid kheer daacd u ah siii oo jecel aamin yrbi 😢😢😢😢😢

    • @qweenamish8222
      @qweenamish8222 Před měsícem

      Wlh mar waliba gabdhaha laqiyaameya waa kuwa ugu maskin saan io dacad saan saas dartedha ayey wilasha ugu faaaidestan 😢😢lkn dipmlxn ayaka unvaa shaleytoo udambeysll😢

    • @AhmettXhaka
      @AhmettXhaka Před měsícem

      Isoo baraawee xabiibi 😂😂😂​@@qweenamish8222

  • @user-jy2ey2bh9d
    @user-jy2ey2bh9d Před měsícem +4

    Hadaanba bainadam aamino mooho 😂😂😂😂😂nacalaa kuyaale

  • @MohamedShabdullahi
    @MohamedShabdullahi Před měsícem +6

    😢😢 ragow saan wax kadaaya hablaha Wana jeya

  • @mnviepapa2003
    @mnviepapa2003 Před měsícem +7

    Walikaa farax lagu basto qori leyskumaa aminoo 😢

  • @MohamuudAadam
    @MohamuudAadam Před měsícem +14

    Only team mesii love isaar😮😅

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 Před měsícem +3

    Miskiin, kaas waa khiyanole Allaa kaaqabtay intuu ku aroosi lahaa billadibna lu khiyaani lahaa.

  • @user-qt3nw7cc4g
    @user-qt3nw7cc4g Před měsícem +3

    Badal khayrqba al hakusiyo

  • @quen99
    @quen99 Před měsícem +1

    Thats why i don't believe in Love
    Qaali dumarey qalpiga allah haku qaboojiyo

  • @NagMaadem0mar345
    @NagMaadem0mar345 Před měsícem +1

    Ridwaan lanbarkaga rbaa xgee kaa helaana somaliland jogaye

  • @AbdiwaliAli-zk1nc
    @AbdiwaliAli-zk1nc Před měsícem +3

    Gabdhaan maskin waye sidaan uma qalmiin kaaa ey ey dhalay waye garac😂

  • @abdiazizabdalla4675
    @abdiazizabdalla4675 Před měsícem +5

    War ninyahow qof qalbi jabsan ilali qalbigisa
    Wa dhawac labad inad ku qososha

  • @HAMDAMuuee
    @HAMDAMuuee Před měsícem +3

    Wax sorry la dhaho majiraan gabadheey hore usoco sidasa qayrkuugu jiraaye haduu qayrkuu leeyahay ilaahybaa kusiin lahaaye qayr kuuguna jirin taa ogoow niicda dhaaf dhamayso waax barashadaada quruxdaasad leedahahy nolol baad uqalantaaye

  • @nasraali1044
    @nasraali1044 Před měsícem +1

    Abayo dont cry u soo pretty dont settle for less

  • @Idmaan.
    @Idmaan. Před měsícem +2

    ❤ ani itijabi ridwanow 😂

  • @hassanelmimahad455
    @hassanelmimahad455 Před 28 dny

    ishaallah tu trouveras un jeune homme tres fier islam

  • @ZaynabCadar
    @ZaynabCadar Před měsícem +2

    Qiyanoli nin Somaali 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 ilhy taas Koma barakiyo qiyanoli safiyow gdba walsha misha sas logo galay adi nh sogo 😭😭

  • @AliAbdi-gw2oy
    @AliAbdi-gw2oy Před měsícem +3

    Somali Ayan liyabii qaf social media liskabarana hadana walaoyaaa Marka horo malakafirsadho😢 waxan ciyari waihii sisrabtit uoyyyyy😢

  • @deeqaabdiahmed3061
    @deeqaabdiahmed3061 Před měsícem +1

    alla edo xamdiyey ilhy qalbiga ku qaboojiyo😢😂

  • @ummu3116
    @ummu3116 Před měsícem +4

    Nin waa kanske gabdho isku badnaada

  • @MaryanMuxudin-bh4tm
    @MaryanMuxudin-bh4tm Před měsícem +4

    Horta dadka maxad ugu qososha unaxriso dadka qalbijabay ninyahow

  • @NasrudiinMahamad
    @NasrudiinMahamad Před měsícem +1

    Wll tan ana guursaneya lanbarkeda hala is iyo 🎉

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu Před měsícem +1

    Waaa aduun.wllo isk.samira loo qof.ku.jecel.waad heli Insh alha😢

  • @jiiniiiboqor9106
    @jiiniiiboqor9106 Před měsícem +3

    Xagen kalaso xariraa Ridhwanow😊

  • @user-tp4fp2ul7x
    @user-tp4fp2ul7x Před měsícem

    Macaanto Allah ha kuu fududeeyo arimaha. Walidka xaq buu leeyahay laakin waxaan ku fahmay in lacag la rabo ee aan wiilka ceeb lahayn. Ku dadaal inay is fahmaan laakin ninkaaga ha iska furin oo keenso. Lacag waa la helaa. Waalidka marna kuma nacayo

  • @user-ku5qk9fi6n
    @user-ku5qk9fi6n Před 9 dny +1

    Walhi waa miskiin ax sorry sister waligaa be strong. Xabbti qalbigaag ilaasho 1 nafataad jecelow 😢😢😢😢

  • @MohaMaroodi-jd8ry
    @MohaMaroodi-jd8ry Před měsícem +1

    Ridwaan marbuu videoyadiisa high level ahaayen😮

  • @Dabiib_media
    @Dabiib_media Před 29 dny

    War wey kumacdahay nag aan kushakansado riwane uso orde we done

  • @zaabirinaalpichannel166
    @zaabirinaalpichannel166 Před měsícem

    Jirkaa isku bahan 2024 jecel waqtigada haku lumin dadkuna dacad ma wada ahan lkin qof aan Daren jecel u hayo lagama yabo inaan qiyaamo ❤

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 Před měsícem +1

    Gabdhahan way is bahdilayan maxa Ka qaldan Subxanallah 😢Naa isku xishooda

  • @BaqdaadAden
    @BaqdaadAden Před měsícem

    Ala niyow ridwan issack dhib badnidaaa 😂

  • @SofiaAhat
    @SofiaAhat Před měsícem

    This girl's where do they get this energy of going to ridwan issak😂😮

  • @munamire9656
    @munamire9656 Před měsícem +1

    Intabadan habluhu uma ooyan ninka lakiin waxay kasamriwayaan intodabadani nolosha loosawiro ee benta nolol kuu sawiran oo wakhti dheer badan nawilaysay mari waxayar kahadhsanayen lagu yidhi waa been ama waa xanuun abayo wax ka khatbasan alle hakugu bedelo markaso kale waxad isdhahaysa mala wuu gugu citarayaye dhabkama aha

    • @ogaalmedia581
      @ogaalmedia581 Před měsícem

      Balse rag iyo dumarba
      Waxaa jira dad ilmadow ah dulmigooda iyo dhibka loo geesto aythy nabsi aan harin
      Waana laga haboon yahay in gabar maskiin ah sidaas loo galo
      Waxaa uga fiicnayd inuu naag garoobo waxkasta fahmaysa xitaa inuu wax ku darsado intuu gabar ilmadow nolosha nacsiin lahay

  • @user-vl5vi8xi5q
    @user-vl5vi8xi5q Před měsícem +1

    Alla naaguhu show😂badana ani hadii layga tago iyo hadii layla joogo ma kala jecli 😂😂

  • @sahro7878
    @sahro7878 Před měsícem +1

    Dumarka ayagaa is bahdila bal hadda sabbta ay media lasoo fariisanayso xee thy hadana ay ka oohayso naa hduu jacaylkii ugu dambeeyey Ku haayo hau muujinin Hana xiriirin asagaa kasoo daba cararayee caqli isku yeela hablo😢❤

  • @HodanAadan-z8w
    @HodanAadan-z8w Před 21 dnem

    Ridwanow wallo side kula xirira 😢mesha jogtid majogiye😢

  • @daud_8122mohamed
    @daud_8122mohamed Před měsícem +3

    Aar su aashaasoo kale lagama jawaabo waa qalpi jab caadiya ragow gabadha qalpigooda Aynu ilaalino

  • @dheeman8930
    @dheeman8930 Před měsícem

    Subxaana allah 😢

  • @user-hv5ir4ub8o
    @user-hv5ir4ub8o Před měsícem +2

    Ahyaa abayo sabar qofki ku qalmay waa heli doontaa markasta alle og meeshi kheyrki kugu jiro, is adkeey ka gudub xaaladan hana isku jilcin

  • @ruquyoamuse4584
    @ruquyoamuse4584 Před měsícem +4

    NIN maba la raadiyo niya jab aa ka qaade

  • @katuunomar2814
    @katuunomar2814 Před měsícem +3

    Hdanbo isku haleeyo nin asigaa idhalay

  • @jamaaldj
    @jamaaldj Před měsícem +1

    😂 aniga horta cid ii tijaabinaysa waan waayey

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 Před měsícem +1

    Gabdho kuwa qacimiinta ah oo benala yasha ah hala shekeysan🫠

  • @liibaanabdullahiali6545
    @liibaanabdullahiali6545 Před měsícem +1

    Rdwanow haisoo wcin nio numberkyga 09 udmbyeee😂😂😂

  • @yahyoosgym9726
    @yahyoosgym9726 Před měsícem +1

    Ridwan sax agadir iyo qofka sida luu wareestu habartu

  • @YASH______YARR
    @YASH______YARR Před měsícem +2

    Wankutagera legend kasow xalimoyinga Hanojibinin😮❤😊😊

  • @AbdikadirAhmadAhmedbadawi
    @AbdikadirAhmadAhmedbadawi Před měsícem +1

    Ridwan abwe aad ban kugu bahanahy telka an wax kaga soqorayo Aniga malihi sas darted magac nin ba ku qoran wll waxan ahay Aniga hoyo somaliyed oo rafadsan plz naxaris somalinimo igu so jawaab aad ban u dhibanahay rafad ba iheysta runti wll ila so xirir ina so jawaab qoralkan mesha liga hela ku shega abwe iyo inti damqasho leh icawiya walalayal rabi haidin cawiye 😢

  • @user-Abdifitah
    @user-Abdifitah Před 29 dny

    Ridhwan suu waxan usameynayey qalbiga degax noqday kwrn wuu iska quslaya😅😅

  • @ahmedyarestudio9394
    @ahmedyarestudio9394 Před měsícem

    Ridwanow qofka marku oynayo sabar sii haku qoslin sxbow hada xarif thy mrkle yay dhicin sidas cml 💔🙏

  • @RaxmaCawil-gs3ht
    @RaxmaCawil-gs3ht Před měsícem +1

    Maskiin walahi waanka xumahay nin iyo aaminaad

    • @axmedweyrax6556
      @axmedweyrax6556 Před měsícem

      Raga izku mid mahin abayo aniga xitaa waan la qiiroday gabadhan😢
      Mida kale xanuunka ay ledahay quf xiriir inaga dhexeeyay Hdu quf kale kugu dul zameysto qufkii arkaa daareemi kara wxaan arkaa qaar dhahaayo nin may U. Ooyneysaa. Izka dhaaf quf Guuur ku balanteen xitaaa quf aadan jecleeen ooo iskala socotay un hdu Block ku saaro ayaaba Naxayzaa beee😢😢

  • @salmamuse9298
    @salmamuse9298 Před měsícem

    Ani nin dhan Goan an ka qatay inaan jacayl la sameyo wxn raba mid markuu dhaho wan ku rabaa Inaan dhaho imaherso qalbi jab diyar uma ihi 😭😭😭