Wasiir Hoosow - Aniga Iyo Generalkii Ciidanka Ethiopia ayaa Gacanta Isula Tagnay Isaga oo Kibirsan..

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 17. 01. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on CZcams, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on CZcams.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our CZcams channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

Komentáře • 243

  • @akhalif579
    @akhalif579 Před 6 měsíci +27

    Wasiirka waa nin aqoon caqli nadiif ah leh taas ayaana sal u ah in wacyigiisu sareeyo. Mahadsanidin

    • @AhmatYoung
      @AhmatYoung Před 5 měsíci

      Aad iyo aad

    • @Liiloowe
      @Liiloowe Před 5 měsíci

      H.AWAL DERBIGA HASOO TAABTAAN EE DAAYA DERBIGA HASOO TAABTAAN EE DAAYA.
      REERKAAS WAANADU WEY DHIBTAA EE DAAYA

    • @Yacnii
      @Yacnii Před 11 dny

      ⁰⁰000000⁰00😅
      .
      00​@@Liiloowe

  • @Alarm247
    @Alarm247 Před 6 měsíci +12

    Wallahi wasiirka noocan oo kale lamahelo. It gives me hope about our country when I see ministers with integrity and dedication to serving the greater good rather than personal interests. Maanta malin kaxun majirto ayaan uu maleynayaa… But insha’Allah khyre.

  • @alix02511
    @alix02511 Před 6 měsíci +12

    This brother understands the Ethiopian demons. United we stand divided we fall 🇸🇴💪🤝

  • @shukrimusewehliye8081
    @shukrimusewehliye8081 Před 6 měsíci +9

    Thank you so much Wasiir Hoosow waa Mid ka Mid Ah wareysiyo fara ku tiris ah oo ah kuwii ugu fiicnaa oo aan daawado ama dhageysto abid.👏👏👏

    • @AhmatYoung
      @AhmatYoung Před 5 měsíci +1

      I agree with you
      On point👌

  • @AAB-mo2ur
    @AAB-mo2ur Před 6 měsíci +19

    He is very intelligent and on point. May Allah increase your likeness

  • @miyir4519
    @miyir4519 Před 6 měsíci +7

    Maansha Allah waa nin aqoon yahan wadani ah ilaahayaw burburi Ethiopia aamin aamiin

  • @dahiribrahim831
    @dahiribrahim831 Před 5 měsíci +4

    Masha Allah, waa nin uu nool yahay damiirkiisu. Mahadsanid wasiir!!

  • @abdihfahtahmohamed7381
    @abdihfahtahmohamed7381 Před 5 měsíci +6

    Yaa raba in Prof Hoosow wareysiyo badan laga qaado ✋️

  • @hassanabdi5076
    @hassanabdi5076 Před 6 měsíci +12

    Amazing show again sstv legend

  • @mahatfarah3697
    @mahatfarah3697 Před 5 měsíci +3

    Yes unity is very important 🙏🙏somaliyeey

  • @sallowadam5982
    @sallowadam5982 Před 5 měsíci +4

    serious guy walahi 🎉🎉🎉

  • @abdiibrahim8576
    @abdiibrahim8576 Před 6 měsíci +9

    Sstv fadlan waqti galiya inaad nokeentaan waziirkan o kale. This guy is very intelligent and educated. I salute this guy.

  • @faysalabdallah1953
    @faysalabdallah1953 Před 6 měsíci +4

    Woooow Very intelligent and educated person.Mashallah. Congratulations.

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před 5 měsíci +2

    Masha Allah waziir hoosow wa qof qiima badan oo cajiib ah waa hadal yaqaan si barax la" u hadlo Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo walal hoosow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ahmedbashi4
    @Ahmedbashi4 Před 5 měsíci +2

    Waziir hoosoow xaqiiq caqli iyo aqoon wadani nimo ayuu alle isugu ka daray allh ku xafido adigo kale aya somalia 🇸🇴 an facayo alle kuma qado kumana hojiyo guuleyso inta nolosha kaga dhiman❤

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Před 6 měsíci +3

    Geesi geesi dhalay xaqiiqdi adeero wasiir hosow allaha ku dhowro 😊🎉❤

  • @liivazza
    @liivazza Před 5 měsíci +5

    Garnaqsi iyo Dood Cajiib ayuu soo bandhigay Hoosow, unlike wuqooyi qof sidaan cilimiyeysan usoo gudbin Kara doodiisa ma arkaysid ama wuu yaryahay. Waa Mahadsantahay Mudane Hoosoow anaga oo dhan ayaa noo hadashay.

  • @mohamedabdirisaak6368
    @mohamedabdirisaak6368 Před 6 měsíci +3

    Mashaa'allah good interview

  • @seed3966
    @seed3966 Před 6 měsíci +6

    Asc maa shaa allaah runtii weeye hadalkiisu 🇸🇴

  • @abdinorabdisalam6561
    @abdinorabdisalam6561 Před 5 měsíci +5

    Waa rumaysta warka Mudanahaan Dhibkana waxaa asal u ah Waxaan isku samaynayno oo ay ugu horayso Qabyaaladu

  • @abdinasirmohamed2238
    @abdinasirmohamed2238 Před 6 měsíci +5

    Ninkii ugu horeeyay ee soomaaliyada xorta ah kasoo jeedo ee aad xog ogaal ugu ah siyaasada gurracan ee itoobiyo sidii isagoo kusoo barbaaray soomaalida galbeed ee ay itoobiyo haysato🙏

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 Před 5 měsíci

      Waa Reer Koonfur Galbeed marka waa daacad ninkaan oo Soomaalinimada ku weyntahay.

  • @user-lb9ql9dq2s
    @user-lb9ql9dq2s Před 6 měsíci +8

    Great conversation!

  • @billowabdi6346
    @billowabdi6346 Před 6 měsíci +4

    Wasirka wan ka raligelina waxa garonka ciyaraha Mogadishu ka dhacay. Aad ayan ugu xumahay. Rer Konfur Galbed wa dad wanag baddan oo Somalinimada jecel. #WajerNFD

  • @inajayte
    @inajayte Před 5 měsíci +4

    Mr Hoosoow, maanta Ayaa iigu horeysa,laaakiin aad iyo aad baan u dhacay aqoonta kadib Heerka uu gaarsiisan yahay wacyigiisa,qabkiisa oo ay noogu danbaysay qarni muddo Ku siman soomaalidii sidiisa oo kale ah ahaan jirtay,,,
    Bravooooo

  • @awoowalio1702
    @awoowalio1702 Před 6 měsíci +3

    Nin wacyigiisa sareeya Masha allah ♥️ Hasoow. I like to watch thes guy most is his interviews

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před 6 měsíci +2

    ❤ very intelligent scholar waa nin ka horeeya somalida walaahi

  • @mascuudyusuf410
    @mascuudyusuf410 Před 6 měsíci +7

    Nin dalka iyo dadka anfacayaa weeye ninkani asagoo kale alaha dalka noogu dhiibo mana aqaan wuxuu yahy maanta kahorna marag from galkacyo Somalia guul

  • @billowabdi6346
    @billowabdi6346 Před 6 měsíci +4

    Nurow wazirka markale nosoceli IA. Wareysigan wax badanan ka fahmay....thank you

  • @mohamedhussein1311
    @mohamedhussein1311 Před 6 měsíci +4

    Guys pls stand up your country

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 Před 6 měsíci +2

    Wasiirkaan Allah xifdiyo waa nin aqli wanagsan waan nin wadani ah oo nooga sheekeyey dhibatada dadka iyo dalkeen haysatay mashallah

  • @eidleabdullahi2822
    @eidleabdullahi2822 Před 6 měsíci +7

    Ninkaan waa wax garad wadaniyadi ka muuqato
    Dadka caqliga u saaxiibka ah somalia lama dhageysto lkn maalin baa Soo bixi doonaan

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 Před 6 měsíci +4

    Xoog Allaa iska leh isagaan Talasaaranaynaa Muslimnimo Allaw nagu dil

  • @fadumasheikhmahmuod3082
    @fadumasheikhmahmuod3082 Před 6 měsíci +4

    Asc maash allaah allaah haku barakeeyo run bad sheegatay,, waxaan odhan, lahaa dalkii maqnaa hala doono markaasay dib u joogsan doonaane ❤❤

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 Před 5 měsíci +1

    Masha Allah Tabaaraka Allah Ilaahay ha Ku Barakeeyo Nin Caqli badan , Next Somali President insha Allah

  • @abudarda00
    @abudarda00 Před 6 měsíci +3

    MaashaAllah non caqli badan Ilaahay ha xifhdiyo

  • @somalitech102
    @somalitech102 Před 6 měsíci +3

    Very intelligent man.

  • @adamali2754
    @adamali2754 Před 5 měsíci +3

    Waa oghy siyaasi hoosow inuu yhy qof meel dher wax kafiiraya. Balse zamanka la joogo oo ah qofka fcn oo diinta,dadka,dalka u fcn daaqada laga tuurayo inshaallah hope you inaad waxbadan badali doonto

  • @Azhravmussy
    @Azhravmussy Před 6 měsíci +2

    Masha alah hogaan dhalinyaro ah, oo si miisaaman u hadlaya, aqoon bisil iyo siyaasad bisil ,intelligent man.

  • @gulledabdi1221
    @gulledabdi1221 Před 6 měsíci +2

    Aqliga somaliga dhabta ah waakaa masha Allah walal noloow cadawgana wuu jabi doonaa insha allah

  • @farahfariid1718
    @farahfariid1718 Před 6 měsíci +3

    Mansha Allah 🙌🏼🙌🏼🙌🏼

  • @koulmiyehmahamoud92
    @koulmiyehmahamoud92 Před 5 měsíci +2

    Macha allah wan niin somalyeed ee aqontisu dhertahy

  • @aweesali8161
    @aweesali8161 Před 6 měsíci +2

    Wallaahi ninkaan waa intelligent thanks brother Somalia hanoolaato

  • @omarmuhyadin9492
    @omarmuhyadin9492 Před 6 měsíci +3

    Thanks WASIIR hoosow

  • @mohamedomar610
    @mohamedomar610 Před 5 měsíci +3

    AQOON YAHAN WADANI AH CABQARI❤❤❤❤

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 Před 5 měsíci +2

    Wallee Soomaali wali rag wadaniyiin ah oo aad uu qiima badan baa u jooga. Ninkan baa ka mid ah. Caqliga iyo caafimaadka Allaha kuu daayo.

  • @sahraabdillahi9612
    @sahraabdillahi9612 Před 6 měsíci +1

    Maanshallah, illaahay caqliga iyo maskaxda ha kuu daayo

  • @user-bw4eo1cm3b
    @user-bw4eo1cm3b Před 5 měsíci +1

    masha allah gudoomiyihii hore ee gobolka baay waa qof wax bdn fahansan 2012 ayaan baydhabo kawa shaqenay waa qof wax bdn og oo fahansan waxaan xasuusta ishoristagii uu ku sameyey damacii itoopiyaanka in ay ilaa iyo magalada baraawe in ay qabtaan si meshaas dekad looga dhiso wuxuu diiday in uu u saxiixo.

  • @AbdiaziizmahamedAbdill
    @AbdiaziizmahamedAbdill Před 3 měsíci

    Maan shaa alaah cabdi sataar maxamed wasiirkii hore ee hawlahaguud ee doowladii farmaajo waxaan dhamaan soomaalida meelkastana hajoogaane aan udoorano madax weeynaha soomaaliya isagaa uqalma ilaahay kabaqa oo qabiilkanagadaaya ilaraadiya nin aankusidoon ahaayn oo soomaalida aan uraadino

  • @abdifatahibrahim8067
    @abdifatahibrahim8067 Před 6 měsíci +1

    Shukran wasiir , walalaya aynu uduceyno wadankena inu Allah qalbiyadhenu usudumo

  • @abdirahmanabdihamiidmuomin9380
    @abdirahmanabdihamiidmuomin9380 Před 6 měsíci +3

    Maashaa alaah nin culus

  • @MuseKhadir-qy7me
    @MuseKhadir-qy7me Před 5 měsíci +2

    Ilma xalaal from Djibouti

  • @user-id6ei4ij5p
    @user-id6ei4ij5p Před 2 měsíci

    Hoosow.thank.you.very.mutch

  • @SakiQalbi
    @SakiQalbi Před 5 měsíci

    We need to protect this guy at all costs!
    Waa dadka dhifka aan u baahanahay.

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 Před 3 měsíci

    Ex musharax madaxweyne federal Abdi Adan Hoosow full respect❤❤❤.

  • @shuaibdaacad1673
    @shuaibdaacad1673 Před 6 měsíci +2

    ❤mashallah weeye ninkaan

  • @dereabdullahi1936
    @dereabdullahi1936 Před 6 měsíci

    Thanks

  • @user-jg9br4ys4n
    @user-jg9br4ys4n Před 6 měsíci +2

    Caqli saliim

  • @daauudmm
    @daauudmm Před 5 měsíci

    Mahadsanid mudane

  • @abdisalammussa9395
    @abdisalammussa9395 Před 5 měsíci

    Quality

  • @AAB-mo2ur
    @AAB-mo2ur Před 6 měsíci

    Mashaa Allah

  • @Dude-je9ss
    @Dude-je9ss Před 5 měsíci +3

    wasiir hoosow oo kale malinta qof iyo cod lagaaro buu ku fcnan lahaa
    wuxuu ku hadlaa luuqada dhalinyarada mustaqbalka ka fakarta ay fahmaan

  • @ahshirehussein7878
    @ahshirehussein7878 Před 5 měsíci

    Maa shaa Allaah ninikaan waa xikmad miiran

  • @maxmaxamed2199
    @maxmaxamed2199 Před 6 měsíci

    Great Adna

  • @mohamedh.abdirahman3901
    @mohamedh.abdirahman3901 Před 6 měsíci +5

    Aniga oo is leh waxad tahay soomali meeshay joogto ninka ugu wadanisan ee wanagooga iyo midnimadooda jecel ayan tahay ayan arkay ninkan , ilayn wadiniyadu way kala darajo saraysa , Salan Sare labadiinaba.

  • @hamdiabdu3128
    @hamdiabdu3128 Před 6 měsíci +2

    Waa in dheer garad wiiser hossoow madaxada somaliyed haday sawadanoqonlahayd

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 6 měsíci

      Hoosoow magac xumaa waa magacyadii qadaad wayntu la baxdo

  • @Farhiya-yj4ir
    @Farhiya-yj4ir Před 6 měsíci +2

    Shacabka Somali intas hadey fah mayan wey ficnaan lahayd wallahi Dal somaliya la yirahdo in la weyn doono 😢

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u Před 6 měsíci +1

    Masha allah axsan wareysi la fahmikaro somali nimo buuxda

  • @LJama6119
    @LJama6119 Před 6 měsíci +3

    Wareysiyadu Soomaalida ayey ku baraan. Waxaan ahay qurbajoog marka ninkaan wareysiyada aad ka qaaday ayaan ku bartay. Waa nin akhyaara oo wax badan fahamsan.

  • @koulmiyehmahamoud92
    @koulmiyehmahamoud92 Před 5 měsíci +2

    Mudane cabdi hossow wixu uu qalmaa madax weynaha dalka somalia

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Před 6 měsíci +2

    MashaAlaaha nasab nasab dhalay waa ninkaan

  • @abdulrahmanh5523
    @abdulrahmanh5523 Před 6 měsíci +2

    Nin Rah ah, masuulid yaqaan ah, go’banimo ku koray, han sara leh oo wadani ah ayaa hadlaayo.
    Alle haku sharfo mud. Hoodoos

  • @user-wb3mi5ip1f
    @user-wb3mi5ip1f Před 5 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤

  • @mahirabi6915
    @mahirabi6915 Před 6 měsíci +3

    M.a wasiirka waa nin wadNi ah somalinima dhab ka tahay aqoona leh wxan yeclaay inu raaciyo dhalinyarada la dhibateeyay inay ka dambeysay habashada rabtana inay isku dirto somalida

  • @samadoon313channel6
    @samadoon313channel6 Před 6 měsíci +1

    Waziir hoosow Insha alah
    Alah Haku nabad yeelo
    Wadani dhab ah oo xaqiiqda abaaro

  • @abboowemohamed7559
    @abboowemohamed7559 Před 5 měsíci

    Well Said thank you Wasiir

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq Před 6 měsíci +1

    Wasiirkaan ma aqaano runtii hadana hadalkiisa waa xaqiiqda jirta Mas'uuliyiinta Somalida ah sidii ninkaan ookale ha ufakaraan wadaniyad inay lahaadaan ayaa laga rabaa oo calooshood ushaqeyste meesha laga saaro Thanks

  • @seed3966
    @seed3966 Před 6 měsíci +3

    War meeshu buuq badanaa😮markaad wax duubeysaan buuuqa iska ilaaliya 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @cabdullaahixuseensaleebaan7876
    @cabdullaahixuseensaleebaan7876 Před 6 měsíci +5

    Ninkani caqli iyo aqoon buu isku sarsaday

  • @user-hi1fv5tm1k
    @user-hi1fv5tm1k Před 6 měsíci +3

    Wallhi bllhi in aanan arag qof sidan ufakarayo aqoon iyo maskax fayow leh oo mucarad iyo muxafad ukle soocan tahay waxab ku qancan markuu yiri mudac iyo masaar soo qatay waana sax in hal meet wada gali karin ar noo soo celi wax kle aaan ka faa,iidnen waa codsi

  • @ArarsehDjidheh
    @ArarsehDjidheh Před měsícem

    Magacaa haragoo walahi somalii waan haaysanaa daad nool waligoodbaa hanajiijitaan lkn guushuu wasomalii

  • @aamiinmaxaudguuleed1110
    @aamiinmaxaudguuleed1110 Před 5 měsíci

    Very intelligent i really like him

  • @eng.mohameddhululubo454
    @eng.mohameddhululubo454 Před 5 měsíci

    Very people minded scholar

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he Před 5 měsíci +1

    0:24 wuu bakhtiyey dheh dee generaalkii tigree garaca ahaa.

  • @pendatv1675
    @pendatv1675 Před 6 měsíci +1

    Mudhane wankulaqabnaa fikirkaa, millions of somalis believe what you believe, abagadaa will never recover if he dares

  • @SOMALIUNIONTV
    @SOMALIUNIONTV Před 5 měsíci +1

    ASC walalayal ururka SCCU Somali corporation council union waxa wada arin Somalia Somaliland iyo Djabuti Casimadiisa wa Sylac wa in kawada hadalna Isfahan siyasided

  • @abdinasirmohamedmohamud5097
    @abdinasirmohamedmohamud5097 Před 5 měsíci

    Very intelligent, I really like him

  • @aminahaji6358
    @aminahaji6358 Před 6 měsíci +2

    🇸🇴👍

  • @owenak0681
    @owenak0681 Před 5 měsíci

    Wlhi waa qabiir mudane hoosow

  • @user-xt6dp4iz6s
    @user-xt6dp4iz6s Před 6 měsíci +3

    Reer arlaadii waa dadka degan oo xikmad badan

  • @yareys3919
    @yareys3919 Před 6 měsíci +2

    LAN ISKA DHEG LA ERI MIIS KULAAYAW
    WASIIR waa xog ogaal buuxa maa shaa allaah
    Sababta erateriya oo ugu batnaan 5 milyan ah loo aaddi waayey waa waxaan anaga nahay

    • @user-hi1fv5tm1k
      @user-hi1fv5tm1k Před 6 měsíci

      Waa 3 million iyo bar baar lkn somalia iskuma duubno

  • @zainabosman6991
    @zainabosman6991 Před 5 měsíci +1

    Wadaniga dhabta waa qofkaan, wareysigiisa ima dhaafo. Xafidulaah, dhalinyarada dhan kasta ka nadiifka ayaan u baahan nahay iney wadanka hogaamiso,waana in meel looga soo wada jeesto

  • @Dude-je9ss
    @Dude-je9ss Před 5 měsíci +1

    qaybta 2,3,4 iyo shanaadba waa sugaynaa

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před 6 měsíci +1

    Anigu ninkan la fikir baan ahaa markii horeba waayo Ethiopia muslimka ayaa ka xun gaalada, Oromada xunee muslimka ahii waa ta ugu somali neceb walaahi,

  • @AhmatYoung
    @AhmatYoung Před 5 měsíci +1

    Wadasheekeysi xogo badan ku jireen ayuu ahaa😊

  • @sarafsabriye123
    @sarafsabriye123 Před 5 měsíci +1

    Wazir Hasow xushmat ayan ku haya

  • @Hanadmataan
    @Hanadmataan Před 6 měsíci +1

    Waa nin indheergarad ah oo aqoon leh
    Wadankayaga dhowr isagoo kale ah in ay maamulada madax uga noqdaan ban Rabi lahaa

  • @HamdiMahamed-xo1md
    @HamdiMahamed-xo1md Před 5 měsíci +1

    Waa nin aqlibadan walaahi

  • @abdikarimismail1171
    @abdikarimismail1171 Před 5 měsíci

    Waa Gaaalo ilahay ku caasiday ushaqeysa cadaw islaantaasi ilahay ha qabto ahlu naarada afka xun......

  • @user-mg8yk8he5c
    @user-mg8yk8he5c Před 5 měsíci

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Hassanfilooo
    @Hassanfilooo Před 6 měsíci +2

    war ninkan wa aqli istratiji mustaqbalka fog arkaya