Routine aad u adag buu ahaa !!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024
  • 🔗TIKTOK-GEYGA- vm.tiktok.com/...
    #america #muqdisho #nairobi #canada #socialmedia #somali #somaliamerican #somaliland #hargeysa #hargaysa

Komentáře • 723

  • @shabeelweheshade4297
    @shabeelweheshade4297 Před 5 měsíci +277

    Ficil iyo xaasidnimo ayaan u daawadaa u dhamaystaa muuqaaladaada😂

  • @user-ij9ft2tp3p
    @user-ij9ft2tp3p Před 5 měsíci +196

    mnshlllh wllo talo baan kusiinyaaa caruurtaada social hayska keenin
    2 youtupkana iyo tiktoga heeso iyo jaas midana hasooo dhigin
    3 weligaana asturnow xataaa hadad aroostegeysid xataa
    4 waxyabahaa roootiinka iyo qisooyinka runtaaa soo geli
    xitaaa qisa beena inga ilaaali
    xoolahaaagu xalaal hakuu noqdaan
    hore usoco walshy❤

  • @naciimaqaali6884
    @naciimaqaali6884 Před 5 měsíci +36

    Xpt ereyga hoogay ad leedahy iska dhaaf alle kuma hoojiyee ❤❤

  • @user-nb8yv8un1b
    @user-nb8yv8un1b Před 5 měsíci +26

    Si qurux badanbad uduubi taqaanbo video yada m.a hormar wacan byo guuleso

  • @maymunmuhudinibrahim3239
    @maymunmuhudinibrahim3239 Před 5 měsíci +15

    Masha allah so funny😂 xbbti allaha ku barakeyo noloshada cusub

  • @umulkhayrmaxamuud4187
    @umulkhayrmaxamuud4187 Před 5 měsíci +55

    3 talo ayaan kusiinayaa walaashay.
    Xijaabka kudadaal waxaad asturnaan kuwaydo qaawani ku heli maysid ragana iska ilaali yayna kaa caqli badinin gabdhaha duriufta way uga faaidaystaan ciwaankaga iyo gurigaaga midna hatusin kii kujeclaada aabhaaa udir
    3 -caruurtaada waligaa soshal midia ha iska soo dhigin

    • @sahraabdi9464
      @sahraabdi9464 Před 5 měsíci +2

      mansha allha tala fiican bad siisay walashen

  • @mandeqsomalia9578
    @mandeqsomalia9578 Před 5 měsíci +4

    Gabar somaliyed oo faraxsan markan arku ana wan farxa❤❤❤❤❤❤

  • @farhiahassanjama5563
    @farhiahassanjama5563 Před 5 měsíci +5

    ما شاء الله تبارك الله
    Allaha ku xiftiyo adi ilmahaaga aduun iyo akhiraba, intalade nooshahey qurux ku noolow iyo sharaf ❤
    Sheydaankii dhibta ku galiyey ka taxadarnoow beer jiliic maya❤

  • @waaberi4446
    @waaberi4446 Před 5 měsíci +24

    Wlshy wa gaari gaari dhashay. Allah riyadaada haku rumeeyo. Waxad tahay qof dadaal badan. Wehelkuna wu iman Insha Allah....

  • @munawarsame1043
    @munawarsame1043 Před 5 měsíci +3

    MashaAllah walaashay gurigaga waa guriyaroo kala xiran. Qurux mashallah,Illaahay SBXW ha kuu barakeeyo. Horay u soco!

  • @user-kl2tg4ns9v
    @user-kl2tg4ns9v Před 5 měsíci +3

    Mashaallah abyo Qatar Aya taxay muslimka abo iyo hooyo Allah hakagadigo

  • @ContentGreyCat-qd1jv
    @ContentGreyCat-qd1jv Před 5 měsíci +10

    Nag adhag ad tahy wlhi m.a 🎉❤

  • @user-vo8mi2iv8f
    @user-vo8mi2iv8f Před 5 měsíci +3

    Masha allah wall horu marban ku rayjeynanyaa from hargeisa
    Maqalada ku xumaynban u wada dawadaa 😂❤

  • @Haaya545
    @Haaya545 Před 5 měsíci +11

    ماشاء الله تبارك الرحمن ❤

  • @user-ii7oj5wn7j
    @user-ii7oj5wn7j Před 5 měsíci +73

    sister make d video a little bit longer so you can get money from the CZcamsr

    • @fahadyussuf1229
      @fahadyussuf1229 Před 5 měsíci

      🍦🧁🎂🍿🍷🍵🛫🛩️🎡🏠🏭🏡🏢🏘️🏬🏚️🏣🏤🏚️🏗️

  • @shaadiyacishqi7467
    @shaadiyacishqi7467 Před 5 měsíci +7

    Fariiday walalo mcn guulayso gaari quruxlay ah❤❤❤

  • @Jazuu_jazzy
    @Jazuu_jazzy Před 5 měsíci +5

    Talo aniga ina adeerta ban ahy habbti qabil waxku sabsaan haso galinin somali weyn oo dhan ayaa tahay gabadhoodi ❤

  • @faadumoali9278
    @faadumoali9278 Před 5 měsíci +11

    Hanaay shaqaad na galisay 😂
    Allah kuu fududeeyo
    Gabar sharaf leh ayaaa thy❤❤

  • @sarah.a4096
    @sarah.a4096 Před 5 měsíci +8

    Mashaa Allah keep going sharaffey ❤❤❤

    • @nimcomaxamed6580
      @nimcomaxamed6580 Před 5 měsíci +1

      Mnsha alla hani ❤

    • @AdoonAdoon-ei3dd
      @AdoonAdoon-ei3dd Před 5 měsíci +1

      Hani illahay haku caawiyo
      Illahay talo saaro
      Marka kale xijaabka kudadaal gacmahaaga iyo qoortaada yaan la arkin
      Qcambuur gacmo dheera ah waxaan ahayn hakusoo galin
      Kalmada hoogayoo ba ayeey
      Iska daa ,ma aha kalmad fiican
      Ilahay haku garab galo

  • @kingshark5810
    @kingshark5810 Před 5 měsíci +9

    Dadaal wacan
    Inshalah wad Gari hadafkaga horay usooco

  • @hamdihasan4743
    @hamdihasan4743 Před 5 měsíci +6

    Nolal qurux badan ka aragna Allah kusiyaadiyo abayo alle hadii uu kabixiyay nolashi adked waa alxamdulilah

  • @hodancismaan1461
    @hodancismaan1461 Před 5 měsíci +1

    Mashalaah wall horu Mar fiican ku rajaynaya farom burco

  • @muniirohassan7132
    @muniirohassan7132 Před 5 měsíci +2

    wlhi ficil iyo xasidnimo an ficlayo ninkedii ban udawadaa haba yartey video geeda ❤❤❤❤ hore usoco

  • @aminabarreabdi5274
    @aminabarreabdi5274 Před 5 měsíci +1

    Mashalaah guulbaankuurajeeynayaa

  • @NagaadHussein-op6go
    @NagaadHussein-op6go Před 5 měsíci +7

    Woow m a Qurx ماشاءالله تبارك حبيبي قلبي والله ❤❤

  • @user-tg6el7zs7i
    @user-tg6el7zs7i Před 5 měsíci +1

    Maashalah waad soo sabartey waana istaahishaa
    Ilaah ha kuu barakeyo

  • @israc.shakur3404
    @israc.shakur3404 Před 5 měsíci +4

    Hhhhhhhh walahi fani bataha waigaqoslise masha allh horousoco walashey macn

  • @user-hr7pt7tc1t
    @user-hr7pt7tc1t Před 5 měsíci +2

    Abaayo ilaahay haku xafido meelsarana hakugaarsiyo abaayo talo iga qaado ilmahaaga hasoodhigin social media caruurtana qur aanka bar

  • @hamdihasan4743
    @hamdihasan4743 Před 5 měsíci +5

    Maasha Allah video gan qabka muqaalkiisa waa nadiif qurux lo arkaya .video yadada hore Camera dubitaankoda ma fiicneen hada kadib si da video gan cml usoo duub si nadiif waaye oo qurxoon maasha Allah

  • @SainabMohamoudhaji
    @SainabMohamoudhaji Před 5 měsíci +2

    wlshay allah wax khayrleh hakaa soo geliyee adna khayrka u shaqayso beentana waxyaabaaha beenta ka ilaasho asturnaantaada ilaasho iyo ubadkaagaba dadka inta wanaagsan taladooda qaado allah haku garab galo gacalo

  • @user-ve8ju3lr8r
    @user-ve8ju3lr8r Před 5 měsíci +2

    Maasha Allah maasha Allah abayo aad ayaa kuugu farxaa maasha Allah
    Wllhi Ilaahay ayaa mahad leh ee kudajiyay
    Abayo quraankana hailloowin insha Allah waqti aa quraanka baratana samayso
    Caruurtaadana media ha haiska keenin adigana adoo xirsi xiranin hasoo fadhiisanin oo aayatul kuri iyo macawadatayn ka soo akhrisan

  • @user-ik7mg4le8d
    @user-ik7mg4le8d Před 5 měsíci +1

    Keep going my sister ❤

  • @hhhhhh6668
    @hhhhhh6668 Před 5 měsíci +1

    😂😂😂 alaa kujecliya mcnto keep going

  • @user-rl9wk7sf4f
    @user-rl9wk7sf4f Před 4 měsíci

    Masha Allah wll keep going

  • @kurmanyojr1121
    @kurmanyojr1121 Před 5 měsíci +2

    Aadbad U Qurux badan thy Wll Ilahye Ha ku sharafo Keep up ❤

  • @dholaminahmed636
    @dholaminahmed636 Před 4 měsíci

    Kalsoonidaada ku meel mareesaa mashalah

  • @user-qo8rr3dh4l
    @user-qo8rr3dh4l Před 5 měsíci +2

    Qisadada ma dhagaysan lkn qof qalbi wanagsan baa tahay ❤❤

  • @user-nt1bu7kh1d
    @user-nt1bu7kh1d Před 5 měsíci

    Horay uu soco waliga abaayo waxa tahay qof wanaagsan ok qalbi wanaagsan

  • @iadam4038
    @iadam4038 Před 4 měsíci

    Masha allah ❤keep going sis

  • @fatumofatumo-oc4lc
    @fatumofatumo-oc4lc Před 5 měsíci +1

    Masha Allah 🥰

  • @user-jw3xw7nt7g
    @user-jw3xw7nt7g Před 5 měsíci

    Gabadha funy waaa wllhi qoftaan saan ufarxada badan ayy ciileeen🫶💋🫀👸🏻

  • @nimcoali1354
    @nimcoali1354 Před 5 měsíci +1

    Hore usoco wllashy mcn❤❤

  • @user-zn2jq4dq2d
    @user-zn2jq4dq2d Před 5 měsíci

    M.a sister keep going nolosha Kuma xumeyso

  • @user-ic3ys4sm6w
    @user-ic3ys4sm6w Před 5 měsíci

    Horay uu soco WLL qali allah ku sharfo ❤

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu Před 5 měsíci +1

    alh ku sharfo wllshy❤❤❤❤

  • @fowsiyacali5781
    @fowsiyacali5781 Před 5 měsíci

    😂😂😂wlshry wlhi waku jeclnahy allah haku sharfo❤❤❤❤

  • @SahraAhmed-jn9fg
    @SahraAhmed-jn9fg Před 5 měsíci +1

    Mnsha allah wllo allaha ku barkeeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-kf4pz6pn6w
    @user-kf4pz6pn6w Před 5 měsíci +1

    M.a abyo wax tahy fani😂😂

  • @hannahani192
    @hannahani192 Před 5 měsíci

    Masha alah

  • @user-mo8rn6lb9d
    @user-mo8rn6lb9d Před 5 měsíci

    Masha Allah illhay ha ku garab galo

  • @user-dl6me8mc8g
    @user-dl6me8mc8g Před 5 měsíci

    Mashalah

  • @ShukriaIbrahim-dp2sf
    @ShukriaIbrahim-dp2sf Před 3 měsíci

    Keep going walashey

  • @nastehafanah5805
    @nastehafanah5805 Před 5 měsíci +4

    Horay usoco qaali shekadaada aynbo jeclahy hal mid marka routinka duubey funaanad gacmo dheer xiro abyo

  • @SammyQurux
    @SammyQurux Před 5 měsíci +1

    Keep going mcntoy waligaa haniyad jabin nolasha dan waa step by step hormar wacan 🤝❤

  • @user-dl1fb9mg6i
    @user-dl1fb9mg6i Před 5 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤Manshaallah gulayso abayo

  • @fartunmohamed4463
    @fartunmohamed4463 Před 5 měsíci +1

    Abyo hoya adag oo karti iyo sharaf leh ba tahaay Allah hakudowro farxad Allah hakusiyadiyo abyo wxn kaga latalinaya hogaay iyo baada iskadaaf oo kalam fcn kubadalo sidha alxamdulilah iyo Allahuma bareek

  • @Bishaarmohud
    @Bishaarmohud Před 5 měsíci +1

    Msha Allah wll nolosha alle hakuu qurxiyo❤

  • @shukriahmed9397
    @shukriahmed9397 Před 5 měsíci +1

    Masha allha abyo gulayso walhi qisadada aad bay iga ohiday😭

  • @BahjoCadey-db5yz
    @BahjoCadey-db5yz Před 5 měsíci

    Keep going my sister 😊

  • @QueenZoyaa-tv2ek
    @QueenZoyaa-tv2ek Před 4 měsíci

    M.a hani abayo farxadaada waan ku farxaa ❤❤❤❤❤

  • @IqraNashaad-xu7zg
    @IqraNashaad-xu7zg Před 4 měsíci

    Hani abyo nolow abyo wlhi waan ku farxay farxada aad faraxsan tahay 😭🤲🏾

  • @user-zv9kx3qh8m
    @user-zv9kx3qh8m Před 5 měsíci +1

    mansha allh qaali caruuta ha isga soo dhigin 😊

  • @Sumaya1771
    @Sumaya1771 Před 5 měsíci +1

    Mashallah qurux gurigu siduu u nuuraya alle gacanta haku barakeeyo ❤

  • @Hamdachanel
    @Hamdachanel Před 5 měsíci +2

    Funny ba tahy haniyey ilhy hani xafido adiyo caruurtada 😅❤

  • @user-nr9ss9qm7j
    @user-nr9ss9qm7j Před 5 měsíci

    Maasha alaah

  • @Mola_cade
    @Mola_cade Před 5 měsíci +1

    Walshy qiimo badan nolosha igama xumeyso farxad igu noolow waligaa iyo caruurtada 🤲 Allah haikin xafido meel walbo joogto ALLE DARTIIS AYAA IDIN JECLAHAY ❤️❣️💋💋💕

  • @DegganMohamed
    @DegganMohamed Před 5 měsíci

    Horay u soco Queen 👑

  • @ibraahiimnuure4313
    @ibraahiimnuure4313 Před 5 měsíci

    Haah aad iyo aad ❤❤❤❤❤❤

  • @miskiabdirahman5470
    @miskiabdirahman5470 Před 5 měsíci +1

    Abayo hormar wanagsan ku rajaynaya asturnanta ku dadaal wadan qurbe joogta is ilaali anaga wa ku taageerayna vedio like share wa ku qaban insha allah

  • @Aaminashariif7
    @Aaminashariif7 Před 5 měsíci

    Masham Allah hooyo wanaagsan alaha hakuu xafida 🤲🥰

  • @canabbintualbakrimayo4054
    @canabbintualbakrimayo4054 Před 5 měsíci +1

    موقفه ي قلب ألله بحفظك انتي وعيالش❤❤❤

  • @SadiyoSaid-mv4cn
    @SadiyoSaid-mv4cn Před 5 měsíci

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤👋

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před 5 měsíci

    Mashaa Allaah fariid gaari haween
    Keep goin
    Noolow

  • @AmaalMaxamed-qp9ke
    @AmaalMaxamed-qp9ke Před 5 měsíci

    Masha allah❤❤❤😘😘😘😘👍👍

  • @NadoMaxamed
    @NadoMaxamed Před 5 měsíci +1

    ماشاءالله حبيبتي❤❤❤❤

  • @user-hh8mi9hw7z
    @user-hh8mi9hw7z Před 5 měsíci

    Masha allh wll hore usoco qali❤❤❤❤❤😂

  • @MaxamedxasanInjinerka
    @MaxamedxasanInjinerka Před 5 měsíci

    Hani love u from Ethiopia 🎉🎉🎉🎉🎉 u are hero gril🎉🎉🎉

  • @user-bu8my6su4t
    @user-bu8my6su4t Před 5 měsíci +2

    Manshallah abyo❤

  • @Samatardahir-ty4sf
    @Samatardahir-ty4sf Před 5 měsíci

    Allah ku xafido caruurta allah idin siyaadiyo farxada walaalo masha allah tabaraka allah walaalo

  • @user-uj9ms1hw3s
    @user-uj9ms1hw3s Před 5 měsíci +1

    Apayo iskadaa hogayey iyo baayeee wxkafcn kubadalo mfhnty Wana kahelnay sidad wx uwadid❤❤❤❤❤❤

  • @sofiamohamed1529
    @sofiamohamed1529 Před 5 měsíci +2

    Mashallah keep going siz❤

  • @sahrosiman4242
    @sahrosiman4242 Před 5 měsíci +2

    Vlog isku diyaarinta ramadaanka noo soo duub abyo

  • @asmoabdi3349
    @asmoabdi3349 Před 5 měsíci

    M.a wllo guulso aaabid 😊😊😊😊😊😊😊

  • @user-yq8hx2xx1l
    @user-yq8hx2xx1l Před 5 měsíci

    Masha allh❤❤❤😊

  • @iqramoha8087
    @iqramoha8087 Před 5 měsíci

    Qaali guuleso mcney

  • @aminoaden6671
    @aminoaden6671 Před 5 měsíci

    Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuleyso sister

  • @fartuunmohamed3775
    @fartuunmohamed3775 Před 5 měsíci

    😂😂😂😂 horay u soco haniyey

  • @Maxamed-gt5ne
    @Maxamed-gt5ne Před 5 měsíci

    Hani waxaad tahay qof wacan oo qiso ficana laga dhaxlay hore usoco wllo

  • @asmaomer8306
    @asmaomer8306 Před 5 měsíci

    Walee kaamadalo inan daawado ❤

  • @user-qx2hb5rg3f
    @user-qx2hb5rg3f Před 5 měsíci

    Hani wllo horumar gaadh ❤

  • @user-hw4xv7wp2q
    @user-hw4xv7wp2q Před 5 měsíci

    Caruurta na tuuusa❤❤

  • @ubahyusuf9629
    @ubahyusuf9629 Před 5 měsíci

    Maasha allaah habo qurux waligaa ii faraxsanow aakhirana janno 🎉❤🎉❤ habo codsi video ka yara dheeree

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 Před 5 měsíci

    Masha alaah tabarakalaah fariit

  • @radwayar9182
    @radwayar9182 Před 5 měsíci

    Mahadsanid hanna quruxeey wllo horumar wacan baan kurajaynayaa inshalaah 50ki gaadhsiiya hanna qurux before Ramadan inshalaah

  • @hafsacooking3818
    @hafsacooking3818 Před 5 měsíci

    MAASHAA ALLAH QAALI NOLOL ALLAH HAKU QURXIYO QAALIYEEY❤

  • @Saynab-bk4rs
    @Saynab-bk4rs Před 5 měsíci

    Masha allh abaayo qali alle hakubaarakeeyo gurigaag

  • @wll_____dana4561
    @wll_____dana4561 Před 5 měsíci +2

    M.a horii usoco abayo ilahey haku garaab galo ❤

  • @user-xr3gs5fl6x
    @user-xr3gs5fl6x Před 5 měsíci

    mansha alha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AxmedCawil-si9cb
    @AxmedCawil-si9cb Před 5 měsíci

    Hani hanaan magacaaba kahely intaa tarxadeeda lagarin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xabiibacadceed7501
    @xabiibacadceed7501 Před 5 měsíci +3

    Asc abayo waku salamay waxaan kaa cosahaa inaa iska dhaafto eraga ala ba ayay ma aha eray ficn iskadaa waa codsi quruxeey