Markii igu horeysay wiilkeyga iskuul aan geeyo| Farxada aduunka wlhi ❤️

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024
  • My Tiktok Link
    ⬇️👇
    www.tiktok.com...
    #ridwanissack #ridwanisaq #hannihannan #hanni #qisadahani #vlogs #iskuul #qisohani#america #muqdisho #nairobi #canada #somaliamerican #socialmedia #somali #somaliland #hargeysa #hargaysa

Komentáře • 980

  • @Sacdiyasagal
    @Sacdiyasagal Před 5 měsíci +43

    Abayo waa iga talo ilmaha kenya walagu xadi karaa schoolka hasheegin xafada aad dagantahay hasheegin , ilmaha hasoo dhigin social media aha sababto ah lacag ayaa dad lagu siin karaa si uu usoo xado ilmaha marka is aruuri abayao❤❤

  • @haladirham7923
    @haladirham7923 Před 5 měsíci +63

    MashaAllah first comment like

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 Před 5 měsíci +31

    Mnsha Allah anaguna waan kula faraxsanahay abyo dugsi qurana gee iinsha Allah🥰

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 Před 5 měsíci +38

    WAA DHIBANAHAY SOMALI BAAN AHAY MARKA DHIBKAYGA BANAN YIMADANA LAYMANCAAWIN BEEN DHEH 😢MANSHA ALALAH KUWA KALANA AAN CAAWINO ❤❤

    • @Leylo266
      @Leylo266 Před 5 měsíci +2

      Lkn cawintina waa in ridwan lo tago mana u tegi karno waqtiga iyo wayaha no diiday😢😢😢😢😢

    • @ruqiaali7490
      @ruqiaali7490 Před 5 měsíci

      @@Leylo266 waa daremi kara😢

    • @MabsudFaisal
      @MabsudFaisal Před 5 měsíci

      ​@@Leylo266😢😢😢

    • @XamdaQurux-qd3ic
      @XamdaQurux-qd3ic Před 5 měsíci

      Mashaallah Mashaallah wllo mcan ❤❤❤❤

  • @jaamacfarxiya9207
    @jaamacfarxiya9207 Před 5 měsíci +41

    Xin Xin baan like usaara u daawad iyo shertaba😂

  • @fardowsafarah4762
    @fardowsafarah4762 Před 5 měsíci +16

    Mcney wilka Ilasho yaa lagaxadhiin please oo waxayalo badhan usheg inu numberka barto iyo inu dad walbo raciin ama wax u kaqadhanin… Farxaad waarto Ayan kurajeynaya and am so happy for you… Be blessed

  • @fartuunnuur3975
    @fartuunnuur3975 Před 5 měsíci +63

    Waxa aan dadkeyga somaliyeed ku jclahay waa is caawinta wale soomaalidu waa ul iyo diirkeed Alle haidin dhowro meelkastood joogtaan🙏

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Před 5 měsíci +42

    Maa shaallah alla hooyaday maxay kusoo ducaysay markay qisadaada dawatay waxay tiri waa gabar adag oo geesi ah hal mara xitaa ma,ooyin ilaahay haku xifdiyo

    • @HanniHannan
      @HanniHannan  Před 5 měsíci +19

      M.a Hoyo mcn ilhy haku barakeeyoigu sln wll

    • @abdimalikyare7940
      @abdimalikyare7940 Před 5 měsíci +1

      @@HanniHannan aamiin abayo

    • @DeekaShiekh
      @DeekaShiekh Před 5 měsíci

      Abayo qisooyinka ka hadli haay cod wanagey

    • @baarliinahmed9571
      @baarliinahmed9571 Před 5 měsíci

      Masha Allah hooyadaa badalka ucada jano Allaha ugu badalo

  • @houmedmohamed1923
    @houmedmohamed1923 Před 5 měsíci +68

    Mansha alah waxan aad ugu farxsanahay sida somalidu gobadhan walasheen ah u garab istageen dhowr usbuc 40 kun garsiyeen 100 kun inaa gaarsinaa waaye waxyar ayaa ka dhiman wada walaalayaal

  • @abdiraxiin1640
    @abdiraxiin1640 Před 5 měsíci +30

    Labadii boqol ee duqa iska celi ar adigaa qosolaa igu dishay
    Abaayo lacag mahaayo balse duco ilaah dartii kuugu duceeyay
    Niyadaada wixii kujiro oo qeer ah alle haku siiyo yaarabi ❤❤❤❤❤❤

    • @luqmaan753
      @luqmaan753 Před 5 měsíci +1

      Aaaamiin ❤❤❤❤❤

    • @Imanx602
      @Imanx602 Před 5 měsíci +1

      Allahuma amiin

    • @maryamcumar5895
      @maryamcumar5895 Před 5 měsíci +3

      😂😂😂😂 200 duqa qosol iga keenti

    • @ilhan6838
      @ilhan6838 Před 5 měsíci

      Qeebta duqa labada boqol qosol igu dishay😂

    • @sadoali8138
      @sadoali8138 Před 5 měsíci

      Duco wax lo dhiga mijirto

  • @user-bh1wb6jt7f
    @user-bh1wb6jt7f Před 5 měsíci +7

    Xbbti ano rer jigjiga wn ku jeclhy ilahy hakula koriyo ubadka adoo 1m gaaray arki doona insha allah❤

  • @kawsarahmed5952
    @kawsarahmed5952 Před 5 měsíci +10

    intaa lamuurugoteey faraatataga
    Masha.Allh 💓

  • @Sadam_hazard
    @Sadam_hazard Před 5 měsíci +5

    Farxad ku noolow wllshy ani xataa qiso xanuun badan baa igu dhacday lkn alx anoon cidna la wadaagin wan ka baxay dhiptii isoo martay lkn ma ilaawayo 😭😭

    • @user-jg1lh7sw3w
      @user-jg1lh7sw3w Před 5 měsíci +2

      Wll adunkan baa qiso socota ah alle qalbigaga haka masaxo🥺

    • @Sadam_hazard
      @Sadam_hazard Před 5 měsíci

      @@user-jg1lh7sw3w aamiin wlo🫡

  • @Abdikhani-said__
    @Abdikhani-said__ Před 5 měsíci +6

    Mashallah illahey hakaaga digo kiii aad kunasato oo xaramka ku geeyo hakaaga digo walashey ❤

  • @akramidirisofficial2204
    @akramidirisofficial2204 Před 5 měsíci +12

    Walshey nolol farxad leh kuu rajynayaa❤😊

  • @user-qq6kx1db6g
    @user-qq6kx1db6g Před 5 měsíci +10

    M.a wll waxan ku faraxsanahay siday somali kuu garab istaagtay adiguna aad tahay mamo yar oo karti badan maanta adaa halkaa isgaadhsiiyey dedaalkaasna ku dhabar adeygay wll mcn guuleyso adi iyo ubadkaagu aduunkan farxad ku noolaada aakhirana jana fardowsa alle hainagu kulmiyo wllo caruurta intay yar yihiin quraanka lagu ilaaliyaa lagula dedaalaa dhanka madarasada aad ugu ilaali lagarab gal alle haidinla garabgalo wllo❤❤❤❤❤

  • @abdirizakmohamed9954
    @abdirizakmohamed9954 Před 5 měsíci +10

    Markii ugu horatsay ee aan wiilkayga school geeyo waxaan xasuustay sida ay hooyo ijeclayd markaan yaraa ila hadeer waa sabbta hooyo kasta oo rafaadasan ay noloshay u smayso ilhay wa kii somalidan qalbiga wanagasan ka dhiliyey alx walal adna waxaan ku rajaynayaa inaad masuliyada ka soo baxdo illhayna hakuu barakeeyo waxa aad haysato wax kasii wangsana ha kusiiyo

  • @hindahaybe5700
    @hindahaybe5700 Před 5 měsíci +6

    Abaayo waan ku jeclahy hargaysa kaasoo salamaya

  • @OmarAbdi-wj4mp
    @OmarAbdi-wj4mp Před 5 měsíci +1

    Mashaalah first comment like

  • @fartunahmed1387
    @fartunahmed1387 Před 5 měsíci +13

    Masha Allah tabaraka Allah ❤❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen Před 5 měsíci

      Asc sabiskaraayb noo saar wllo mahadsanid

  • @AyaanGeesood
    @AyaanGeesood Před 5 měsíci +10

    Wllhi illahy dartii ku jeclhy qliyey❤ hore soco mcnto❤

  • @MuniirA579
    @MuniirA579 Před 5 měsíci

    Muuqaaladada anoo dhamaysan ayan like saara guulyso abyo mcn

  • @istahil.roble7788
    @istahil.roble7788 Před 5 měsíci

    Gabar adag caqli badan qiimo badan somaliyad ayaad u tahy abyo horay usoco ❤❤❤

  • @Hindaladan4455
    @Hindaladan4455 Před 5 měsíci +1

    Masha allah qali alla ha kula koriyo waanan ka xumahay reer ila hayb ah inay sidaa ku xumeeeyen lk intayda fiican baa ku jecel

  • @user-wm2gz1jx7n
    @user-wm2gz1jx7n Před 5 měsíci

    M.a keep going my sestr illhy hakuu barakeeyo❤

  • @naimaumal6947
    @naimaumal6947 Před 5 měsíci

    Masha Allah tabaarakallah
    Hooyo karti leh
    Awlaadeedana horumar la jecel😢
    Guulayso haniyey❤❤❤❤

  • @farhiyoshariffyussuf2930
    @farhiyoshariffyussuf2930 Před 5 měsíci

    Runtii waxaa tahaye qof qalbi wanaagsan maaha allah ohorey usoco mcnto Insha Allah

  • @HodaMohamed-mc3cp
    @HodaMohamed-mc3cp Před 5 měsíci +2

    Masha Allah ilahay nin waxbarta oo adigana kugu anfaca wax barashadaa, amiin

  • @haboonabi5556
    @haboonabi5556 Před 5 měsíci

    Masha Allah abyo ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 kula qayb sanynaa farxada

  • @farhiyoshariffyussuf2930
    @farhiyoshariffyussuf2930 Před 5 měsíci

    Masha allah masha allah wllhi wan farxaye Allah kusiyadiyo mcnto Allah iinxafido Aamin Aamiin yaarabi yaarabi mcnto

  • @idmanxaji4227
    @idmanxaji4227 Před 5 měsíci

    Dhawaan 50k Hambalyo qalbii🎉🎉❤

  • @nimcocawil1323
    @nimcocawil1323 Před 5 měsíci +1

    Mansha-allah gabadhan qanaacadeeda iyo iimaankeeda aan wax loo dhigaba jirin ❤
    Sidokale intan ka arkey waa gabadh qofka abaal ugala aan xaqirin❤
    ilaahey haku sharfo wll👸

  • @astaahilhussein7623
    @astaahilhussein7623 Před 5 měsíci +2

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @fowsiyacali5781
    @fowsiyacali5781 Před 5 měsíci

    Abayoh macn guulayso Allah haku sharfo haku xafido❤❤❤❤❤😢

  • @laylaluul3397
    @laylaluul3397 Před 5 měsíci

    Masha Allah ilaahey haku barakeeyo carurta

  • @asmoabdi3349
    @asmoabdi3349 Před 5 měsíci

    M.a guulso queen farxada midka badan ku rajeena wllqli😊😊😊😊

  • @MohamudAl-faris-uf5sw
    @MohamudAl-faris-uf5sw Před 5 měsíci

    Walaal Walaahay aad Baan u ilmeeyay alle hakuu gargaaro

  • @UmalkhayrHassan-om1eq
    @UmalkhayrHassan-om1eq Před 5 měsíci

    M.a hampalyo hampalyo xppti hani qof qalpi fcn bad tahay keeping going

  • @sacdiyacali7610
    @sacdiyacali7610 Před 5 měsíci +1

    Alle ha kaa farxiyo❤🎉

  • @hudoofficial7988
    @hudoofficial7988 Před 5 měsíci

    Maansha allaah hooyo adag allaha kula koriyo caruurta allaha idin xifdiyo xbbti❤

  • @youarefeelinghungry6421
    @youarefeelinghungry6421 Před 5 měsíci

    Hana queuxey farxad kunolow inta cimragaga kadhiman xbbt ❤❤❤

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan Před 5 měsíci +1

    Keep going sis 50k coming soon 🔜

  • @kafiitaqalpifuran2325
    @kafiitaqalpifuran2325 Před 5 měsíci

    Masha Allah horey u soco mar walpo saa u faraxsanow

  • @yasmiinshankaroon3824
    @yasmiinshankaroon3824 Před 5 měsíci +1

    Masha Allah anaguna waanu kula faraxsanahay wllo ❤❤😍😍

  • @user-rk9hq1bl2d
    @user-rk9hq1bl2d Před 5 měsíci

    Mansha allah wlshie ilahay farxada haku siyaadiyo❤

  • @luulluul1427
    @luulluul1427 Před 5 měsíci

    maashaa allaah allaha idin ilaaliyo adiga iyo ciyaalkaaga

  • @LiibanMista
    @LiibanMista Před 5 měsíci

    Masha Allah abyo quruxey horay usoco waynu daawaneynaa wax walbood sodhigto horay usoco

  • @farhiaabdikadir6485
    @farhiaabdikadir6485 Před 5 měsíci +9

    Maashaallaah tabarakallaah rahman 🥰

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen Před 5 měsíci

      Asc sabiskaraayb noo saar wllo mahadsanid

  • @deqoahmed5258
    @deqoahmed5258 Před 5 měsíci

    Abaayo horey u soco it is a special day for you and your son

  • @user-vq1wf8hh2o
    @user-vq1wf8hh2o Před 5 měsíci

    Mansha Allh McnTo Wax Idin Dhiba Alle Idinma Tuso🥺❤

  • @HaniXasan-ig4is
    @HaniXasan-ig4is Před 5 měsíci

    M.a itan iyo in kabadn wagari i.n farxada wa ankafar xadeyna❤❤❤

  • @SahrujaHassan
    @SahrujaHassan Před 5 měsíci

    Maansha allaha allaha ku siyaadiyo abyo farxada

  • @naasirdaacad2983
    @naasirdaacad2983 Před 5 měsíci

    Mansha allah wlshy iyo wilkaan abti u ahay waligiin ifaraxsanaada waxaana idin rajaynayaa nolol qurxoon intaad igu nolataan ❤❤❤❤❤❤

  • @hibaaqhussein3224
    @hibaaqhussein3224 Před 5 měsíci

    Mashalllh WalaaL Hani Hore usoco Ubadkaga Alle hakuu Barakeeyo❤🥰🫶

  • @user-ky6tx7lf2m
    @user-ky6tx7lf2m Před 5 měsíci

    Maasha Alhe faraxad warta alhe haku sii siyadiyo❤❤❤

  • @shugriosman1652
    @shugriosman1652 Před 5 měsíci

    Mnsha allah hani walashey hore usoco waxa jeclhy hadalatada funny ah❤❤

  • @sihamaden5309
    @sihamaden5309 Před 5 měsíci

    Ilahow Farxada ku siyaadi wlshie ❤

  • @fatumaabdi1642
    @fatumaabdi1642 Před 5 měsíci

    Manshallah ❣️❤❤ Allah hakudayo caruratq

  • @sadoali8138
    @sadoali8138 Před 5 měsíci

    Weleh nolol wey ku dhiman tahy abayo horey uu soco

  • @jamaahmed3574
    @jamaahmed3574 Před 5 měsíci

    Maalinkii hore wan kula ooynay mantana wan kula faraxnay masha allah

  • @safiyanuura2954
    @safiyanuura2954 Před 5 měsíci

    Masha allah tabarakallah habo hani yiriisey❤🌹🌹❤️hore u soco adiga iyo ilmahan habada u ahay❤🌹❤

  • @hodonur8155
    @hodonur8155 Před 5 měsíci

    Mansha allah abyo Qli waligaa faraxsanoow

  • @ismaaciilMustaf-pe6ip
    @ismaaciilMustaf-pe6ip Před 5 měsíci

    Abayo waa kula faraxsanhy guuuleyso mcto❤🎉🎉🎉

  • @mohamedyassin8204
    @mohamedyassin8204 Před 5 měsíci

    🎉masha Allah tabarakalah hanbalyo keep going sister

  • @user-xn9gk3nz9o
    @user-xn9gk3nz9o Před 5 měsíci

    Waan ku faraxsanahay inuu waxbarasho bilaabay wiil kaan habada u ahay hani qalbi wacan❤

  • @maariyaMuhmed-qo6jq
    @maariyaMuhmed-qo6jq Před 5 měsíci

    wall khyr Hele ridwaan meel aan kala xiriiro igu caawi

  • @abdalleabdirahman1652
    @abdalleabdirahman1652 Před 5 měsíci

    Maansha Allah farxad waarta ayaan kuu rajaynaya.

  • @user-qr1in6qe8d
    @user-qr1in6qe8d Před 5 měsíci

    Mansha Allaah hanbalyo qaali ilmaha ilaasho

  • @jaaizaandthehthnow8000
    @jaaizaandthehthnow8000 Před 5 měsíci +4

    MASHA ALLAAH ABAAYO ALLEY HA KU LA KORIYO ♥

  • @fanstime1560
    @fanstime1560 Před 5 měsíci

    Maashaallah waad iga qoslisay walahi you so funny 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅keep going inshallah

  • @abdulfatahaden6382
    @abdulfatahaden6382 Před 5 měsíci

    Mansha allah walahay soomalidu waa gob❤

  • @abuubakarbashiir2936
    @abuubakarbashiir2936 Před 5 měsíci

    Maasha alaah ilaahay hakuu barakeeyo

  • @adooontiallaaaaah668
    @adooontiallaaaaah668 Před 5 měsíci +2

    Habo olaaheey ilmaha ha kula koriyo insha Allaaaah

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 Před 5 měsíci +1

    Markaan qisadaadi soo dhameystay ayaan kuu saaray waxaana ku leeyahay hore u Soco

  • @user-cz6hd7qw4j
    @user-cz6hd7qw4j Před 5 měsíci +1

    Masha Allah ❤sister mine ❤🎉

  • @user-pc5jn1mt6w
    @user-pc5jn1mt6w Před 5 měsíci +1

    Mansha Allah Allah kuu ziyaadsha nimcada iyo farxada. Abayo shaadhka hoos u geli Wiilka .

  • @user-cy5yv8ld2z
    @user-cy5yv8ld2z Před 5 měsíci +1

    Masha allaha wllo gulaso

  • @khadraanshour
    @khadraanshour Před 5 měsíci

    mansha allah guulayso walal

  • @RidwaanMaxamed-gl1dz
    @RidwaanMaxamed-gl1dz Před 5 měsíci

    Guulayso hppti alle ha ku barakeeyo❤❤❤

  • @AyaanAyaan-hu5pm
    @AyaanAyaan-hu5pm Před 5 měsíci

    Hargaysa. Kaalay. Waa. Meel lagaa jecelyaheee❤

  • @user-de4ud9ex1p
    @user-de4ud9ex1p Před 5 měsíci

    M.a abyo sida ufaraxdy waligaa ufaxsanow ❤

  • @FardusMohamoud-rv1ug
    @FardusMohamoud-rv1ug Před 5 měsíci

    Msnshallsh guuleyso wallo burco kA soo sslaam aya

  • @maryanmohamed3930
    @maryanmohamed3930 Před 5 měsíci

    Odkatha iskajiclahay walashiy mcn m.a hormar wacan

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 Před 5 měsíci

    Mansha alaah kii wxbarta ee cimrigaadha waxlaga faaiido alha kadho wllo

  • @abdifataaxcali7889
    @abdifataaxcali7889 Před 5 měsíci

    M.a gabar aan aad ujeclahay horay usoco by hani

  • @maryanabdikadirahmed8190
    @maryanabdikadirahmed8190 Před 5 měsíci +1

    Masha allah farxada allah kusiyaadiyo abayo farxadadu waa teena❤😊

  • @user-sj3xt9fi4w
    @user-sj3xt9fi4w Před 5 měsíci +3

    Mansha Allah qoraxy ❤❤❤❤❤❤❤ I Love you Abayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-vo2qn2hz7m
    @user-vo2qn2hz7m Před 5 měsíci

    Masha allah ciyaalka alle hakuu deysto apaayo❤

  • @munafatule8420
    @munafatule8420 Před 5 měsíci +7

    MashaAllah
    You're amazing mother ❤👏

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Před 5 měsíci

    Wcs apyo masha allaha hamplyo ku leyhy wilka yrna illhy wx prashada ha ufududeyo adunydu wa wregte illhy hkgu simo aso jmcd dhmenyo kii wx ku tra alle hkga dhigo ❤️🤲🏻

  • @user-ih5yo6yv1n
    @user-ih5yo6yv1n Před 5 měsíci

    M.a walhi said ku jecladay abyo ❤

  • @MahamudMahamed-dg6lt
    @MahamudMahamed-dg6lt Před 5 měsíci

    Maan shaa allh hala hakuu barayo wiilkavwll

  • @FosHussein-tk2zf
    @FosHussein-tk2zf Před 5 měsíci

    Mashallah sida ufaraxsan thy kula faraxne 🎉❤

  • @nuur.isaaqcraxman6713
    @nuur.isaaqcraxman6713 Před 5 měsíci

    Masha Allah keep going walshey ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @sagalabdirahmaan4815
    @sagalabdirahmaan4815 Před 5 měsíci

    Maasha Allah ilaahay farxada hakuusiyaadiyo oo hakutuso isagoo aroos ah iyo caruutiisaba❤❤❤❤❤

  • @zahoorgabane2039
    @zahoorgabane2039 Před 5 měsíci

    Masha allha abayo mcnto Alha idin xifdiyo sister ❤

  • @alihooyo5599
    @alihooyo5599 Před 5 měsíci

    Mansha allh horay usoca wlashey mcn😊

  • @gaduudocarwo4631
    @gaduudocarwo4631 Před 5 měsíci +2

    5:39 abayo bar intuu yar yahay cuniga habta iyo dhun kasha da haduu sii wey nado waa ad ad kaanayaa hada ku bar baari ❤❤ waa idin jecelahay farxada allaha idin siyaad sho

  • @user-wr4vy7rb4l
    @user-wr4vy7rb4l Před 5 měsíci

    Ma sha allah wll qurana gee

  • @miss.hindiyo
    @miss.hindiyo Před 5 měsíci

    Masha allaah abaayo farxadaadu waa farxadeena❤