Ax! Naag Iga Ween Jacel Igu Aburtay Lacag Siin Jiray hoyaday xita wa dhacday

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • #Subscribe #Like #Share

Komentáře • 643

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 2 měsíci +188

    Balan Iga Qaad Inaad Salaada Ilaalinaysid🥹❤️

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli Před 2 měsíci +203

    Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤❤❤❤

    • @Drbarro
      @Drbarro Před 2 měsíci +1

      ❤❤❤❤❤❤

    • @sheiknuradin
      @sheiknuradin Před 2 měsíci +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @sheiknuradin
      @sheiknuradin Před 2 měsíci

      ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ

    • @FadumoYusuf-ib1dx
      @FadumoYusuf-ib1dx Před 2 měsíci

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @BilalHussein-hh3ol
      @BilalHussein-hh3ol Před 2 měsíci

      Scw❤

  • @fizuu00
    @fizuu00 Před 2 měsíci +161

    40 qof ducadooda waala aqbalaa iisoo duceeya hamigeyga inuu alle ii rumeeyo❤

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab Před 2 měsíci +116

    Alle kabaq meel kasta aad joogto kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw

  • @nuurcool
    @nuurcool Před 2 měsíci +98

    Inta jecla nabiga aynu ku wada salino scw scw scw ❤❤❤

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 Před 2 měsíci +21

    Wiilka waxaan ka codsanayna inuu soo dhigo sawirkeed si lacagtii ay u soo celiso oo dadka reer canad ay runta ugu sheegaan

  • @user-ks3ol1uh8y
    @user-ks3ol1uh8y Před 2 měsíci +34

    Asxaabey iso duceya wan xanunsanayaye 40.qof ducadooda wala aqbalayeh😢

    • @Ixsaas3
      @Ixsaas3 Před 2 měsíci

      alle hku cafiyo

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Před 2 měsíci

      Ilaahay ha kaa dulqaado cudurka waxa ku haaaya walaal somali

    • @ameanmohamed8993
      @ameanmohamed8993 Před 2 měsíci

      الله يشفيك ويعافيك يارب العالمين

    • @Geele_jire
      @Geele_jire Před 2 měsíci

      Allah ha ku caafiyo

    • @faadumomaxamed8399
      @faadumomaxamed8399 Před 14 dny

      Allaaha ku caafiyo

  • @i.o4916
    @i.o4916 Před 2 měsíci +31

    Considering he’s young and doesn’t have much experience with women he fell hard for her. She took advantage of his kindness for weakness and lack of experience in life💔 Hope he learned a good lesson and pays attention to red flags.

    • @abdirashidjama9788
      @abdirashidjama9788 Před 2 měsíci +2

      Absolutely, he was naive. She was 27 or 28 and he was 20 years probably his first relationship while she was a divorce. She manipulated him big time, but the other one she is calling must be fool

    • @KhanYunis7
      @KhanYunis7 Před 2 měsíci

      BEST point

  • @Kamil-kq4kl
    @Kamil-kq4kl Před 2 měsíci +47

    Dadka wanaagsan dadka wanaagsan kuma adaan kawaran jacayla heshay hooyo wanaagsan wiilka dhaashay Alxmdulilha khayra kuma ahayn ilahaba ku dhafiyaya badel khayara heelaysa

  • @Kaaba904
    @Kaaba904 Před 2 měsíci +26

    Naagta sidaaa inanka u dhacday please soo qabo. We would like to listen her version of the story

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před 2 měsíci +32

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @frhiahashi5169
    @frhiahashi5169 Před 2 měsíci +19

    Gabdha qalbiga fiican wiil fiican maxay u wayaan wiilsha cun gabdh qalbi wangsan ugu aadan😢😢

    • @Talizo9
      @Talizo9 Před 2 měsíci +3

      Ma arkty abyo😢😢

    • @KawsarCraxmaan-dv9rm
      @KawsarCraxmaan-dv9rm Před 2 měsíci +3

      Isma helaan qalbiyo fiican😢💔

    • @mohamudhassan5911
      @mohamudhassan5911 Před 2 měsíci

      Wax barako ah la idin ka heli maayo xaliimooyin ka somalida carabta iyo Ethiopian ka ayaa inoo fiican
      Inaa guursano khiyaano iyo tuugo u badantihoin 90%

    • @Dagancabdi4063
      @Dagancabdi4063 Před 2 měsíci +2

      Waxas casharay kutahay wll dadka an khibrada nolosha lahayn dad xuna bara

    • @Diva-v
      @Diva-v Před 8 dny

      @@mohamudhassan5911 halow! carabi nin madow ma rabto, ethio na nimankoda laqurxon ayago somali iskala weyn bey dagan yihin yurub, se lugu yeela he😂

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 Před 2 měsíci +10

    Wiilkaan gabar fiican oo ku dago Allah siiyo waxa heshay naag maafiya

  • @MohamedJabril-qm2pg
    @MohamedJabril-qm2pg Před 2 měsíci +39

    Sorry abwoe 😭💔🥺

    • @user-kh5bz2jl8o
      @user-kh5bz2jl8o Před 2 měsíci +1

      Runtii wiil yahow waad jelaatay gabarta😂😂😂😂😂

  • @user-jx9lh3kx4d
    @user-jx9lh3kx4d Před 2 měsíci +15

    Ku saliya rasulkeni muxamad scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Qalbiholcay692
    @Qalbiholcay692 Před 2 měsíci +7

    Walalayaal fadlan muraad baa leeyahay, isoo duceeya kheyr Allaha idin siiye, 40qof ducadoodu waa aqbale.,
    Wiilkana Allaha qalbiga u qabowjiyo, is adkee sxp waxan waa duniye.

  • @abdirizakabdullahi616
    @abdirizakabdullahi616 Před 2 měsíci +36

    Magaceeda oo buuxa iyo waxa ay social media ku isticmaasho nala wadag maxkamad ayaa lagu furi kara hadey canada soo gashay

    • @aminaiman8259
      @aminaiman8259 Před 2 měsíci +1

      Oo dowlada Canada maxaa ka’quseeya wax meelkale kadhacey mise evidence ayaad u heysaa adigu

    • @ogaalmedia581
      @ogaalmedia581 Před 2 měsíci +6

      Meesha somalia ma ahan iska dhaaf canada ee kenya wax looga qaban karaa tuug ama burcad aduunka waa ka danbiile

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Před 2 měsíci

      @@aminaiman8259Wiilkaan maha mid dacweynaaya gabadh uu jeclaaa subxaanalaaah

    • @oraahsameadanhassan2363
      @oraahsameadanhassan2363 Před 2 měsíci

      ​@@aminaiman8259 mesha Somalia kiyad maleyday😂😂😂 qofka haduu dal an dowlad lahayn kuso koro waa iska sidan,,Canada iskadaa ee Kenya hata wax loga qaban kara hadey joogi lahyd

  • @jimalenur4142
    @jimalenur4142 Před 2 měsíci +2

    Isoduceya walalyal some of us our duas are most accepting in sha Allah

  • @apdihanifanpiyos1279
    @apdihanifanpiyos1279 Před 2 měsíci +9

    Wlhi Ninka Doqon Bah Heshay
    An Naxayn bah Lkn Mel ka Lay Ka heli inzha allha

  • @hassanadan74
    @hassanadan74 Před 2 měsíci +3

    Danyeer danyeer dhafay
    A very good lesson to weak men

  • @Sumayo-c8z
    @Sumayo-c8z Před 2 měsíci +4

    Wiilkaan halii raadiyo😢 waa rabaa😂

  • @user-ho9bo3vd3i
    @user-ho9bo3vd3i Před 2 měsíci +3

    Àlla wacanaa allow Qof khayr qaba siiih❤😢😢😢

  • @Ayaan344
    @Ayaan344 Před 2 měsíci +2

    Asxaabey iso duceeya adinkana illaahay qofkasto waxuu jecelyahay ha usahlo wax soo illaahay raali ka yahay.

  • @fatimasahra7169
    @fatimasahra7169 Před 2 měsíci +7

    Alle badel qeyrqabo haku siyo

  • @Lucky207y
    @Lucky207y Před 2 měsíci +12

    😂this guy need macalin xaliye (kakac meshaa 🫎

  • @dahabicade4514
    @dahabicade4514 Před 2 měsíci +6

    Suriyaa Ak aabaha jaceylka 😂😂

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 Před 2 měsíci +7

    Aad iyo aad ayaan oga xumahay maskiin

  • @seed3966
    @seed3966 Před 2 měsíci +9

    War intee waxaas looga digey naag aadan qabin lacak hasiin ogaada lacak haday kuweydiiso mustaqbal kaama rabto🦍🌏🦧🦍🦧🦍🦧🦍🌎🦧🦍🦧🦍🦧🦍🦧🌏🦍😮

  • @zakarieabdikasim8618
    @zakarieabdikasim8618 Před 2 měsíci +6

    Xariifad baa ku heshay shax wanagsan kuu dagtay caafiyo dheh😂 daanyeer inaa dhaafaty aad gorile noqotaye

  • @Bishaarmohud
    @Bishaarmohud Před 2 měsíci +3

    Wlhy inla is aamino dhimatay aniga maba iga dhaahaceyso in xiligan qof la aamini karo ninkan nah macalin xaliye ah u tago hasoo quran saareh😢

  • @amiindeeq7263
    @amiindeeq7263 Před 2 měsíci +1

    Brother sawiradeeda soo dhig all social media platforms wa la soo qabanaa insha Allah

  • @user-yk3jo5bk9l
    @user-yk3jo5bk9l Před 2 měsíci +8

    Sorry wllhi wiil yar oo aad uqalbi fiican waye. 😢 lkn qof bilaa naxariis ah ayaa heshay qof qof jecel wa walanyahay wllhi😢😋💔💔💔

  • @zahram3122
    @zahram3122 Před 2 měsíci +3

    hooyo samir insha alla
    mama iideso wamasiibo taasokale❤
    I 'm sorry son

  • @QueenJijo-tt1qv
    @QueenJijo-tt1qv Před 2 měsíci +2

    Qofkii wax jecel ama so jeclady unba daremi karo aaaaax qalbiga ale haku qabojiyo

  • @nasrocali7771
    @nasrocali7771 Před 2 měsíci

    Allaha Qalbiga ku Qaboo jiyo abowe 😭😭😭 Taas Nabsigada waa Qabsaa😢😢😢

  • @ibraahimdaadshe7054
    @ibraahimdaadshe7054 Před 2 měsíci +11

    luul is wachting and loughing😳😳and she said that he was foolish guy😂😂😂

    • @user-uo2rg5lh2c
      @user-uo2rg5lh2c Před 2 měsíci

      Muxuu kabadli Kara is isaga daanyeer ahaa 🐒 🙈 🙊 🐵 🙉 🐒

    • @hamdahaji9830
      @hamdahaji9830 Před 2 měsíci +3

      Idinlayabi mayo waayo waxaynad ahen dad waya arga Ama meel dher kafikirya nagtuna tuugda xaqiq waxay lumiyas qof wngsn balse wa aduun lo jogi dona

    • @abdirashidjama9788
      @abdirashidjama9788 Před 2 měsíci

      He was naive and manipulated him, it happens when someone is young and meets older person

  • @qoslaaye2024
    @qoslaaye2024 Před 2 měsíci +3

    Wiilka si aan u caawino 2000 aan ula bixino namabarkiisa inoo soo qur

  • @shacbaan17
    @shacbaan17 Před 2 měsíci +2

    Be Strong Bro😢✊🏿

  • @abshirahmed4735
    @abshirahmed4735 Před 2 měsíci +5

    Waa gabar nool oo heshay nin xoolo ah, noloshiisa ayuu la daala-dhacayaa ee maxaa dul-saaray nolosha ruux kale ,
    waliba inuu hooyadiis lacag uga qaado naag shukaansi lee kadhexeeyo
    midakale hooyadiis ayaaba qaldan,

    • @FatumaAhmed-fq6bb
      @FatumaAhmed-fq6bb Před 2 měsíci +1

      Waa sax Waa wax lalayaabo.

    • @dr.smunishaliabdi3112
      @dr.smunishaliabdi3112 Před 2 měsíci

      Wll hade gabar cidlo hadana love indha tire iyo naxariistis😢

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Před 2 měsíci +1

      Hooyadaa maxay samaysaa Wiilkeeda ayaa si xun u jecel Aniguba waan siin lahaa wiilkayga waxa uu rabo wlhi, Naagta ayaa doqon ah oo hadana wiilka 9 Sano ka weyn tahay ilaa 8 Sano wayna dhacaysay laakiin waa wax u yaaala qof daacad u ah khayaanayso subxaanlaaaah

    • @oraahsameadanhassan2363
      @oraahsameadanhassan2363 Před 2 měsíci

      ​@@Fowzia69oo naag usan qabin lacag uso deynso ma war ba hata hadey jeceshahy?? Hiyada way khaldanayd

    • @abdirashidjama9788
      @abdirashidjama9788 Před 2 měsíci

      Oo wiikaada oo qod kusocda maqabaneesin, naagtaan wekawentahay ilaa 8 sano, waana garoob, waalidkeed lanoleen all that is red flag, she did not protect her son who is naive

  • @xaliimosacda3259
    @xaliimosacda3259 Před 2 měsíci +4

    Naagta jèceyl may kahayne danaysatay ahayd runti maxakamada daahir calasow sosaar labarkeeda iyo saweradeeda 😂😂😂😂😂

  • @mahadabdicali165
    @mahadabdicali165 Před 2 měsíci +3

    Wiilow wxd ubahanhy macalin xaliye casharadiisa luuqa iga so qabo pro

  • @user-zk6tm6vq1n
    @user-zk6tm6vq1n Před 2 měsíci +3

    Walal Waxaa kaa bariyaa inaad soo boo qato you tobe kayga gacmaha lugaha alaha kuu barageeyo plz plz plz plz plz ❤❤❤❤❤

  • @mohamedbk364
    @mohamedbk364 Před 2 měsíci +3

    Dumarku xilgan oo.kale waxy dhahan waa naxaris badan yahay dumarow nagdhaafa ciyaarta😂😂😂😂

  • @user-xt7pj1nv8g
    @user-xt7pj1nv8g Před 25 dny

    I love this guys it is like my bro or my bro

  • @user-on1sm1hh7c
    @user-on1sm1hh7c Před 2 měsíci +2

    Gawr kawanagsan alle hakugu awaal mariyo😢

  • @user-fc7ko5mi5b
    @user-fc7ko5mi5b Před 2 měsíci +4

    Kajiiiita maydkaan meesha😂😂😂😂😢😅😂😂😂😂😂😂😅

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 Před 2 měsíci +4

    Naagaha lacagta ragga eysan rabin kacunaayo cuqubaa idinkudha ceysa ee iskadaaya

    • @sadiasheikh1413
      @sadiasheikh1413 Před 2 měsíci

      Saxiix walahi qofkii aadan rabin xoolahiisa haka qaadan😢

  • @MustafaIbrahim-cz7cc
    @MustafaIbrahim-cz7cc Před 2 měsíci +3

    Qof uhoreya ahay like

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy Před 2 měsíci

    Great interview and great story

  • @hamdahaji9830
    @hamdahaji9830 Před 2 měsíci +2

    Natijadii jclki u jcldey aya saas noqtey lkn waxay iska lumisay qof wngsan oo jcl hupaal malin un bay gurandontaa midha ceebta iyo nabsiga iyo waliba tuuganimda. Wilkana waxa leyahy allhmudallh dhe Allah ku dhafiyay naagta ciyal suqda ah

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 Před 2 měsíci

      Waxaa kale oo dhib ah wiilka ayey cuqdad ku abuurtay waligiis naag dambe aamini maayo

    • @abdirashidjama9788
      @abdirashidjama9788 Před 2 měsíci

      Horta iskuma qalmin, oo wee kaweneed hana garoob aheed, lakiin hooyadis see uogalatay? Xiriirkaas

  • @pharupharuq1471
    @pharupharuq1471 Před 2 měsíci

    Allahuma Sali Wasalim Wabarik Aala Nabiyina Mohammad

  • @halkudhiga-sheekadacabdulq6208
    @halkudhiga-sheekadacabdulq6208 Před 2 měsíci +1

    Sidiisaba haddii aad daacad tahay oo qalbi fiican tahay, jacaylka wuxuu ku fiican yanay in lagu jeclaado balse kuma wanaahsana in aad adiga wax jeclaato

  • @Fardososaid
    @Fardososaid Před 2 měsíci +1

    Farax diamond 💎 walii saan omaa galoo😢😢😢😢

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 Před 2 měsíci +1

    Soo dhig info geeda canada waalasoo helayaa

  • @abdimohamed4608
    @abdimohamed4608 Před 2 měsíci +3

    My man gotta loved boomed lol

  • @zaraabdiaziz
    @zaraabdiaziz Před 2 měsíci +1

    😢 😢 a qisadaan aadban ugaxumaday sbbto ah wiilkaan suudacada uyahy hadanah lookhiyamay. Qofwalbo oo aqristah qoraalkaan wiil iyo gabar waligaa qof aan family gada qoyska hooyo iyo aabe kakooban qof kabaxsan hayskudhiibin
    Daacadnimadiisa deyntay galisaa ugadaran 😢

  • @kawsarahmed5952
    @kawsarahmed5952 Před 2 měsíci +2

    Alle hakacawiloo❤😢😢😢😢😢

  • @QueenJijo-tt1qv
    @QueenJijo-tt1qv Před 2 měsíci +1

    Qurux badana qisada hadey bilow iithy markan dhamesto Ayan kaso hadli 😂😂😂😂

  • @user-sb2dl4jn1b
    @user-sb2dl4jn1b Před 2 měsíci +1

    Ridhwan wa legend Qaboob miya jira kulaha

  • @user-pf3rx5uk8v
    @user-pf3rx5uk8v Před 2 měsíci +1

    Alla kan caml hdn heli lhaa ma anaba qof kle la simi lhaa😢❤

  • @leylamohadleylamohad3425
    @leylamohadleylamohad3425 Před 2 měsíci +2

    Oh Bahal Gaaja ahbaa Heshay wiilka
    Waa Wiil Da,yar o Qurxoon Mansha allah
    Qalbiga Alle Hawga reebo walal😢

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Před 2 měsíci +3

    Maskiin abwe waa kaa naxay runtii

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Před 2 měsíci +6

    Hada wuxuu idhihi rabaa 27 -28 bn ka yarahy hadaan kaa yeelo

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 Před 2 měsíci

      nagadaade xaliimafa ma udanaanineusa😂 ninkaan wa 20 😂😂 kuqaado lcgtiina walaidinka rabaa dumar land

    • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
      @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Před 2 měsíci

      @@Khaalidcade01 hhhhhh wllhi wiilku romantic cadiya waanba la daqnadey kuwe ilmadeeda waa necbaa🤣🤣🤣🤣

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 Před 2 měsíci +1

      @@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq dadki qalpiga lahaabu kasi hadhay wlhy😁😀 jaanis somaray ahayd gabadhaasi way garan weyday aduunkasa kala qiimo weynaaday waxaan hubaa in waxka weyna u usamayn laha maadama ujecla

    • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
      @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Před 2 měsíci

      @@Khaalidcade01 aad iy aad

    • @AhmeysiniyaSugow
      @AhmeysiniyaSugow Před 2 měsíci

      Kk😊

  • @xafsaccasis4751
    @xafsaccasis4751 Před 2 měsíci +1

    Qof ku istaahila wad helaysaa malin❤🎉

  • @IsmailMohamed-qw2xk
    @IsmailMohamed-qw2xk Před 2 měsíci +1

    Xaliye waxii naga digaayay saan cml waaye

  • @amkaboy2162
    @amkaboy2162 Před 2 měsíci +10

    Meed kaan nosoo jiida😂😂😂😂

  • @user-xt7pj1nv8g
    @user-xt7pj1nv8g Před 25 dny

    Wll gabadan weer kuu wareysatay courage bro

  • @Xidigaadunka5
    @Xidigaadunka5 Před 2 měsíci +3

    Legend Ruwanda

  • @seed3966
    @seed3966 Před 2 měsíci +2

    Allaaah maaxaa mid la khaldayaa war naag lacak dooneysa aadan qabin in badan yaa la idiin ka digey hoow 🦍🦧🦍🦧🦍🦧🦍🦧🦍🦧🦍🦧

    • @AhmedG36
      @AhmedG36 Před 2 měsíci

      🤔xaliimo 💃🏿😳😳👏👏😂😂

  • @fardusmaxamed282
    @fardusmaxamed282 Před 2 měsíci +5

    Alle wax khayr qabo ha kugu bedelo wll

  • @maryamaabdallahi7493
    @maryamaabdallahi7493 Před 2 měsíci +1

    Nimankan.wangsan gber fican mahelayan halka nag ficn nin ficn ma helan waa sbb aan nin wangsan u wayey😂😂😂😂

  • @Fardososaid
    @Fardososaid Před 2 měsíci +1

    Allh😢😢😢😢😢😢😢😢😢 kaan maa san logalaa 😢😢😢

    • @abdirashidjama9788
      @abdirashidjama9788 Před 2 měsíci

      Habar gaanjibo bee aheed kii hore oo sofuray wuxuu kudugay bee kankajaresay

  • @SafiyoOsman-hr4oh
    @SafiyoOsman-hr4oh Před 2 měsíci +2

    Qaldka ugu wayn aan galo waa marka uu is bedelo qofka xirirka inaka dhexeyo inan sugno inta wuu sidisa ku so laabanyo

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 Před 2 měsíci +1

    Waxaaan bilaaaa maaal yacniga ah
    Waxa uu Rabo buu noo shegayaaa( naaagta Ame xaaranbaa ku haysatay
    Ame wax kale baaa jira

  • @zakariyaaabdiahmedbzb7592
    @zakariyaaabdiahmedbzb7592 Před 2 měsíci +1

    Sorry my brother

  • @samiiiroabdixasan9658
    @samiiiroabdixasan9658 Před 2 měsíci +3

    Sorry abwoe😭😭

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 Před 2 měsíci +1

    Afar daqiiqo marka dawaneynay miyaa hi waa ridwaan isaq nadhahaysa mxaa ka qaldan

  • @oraahsameadanhassan2363
    @oraahsameadanhassan2363 Před 2 měsíci

    Ardayda Xaliye hadad kamid ahan lahyd dhibkan kuguma dhacdeen....naag adan qabin waligaa lacagtada hasiin deyn iskaba warkedee....hata hadey kutirahdo hiyadey baa nafbaxeyso alle ha unaxaristo kudheh....arinkan wuxu cashir uyaahy raga somaliyed

  • @farahj2244
    @farahj2244 Před 2 měsíci +1

    Masha alah inankan o kale maba moodayn inu jiro😊😊😊

    • @ayanabdirahman9654
      @ayanabdirahman9654 Před 2 měsíci +1

      wlaley aniga mid aana rabin ayaa 5sano lacag siwaaliya igu daldalayay anoo waliba leh kuma rabo toban kun oo doral bay gaarta lacgtiisa waan iska guursada rabitaan la aan marka nagtas way iga indha adkayd anigu ishisan kabaqa

    • @souadelmi5470
      @souadelmi5470 Před 2 měsíci

      ​@@ayanabdirahman9654 maad gursatay hada 😊

  • @user-lt8to2ku6g
    @user-lt8to2ku6g Před 2 měsíci

    Allaha kucaafiyo walal

  • @MohaMs-km3fi
    @MohaMs-km3fi Před 2 měsíci

    Shekadan 40 yrs an kawenayhay,
    Maantodhan nagan lacagsiiy wa dhacday iyo niic. 2023 2024 kalasar horta hakala ilaawin😅

  • @sacdiyaahmedmohamed9755
    @sacdiyaahmedmohamed9755 Před měsícem +1

    Ax sorry abwe😢

  • @husseinmahamed4154
    @husseinmahamed4154 Před 2 měsíci

    Upty meel magareysa gabadaa adna illahey wax qeyr qabo hakusiya

  • @AbdiQays-ip6yg
    @AbdiQays-ip6yg Před 2 měsíci +1

    Jaceylkaas hadad diinta iyo dhaqanka ku kabi lahayd arintaan madhacdeen sxp farbaa kuku godan?

  • @user-ry8fp4ze2z
    @user-ry8fp4ze2z Před 2 měsíci

    800k coming soon l.a ❤❤

  • @khadar_mohamett
    @khadar_mohamett Před 2 měsíci

    Horey u soco bro, aduun waxan jognaa hadad qof wanagsan noqotid, daryel badan tahay dadkana sida naftada oo kale kasoo qadid, wixii aad awoodid ku saacidaysid doqon lagu arkayo.
    Lkn go'aankas horaan u qaatay inan qofna 23% xataa anan ku kalsoonan.

  • @user-nh7xe3tb2p
    @user-nh7xe3tb2p Před 7 dny

    Sallahu Alieh Wa salam ya nabi ya rassoulalah ❤️🥰🫶🥹

  • @jawibila3005
    @jawibila3005 Před 2 měsíci +1

    Qurxonaa wiilka masha Allah ❤ sorry bowe

  • @barwaaqoSulaymaani
    @barwaaqoSulaymaani Před 2 měsíci

    Wanagisa naxariistisa ayay ka faideysatay walalka somaliyed

  • @Belisima4u
    @Belisima4u Před 6 dny

    plz dadkaan inta mic u diibin naga hubi sheko la qaadan karo hade tahy

  • @sHakra70
    @sHakra70 Před 2 měsíci +1

    Jaceyl Raga batati ka dhiga dhib iyo dhef uhuran wax walba ilaa dhadhan cml ka noqdo 😩😂✌️

  • @somaligirl3047
    @somaligirl3047 Před 2 měsíci +1

    Waa qiso xanuun badan

  • @razmi4568
    @razmi4568 Před 2 měsíci

    Way ku dhacday xaqaga allaha ka soo ifiyo

  • @fatimadahir7379
    @fatimadahir7379 Před dnem +1

    Ugu danbeen siyaaradii ridwan issak waxay so çağa dhigty kampla😂
    Naa lcgta iska so celi wax dhimaty baa tahaye 😏
    Cida ha ku aaminin wax naftada ka sareeyo 2400$ side qof ugu aamine o walidkaaga eheen
    Naagta hadee xishoon waydo ha ka xishoon tuugada sawrkeeda so dhig
    Una dhig hada 1months igula so hadli waydo gudaheeda wan kuso qarxin dheh markas family ahaan cid taqaano lama waynayo

  • @user-eu5uw9he3y
    @user-eu5uw9he3y Před měsícem

    Eey eey dhalay sifiican bay ku gashay

  • @SaalahAhmed9
    @SaalahAhmed9 Před 2 měsíci +1

    So painful 😢

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 Před 2 měsíci +1

    Tuugo bey ahayd naag ooyneyso for no reason or QUASTION you asked her guy's run a away from her she is covering something up

  • @user-pw4vg5ci1u
    @user-pw4vg5ci1u Před 2 měsíci

    Mashalaah beautiful ❤

  • @user-ke6qi3lm3u
    @user-ke6qi3lm3u Před 2 měsíci

    Wiilkan qisadisa waan ka naxay

  • @user-ov1tu6hf5r
    @user-ov1tu6hf5r Před 2 měsíci +3

    Zxb adaa jillicsan aniga Waryaa naagban lasocday 7 Sano Jacylban ku aburay kadib Way iga gaab gaabsatay 2020 kii Wixii ka dambeyay anaa dremay jacylkeeda lakin Madaba Cararin inaan ka marmo tusay hada waanu wada jogna Waa Xaskayga Waryaa Qiima isku yeella Qofka lama Waco lama Raa Radiyo Way ku adka naysaa inay ku illowdo lakin qofka hadaa ku Callaa Casho aabe adaa nacas ah

    • @liibaansoomaali6284
      @liibaansoomaali6284 Před 2 měsíci +1

      M.a sxb wax garad aya thy illah Hakubarakeeyo adi iyo Qoyskada