GUURKISA FAMILKAYGA ASA KADORTAY YURUB UGA IMADAY iiTIJABI

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 07. 2024
  • #Subscribe #Like #Share
  • Zábava

Komentáře • 289

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 Před 4 dny +119

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ🥹🫶🏻❤️

  • @nuurcool
    @nuurcool Před 4 dny +62

    Inta jecla nabiga aynu ku wada salino ❤scw❤scw ❤scw❤scw❤scw❤

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab Před 3 dny +21

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw meel kasta aad joogto alle kabaq

  • @s.h9407
    @s.h9407 Před 4 dny +27

    Abayo istikhara tuuko way kuu Kala saraysaa illahayna talo saro haday wax shaar kuu yihiin waa dareemaysa cuuleesna waa laa saaraya haday khair kuu yihiin waa laa Fududeenaya Aniga kuu guulestay istikhaaro oo uu gaa guudbay wax buurahaas leg Alxamdulillah Illahay talo saaro markasta oo istigfaarta iyo laxawla badso saladaana wagtikeeda tuuko❤❤❤❤

  • @abdirisakabdullahi1357
    @abdirisakabdullahi1357 Před 3 dny +9

    dunidaan masoo marin ruux ka sharaf badan kana run badan nabi muxamed SCW❤❤❤❤

  • @ruquyoamuse4584
    @ruquyoamuse4584 Před 4 dny +16

    Gabadhaan ninka oo kaliya aa u muuqdo ilahey side ka filaneso alah uga dhigo maskiinta❤❤

  • @KhalidAhmed-mz1yj
    @KhalidAhmed-mz1yj Před 4 dny +19

    اللهم صلي وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا وشفيعنا وقائدنا وقدوتنا وإمامنا محمد صلى الله عليه وعلى آله وأصحابه وسلم تسليما كثيرأ

  • @naiimbeauty1840
    @naiimbeauty1840 Před 3 dny +12

    Naagta Uurka Ulaheed Qalbigeeda Muxuu U Ilaalin Waayay Ar Ridwaanaa Waa Iga Gadanthy Yaaqeee Saxibow Waa Ku Wataaa

  • @seed3966
    @seed3966 Před 4 dny +19

    Hal xaaas inuu leeyahay wuu sheegay magacaadiina waa sheegey wax kale oo lasoi wadaaba waa khalad ee ninkaada allaah haisu kiin barakeeyo waalidkaana allaah ha idiin sakhiro 😎

    • @sahrasharaf447
      @sahrasharaf447 Před 4 dny +2

      Nin aad udagan ookukalsoon buuahaa in ay waaridku iskuogolaadaan oo layskuuguduceeyo baan urajayn gabrtu waxay tiri 32 baanjiraa marka inan yar maahan wiilkana waxaan kwaanin in uusan gabadha qalbigeeda kucuyaarin ooawsan khaaimin khayr baan urajayn😢

    • @yunezz2375
      @yunezz2375 Před 3 dny

      @@sahrasharaf44732 jir wali waalid ee guurkeena lacag ka raadinaayaan😂

    • @osmanissack6480
      @osmanissack6480 Před 3 dny +1

      Haa

    • @osmanissack6480
      @osmanissack6480 Před 3 dny

      Gbdno kle isorthys😊

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 Před 4 dny +19

    Sheekada Ridwan ha qasin af Somali ayay ku hadlaysa

  • @yusufabdirahman5509
    @yusufabdirahman5509 Před 4 dny +8

    Ninkaaas raga nimadiisa Nowey ha ku yimaado haddii uu yimaado ninkaas,oo uu kaa tago stress ayaa kugu dhacayo walahy marka asaga raga nimadiisa ha ku yimaado,waayo. Ninkaan waxyar ayaa taqaan aqoonba uma lihid wax yar ayaa taqaan,Marka aniga rayigeyga,iska daa waxba ha u xareen asaga ha is dabaro.

  • @AlmazMohamed-n4e
    @AlmazMohamed-n4e Před 2 dny +2

    Gabadhu hadii ay Nin yeelato oo ay Guursato Ninkaa ka horeeya labadeeda waalid hadii ay iskhilafaan ❤marka abyo wiilkane illhy sida aad ka filanyso hakaga dhigo qof aad sanado taqan mararka qaar wxaa ka fiicn qofaa labo bilood taqanid marka qof marar bdn soo qalbi jaby qof wngsn baa u danbeyn hdaa daacad ahyd wligaaa wayay❤🎉illhybaa kugu soo aadiyyb qof wngsn oo jcl wliba sida aad dooneysay marka sida aad rabto hduu kuu yhy lcg waa la heli ninkada ilasho oo wngiisa aad sheeg shegyso qarso nimcadan alx dheh qof wngsn waa dhif iyo naadir mida kle hdlada kla duwan ee maqlysid inta ku anfacdo ka qaado inta niyad jabka ahna ka dheerow i.a abyo adne isla hdlkan iska yaree ❤niyaada qeyr u sheg kuwii isku waara illhy ha idinka dhigo❤❤

  • @SulekhaMustafa
    @SulekhaMustafa Před 3 dny +9

    Horta waaaa iqabaaa hadhihin waaayo qofkiii walayadada haaaye kuma warejin mida xigta nin aaaan walidkaaaa rabin bananka ka mar wax walba waxaa kaga qalisan hoyadiii 9ku so siday iyo abbe mcn oo dhib iyo dheefba ku so koriye nin waaad heleee lkn walidkaa ma heleesid laga yabaaa in usanba kheyr ku ahayn oo ilahay ku so diray walidkaaa wana la arkay gabdho badan oo inta Kala taliye oo diiday warka walidkood mesha ay ku dambeyeeen marka walla intaada falin ka hor ka fiiirso ku tusaalo qaado gabdho badan oo niman intay wadeen kadib u wada jakireeen gabar kula jogta norway wad araktay ninkey kentay is tiri manta nasanee ka dib ka dhaqaajiye abyo walidkaaa warkooda maqal ninkaaan adi kuma rabo yurup uuu rabaaaa farax waji maleh hoooyo macaaan maqal ducadeda ayab laga yabaaa mid ku jecel farxad ku siiyo xaj iyo cimro ku geeeyo inaa hesho farax dantiisa u cad nag ilaaali jaaaaw❤

    • @machoclachocla4298
      @machoclachocla4298 Před 3 dny

      Gabada garob waye somaahano..soo magursani karto marka

    • @SulekhaMustafa
      @SulekhaMustafa Před 3 dny +2

      @@machoclachocla4298 Maya gabar iyo garaaba midna ma xiranto bilaaaa wali gurkaaas waaa badil marka gabadha waaa in u waligeda bixiyaaa

  • @user-me9wz2zw2l
    @user-me9wz2zw2l Před 4 dny +25

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @liibancabdullhixassan630
      @liibancabdullhixassan630 Před 3 dny

      25:29 25:29 25:34 25:35 25:36 25:37 25:37 25:38 25:38 25:39 25:39 25:39 25:40 25:40 25:40 25:41 25:42 25:42 25:43 25:43 25:43 25:43 25:43 25:43 25:44 25:44 25:44 25:44 25:45 25:45 25:45 25:45 25:45 25:46 25:46 25:46 25:46 25:46 25:47 25:47 25:47 25:47 25:47 25:48 25:48 25:48 25:48 25:48 25:49 25:49 25:49 25:49 25:49 25:50 25:50 25:50 25:50 25:51 25:51 25:51 25:51 25:52 25:52 25:52 25:52 25:52 25:53 25:53 25:53 25:53 25:53 25:54 25:54 25:54 25:54 25:55 25:55 25:55 25:55 25:55 25:56 25:56 25:57 25:57 25:57 25:57 25:58 25:58 25:58 25:58 25:58 25:59 25:59 25:59 25:59 26:00 26:00 26:00 26:00 26:01 26:01 26:01 26:01 26:01 26:02 26:02 26:02 26:02 26:03 26:03 26:03 26:03 26:04 26:04 26:04 26:04 26:04 26:05 26:05 26:07 26:07 26:07 26:08 26:08 26:08 26:08 26:08 26:09 26:09 26:09 26:09 26:10 26:10 26:10 26:10 26:10 26:11 26:11 26:11 26:11 26:12 26:12 26:12 26:12 26:13 26:13 26:13 26:13 26:13 26:14 26:14 26:14 26:14 26:15 26:22 26:22 26:24 26:24 26:25 26:25 26:25 26:25 26:26 26:26 26:26 26:26 26:27 26:27 26:27 26:27 26:27 26:28 26:28 26:28 26:28 26:29 26:29 26:29 26:29 26:29 26:30 26:30 26:30 26:30 26:31 26:31 26:31 26:31 26:31 26:32 26:32 26:32 26:32 26:33 26:33 26:33 26:33 26:33 26:34 26:34 26:34 26:34 26:34 26:35 26:35 26:35 26:35 26:36 26:36 26:36 26:36 26:36 26:37 26:37 26:38 26:38 26:38 26:38 26:39 26:39 26:39 26:39 26:39 26:40 26:40 26:47 26:47 26:47 26:48 26:48 26:49 26:49 26:49 26:50 26:50 26:50 26:51 26:53 27:11 27:11 27:12 27:12 27:12 27:12 27:12 27:12 27:13 27:13 27:13 27:13 27:13 27:14 27:14 27:14 27:14 27:14 27:15 27:15 27:16 27:16 27:17 27:17 27:17 27:17 27:20 27:20 27:21 27:21 27:21 27:21 27:21 27:21 27:22 27:22 27:22 27:22 27:22 27:23 27:23 27:23 27:23 27:23 27:24 27:24 27:24 27:24 27:24 27:25 27:25 27:25 27:25 27:26 27:26 27:26 27:26 27:26 27:27 27:27 27:27 27:27 27:27 27:28 27:28 27:28 27:28 27:29 27:29 27:29 27:29 27:29 27:30 27:30 27:30 27:30 27:30 27:31 27:31 27:31 27:31 27:32 27:32 27:32 27:32 27:35 27:36 27:39 27:40 27:41 27:43 27:43 27:44 27:45 27:46 27:47 27:48 27:49 28:00 28:00 28:00 28:00 28:01 28:01 28:01 444444444 28:07 28:07 28:07 28:08 28:08 28:08 28:08 28:08 28:09 28:09 28:09 28:09 28:09 28:10 28:10 28:10 28:10 28:10 28:11 28:11 28:11 28:11 28:12 28:12 28:13 28:13 28:13 28:13 28:14 28:16 28:16 28:17 28:17 28:17 28:17 28:18 28:18 28:18 28:18 28:18 28:19 28:19 28:19 28:19 28:20 28:20 28:20 28:20 28:21 28:21 28:21 28:21 28:21 28:22 28:22 28:22 28:22 28:22 28:23 28:24 28:25 ❤ 28:51 28:52 28:52 28:52 28:52 28:52 28:53 28:53 28:53 28:53 28:53 28:54 ❤❤ 28:56 28:56 28:56 28:57 28:57 28:57 28:57 28:57 28:58 28:58 28:58 ❤ 29:00 29:00 29:00 29:00 29:00 29:01 29:01 29:01 29:01 29:01 29:02 29:02 29:02 29:02 29:02 29:03 29:03 29:03 29:03 29:03 29:04 ❤ 29:05 29:06 29:06 29:06 29:06 29:06 29:07 29:07 29:07 29:07 29:07 29:08 29:08 29:08 29:08 29:08 29:09 29:09 29:09 29:09 29:09 29:10 29:10 29:10 29:10 29:10 ❤ 29:13 29:13 29:13 29:13 29:14 29:14 29:14 29:14 29:14 29:14 29:15 29:15 29:15 29:15 29:16 29:16 29:16 29:16 29:17 29:17 29:17 29:17 29:17 29:18 29:18 29:18 29:18 29:18 29:19 ❤ 29:20 29:21 29:21 29:21 29:21 29:21 29:22 29:22 29:23 29:24 29:24 29:25 29:25 29:25 29:25 29:26 29:26 29:26 29:26 ❤ 29:34 29:34 29:35 29:36 29:36 29:37 29:37 29:37 29:38 29:38 29:38 29:39 29:39 29:39 29:39 29:40 29:40 29:40 29:41 29:41 29:41 29:42 29:42 ❤ 29:42 29:43 29:43 29:43 29:43 29:44 29:44 29:45 29:46 29:47 29:47 29:47 29:48 29:49 29:50 29:50 29:50 29:51 29:51 29:51 29:52 29:52 29:53 29:53 29:53 29:54❤ 30:55 30:57 30:57 30:58 30:58 30:58 30:58 30:58 29:54 29:54 29:54 29:54 29:55 29:55 29:55 29:56 29:56 29:57 29:57 29:57 29:57 29:57 29:58 29:58 29:58 29:58 29:59 29:59 30:32 31:01 31:01 31:01 31:02 31:02 31:38 31:39 31:40 31:40 31:40 31:41 31:41 31:41 31:41 31:41 31:42 31:42 31:42 31:42 31:42 31:43 31:43 31:43 31:43 31:43 31:43 31:44 31:44 31:44 31:44 31:45 31:45 31:46

  • @saidali6613
    @saidali6613 Před 3 dny +9

    Please Ridwaan qof ka waqti sii marku hadlayo ha ka dhexgelin sheekada. Inta aad ka dhexgeli lahayd Marka hore inta aadan duubin sheekada qofkii kavdhegayso sheekada is aad u fahanto Wixii su’aal ee aad qabtona weydii ka hor intaadan kaamerada iman

  • @umusidara6451
    @umusidara6451 Před 4 dny +14

    Qaali ka jooga ha fududaani ayaan ku dhihi lahaa insha allah intaada falin ka fiiraso

  • @sacdiyasacduuntiiiabdulahi7712

    Naa ka joog nin hada ku dhahayo naag aya xirir ishgty cml Waa iwad ee joog wlaley ku day ninkan maku wadayi dheh ee sas maisku qabi karna dheh kaxeyn dhan wan ka laabtay ku dheh wlal bal waxu sameyo

  • @Abdulahi852
    @Abdulahi852 Před 4 dny +12

    Abyo nin meel cidlo ah kaa helay waxba kugu falimaayo aniga oo nin ah ayaa taas kuleh 😢💔sorry to say that but truth be told ..
    Aniga talo ahaan waxaan kusiin lahaa in uu ninka waalidkada isku dhedhejiyo yacnii baryo oo qaladka kasoo laabto markaas kedib aroos kuudhigo oo gogol kaga soo doonto reerka ilahey haidiin fududeeyo ❤💪

    • @HiboAhmed-lu1zj
      @HiboAhmed-lu1zj Před 3 dny +3

      True wlhi kan waan kashakiyay wlhi ayadey utaalaa naktaas jid cidlaa ow ugataki donaa😅😅

  • @seed3966
    @seed3966 Před 4 dny +10

    Ilaahay sidii kheyr leh allaah hawaafijiyo aamiin aamiin aamiin

  • @Shankaroongessod
    @Shankaroongessod Před 3 dny +6

    Istaqareyso lawa rakaat tuko rerkada hakagooin nin iskuhales malahan dibad ujeed waye nimanka afrika jogo hedhe kajog mesha familka kareben joooog jecel wudhamada kajoooog ninkan dacad ma ahan kajoog Alllah utuko qalas

  • @Shankaroongessod
    @Shankaroongessod Před 3 dny +9

    Kuwa ad fahmi weyse oo Norway jogo kuwa nairobi jogo aya kadaran kajoog wad walanee

  • @mullamusse
    @mullamusse Před 3 dny +6

    Goankada aya saxan kusoco habar xaqdaro ah waxba kama tarayo ilahey dulmiga majeclo gurkadana adiga u madax banan allah kasiyo ubad wanagsan amin

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii Před 2 dny +1

      Qof walidkisa adeci wayy siduu uraba awlad wanagsan⁉️⁉️

  • @aminaali2287
    @aminaali2287 Před 4 dny +13

    Aniga waxaan dhihi lahaa ha iska deyso family keeda haugu goin aan dhihi lahaa

  • @xafsaccasis4751
    @xafsaccasis4751 Před 4 dny +17

    Wn shakisanahay na reerkaga ha ugogoin dartiii 😊nin darti hooyada iyo aabaha ha uxumaynin hadu ku rabo reerka wxkasta hasameeyo sey u aqbalaan

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 Před 3 dny +8

    Ninku inow qurbo rabaa hee niman waxaa la.arkary inlawado darteed subag iskumariya niman badan oo waxaan maqalnaa naagohodu afrika kuguursadeen markey wadi diiday dhahay sanadkasta aniga cunug iga dhalimeysid

  • @kaysebaashe
    @kaysebaashe Před 4 dny +8

    Wll wixii ilaahay ku qoray ku seegi mayaane inanka soo kaxayso waa ninkagiiyey daka ha dhagaysan

  • @BlueSky-ki6kt
    @BlueSky-ki6kt Před 4 dny +11

    Subxaana laah, gabareey waalidkaa ka danbee warkooda yeel.

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 Před 4 dny +18

    Abayo si kheer allaha ku waafajiyo balse waalidkaa taladooda qaado nin waad heleysaa lkn wll & waalid maheleysid qisadaan o kle qof familkeyga ayey ku dhacaday waana dareemi karaa saameynta iyo Wal walka ey leeyahay abayo quraan isaar waalidkaa ka duceyso is adkey damiirkaada ha shaqeeyo ❤❤🎉🎉

  • @user-bz4wg5bt4e
    @user-bz4wg5bt4e Před 3 dny +3

    scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

  • @maryanelmi-cw9jy
    @maryanelmi-cw9jy Před 4 dny +5

    Sacdiyoy ka jog xppti frx ad shaly baraty miyaa abbaha mcn io dunidada dhan hoyo uga go’ee hasamynin abyo 🥰

  • @DEMOCRACY_NOW891
    @DEMOCRACY_NOW891 Před 3 dny +3

    I wish your family listened to this and accept your love partner- Husband to be ! Coz he’s dead serious.

  • @jawibila3005
    @jawibila3005 Před 4 dny +8

    Marka uu kugu damiye waxa uu wacay gabada kadib ayuu arkay in eey WhatsApp call Saran tahay kadib ayuu kugu soo celi shaxda fahan

    • @aanaan6027
      @aanaan6027 Před dnem +1

      Haa sido kale neh sxbkiis la joogo la tali naayo teda kale nin dhan oo la dhoofinaayo ma asiga naag kale magaceda sheegaayo gabadha waa maskiin daacad ah 2024 miyaa la is aminaa

  • @ladanecade8307
    @ladanecade8307 Před 3 dny +3

    Life cycle walalo ha deg degin
    Wiilka shalay ayd isbarateen waxwalba way dhamaan
    Ka joog waalidkaada maqal wll

  • @Barbaarta_Maanta_Entertainment

    Naa nin aadan aqoonin familkaada ha ugu go,in ee nin isku haleyn malahan

  • @Naciimo433
    @Naciimo433 Před 3 dny +4

    Hooga naa how ka joog nin aan xalaalkugu qabin reerkaaga ha ka raacin hadii kale baribaad ka qoomamayn

  • @amalcabdiraxin5574
    @amalcabdiraxin5574 Před 3 dny +4

    Ninka ha uuso dacwonin ila ada ilmo uu dhashid markas ogana wajigisa dhabta tedkle ninkan in dibada geysid luu raba nin nagtis uur leh so furya biri adi ku dahi mayo nin walidkaga ha ka doranin

    • @zamzamadam4811
      @zamzamadam4811 Před 3 dny

      Ilmaha qofka mabedelaan dabcigesa hadeey gursataay Allah talo hasarato haduu khiyano isaga bey utalaa

  • @maryamaibrahim5783
    @maryamaibrahim5783 Před 3 dny +3

    Nin hada baraty aa walidkii ku dhaley kuso bar bariyy aa goyne 😢

  • @sacdiyasacduuntiiiabdulahi7712

    Ma doqona matku qof kaxeynayo naag kale shegayo Ma asaga walan in la wadayo wuu ogyahye

    • @sumayaaxmed6445
      @sumayaaxmed6445 Před 3 dny +1

      😂😂

    • @aanaan6027
      @aanaan6027 Před dnem +1

      Hhhh gabadha waka dhacsan tahay maskiin waye maba ogo farax inuu adigoo nool inta ku laqo ku dhahaayo maba arkin qofkan 😂😂😂

  • @jawibila3005
    @jawibila3005 Před 4 dny +6

    Naa Ka joog naa Ka joog

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 Před 4 dny +4

    Gabdhan waa deg degtay mida labad guurkeeda waa baadil waxba kama jiraan aabaheed oo jooga bay raacday ninkaas guurkiisa culumada weydii waalidkaana ha ug goin nin

    • @masbalmuxamed5341
      @masbalmuxamed5341 Před 4 dny +1

      Aabbaheed huduu diiday bilaa cilad aabba hootaagan maa lameherinayaa gabadha. Taas wa sharci

  • @rahmacige9251
    @rahmacige9251 Před 2 dny +1

    Ax wan daremi karaa saaid ayay wax u jecltay😢 😭 lkn marku jacylku ka baxo ayd daremi donta😢

  • @ZahraHassan-xm2dh
    @ZahraHassan-xm2dh Před 4 dny +3

    Guur waa god gacanta lageliyo ciid ogaan karto maleh kii fiican istaqaareeyso rabi la tasho abaayo goaanka adi hakaa yimaado intaa qof kale eedileheed

  • @Halkaynoomaraysay
    @Halkaynoomaraysay Před 4 dny +10

    Waalid hakuu ahaado 1 markasta nin ama naag waa hele markasta. Aakhiro iyo shalaayo danbe labada waa ku daran tahay. Jacel waa helaysa lkn waalid ma heli kartid

  • @omarabdi613
    @omarabdi613 Před 4 dny +4

    This lady is good and has iman

  • @SheikhAbdiyusuf338
    @SheikhAbdiyusuf338 Před 4 dny +6

    Salam aleykum suaal horta ninka ma ku qabaa sorry waalidkaa oo joogo waliyul amar laan nin ma guursan kartaa suaal aabahaa kenya joogaa walaalkaa waa joogaa siduu MEHER u dhacey suaal ninka kuma qabo Ogoow taas okay DIINTA dib u fiiriya suaalo dhowr jeer soo laabatey jiro okay thanks

  • @fardowsawarsame1739
    @fardowsawarsame1739 Před 4 dny +3

    ASC RIDWAAN WAA KU SALAMEY HADAAN HORTIIS U HADALNO DHAQANKENA SOMALIGA WAXAA KA BUUXA DULMI FARO BADAN OO TAN EY KA KOW TAHAY WAA QALAD WAALIDKU INUU ILMIHIISA KU QASBO QOF UUSAN RABIN OO UUSAN KU FARAX SANEYN GURI MARKII LA DHISAYO WAA INUU JIRAA 2QOYSKA WADA DHISANAYA INEY ISKU FARAXSAN YIHIIN SABABTUNA AYAGEY KA DHAXEYSA WAALIDKU ILAAHEY KA CABSADAAN OO LACAGTAN BAAS EE AY INTAAS XUJADA UGA DHIGAYAN HA ISKA DHAAFAAN

  • @user-is6pn9fm8t
    @user-is6pn9fm8t Před 2 dny

    ❤waalidka marar qaar ayaga guriga kaa duminaya wllhi😢illhy qeyr ha dhax dhigo shiid hduu yhy illhybaa wx siin kara oo waa maal aduunyo lkn qof wngsn sida loo helo wee adagtahy sanadkan illhy rerkada kama dumo isku waara oo isku duqooba adne dad aad warka ka qaadanyso haguu kla socnadan hta family wxaa ku sii dheer hbyr iyo abti iyo sxbtaa marka salad lbo racko ah duko illhy sida qeyrka ha waafaji dheh rerkadane dhaxda u xiro❤❤❤guuleysta

  • @abdifarah9609
    @abdifarah9609 Před 4 dny +4

    Maskiin main Afrika joogo oo rabo in laga qaado masheeganayo naakti uu qabay oo ilmah u haaso ee waxuu sheega naa mida qaadeyso 😂😂😂😂

  • @Defna33-gi6se
    @Defna33-gi6se Před 4 dny +5

    Niku gabdha maba jecla iyada lee jecel
    Halmar eray naxariis kama soo fakan😂

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 Před 4 dny +9

    2024 nin looga go.ayaa famil miyaa subxanalah ilaahan ka magan galey farax inan familkayga ka dorto🥺🥺🥺🥺

  • @Maryan_Ali
    @Maryan_Ali Před 4 dny +2

    Ahmedow gabadhaas reerkeda kaaga soo go’day o kujecel ilaali qalbigeeda iskuna day reerkeda inaad la hadashid o dareensiisid inaad tahay nin aan dano kale wadan o gabadhaas jecel farxadeeda

  • @user-ek6fo6pr4c
    @user-ek6fo6pr4c Před 4 dny +4

    Waalidiinta iska raac warkoda haba qaldanaadaane

  • @user-gz4jd6xf4q
    @user-gz4jd6xf4q Před dnem +1

    Äsch asalmucaleykum walaal ridwan isaq istaqfuru Allah ❤❤❤😂❤❤❤ mahadsenid.

  • @HafsaqosolWanaagTT
    @HafsaqosolWanaagTT Před 4 dny +7

    Abyo istiqaryso oo ilahy isku xir ilhy hakuu fududeeyo😢😢😢

  • @user-fe8ym2um6u
    @user-fe8ym2um6u Před 3 dny +1

    Waxaan maqli jiray.Doqoni dibir kama dheregto.Qalbi jabkii ay Hada Ka hor la Soo kulantay.Qalbi jab Ka weeyn.Hada ninkaan ayaa U Soo wado.Weligeed ayaa doqon.Jaran jaro laga dhigan jiray.
    Aabaheed,hooyadeed iyo dhamaan familkeedii.Ayeey Ka dooratay.Deribi jiif
    Aan waxba heeysan.Gabar qofkii dhalay
    Calool xumo,waa arkay.Allah sahlo.

  • @MohaMs-km3fi
    @MohaMs-km3fi Před 4 dny +4

    Sida cadanku jecelnahay inuu nolado kulaha?
    Qoftan wa lagu dhoofne ogad
    Marku euro tago o loogoyo. Ridwan soqo qoftan😂

  • @SowdoAadan-v1i
    @SowdoAadan-v1i Před 3 dny

    Wlhi gabadhan cagli leh waye sabab to ah in ey go angadanin ayey tijabisey❤❤

  • @hilalqnnn2932
    @hilalqnnn2932 Před 3 dny +4

    Wlhi yaab waye gabadhan siyee ilma ilma utahay lkn isma laheen wali sheekoyinki waalidka uka tagaa ayaa wali jirto waliba waxa iika siidaran ma ahan gabar yaro guur iyo shukaansi uku horeeyo 😏 red flag meesha yaala ah inuu ku dhahay gabara isoo dhahday wa ku raba kadibna waxaa dhahay sug xaaskan kala dhamaane come on hadhoowa laku lee yahay wiilka gabar xumeeyay war gabarey fiiradada dheerey ani kuma dhahaayo katag lkn sidee kugu soo dhacday inaa waalidkada nin uka doorato aadan waxbadan aqoonin acuudubilaah 😱 midakale why nimankan aad hadhow dhahesin wuu ixumeyay why why aad usoo wade hada take your time guys acudubilaah waqti qaata isku soo laalabta hala isbarto xitaa waxa ogaanr qofkan inuu dan kugu wato iyo inkale dhah inaa isbarana raba kadib fiiri marko cabaar joogo inuu adi ku rabay iyo inkale bisinkow walaaley laba qalad weyna samenosa 😮 mid waalidkada uka soo ka oosa nin aadan aqoon kula noolen 🥹 midkalana waa inaa inaa wado ku dagdagoso is xisaabi you never know wuxu noqon doono koley qof waalidkisa inuu gooyo rabo qoralkan mahubo inuu wax ka faaidaye ilahey xaqa haku wafujiyo

  • @mohamedshaakir33
    @mohamedshaakir33 Před 21 hodinou

    Ridwaanow dadka isqaba ha isku dirin Fadlan. Dad isqaba ood isu tijaabiso baad sabab unoqon kartaa in Guri muslim ah uu ku dumo.

  • @guuleedyare5936
    @guuleedyare5936 Před 3 dny +2

    34:02 gabdheey ka joog waa digniin niin iyo famil haa islaa simiin 2024 rag iyo dumar tona laiskumaa haleyo lkn 2 ragcadood tuko o ilahy weydiso sidii roon

  • @seed3966
    @seed3966 Před 4 dny +4

    Gabadhay istikhaareyso😮😮😮

  • @hodanmohamed3204
    @hodanmohamed3204 Před 4 dny +4

    Daacadnimo wey yar tahay waa la isku dhoofaa, dag daguna ma fiicna.

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq

    Naag reerkeeda kasoo go day ma uu rabo ee gabaryhy maa joogto oo naftaada u nax ridwaan waa runtiisa gabarta wuu u caqli celiyey nimanka soo qoraya ruufyaan maxay rabaan gabartu reer la aan ma dhici karto guurku waa dhamadaa furinkana ayadu gacanta kuma haysato inty rerkeda ka go,do ayadoo dacada hadii 3 da dalqo lagu furey maxay samayn bal wakaase

    • @yusufmohamed-bw1fi
      @yusufmohamed-bw1fi Před 3 dny

      Qofku marka uu masuul yhy qof wayn na yhy isaga noloshiisa u madax banaan family gu gabartu waxay la qaylinayaan lacag bay rabaan gabarta in ay nolol qurux bdn ku noolaato iyaga waxba kama galine family ga ila khaldan ani ahaan

    • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
      @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Před 3 dny +1

      @yusufmohamed-bw1fi sikastoy uqaldanyihiin wey ku qasbanthy inay tix galiso waalidkeed gabarna nafteeda masuul kama noqoto wllo sikastoy uwahnato nin ba masulka ah ki dhaley ama ladhashey ilaa ninka guursado waxaas horaa looga fakare

    • @yusufmohamed-bw1fi
      @yusufmohamed-bw1fi Před 3 dny

      @@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq waalidkaga wa khasab in aad tixgaliso wll lkn qofku waxa uu ku faraxsan yhy oo is leeyhy noloshada ba kuugu hagaagaysa waxa fiican in waalidku ugu duceeyaan lkn hadii la yiraahdo ninkan wa sidan iyo wasidan lacag ma haysto wa khalad laga galayo gabar ama wiil qofka uu rabo ha ahaadee

  • @tanadoahmed4317
    @tanadoahmed4317 Před 3 dny +2

    Ha ku degdegin inaad u xereeyso sharciga Norwege
    Nairobi imow hal sano 2bo sano la noowlow si aad ubarato dabeecadiisa iyo inuu rdhoof doon yahay iyo inkale.

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 Před 3 dny +2

    Naa qoofyaahay nin dabo laa cuuskado maaleh e reerkina raac ayaan ku o dhaan laaha

  • @Zamishdagan11
    @Zamishdagan11 Před 3 dny

    Mashallah ❤❤❤

  • @HiboAhmed-lu1zj
    @HiboAhmed-lu1zj Před 3 dny +4

    Tan ninkey qool uraadine naa orod kadaneyso😂😂

  • @abdirizakmuse1159
    @abdirizakmuse1159 Před 3 dny +2

    Ridwaan isaak waa nin dulqaad badan horta gabadhaan wiilka guursaday waa miskiin yurub u hanqal taagaayo dhib malahan laakiin gabadhaan iyo reerkooda waa dad waalan waana qiyaasi karaa dhowr guur ee ka soo halaabay iney fududahay waayo reerkooda oo dhaaf dhahayaan ayeey dalaq tiri inkastoo waxaasi guur aheen laga deyriyay hadana reerka waxay ku haayaan iskafur nin baan kuu heynaa yaab badanaa suaasheyda waxey tahay wiilka miskiinka 2500.00 oo ay ka qaaday walaalkeed u dirtay reerku iney celiyaan diyaar ma u yihiin?mise fudeedka burcadnimaa idiin dheer

  • @hamdimohamed1110
    @hamdimohamed1110 Před 3 dny

    Bismillah walidkan inkartaqaba mxy ahayeeenbiyaga lacag iskumaygursanine may iska dayaan gapdha qofkay jeceshay hawadateee

  • @ifrahabdirahman1566
    @ifrahabdirahman1566 Před 4 dny +3

    Abaayo wali waxyar istaqanaan wajigiisa dhabta ma taqaanid wiilkan family howka tagin

  • @abdurahmanabdullahi9619

    Ma fahantay, I like it😂

  • @fabrigasdufff9295
    @fabrigasdufff9295 Před 3 dny

    💯 💯 💯 kan Gawada marabo lakini inu ku baaxo ayu rabaa 💯

  • @SamiaabdiSaamiyacabdi
    @SamiaabdiSaamiyacabdi Před 4 dny +2

    Walaalahey iiso duceya muraad ayan leyahy in ilhy muraadkas ii sahlo

  • @amalabdi2011
    @amalabdi2011 Před 4 dny +3

    Naahooy ka joog raga hada jira wa selfish waykugu danaysan ninkaan kuma jecla ee Norway buu rabaa oo jecel yahay ee waalidka howga go'in

  • @Fatema-hi9el
    @Fatema-hi9el Před 2 dny +2

    Soomaliyey ani iso duceeya inaa canada tago😢

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 Před 3 dny +2

    .❤️❤️❤️❤️❤️اللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 Před 4 dny +1

    Walaaley wiilkan hada wuuku qabaa wixii uu ulatagi lahaa cidada adigaa walaalka kudirsaday.cidaada haka goin ninkadana qab. Cidaada nin kuma hayaan ee wexey ka xanaqen inaa meher xaday. Lakin qof bini adan ah ha uga goin cidada jeceylka manta ku haya ma ahaanayo sidan weligiis

  • @kartibadan33
    @kartibadan33 Před 3 dny

    Hello baan ku qancay aaa qalbi fiicanaa masha allah

  • @user-Muslim.female
    @user-Muslim.female Před 4 dny +6

    i am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well...`/,--~«««~-!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!/////////////!!!!∴¤½∴¤½∴¤😢🎉😢😢😢

    • @SharifaMuhamed-yv3yy
      @SharifaMuhamed-yv3yy Před 4 dny

      May Almighty Allah easys Ur hardship, the easy day will come soon pray hard in salatul leyl

  • @rukioadow6509
    @rukioadow6509 Před 3 dny

    Axmadoow Faamilkeyg kaa reebeysay❤

  • @bilanahmed7944
    @bilanahmed7944 Před 4 dny +9

    Siwalba u jclhy wlahi abehe kama doranayi nin xun

    • @daadihiso
      @daadihiso Před 3 dny

      Hadan abo heysan laha wlhi madaxiisa hoos mageeyen😢

  • @AyoshAnood-ux6oc
    @AyoshAnood-ux6oc Před 3 dny +2

    Ninkaas ha isku kaxeèn abayo hada nolol farxded rabto gabr marekn jogta xirir iga dalbty marku leyahy adu kugu leyhy hada iga tagto american hesta cml ninkan dhof bu rabaa si kle ma ku rabo wu ka walayaa wlhy

  • @guuleedyare5936
    @guuleedyare5936 Před 3 dny +1

    19:05 gabdhan talo ayeey rabta ee familkaga rac 2024 dadku wey xumadeen e hadalka familka maqaal

  • @yussufhassan486
    @yussufhassan486 Před 4 dny +2

    Culumada somaliyed hakala dhax galano gabadhan iyo rerkeda please

  • @ahmedmahamedbuule-ry2wy
    @ahmedmahamedbuule-ry2wy Před 3 dny +2

    Axmed Ani wye I aamina ❤😂

  • @muqtarxumow1257
    @muqtarxumow1257 Před 4 dny +3

    Gabadhu wey ficnan laheyd lkn waa haye raaaac ooo meshey tagto ayey ku caqli tahay😂😂😂

  • @leylaahmed4161
    @leylaahmed4161 Před 4 dny +4

    Aabahaa iyo hooyadaa intaa tuurto miyaa nin dooratay 😂😂 waxaa kahesho waxba haiga siin tik tok sdigoo ooynaayo yaana ku arkin

  • @bilehga-al4477
    @bilehga-al4477 Před 4 dny +2

    Asxaab ayaan leeyahay shaki waa jiraa hadduu daacad yahay meesha asxaab ma timaadeen ni nkaakaa laba turbo ayuu ciyaarayaa ka fiesole fudged you ku qaadin qofka daacadda ah waxaa lagu gartaa aniga xaas ayaan leeyahay qaf kale ma jiro ayuu oran lahza waan gariirayey waa iga waani

  • @user-xw1kh7pz5i
    @user-xw1kh7pz5i Před 3 dny +2

    Abyo qof weyna waa tahy sidee hoyadaa iyo abahaa nin dartiis ugu tagee waliba aad u sii wadane

  • @abbassaleban5562
    @abbassaleban5562 Před 3 dny

    Brother RUN 🏃‍♂️🏃‍♂️ Kacarar qoftan Daalan ee bilaa kalsoonidaa

    • @AyoshAnood-ux6oc
      @AyoshAnood-ux6oc Před 3 dny +2

      Xooolo kaxen meeso dee Africa haku daycnado isagaba dalane

  • @sacdiyasacduuntiiiabdulahi7712

    Ridwan Waa jin yar 😂😂😂

  • @aminaabdiadem9900
    @aminaabdiadem9900 Před 3 dny +2

    Asc wr wb ukhti ridhwan meluu wax kaa tusey ,ukhti waalidka mar walbo ayagaa og maslaxada caruurtoda melaa wax ka arkenin ayey wax ka arkaan wax waalidkaadana ku rebin ina iska dhaaftaa kuu roon ado firinaayo mustabalkada dambe kan caruurtaa dhali doontid waalidka hada ku caasisid caruurtaada maxaa ka sugee adigane hadu Allah swt ku siiyo.ilahey qurankisu kushegey in walidka la ilaliyo kitabka quraanka hadi lagu sheegeyne wax sahlan ma,ahan jecelkana sidiisaba dagaal,iska hor,imaad wax walbaa ku jiro meesha qof perfekt ah ma jiro oo sidaa dontaba aa ka helesid dhinac xun iyo mid ficanbo qofka bin,adamka ah wuu leeyahy ninkaan haduu ku jecel yahy wa inu waalidka wax kasta haku qaadato rali gareyaa si mustaqbalkina dambe iyo kan awlaadina idiin wanaagsanado,waa haduu rabo xaas duceysan, oo allah ka siiyo awlaad barakeysan.

  • @user-bg8gy1hh6d
    @user-bg8gy1hh6d Před 3 dny +3

    Niyow ridhawan rufuyaan weye😂

  • @abdiaziizraage
    @abdiaziizraage Před 4 dny +7

    shiid ani xee iigu soo aadi weesay qoftaani nasiib malihi

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 Před 4 dny +2

    Ninka ku dhahaya gabar baa usa iga soo wacday kuma jecla inuu yurub kugu yimaado buu rabaa ka fiirso

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 Před 2 dny

    Walee ridwaan runtaa u sheegtay laakiin tan waa mid baran tan magaceeda waa baraneey

  • @kiinabdirizaaq8863
    @kiinabdirizaaq8863 Před 3 dny +2

    familka gurla an iyo caruurla an
    iyo qurbo inakugabouwdo

  • @Akram80083
    @Akram80083 Před 2 dny

    Masha allah Great Family is the best 🎉

  • @sacdiyasacduuntiiiabdulahi7712

    Samiyey joog wlal daacd nimada badan yeyna ku hodin

  • @sacdiyasacduuntiiiabdulahi7712

    Ninkan qurbe radis waye wale allase og