Video není dostupné.
Omlouváme se.

Work experience sideen u geliyaa Dv lottery 2024

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 10. 2022

Komentáře • 230

  • @footballcrazy171
    @footballcrazy171 Před rokem +2

    qofka haduu xaas leyahay kawaran iyo ilmo maxaresan karaan asag iyo xaas kiisa ayago is wada sheegayo inee reer leeyihiin

  • @hanifarax7730
    @hanifarax7730 Před rokem +3

    Shaaciye wall sidee family uxaraysankaraa

  • @korneelayuub6100
    @korneelayuub6100 Před rokem +2

    Shaaciyow sxp shahaado shareeco diini kwrn

  • @hafsaabdikariin1355
    @hafsaabdikariin1355 Před rokem

    Thank u shaciye wall US Ma aqoonsantajay jamacadaha somaliya

  • @kaabadhawrsan1592
    @kaabadhawrsan1592 Před rokem +3

    Wll dumarku sawirka dhagaha may muujinayaan pls iga so jawab

  • @najipmohamed
    @najipmohamed Před rokem +2

    Wll shaaciye su,aashan iiga jawaab plz
    Sawir ayan soo galy wax walbana sax ayay ahayen waan xareyay loterigi, lkn meesha sawirka lagu jeegareeyo wuu diiday sawirka oo verified ma odhanayo already laterigiina waan xareyay maxa xala

  • @fahadinho6654
    @fahadinho6654 Před rokem +1

    Abdi salaam wll wxd noo sheegta mrka ugu dambeyso ay kuu soo saarto success! Mxn sameeya dadka qaar baa ku celceliya jwb.😍

  • @sheymaaaadam4077
    @sheymaaaadam4077 Před rokem +1

    Sual niyada kuhayey ba kasoo jawbtay shukran wllo

  • @mahadcali3910
    @mahadcali3910 Před rokem

    Wll shaciye su,aal hadii aan dhismaha kashaqeyo warqad cadeyneyso majirtee ee inteen ka keenaa ma video man tusaa safaarada iiga soo jawaab bls,

  • @KILLERFOX7Ur
    @KILLERFOX7Ur Před rokem

    I have work experience mechanical cars 🚗 over 12years I live in Saudi Arabia from Somali

  • @abshiraliahmed5120
    @abshiraliahmed5120 Před rokem +2

    Sxb shaaciyow wxad noo soo duubtaa vedio ah sida mobileka looga xarysto dv loteryga hab online ah yavni

    • @Deeqow
      @Deeqow Před rokem

      Wuu soo dhigay

  • @boqor_____jirre1
    @boqor_____jirre1 Před rokem +1

    ZxP WxaN AhaY DadKa KuGu XiDhaN MadaMa OoN AhaY DadKa Ku XidhaN BayhkaaGa XaQ Ma ULeYaHaY iNaaD DarTaY uzaMaYzid.
    Bro WxaY DhipaaTo iga HayZata Confirmation numberka waan xaraystay dv.lottery LkN wax confirmation number ah layma siin mxa sababay midaas.
    Pls DarTaY uzamee vidio suaazhana iitixgali🥺

  • @unayscali8406
    @unayscali8406 Před rokem

    Wll su'aalaha ka soo jawaab

  • @asma9389
    @asma9389 Před rokem

    Thanks shaaciye

  • @barreibra4903
    @barreibra4903 Před rokem

    mahadsanid shaaciyo wil yar ayaan ahay dv lotorry ayan xareystay hadi aan guu leysto malay qadana

  • @avoidgamer4919
    @avoidgamer4919 Před rokem

    Shaaciye halkee kala soo xidhaa ina icaawiso ayaa rabaa

  • @user-nn1fe2jd7q
    @user-nn1fe2jd7q Před rokem +1

    Masha alah wlle rabi haku barakeeyo

  • @suldaandaacad4968
    @suldaandaacad4968 Před rokem

    Shaaciye saaxiib aad ayaad u mahadsanthy in badan wan kaa faaidney Alle ha Ku sharfo saaziib

  • @siciidcabdiwahaab3401
    @siciidcabdiwahaab3401 Před rokem +1

    Sxb mahadsanid waa su aashii xly an kusoo waydiiyey si fcn ayaad noogu sharaxday wali maxarayn lkn wan ka baaraan dagi inshaallah

  • @rahmaabdirahman4915
    @rahmaabdirahman4915 Před rokem +1

    Asc walaalo vocational school nursing ma ka mid noqon kartaa

  • @user-tc2rx1kn5e
    @user-tc2rx1kn5e Před 10 měsíci

    Shaaciyow qudaar gadoo experience shaqo ma noqoneysa wll waxaan raba in i shaki bixisid adiga oo raali ah sababto ah ku dhawaad 5 sano ayaan qudaar iyo xawaash gadaya

  • @mahamedahmed8784
    @mahamedahmed8784 Před rokem +1

    Meesha gmail ka labaad ,cilad baa iga haysata ,valid gmail, Bay soo qoraysaa ,een maxaan sameeyaa

  • @wllka1946
    @wllka1946 Před rokem +1

    Asc sxb shaciye waxaan rabay inaan kuweeydiiyo anoo dhameeyay dugsi sare ayaan waxaan doortay primary school si qaldan anoo umaleeyo dugsi sare marka maxaa xal ah

  • @nasriinnasriin2750
    @nasriinnasriin2750 Před rokem

    Ciyaar igama aha wllo wjb

  • @maxamedamiin-nu3du
    @maxamedamiin-nu3du Před rokem

    Hadii aan dugsisare kaga tagay waqti hore kawaran

  • @umxassan4039
    @umxassan4039 Před rokem

    Masha allah aada aya nogu hagar baxdi jasak àllah kheyr

  • @adolfhitler364
    @adolfhitler364 Před rokem

    Goorma ayaa la helayaa jawaabta wll shaciye

  • @hafsahussein9405
    @hafsahussein9405 Před rokem +1

    Kaashiyeer maxaa ladhahaa ii sheega

  • @faadumocali4234
    @faadumocali4234 Před rokem

    Away qeybta passport

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 Před rokem +1

    Qof waligis isku galin maxaresan karaa wll ado mahadsanid jawab?

  • @fuadamiir6785
    @fuadamiir6785 Před rokem

    Wll hadan dhaho kwrn high shool No dgree oo aan ku gulesto kwrm hadii uu iso baxo hadhow maken san karaa warqada cadeenta ah inan school ka dhiganayay

  • @ahmednasser4606
    @ahmednasser4606 Před rokem +1

    Asalaam calaykum shaciiye read with attention please huno vacation schools or equvalency degree are not acceptable
    That point I think they will not accept those

  • @abdullahiomar9300
    @abdullahiomar9300 Před rokem

    Sxb vocation school hada doorto kwrn

  • @maankacade6201
    @maankacade6201 Před rokem

    Wll shaciye wxaan haystaa citizenship oo canada 🇨🇦 marka wax dhib eh m iga imanaayo hadaa dv lottery ga xareesto hadane mogadisho jooga

  • @kingsunidin7756
    @kingsunidin7756 Před rokem

    Bro Wan ku slmy Abdisalan Allaha ku barakeyo

  • @mambuuqzoria29
    @mambuuqzoria29 Před rokem +2

    Bro ka wrn qof 2023 school-ka dhameenaayo ma xareesan karaa? Please.

    • @Caska.Vlog2
      @Caska.Vlog2 Před rokem

      Haa high school degree taabo marka 2024 interview laga qaaadayo ayaad ashahadada tusi iminka la iskama rabo

  • @cabdikarinmohamed1960

    Ilahayi hakubarakeeyo

  • @muniiralpa1343
    @muniiralpa1343 Před rokem

    thanks

  • @muwahipgalaydh5401
    @muwahipgalaydh5401 Před rokem

    Wll aadbad umahadsantay sida quruxda badan ee aad nogusoo gudbinayso wxan ku waydiinaa wll family sidee ugu xareenkraa

  • @zakirofficial2005
    @zakirofficial2005 Před rokem

    Wllo caruurta shaqade u qorena

  • @xananxanan2495
    @xananxanan2495 Před rokem +2

    Anaa uhoreyo 👋👋👋👋👋

  • @najmaaxmed8439
    @najmaaxmed8439 Před rokem +1

    Aniga waan xaraystay gmail kaygana active weeye lkn password ilaaway dhibaato maiiga imankarta if uu isobaxo iisoo jawaab fadlan dhowr jeer ku waydiiye walal

    • @xananxanan2495
      @xananxanan2495 Před rokem

      Wll qalad wen ayaa samesay xage jwbta kahele hada password hayin qasab wye soradi 👏🏻👋

    • @allahismylife1206
      @allahismylife1206 Před rokem +1

      Forget baswor dheh oo biin cusub usameyso gmialka waba fudayde

    • @najmaaxmed8439
      @najmaaxmed8439 Před rokem

      @@allahismylife1206 already waan sameeyay o wan badalay ee shaki igalay thanks wl

  • @abdinour8329
    @abdinour8329 Před rokem

    thanks sxb

  • @maxamednuur8096
    @maxamednuur8096 Před rokem

    Ustaad sawirka sidaan ugu dhex saxan karaa

  • @cabdizaki8304
    @cabdizaki8304 Před rokem

    Wll mhdsn thy sida aan noo caawineyso
    Su.aal ? Soomali driver taraag kama jiro homey iyo gawaariga yar yar bisaa laga shaqeyaa kuwaas lee weeye maxaan sameynaa marka

  • @nimcomohamed2545
    @nimcomohamed2545 Před rokem

    Maxa reysan karaa anigoo helay sanadki hore oo interview ga sugaayo

    • @y.t1819
      @y.t1819 Před rokem

      Hdaa sanadki hore heshay intas dhan mxaa kudhigay apayo ama ayaga dhankoda wye

  • @bashirkaskey
    @bashirkaskey Před rokem

    some graduate level courses no sosharaf mcln .... 1 year computer secretarial ayan bartay cours ahan ma usogalaan oo magalin karaa boskan

  • @dagan5068
    @dagan5068 Před rokem

    Asc wll shaaciye hablaha muslimka dhagaha inay baneeyaaan ma waajib baaa mise anoo asturan gali karaa plsssssss jawaab

  • @ruqiyadaahir7207
    @ruqiyadaahir7207 Před rokem

    Wllo adooxaray naya linkiga saxda ah boosoo duub

  • @shukricadey6062
    @shukricadey6062 Před rokem

    Maclin mesha shahadada aya waxan kadhigay high school with noo degree dhib mey iikeenewa

  • @caaishaabdullahi8951
    @caaishaabdullahi8951 Před rokem

    Wll kwrn qofkii xarqaanle ah o ugu yaraan 5sano ka shaqeynayey iso jwb

  • @halimahussein8109
    @halimahussein8109 Před rokem

    Anu highschoo no degree a ku apply grey high school wadameye see wax layela hee wxan waaba qatata kwrn

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 Před rokem

    Shaaciye qof baan uxaraynayaa an haysan shahaado iskul mid bug ah mala samaysan karaa hadhiw

    • @quruxdiihablaha1234
      @quruxdiihablaha1234 Před rokem

      @football 4 haye wll

    • @quruxdiihablaha1234
      @quruxdiihablaha1234 Před rokem

      @football 4 maya wll waxbarashadii dhexda kaga tagay wax shaqo ahna ma hayo marka waxa laygu yiri shahaado fake ah baa la samaystaaa

  • @aliabdielmiaae2031
    @aliabdielmiaae2031 Před rokem +1

    Asc wll shaaciyow salaan sare masuul sxbow. Waxaa ahay Uber drive, waxaan sido kale haystaa forklift certificate work experience ma noqon karaan please iiso jwb adoo mahad San 👏👏👏

  • @sacdiyomaxamuud8571
    @sacdiyomaxamuud8571 Před rokem

    Acs walalka waxaan ku weydiinaa aniga iyo hal gawar aan dhalay ayaa rabaa in aan xareysano basti miyaa in aabe heed galiyo barnaamisha

  • @baaruudchanel2032
    @baaruudchanel2032 Před rokem

    Wll waxaad iga caawisaa sida loo xaraynayo ka xaaska iyo caruurtu ku jiraaan

  • @ZamzamAAhmed
    @ZamzamAAhmed Před rokem

    Wall shaciye mida gabdhaha kasoo hadal

  • @nasriinnasriin2750
    @nasriinnasriin2750 Před rokem

    Wll 2021 aan xareyay mana firin janis hada mala firin karaa wll ifiri didmo iyo ogalasho midey tahay mhdsnid meel aan code nambarka kugu soi diro isheg

  • @abdiqafarmohamed6034
    @abdiqafarmohamed6034 Před rokem

    Aniga iyo walalkey side isku la xareesana
    Person A
    Person B

  • @farduusfilsan4962
    @farduusfilsan4962 Před rokem

    Shaaciye wall Nairobi ayaan joogaa waxaan rabaa in aad intaan isoo sharaxdo waxa lagu buuxinaa qeebta malling address ka sidaan u buuxi naa mhdsnid

  • @Madarmaxamud
    @Madarmaxamud Před rokem

    One question?
    Sanadkan iyo.kii hore confirmation number ma isku sibuu isoo baxaya Mise waa Kala duwan yihiin

  • @nadarnuurka7093
    @nadarnuurka7093 Před rokem

    Allh ku xafido wllo

  • @teezamrbaas7234
    @teezamrbaas7234 Před rokem +1

    Noo sheeg bal zxp

  • @cccsamadoon7086
    @cccsamadoon7086 Před rokem

    Mr shaaciye su,aal
    Aniga iyo xaskaygu midkaayaba form u gaar ah ma ka xaraynkaraa
    Camal ani familyga oo dhan u xaraynaya
    Xaaskuna sido kale
    Wax dhibato ah ma keenaysaa
    Madaaba computerku doranaayo sawirada kala reebayo

  • @soomaalidageeska186
    @soomaalidageeska186 Před rokem

    Kwrn hadaad haysto Diploma university
    Sideen ugu qoranayaa????

  • @amiiraqurux2248
    @amiiraqurux2248 Před rokem +2

    Shaaciye wuu iga diidayaa inaa xaraysto lottry maanta isku dayey wu iga diiday sabti iyo axada mashaqeeyo miyaa markaa 14suaal buuxiyo aan dhaho submit wuxuu isoo bilaaba code kow marka pageka la furo 😢😢😢

    • @quruxdiihablaha1234
      @quruxdiihablaha1234 Před rokem

      Waa shaqaynayaa wll anaa hada xareeyey

    • @Deeqow
      @Deeqow Před rokem

      30 daqiiqo inaa ku buuxisid isku day waqtiga ku dhamaaday

    • @amiiraqurux2248
      @amiiraqurux2248 Před rokem +1

      @@Deeqow 10daqiiqo wxn dhameyn ayaa ku dhameeyey wu iga diiday😢

    • @amiiraqurux2248
      @amiiraqurux2248 Před rokem

      @@quruxdiihablaha1234 wlhia ani ma aqaan ilaa saaka wa ku celiyey ila hada wuu diida isniinta bal fiirin kolay hada wuu iga diiday

    • @quruxdiihablaha1234
      @quruxdiihablaha1234 Před rokem

      @@amiiraqurux2248 wuxuun baa ka qaldan wlle

  • @Samo-wade
    @Samo-wade Před rokem

    Jasakallah kheir bro aad baad umahad santahay lkn hadhow malagaa rabaa shahaadada primary school ka

  • @KILLERFOX7Ur
    @KILLERFOX7Ur Před rokem

    asc Anika Waxa leyhaya khibrad makaanika baabur ah 12sano

  • @ayanhamood3379
    @ayanhamood3379 Před rokem

    Wl suaal aad umuhiima fadlan hadaad aragto iiga soo jawaab wll suaashuna waa hadii gmail ka aan ku xareeyey khalad yahay oon wax ka qaldamaan xalku muxuu noqon karaa oo lasameeyaa????

  • @zaciimabdiweli9291
    @zaciimabdiweli9291 Před rokem

    Photo tool inaan isticmaalo qasab miyaa
    Sawirkyga haday photo requirmnts ka isaxan yihiin

  • @inafarhaanlogoss1275
    @inafarhaanlogoss1275 Před rokem

    Da.da ka soo waran qof dhashay 2004 ma loo xareyn karaa

  • @Gawrace
    @Gawrace Před rokem

    Aad baad u mahdsan tahay sxp

  • @hoygafanproj7397
    @hoygafanproj7397 Před rokem +2

    High school no degree hadhow caqabad ma igu noqon kartaa oo ma la iwaydinaya cadayn .wll Shaaciye mahadsaid

    • @abdinasirhamdi7101
      @abdinasirhamdi7101 Před rokem

      Wll shaciye waan ku salaamay
      Suaal yarbaan qabaa wll markii aan buuxinayay Ayaan first name ka Ayaan xarafka tagay tusale ahan abdinasir Ayan uqoray abdinsir N&S dhexdooda Ayaan katagay A wll wax dhib ah Maka imaanaa

  • @Deeqow
    @Deeqow Před rokem +2

    📌 first

  • @fatkafich1569
    @fatkafich1569 Před rokem

    Hadan cilan mariska hadan bartay kawaran shaciye ama nake up hadan bartay kawaran

  • @nastexoxashi7780
    @nastexoxashi7780 Před rokem

    Mahad sanid walal ajir allaha ka siiyo

  • @cabdulaahicade519
    @cabdulaahicade519 Před rokem

    Mr shaciye aad iyo aad ayaad u mahdsntahay wll kaliya waxan raba inan ku weydiiyo tusaale ahaan marka qofku uu xaasle yahay caruurna uu haysto option kee ugu fiican oo u dooran karaa

    • @majidamoh4996
      @majidamoh4996 Před rokem

      Married dooro oo xaaskaga iyo carurtada wda gali

  • @thelionking6550
    @thelionking6550 Před rokem

    Tusale ahaan waxaan hada joga yurub waxaan kashaqeya markab kalumesato ma waxaan doorana schoolka Ina kaso baxay oo kale

  • @naturemusician3709
    @naturemusician3709 Před rokem

    Sideen family ugu xaraystaa

  • @abdirahmanahmed5994
    @abdirahmanahmed5994 Před rokem

    Sxb shaciyoow Hadii aan Vocational skills one year aan haysto Maxaa layga baahanyahay maku xaraysani Karaa skills aan bartayna waa electrical and cooling system solar system isoo jwb

  • @somaliweyn7093
    @somaliweyn7093 Před rokem

    Ugaas ani harqaanle ayaan ahay maxaan ku cadeeyn karaa

  • @fahanfilms4436
    @fahanfilms4436 Před rokem +1

    Shaaciye sxp hadii qofka xareestay salected la dhaho uusan ku xreesan xaas in uu leeyahay dib ma ugu xareesan karaa Ds260 in uu xaasle yahay maadaamuu dib ka guursady
    mideeda kale Telegram noo sameey si qaladaadkeena aan uwada saxno mhdsnd

    • @aqoonmedia2175
      @aqoonmedia2175 Před rokem

      May walaal caqabad bay kugu noqon waana ay ka shakinayaan iska dhaaf

    • @aaminabashiir6119
      @aaminabashiir6119 Před rokem

      Hada dib ka guursate Haa wa ku xaresan karta xaaskaga

  • @ummuluqmaan7738
    @ummuluqmaan7738 Před rokem +1

    Su,aal jawaabteeda aad loogu baahnaa weeye
    Mahadsanid

  • @korneelayuub6100
    @korneelayuub6100 Před rokem

    Asc Ustaas Shahaado Computer diploma hystaa xgee lagu dhufan marke

  • @ikraanomar5166
    @ikraanomar5166 Před rokem

    Dadka Qaar waxay leeyin primary school lama oogala

  • @hodan8655
    @hodan8655 Před rokem +2

    High school No degree inoshekee wll

  • @kulmiyeyare41cabdicasiis59

    Shaciyow link ayaa kujiro meshaas sualsha 12 ee horay usii gal aniga waan baaray shaqooyin badan aa ku jiro xata qiimaha shaqada ayaa ku jirto faah faahin ayaan kaa raba ee horay usii gal waqti ayaa nahaye

  • @Rizeek12
    @Rizeek12 Před rokem

    Shaaciye wll waxan kuwaydinaa qof aan walaal nahnay oo aan waxaan uxareeyay da ka ween marka qofkas mar 2 ma uxareenkaraa wll

  • @Awaleofficial8998
    @Awaleofficial8998 Před rokem +1

    Asc Ustaad Suaal hadii aan DV lottery High School, no degree Ku xareysto oo aan guuleysto maleyga rabaa shahado

  • @halimaabdulahi1382
    @halimaabdulahi1382 Před rokem

    Barnamijka Canada 10,000 Somali Ka soo hadal plz

  • @nalkahaji1482
    @nalkahaji1482 Před rokem

    Gnailka ayuu iga diidoya maxa qaldan wxuu idhahaa space ayaa jiro ayuu idhhAa

  • @sahrasahra1913
    @sahrasahra1913 Před rokem

    Wll mida dumarka kusoo dar micnaha xirfadaha dumarka wll mahadsanid

  • @hodanismail8020
    @hodanismail8020 Před rokem

    Shaqoyinka gabdhahana kasohadal

  • @ruqimoha8912
    @ruqimoha8912 Před rokem

    Make Assistant ayaah ahay

  • @waxkabarochenel6143
    @waxkabarochenel6143 Před rokem

    Wllo hadii aan shaly ayaan buxbuxiyey qar lakin formka mawada buuxin hadana mantay ayan galay wax dhibato ma iiga imanaysa mise inti shaley an ku qorayna way tirtirmaty mise marka ugu danbaysa aad formka dhamystirto aya daran plz iga jahil bixiya

  • @juweriafarah536
    @juweriafarah536 Před rokem

    Asc wllo wllo wxn raba inad suaashyda igasoo jwbto qof dacwad u xareysantahy ma xaraynkara DV lottery

  • @ruqiyadaahir7207
    @ruqiyadaahir7207 Před rokem

    Wllo shaaxiye waxaan kwaydiinayaa sideen isku waafajiyaa passabort soomaaliya iyo shahaa dada soomaalilaand waayo shaa dadayada waxaku qoran soomaalilaand waxana larabaa in ay iswaafaqaan shahaadada iyo psabort ?

  • @ustaadmohameddaud4194

    Asc wllo shaaciye waxaad bal ka jawaabtaa hadii hal Mobil ama computer looga xareeyo dad badan maxay ku keeni kartaa

  • @teezamrbaas7234
    @teezamrbaas7234 Před rokem +1

    Shaaciye waxan kaa rawaa in aad iisheegto marka aan ku guuleeysto lottery markii wariisaka liiga qaadaayo turjuman maa joogo sxp

    • @bashiirjeeni5358
      @bashiirjeeni5358 Před rokem

      Sida aan warka kuhayo way jogaan turjumano balse hadaad mid iskasii kaxaysatona wa ok ban filaya

  • @kingsunidin7756
    @kingsunidin7756 Před rokem

    Wllo waa Farxan jilacow buuxinti aan buuxinayay ayan mistakegreyay part1 oo aan so dhameyay ayan modayay part 2 Marka magca spouse oo aan ku buuxin lahaa xaaskyga Magceda ayan
    ku buuxiyay magaceyga Mar labaad
    Marka in la iso selectgareyo Ma cilad Bay keeni doonta Hadhowtole jawap mhdsanid