CABDI ADAN HOSOW #2/3 - MURUGADII BAYDHABO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Komentáře • 61

  • @aweisabdulleali2666
    @aweisabdulleali2666 Před 2 lety +11

    "Refeeding Syndrome" ayaa la dhahaa termonologically marka qofka Malnutritionka ah cuntada uu kusii darsado, jirkiisa iyo dheefshiidkiisa ayaa dabardareeyay oo aan awoodin inuu nafaqada ka faaidaysto, waa idoo daalan oo lagu ordisiiyay oo kale

  • @rahadeyadam9642
    @rahadeyadam9642 Před 2 lety +4

    Masha allaah beesaniyiintii baydhabo aya ladhahaa calamka meley jogan ayey isugu xiran yihiin

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Před 2 lety +5

    Alla kala duwanaa saqiir lagu aadaamo iyo mid inuu dilaa noqdo loo saadiyo. Inkastoo Qaatumadda Allaha uu qoro hadana ahlu diin iyo ahlu shar wee kala duwan yihiin Allah aa noo sheegay

  • @Maryamo736
    @Maryamo736 Před 2 lety +3

    History always remains and the truth hurt.

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it Před 2 lety +2

    Mansha Allah. This programme I like it hanoolaato media.

  • @aboubakerabdiyonis691
    @aboubakerabdiyonis691 Před 2 lety +2

    Alaha unaxaristo cidi dagalada ku dhimatay
    Ayanleh hanolato keep going 🥰💪🙏

  • @fadumaiman3618
    @fadumaiman3618 Před 2 lety +3

    Maasha alaah ha noolaato ayaanle waxaa tahay geesi ilaahey noo soo diray ilaah ha ku xafido walaal 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 Před 2 lety +1

    Hoosoow jazaakallaah.

  • @HasanHasan-wq8lv
    @HasanHasan-wq8lv Před 2 lety +2

    Hanoolaato❤️

  • @inaqaladaadsaxaaye7336
    @inaqaladaadsaxaaye7336 Před 2 lety +3

    MAASHAA'ALLAAH.
    Maanta Xaqiiq_dii oo Qayaxan 90%, yacnii oo Qaawan 90% ayuu soo Gudbiyey.
    Waxaaba CEEB ah in la Qarriyo Magac_yadda iyo Qabiiladda ama in la Difaaco Dhammaan intii waagii hore ama kuwa Maanta ku Qaraab_ta Shaar_ka Siyaasadda, ee Qeyb_ta ka ahaa Dulmigii hore ama Dulmiga hadda Jira.

  • @som5781
    @som5781 Před 2 lety +1

    Hanoolaato hanoolato ayaanle keebgoing

  • @abdirahman77
    @abdirahman77 Před 2 lety +2

    Waxoow ka leexleexday oo euphemism uga baxay keedki cuntada (Bakaarti) lagubay. Mr Hoosow waa nin siyaasada Somalia mustaqbal ka leh kkk oo iska ilaalinaayo hada wax hadhoow hamigiisa hor istaagi karo, runti oo lasheego haba noqotee. Hats off to both Hosow and Ayanle.
    By the way arinta bakaaraha lagubay is well documented waana lahaaya amarki lagu gubay dadki lahaay iyo motive koodiba.

  • @ismailahmed4876
    @ismailahmed4876 Před 2 lety

    Hanoolato 🥰🙏

  • @fnw8688
    @fnw8688 Před 2 lety

    Ayaanle Hanoolaato Keep going

  • @drxayitube2976
    @drxayitube2976 Před 2 lety

    Hanoolaato Warxibin Tayo leh🥰

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Před 2 lety +2

    Waxaa cajiib ah Cabdi Adan Hoosow wuxuu soo maray ama uu soo arkay waa wax qof walbo oo waagaa dagaalada Xamar joogay uu arkay. Ilaahow wadankeena nabad noogu dhig

  • @saladyemohamed2186
    @saladyemohamed2186 Před 2 lety

    Waa xasus muruga badan runti

  • @mufakir5340
    @mufakir5340 Před 2 lety

    Waa murugee ma ogtihiin ayaan maqli jiraye.waa siduu u sheegay oo inagaa cadaw isu wada ah dadkii dhulkeena dagi lahaana waa diyaar.

  • @hassankalmoy7751
    @hassankalmoy7751 Před 2 lety +1

    Ayaanlow idiris cabdi dhakhtarssoo qabo kan ma ahane kii aad rabtey

  • @MrZacharia92
    @MrZacharia92 Před 2 lety +2

    That's true Hostry walaahi
    Reer wanlaweyn ama dafeed ayaan ahaa xiligaan laga shekeynaayo dadka degaanka wanlaweyn waxee ahayeen 90% beraleey iyo xoola dhaqato aan waxba kawar heyn ayaa halmar waxaa sogaaray dagaal eeysan war kaheyn waxu yahay iyo halka usocdo iyo dad qaxaayo degaanka orod kumaraayo but mudo kadib waxaa ka dhacday magaalada baahi iyo oon cudur kabiloowdo iyado dhibtaas sii jirto hadane mudo kadib ceeydiit sii dulmaray ilaa baydhabo dhib weyn usi geestay aso sigaar ah qabiil ahaan uleynaayo remember walaahi somalia musuubo weyka dhacday nabee

    • @omarfaruk4735
      @omarfaruk4735 Před 2 lety

      Wareysiga si fiican u dhageyso Dadka Reer KG waxa takoorka ku haayay 21 sano ee Magaalada Xamar ka tarxiili jiray sida in aynan aheyn muwaadiniin waxaa uu ahaa nadaamkii Afweyne, sidookale isaguu ahaa kan Dhulkii Jubada Sare kala gooyay ee Gobalka Gedo ka soo soo dhex saaray dadkiisana ku beyray dadka ku abka tirsado D&M dhulkaas ku abuse-gareeyay, ugu dambeen isla Afweyne iyo reerkiisa bey ahaayeen kuwii iyagoo sii qaxaayo USC ka baqa cararaayo ku dul habsadeen Deegaanadaas dabadeed wixii hanti xoolo nool iyo raashinba ka bilalaqeestay iyo Gaadiid wixii raashin ah ee ay qaadan kari waayeena ka gubeen keedadkii Bakaarada loo yaqaanay.
      USC beegsiga qabiilka iyo foolxumada goor dambe oo ay dhexdeeda kala qeebsantay bey bilaaween ee bilawgii waa kuwa dadkaas Afweyne iyo reerkiisa ee ku dul habsaday ka dul kiciyay iyagey ahaayeen.
      Waxaana la xusuustaa In Caydiid socdaal ku tagay Gobalka Gedo iyo Baay degmooyinka uu sida gaarka ah u tagayna waxaa ka mid ahaa Qansax Dheere iyo Luuq qansax dheere aad ayaa loogu soo dhaweeyay balse Degmada Luuq iyo Dhamaan Gobalkii ay ka tirsaneed ayaa gebi ahaanba laga qaxay heer uu Gobalkii gaaray in noolihii bahaahinka ahaa sida bisadaha ku wax yeeloobeen ee ay ku dhawaadeen in ay dadka cunaan.
      Waxaana ka mid ah dhacdooyinka laga diiwaangaliyay Degmada Luuq in uu J.Ceydiid waayay axad uu kala kulmo sidaas darteed wuxuu Dad ku abtirsado Beelaha Direed ayuu u diray Mariixaan si uu ula kulmo kadib iyagoo ka baqaayo armuu idiin dilaa ayey u yimaadeen kadib waxa uu u jeediyay qudbad ah Soomaalida ula sinaada Dowlada uu Dalka yeelan doono Ina Siyaadna iska dhiga oo niyadiina ka saara dhiigyo cab arxan daran ayuu ahaaye kadib markuu hadalka dhameestay ayaa la waayay ruux hadalkiisa diidmo iyo indho adeeg kala hor yimaado sidii baa lagu kala tagay waxaana xigtay in ay kuwii keenay ku yiraahdeen waryaahe maxaad Tataarkaan noogu soo wacdeen intuu hadlayay goormuu amri doonaa dagaan hala laayo baan ka dhowreynaye qabiidnimadiisa marka USC bilowgeeda xukun doon ayey aheyd lkn damac dhexdeeda ah ayaa hafay oo foolxumo ku qaaday lkn wixii Afweyne u geestay dadka D&M USC uma geysan.

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 Před rokem

      @@omarfaruk4735 In heer kgs gaajo naqdan marexan sbaaa u ahaa Biliqeystey Ilaa mnata so kaban lhyiin dhibatdii so gaartey Caydiid asxaan uma sameen Asgana wxii dhamen karo dhamyey

  • @muftiweyn9481
    @muftiweyn9481 Před 2 měsíci

    Reer baydhaba dhibka loo gaystay ma yara

  • @hawwaarafath5396
    @hawwaarafath5396 Před 2 lety

    😭😭😭😭😭😭

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Před 2 lety +1

    ISTAQ FURULAH BERI AYUU MID GAADHI ILA FUULAY AYA GAADHI BAASIN QADHMUUN SII DAYNAYA NA DHACAFAY KADIB WAKA MATAG KU WAASHAY😂😂

  • @nasirsahal8884
    @nasirsahal8884 Před 2 lety +1

    SUBXAANALLAH, Wali Kuwo badan ayay dhibaysaa dhibkii dadka loo geystay marka laga hadlayo una qaba in iyaga loo jeedo oo wariyaha eedaynaya maxad usoo fagaysaa waxii reerkayagu gaysteen.

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 Před 2 lety +1

      Waa run sxb 50 kun oo qof baa ku dhintay.. baydhabo waxa loo bixiyay magaalada geerida.. laakiin suaal ku waydiiyee dhibta ma USC baa gaystay mise Ciidamadii siyaad barre taageersanaa

    • @nasirsahal8884
      @nasirsahal8884 Před 2 lety

      Sxb Dhibka cidii doontaba ha gaysato, lkn waxad arkaysa marwalba dad iyagu kuwii wax gaystay u doodaya ama inkirsan in dhibato dhacday, kuwaasi waa kuwa ay damqayso marka xasuuq iyo dhibaato dhacday laga waramayo.

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 Před 2 lety

      @@nasirsahal8884 waa run sxb laakiin waa taariikh in la qariyo maaha kuwii dhibka gaystay noo faaiidee hadaad nagu dhaanto

    • @nasirsahal8884
      @nasirsahal8884 Před 2 lety

      @@moderninformation7931 sxb Muhiimadu imika maaha inaynu nidhahno cidaas aya dhibka ugu badan geysatay, arin aanan goobjoog u ahayn waqtiga eeda cid ama qollo gaar ah uma saari karro, muhiimaduse waa in dad Somali ah, dhib iyo dhac loo geystay, cidii geysatayna illahay aya kala xisabtami doona.
      Mahadsanid.

    • @XalaalSomalis
      @XalaalSomalis Před 2 lety

      @@nasirsahal8884
      Well said. Approximately 350,000 people died during this man made famine.

  • @ismailyusuf2656
    @ismailyusuf2656 Před 2 lety

    Naxariis ma jirto. Dee ninka somaliga ah. Oo xiligaas jiray wax naxariis ah ku soo korin. Welina inta naxariis Ku koreysa wey yar tahay. Lkn gaalka waxa uu la ooyayayo. Bini,aadinimo ayuu wax ka garanayaa so markarka qaar xagga naxariista waa nagala badiyaa hadaan Somali nahay

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 Před 2 lety +1

    Ayaanlaw wanu..kula oynay

  • @mohameddeq6370
    @mohameddeq6370 Před 2 lety

    Sawirka thumbnailka something wrong it.

  • @maryamayusuf3103
    @maryamayusuf3103 Před 2 lety

    Ufff dheh muu runta sheego kan fuleysanaa balaayo haku dhacdeee sheegad waye kan reer baydhabo ma ah

  • @abdifatahomaryarowyarow4105

    Awey lafta garen dhagaha fur dulibatahey

  • @drsnajahahmed3707
    @drsnajahahmed3707 Před 2 lety

    😰🇸🇴😰

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 Před 2 lety +1

    Kan Ayaanle ay leeyahiin waa munaafuq . Xumaantii dhacday qaarna inuu buunbuuniyo qaarna daboolo ayuu jecel yahay.
    Ninkan uu wareysanayo waa nin aqooni ka muuqato kama yeelin inuu meeshuu rabay la abaaro. Markaa ayuu dhabqin bilaabay iyo inuu su'aal aan nuxur laheyn weydiiyo.

  • @wacanepro3496
    @wacanepro3496 Před 2 lety

    czcams.com/video/kindurRvEEY/video.html
    WARARKII UGU DANBEEYEY EE ETHIOPIA &GBUULAHBA CUSUB EE ABIYO AXMED

  • @xaashigumcadle7803
    @xaashigumcadle7803 Před 2 lety

    Ninkaan kaliye waxaad afkiisa ka raadinaysaa mareexaan baa dhacay dadka
    Hosow wa nin caqli leh wuu kadiiday suu rabay qofkaan cuqdada u dhimanaayo

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 Před rokem

      Marexaan & kwa raxweyn wx ka diley caydiid la jrey markas in so laabteen xtaa shacabka dhamyeen

    • @NimcoSiciid-te8ey
      @NimcoSiciid-te8ey Před 7 měsíci

      Anigu ma garanayo wuxii la isku haystay wakhtigaa lkn kan ayaanle laleeyahau waa duli cuqdad qaba

  • @abdiadam1322
    @abdiadam1322 Před 2 lety

    Ayanle waxaad tahay iskudire kalageeye dulmiwede daacaddiide illaahay iyo soomalida daacadaba weykulaxisabtami donnan waxa aad falkinayso

    • @ahmett5835
      @ahmett5835 Před 2 lety +2

      Xaqiiqda waa lasoo fagaya iyo tarikhda madow iyo dulmiga dadka qaar lagula kacay

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 Před 10 měsíci

      ​@@ahmett5835darood xaqiiqda ma ogla i aman bes waaye

  • @canabcali5953
    @canabcali5953 Před 2 lety

    Reer waqooyigu qaadkana way idin bareen administration na way idin barreen

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 Před 2 lety

    Reer beydhabo ayaga so dhoweye dadka dadka laayo wagii hore dagaladii iyo burburkii sarakishii laayen dadkii degena muqdisho gobolada dhexe iyo waqoyi u baxsaden wa waqtigii siyad barre so dhoweyey mesha ku qariyen sida la shegey hadda eeg maxa socdo sow kuwii dadka ku layen muqdisho hirshabelle galmudug aya beydhabo jogan oo lagu so dhoweyey lafta garen wa tariiqdii oo is qoreyso farmajo iyo garub beshiisa farmajo ah iyo fahad yasiin ibrahim dheere kulanjiis sekeriye marexan maxay ku hayan beydhabo dorasho aya socoto isbaheysi siyasaded oo qabiil maxa keney hadda isbaheysi waxa ka dambeyo jabhad iyo dagal wayo gobolada kale isbaheysi ayey ku dhawaqi karan ka dib jabhaddo reer beydhabo mushkiladda ayaga sabab u ah mujrimiin qaldan mahan iney gabad u noqdan wad saxsan tihiin so dhowada wa qalad

  • @caliabshirtube4109
    @caliabshirtube4109 Před 2 lety

    80% Been buu ubadan yahey ninkaan intaan qof masuul ah ooindhihisa ku arkey umaleyn maayo inuu jiro

    • @akh8501
      @akh8501 Před 2 lety

      Ma qalbigiisa maad ogtahay..

    • @XalaalSomalis
      @XalaalSomalis Před 2 lety +2

      Munaafaqnimada iska da. This is his lived experience. The least you can do is to sympathize.

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 Před 10 měsíci

      ​@@XalaalSomalisrunta ma ogla dadka qaf wlba mumin iska dhgaya