KOKO OO AMIRA IBALAMISAY MAXA IGA RACAY QOSOL IGU MA HARIN 😂

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024

Komentáře • 249

  • @ikraam_72
    @ikraam_72 Před 22 dny +78

    Ala qosol badna sundus ayaanle tartan ba ki jirtaya waxba ha dhafin😭😂😂

    • @liibaan7278
      @liibaan7278 Před 21 dnem

      𝑆𝑎𝑚𝑖𝑑𝑒𝑒 𝑤𝑎𝑦𝑒 𝑤𝑎𝑙ℎ𝑖🎉❤

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale Před 22 dny +31

    Jh amira deyda qurux badan se wax yeshy boqora deydii is not easy😊😊😊

  • @Asad-hagio-2
    @Asad-hagio-2 Před 22 dny +59

    Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ

  • @Dahab-pf4tb
    @Dahab-pf4tb Před 22 dny +13

    Amiira koko sundus markaa barnamijka isla so duubtan wani jecalnay wlh ❤❤❤😢

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 Před 22 dny +35

    Team sumirko isn't Easy ❤ KuWeyga jira oo jooga yaqay 🎉

  • @queenruun9709
    @queenruun9709 Před 22 dny +20

    Sundus hadala saidka qofka uduraayo iska daay dadka waa ku wataan yey ku nicin qofka wada shaqeyn idinka dhaxeyso is xushmeya

    • @Maxamedeeq436
      @Maxamedeeq436 Před 22 dny

      Warmaqal gabar😢😢😢

    • @RaxmaIsaaqRahma123
      @RaxmaIsaaqRahma123 Před 22 dny +1

      Ka dhaca anigaba jamacada Ana u wanna dadkana malintan goya wey itaban xata waxa laygu dhaha walnimadadu her wxy gdhay lagu radsado wana sbbta an u asxp badnhy 😂😂😂layma nicin school ilaa jamacada inta wa lay jeclaa 😂😂marka sundus wa ano kale e ka dhaca ruxi sana umba wax fhmi 😂😂😂ka dhac😂😂

  • @Warsansiman1234
    @Warsansiman1234 Před 22 dny +62

    Gabar hbo u ahy ba saaid kujecel hde video gaga argto waxe dhahda marka wenado team 27 kubira oo sundus cml dadka uga qoslina❤😂

    • @Roodamalpoh
      @Roodamalpoh Před 22 dny +6

      Ale ha u rumeyo riyaded qli

    • @Warsansiman1234
      @Warsansiman1234 Před 22 dny +7

      Amin xppti anbo sas ujevel oy UGA argta lacala hda ku argto gbr Jamila ama Jimin la dhigo oo teamkan kuso biirty Ani wye ogow😅​@@Roodamalpoh

    • @RaxmaIsaaqRahma123
      @RaxmaIsaaqRahma123 Před 22 dny +3

      Ani xita markasto wa ku riyooda wlhsy iga weyn ba jecel ❤❤❤❤❤manta dhan wxy dhihi sudus iyo amiiro saney sameyen ma aragtay wey u walaneysa wlhi😂😂

    • @Intisarcreates
      @Intisarcreates Před 22 dny

      Gabadha kadaa abayo ha dawadsiin😂😂😂😂 wa ilma yar wqx baro habo meel dheer hiigso dheh oo jamiciyad noqo dalka wax kusoo kordhiso not youtuber😂

    • @ikeaamkhaalid
      @ikeaamkhaalid Před 21 dnem

      Ani xitaa wan jecla maleysia jogo inaaa la kulmo isku dayay lkn mala kulmin hada waan ka tagay maleysia

  • @MoDirie
    @MoDirie Před 22 dny +25

    Koko Bulle madaxaa noo saaran thy sxb✊

  • @IbtiHosh
    @IbtiHosh Před 22 dny +15

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledgeable and The most shine all created prophet Muhammad scw ❤😊

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 Před 22 dny +16

    Boqoradena Amiira Qurux is not easy ❤

  • @MuxidiinCalidhuux
    @MuxidiinCalidhuux Před 22 dny +36

    Kusali xabiibkeena muxamed scw ❤❤❤❤❤

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 Před 22 dny +16

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like ❤Saar
    الله أكبر ❤

  • @user-cb3jd8mh8p
    @user-cb3jd8mh8p Před 22 dny +16

    Koko amiira sundus wllo qimo badan wad jogoda jeclhy ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-dt5lg5hw8g
    @user-dt5lg5hw8g Před 22 dny +15

    Plzz amira hoyo mcn wa ku jeclnahay sakada dhereyso lugaha qarso

  • @FaisoCabdi-ve4wt
    @FaisoCabdi-ve4wt Před 22 dny +14

    Team sundus and amira and koko isla jogoda jcl waidin salamay ❤❤❤😊😊❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 22 dny +54

    TEAM AMIRA QURUX ONE LIKE 👍🫶🏻

  • @MahaAbdi-j4f
    @MahaAbdi-j4f Před 22 dny +5

    Qofta nacasta dadka ka qosli intaad isledahy qosol xumo laguu cadaabayaa ee afkawen isku qaboo😅😅😂😂😂

    • @rubykim1233
      @rubykim1233 Před 22 dny +2

      Ya ka afwen dhilayahay sholada oga fuq sundus

  • @SahraAbdi-hm3gv
    @SahraAbdi-hm3gv Před 22 dny +13

    Team amiira liki isara please 😢

  • @raxmamahad2092
    @raxmamahad2092 Před 22 dny +7

    Abaayo hadalada qofka saaid uduraayo iska ilaali dadku way ju wataan yayna ku nicin qofka wada shaqeyn idinka dhaxayso is xushmeeya abayo hadalada dhacdhacaa iska dhowr marar badana dhaqankaas wn kugu arkay wllhi abayo hadlkaagu hadduu mug iyo miisan ku fadhin waayo oo waxad doontid aad iska tiraahdid dadku bilaa macni ayaa lagu moodi dadkana col ayaad noqoonaysiin markaa dhaqamada qaar naftaada ka badal😊❤

    • @KowsaeSaid
      @KowsaeSaid Před 22 dny +1

      Fiicana marka hay sato qof ku cayeen oo siwalalimo wax kugu shegayo gobanimo

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 Před 22 dny +19

    Team amira qurux one like 👍 ❤

  • @sundussiman8233
    @sundussiman8233 Před 22 dny +15

    Teamkan hada tagertid like dhac igu sii😂❤

  • @SahroSaciid-dh6ue
    @SahroSaciid-dh6ue Před 22 dny +30

    Markaa isla jpgtiin walahi wanii jeclhy 500k cominson koko 800k cumeer 800k i.a❤🎉

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy Před 22 dny +4

    Markasto is dhoho taan iska dhaaf amiro iso jido😂yab

  • @IlyasYusuf-u2q
    @IlyasYusuf-u2q Před 22 dny +12

    Asxabey madama sundus 400k garsine 500k alabobsino❤❤❤

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 Před 22 dny +11

    3 dina wa idin wata❤❤❤❤

  • @FunnyCherryPie-xv1ub
    @FunnyCherryPie-xv1ub Před 22 dny +16

    kusali nebiga scw 😢😢

  • @NaadiyoMohamed-wl9jh
    @NaadiyoMohamed-wl9jh Před 22 dny +4

    Sundus guusha wey jeceshhy lkn guusha iyada neceb😂 mxa la zmeyna hee😢😂

  • @quenazuu6580
    @quenazuu6580 Před 22 dny +7

    Sundus waa ifuurisy wlhi 😂tartan kuma jirin lee iga dheh😂

  • @user-fe5hv2oy3b
    @user-fe5hv2oy3b Před 22 dny +6

    Sidaan ujeclahya wada jirkiina sunmirko🎉😢😢

  • @user-ct1qn7mp5z
    @user-ct1qn7mp5z Před 22 dny +4

    Sundus qacdeda xanun waye reer mudug isn’t easy 😂😂

  • @AbdiladhiifIshaan
    @AbdiladhiifIshaan Před 22 dny +26

    TEAM KOKO AND AMIIRA AND SUNDUS ONE LIKE 👍

  • @SihaamSamuu
    @SihaamSamuu Před 22 dny +8

    Sundus qurux wanaag ku jeclahy baayo❤

  • @dhelatira
    @dhelatira Před 22 dny +6

    sundus meley ku jirtaa leygma wayo😂😂😂😂

  • @RaxmaIsaaqRahma123
    @RaxmaIsaaqRahma123 Před 22 dny +10

    War dadku ma yutupkeu dhex hurdaan 7 minet bu yala waxano qofa ahaa 😂😂m.a wlshy qali san u faraxsanow abid anagana grbkada nhy I n❤❤

    • @KowsaeSaid
      @KowsaeSaid Před 22 dny

      Mashallah 😂❤ udheh maskiinta

  • @falisShiikhDooncabdi
    @falisShiikhDooncabdi Před 22 dny +5

    Sunduseyy Amira matkey 1.200 garto gift ugee ❤
    Funy wlhy thy❤😂

  • @FardusAxmedsaleban
    @FardusAxmedsaleban Před 22 dny +9

    Ayyyyy yaislajogoda ilajecl❤❤ amiiir iyo sundus🎉kooko❤🫶🫶

  • @user-ud3kj3fi3s
    @user-ud3kj3fi3s Před 22 dny +3

    Www sundustenah iyo kokodenah iyo amiradeenah dadaa iskujeclahy koko denah baryahan zaaid ushidantahy mashalah ❤❤❤❤❤

  • @Pretty-s7r
    @Pretty-s7r Před 22 dny +7

    Amira qurux bdan❤

  • @NiinaMahad
    @NiinaMahad Před 22 dny +2

    Naagta dabadedu wyne uraysa tiktok taalo ayaa dad wax ka shegaysa uff dheh

  • @HiboIsmailElmoge
    @HiboIsmailElmoge Před 22 dny +7

    Team amira one like 👍 ❤❤

  • @HoodanAli-e9b
    @HoodanAli-e9b Před 22 dny +10

    M.a dheh amiira is not easy ❤😮‍💨

  • @Asmamohaa2357
    @Asmamohaa2357 Před 22 dny +7

    Cumeer keen ciyartan sundus 😂

  • @FatimaYar-sh3pf
    @FatimaYar-sh3pf Před 22 dny +7

    Koko bulle funny waye😂❤❤❤❤

  • @rahmaissack6536
    @rahmaissack6536 Před 22 dny +7

    Team sunmirko❤😂

  • @safsafsaid7041
    @safsafsaid7041 Před 22 dny +2

    Doqon baa meel lagu kaftamay in lagu kala tegey mooda...Amira naag la xaqiri karo way ka weentahay is dagiyaq gabdhaha kaftamaya ka dhex baxa plz❤❤❤

  • @user-bb6bo5nt6w
    @user-bb6bo5nt6w Před 22 dny +8

    Team amiira qurux like ❤

  • @SamsamFaarax-uw9kp
    @SamsamFaarax-uw9kp Před 22 dny +15

    Team koko one like ❤

  • @YunNetwork1
    @YunNetwork1 Před 22 dny +2

    Hey suundus gacantaas Amira waa mucjiso laa gaarikarin adaa ogan laheyd le

  • @maryanadangumas1849
    @maryanadangumas1849 Před 22 dny +3

    sundusey abayo sadaxdina sobadi geman bada arabna pl

  • @JijoAbdullahi
    @JijoAbdullahi Před 22 dny +2

    Sundus af baqaar bahdilan koko isku daba dhiji e gabdhaha cusub buus wlhi 100k ka hosmarey nacaladyey fosha xun leh af maroor waaxid😅😅

  • @user-qx2yf3jg7e
    @user-qx2yf3jg7e Před 22 dny +4

    Sunmirko malin walbo san isla jooga❤

  • @XanaanFaarah
    @XanaanFaarah Před 22 dny +6

    Team Amiira qururx one like 👍 ❤

  • @Haweeya-lc2hp
    @Haweeya-lc2hp Před 22 dny +2

    Team sundus qosoleey iga dhameey say😂😂😂🎉

  • @DheemanAbdi-kv4bp
    @DheemanAbdi-kv4bp Před 22 dny +5

    Amiiro qurux ❤❤❤❤❤

  • @Cadarmaxamed58
    @Cadarmaxamed58 Před 22 dny +2

    My princess amiira isn't easy 🎉❤❤❤😂

  • @Shucaybchannel05
    @Shucaybchannel05 Před 22 dny +1

    Kusaliya nabigeena mohamad scw ❤❤

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo Před 22 dny +3

    Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤

  • @memonxalima4499
    @memonxalima4499 Před 22 dny +4

    Fav trio😅

  • @mumtaas420
    @mumtaas420 Před 22 dny +2

    Queen of the world amira👑😘

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu Před 22 dny +3

    Al qosl igu hadhin.wlhi.al.kuwnaaaa😂😂😂😂😂

  • @RuunOsman-q1b
    @RuunOsman-q1b Před 19 dny +1

    Gabar ixtiram mudan coming soon 500K

  • @user-jl9hx1yd3n
    @user-jl9hx1yd3n Před 22 dny +1

    Sundus pls hadalkayga wax xun ha umaleen hadal ka yaree iyo gabdhahan si wanaag san ula hadl hay is xariifin anaa saan ah hadhihin hay isla weenaan oo hintaana jooji pls abaayo waxaaga qalbigaa lagu haystaa

  • @MaxamuudCali-z7c
    @MaxamuudCali-z7c Před 22 dny +5

    Hambalyo 400k Hambalyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fahmoqurux356
    @fahmoqurux356 Před 22 dny +1

    team amiira one like ❤

  • @HanaAbdi-h4u
    @HanaAbdi-h4u Před 22 dny +1

    Sunduseey challenges noo soo badir plz❤

  • @user-ok6uf7wu3o
    @user-ok6uf7wu3o Před 22 dny +2

    Asaxbey 500k sundus ku tuura xalfad ban rabnaaye

  • @shamafamily123
    @shamafamily123 Před 22 dny +3

    Asc asxabta koko iso beqda waxan ahay yutubar cusub walayalow 😢😢😢

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n Před 22 dny +4

    TEAM SUNDUS ONE LIKE 😊🎉❤

  • @CRaxmanOsman-mo9gb
    @CRaxmanOsman-mo9gb Před 22 dny +3

    Like ii saar ilahey dartiis kusali nabigeena scw😊😊

  • @A.C-i6g
    @A.C-i6g Před 22 dny +7

    Amiira😂❤

  • @HawaCabdi-c9c
    @HawaCabdi-c9c Před 22 dny +3

    Sundus Amiira koko❤❤

  • @MiiraUmuanhaar
    @MiiraUmuanhaar Před 22 dny +3

    Kkkk sundus ayaanle ihiihii kuma lahoo

  • @RaxmaNuur-w1d
    @RaxmaNuur-w1d Před 22 dny +1

    Team amiira ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Amiira603
    @Amiira603 Před 22 dny +2

    Sundus ayaamhn afxumo kabixi la'dahay mxa ku daaray

  • @SUMEYAABASS
    @SUMEYAABASS Před 22 dny +2

    Sundusey marka qosli gacanta afka saaro mcney

  • @XaliimoAxmed-v5t
    @XaliimoAxmed-v5t Před 22 dny +2

    TEAM KOKO ONE LI🫶👍

  • @Suuban225
    @Suuban225 Před 22 dny +3

    Sundus hal talo ayaan kusinaa waan ognahay koko iyo amira iney kugu weynyihiin lkn gabadhaha kale markaad la joogto xushmey isku midna ula dhaqan iska dhaaf xinka iyo xushmad laanta aad ula dhaqmeyso gabdhaha kale waxaas kuma fiicana dadkana kugu tagerayaan

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm Před 22 dny

      Sorry intana kuheysana hadnahay team 27

    • @Suuban225
      @Suuban225 Před 22 dny +2

      @@deqawarsame-ml7fmkuma weydiin huuno aniga bal is daji ee qoraalka dib usoo aqri

    • @RaxmaIsaaqRahma123
      @RaxmaIsaaqRahma123 Před 22 dny +1

      Anaga sadexdan naga bdn wana wxn unolnhy 😂😂😂amiiro sundus koko❤❤❤❤inta kale yelko😂😂😂

    • @HiboHappy-t7b
      @HiboHappy-t7b Před 22 dny +2

      ​@@RaxmaIsaaqRahma123adigo ayaa marka sadexdu mayagaa rababa iyado isku xoqeysaa bahshan foolxumada badn🖕😤

    • @KowsaeSaid
      @KowsaeSaid Před 22 dny

      Wa run

  • @AMraneyPpe
    @AMraneyPpe Před 21 dnem +1

    Koko marba hadan maqli waJi malihi😂😂😅

  • @CabdulaahiAwees
    @CabdulaahiAwees Před 22 dny +8

    Team amiiro on like a ❤❤❤❤

  • @HoodanAli-e9b
    @HoodanAli-e9b Před 22 dny +5

    Mss af jaalo tartan ku ma jerin 😂😂

    • @Pretty-s7r
      @Pretty-s7r Před 22 dny +2

      Yaa waaye😂

    • @HoodanAli-e9b
      @HoodanAli-e9b Před 22 dny +4

      @@Pretty-s7rsundus af jaalo😂😂😂

    • @rubykim1233
      @rubykim1233 Před 22 dny

      ​@@HoodanAli-e9bya ka af jalaysan qofkasta wuxu shego uyahay oga fuq gabdha sholada habaryahay

  • @KINGCABDALLE-l9k
    @KINGCABDALLE-l9k Před 22 dny +4

    Team sundus 1k like

  • @RumanMuhumed-nd6jg
    @RumanMuhumed-nd6jg Před 18 dny

    Koko kulaha abayo naag wena tahe xisho sundus kulaha tartan maba kujiri😂😂😂

  • @ayaanjerara
    @ayaanjerara Před 22 dny

    Sundus meel ay ku jirto ayaan dawaday mana qoslin hadaan idinka yeel 😂😂😂😂😂😂

  • @najimamohamed9095
    @najimamohamed9095 Před 22 dny +2

    Wadajirkiina maxaan uxiisay ❤😊

  • @SacdiyodaudQasim
    @SacdiyodaudQasim Před 22 dny +3

    Inta ku qososhay samiya uf sas lee dhaha 😂😂😂

  • @MaaisaMaaisa
    @MaaisaMaaisa Před 22 dny +1

    Team amiir qurxo one like ❤❤

  • @XamdiXiis-y3o
    @XamdiXiis-y3o Před 22 dny

    Asxapta sundus ayanle waa cusbahy plz youtubekeyga ii boqda 😢😢😢😢😢

  • @Iftinsheeno
    @Iftinsheeno Před 22 dny +1

    Sundus qosol iku diahe tartan maku jirin😂

  • @Juuri.mohamed-221
    @Juuri.mohamed-221 Před 22 dny +2

    War sundus guul jacala 😂😂

  • @DailyMotivate-nd2ev
    @DailyMotivate-nd2ev Před 22 dny +1

    miss tartan kuma jirin

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h Před 22 dny +1

    Amira 😂😂😂😂😂😂

  • @ZeynabDerow
    @ZeynabDerow Před 22 dny +1

    Video athi.kujurun ajis waye

  • @HiboMaxamed-ru9zl
    @HiboMaxamed-ru9zl Před 22 dny +1

    Team koko bule🎉🎉 team amiira😊😊 team sundus❤❤ like😊

  • @xaliimogeenyo1982
    @xaliimogeenyo1982 Před 22 dny +1

    Sundus waan jeclahay

  • @YunNetwork1
    @YunNetwork1 Před 22 dny

    Suundus qof tajir badan aanoqanaysa adiga iyo koko bulle 🤲🏿

  • @NajmaAbdulaahi-le6bm
    @NajmaAbdulaahi-le6bm Před 22 dny

    sundus funny waye wllhi m a😂

  • @nasromohamed1870
    @nasromohamed1870 Před 16 dny

    Sundus abaayo lanbarkaaga sooqor saakuulaxariiro

  • @deeq0cabdinuur368
    @deeq0cabdinuur368 Před 22 dny +3

    Sundusteena caashaqa

  • @KowsaeSaid
    @KowsaeSaid Před 22 dny

    Samirko hadey joogin nolashu seweye marax 😂❤

  • @NALEEYCali-ve8ty
    @NALEEYCali-ve8ty Před 22 dny +1

    Sundus qosol badan 😂😂😂😂😂