Abdisalaan Hereri iyo Waayihii Laashin Axmadeey Cabdi Gaashaan, oo mu'adin isku badalay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 17. 07. 2023
  • Abdisalaan Hereri iyo Waayihii Laashin Axmadeey Cabdi Gaashaan, oo mu'adin isku badalay

Komentáře • 79

  • @aamincabdimacalin450
    @aamincabdimacalin450 Před rokem +5

    Hareri adiga iyo laashiinka waan idiin salamey taariikh fog ayad nasoo xusuusisey mahadsanid hareeri

  • @abdulmoaw7304
    @abdulmoaw7304 Před rokem +3

    Maasha allah axmadaey cabi gaashaan waa hanti qaran mudan in bugaag laga qoro iyo filimanta musalsal living legend guuleyso thanks cabdisalan harewri

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels Před rokem +12

    Nabiga ku salli scw ❤❤😊

  • @abdisalamroble3119
    @abdisalamroble3119 Před rokem +9

    Please invite for another episode he’s great man
    مشاءالله تبارك الرحمن

  • @siyadguleedmahamoud5512
    @siyadguleedmahamoud5512 Před rokem +3

    We love you.
    From California
    From Unity, you are the 11 Somali 1 Somali. One africa one world

  • @MohamedMohamed-zp6re
    @MohamedMohamed-zp6re Před rokem +4

    Barnaamij kale oo xiiso badan. Mahadsanid Cabdisalaan. Axmedey Cabdi Gaashaan Allah ha daayo odayga. Aad ayaan ugu faraxsanahay in aan markale warkiisa maqlo. Waxa aan kaa codsanayaa in aad Barnaamijka qaybtiisa labaad soo dedejiso. Mahadsanid.

  • @abdikarinadan7063
    @abdikarinadan7063 Před rokem +3

    Abdisalaan. Laashinka qeybta labaad ka diyaari. Adoo mahadsan. He in-depth arts is immense.

  • @ashkir300
    @ashkir300 Před rokem +2

    Qaybta labaad fadlan.
    Mahadsanid.
    Hereri Media.

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 Před rokem +11

    HAPPY NEW YEAR ISLAM ☪️ 1.1.1445.H

  • @hodoabdi6098
    @hodoabdi6098 Před rokem +3

    Mashallah qaali ah , aad buu nooga qosiliyay, mahadsanid cabdisalaan 👍👍😀😀🙏

  • @mabruukabukar6682
    @mabruukabukar6682 Před rokem +2

    Masha alah wlhi dad dadkii hore waaye axmadeey cabdi gaashaan abwaanka ween qayb labad kasoo sameey cabdisalaan fadlan

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 Před rokem +2

    ASC. Suxufiga Ruugcadaaga ah Legend Cabdisalaan Hereri, Iyo Martidaada Sharafta Leh Abwaan Axmadey Cabdi GAASHAAN, Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso Badan.

  • @AhmedAbukarAhmed
    @AhmedAbukarAhmed Před rokem +1

    Laashin Axmadeey Cabdi Gaashaan, Qeybta Xigta Noo Soo Daa Cabdi Salaanow.
    Mahadsanid in Badan.....

  • @yahya-wadani
    @yahya-wadani Před rokem +7

    C/salam hereri waa halyeey habar yoonis,soomaali oo dhan isu keena inta sharafta mudan✅👍

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Před rokem +1

      Waa nin isaaq ahmaxaad u odhan waydey ileyn somali baad la hadlysaa markaad isaaq dhaxdiisa ka hadlyso kalamdaa isticmaal mise waxaad athey dadka Haber yoonis mooda somali weyn

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 Před rokem +2

      ​@@abdullahiomarali5241maxaa ku jaban in somali weyn la noqdo hadaa ma amxaaro weyn ayaad noqon lahayd

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 Před rokem +3

      Cabdi salaan hereri wariyaha kaliya ee sunta qabyaalada ka badbaaday somaliduna wada jeceshahay

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Před rokem

      @@mustafeadan6924 Mayee chines waad fahmeysa waxannka waddo. Mida kale somalida hadey .mid tahey Maxey isu laysaa kkkkkk

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 Před rokem +2

      @@abdullahiomarali5241 aduunka wa lays laaya hadana la heshiiyaa lkn somalidu wa qayrul masuuliyiin dad isku mida o wllo ah isku afa isku diina isku midaba isku dhaqana oo hadana 32sano is cunaya

  • @abdikarinadan7063
    @abdikarinadan7063 Před rokem +4

    Legend. Axmadeey Cabdi Gaashaan.

  • @abdulmoaw7304
    @abdulmoaw7304 Před rokem +2

    Pls abdisalan part 1 ! 2 iyo 3 nooga soo duub please 🙏 gaashaan laacib aan la xaqiri karan farxad iyo saafi ayaad ka dhadhansa kartaa markii uu ka sheekeynayo qisoyinka

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před rokem +1

    Alle cimriga iyo cafimaadka ha u barakeeyo abwaanka

  • @ayaanismail5516
    @ayaanismail5516 Před 11 měsíci

    Hereri waa legend❤️🌹💯💯💯💯🌹🌹🌹🌹🌹

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Před rokem +3

    🥺🥺🥺🥺🥺🥺 .. ASC Majiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. igama aha hadal uun balse waa xaalada ilaaheey igu ogyahay ee aan ku jiro. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro darteed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo aan ku tiirsanahay. Walaal adiga uunbaa maanta garab ii ah ee duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, iyo Allah darti ah. Xitaa Mobile-ka aan isticmaalayo marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof si ku meel gaar ah uga codsaday anigoo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada.
    Muqdisho.
    Lambarkayga: 252 617313184
    Cabdulqadir Cabdi

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před rokem +1

    Masha Allah

  • @abdialasow4881
    @abdialasow4881 Před rokem +1

    Masha allalah dad wadadkii hore ❤

  • @abdoowmaye
    @abdoowmaye Před rokem

    Masha allah alfanan almulaxan Axmadey Abdi gaashaan Asiil Abdisalan Waad ku mahadsan tahay nin culus ayad keentay

  • @feis9082
    @feis9082 Před rokem

    masallah. hereri media ashant waan firsta iyo nawad fic

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 Před rokem

    Masha Allah laba legends Ahmedey Abdi Gaashaan iyo suxufi Hareeri❤❤

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Před rokem +1

    Asc Hereri waan idin salamayaa adiga iyo axmadey cabdi gaashaan ba sodaa muqaalka nabad galyo

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Před rokem +1

    Masha Allah abwanka

  • @abdinasirhusseinaden7993

    Abwaanka part 2 ka soo samee Abdisalaam harreri✋

  • @hassankalmoy7751
    @hassankalmoy7751 Před rokem +1

    Masha allah laashin axmadey ❤

  • @dekoomar3076
    @dekoomar3076 Před rokem +1

    Waaaaw❤

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 Před rokem +2

    👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri & Laashin Axmedey C/Gaashaan.

  • @MohamedHusse1n
    @MohamedHusse1n Před rokem

    Waiting part two

  • @raxmaali5297
    @raxmaali5297 Před rokem +1

    AUN salaama bro😊 updu salaam hareeri

  • @maxedcali4232
    @maxedcali4232 Před rokem +2

    Laba nin oo qeeymo badan ayaa kulmay masha allah

  • @Edbashir
    @Edbashir Před rokem +6

    waa fanaan qaran mashallah

  • @user-lz2cq4yh4k
    @user-lz2cq4yh4k Před rokem +1

    Legend

  • @abdinasirhusseinaden7993

    Hareeri legend hayahays😂

  • @Dagan721
    @Dagan721 Před rokem +1

    Mash allaha allaha xifdiyo lashinka Hareri waa mahadsan tahay markale no so celi please

  • @jabirhassan585
    @jabirhassan585 Před rokem +1

    Waad nagu bar-goysay ustaad

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 Před rokem

    Axmedey Cabdi gashan Allh daye

  • @alandosh
    @alandosh Před rokem +1

    Sxb Mahadsanid Codsigii waad fulisay lkn Magaca Axamdee maaha ee Waa Axmedeey

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 Před rokem +1

    Asc Cabdi Salaan Hereri waa barmamish ficaan o wanagsan waad ku mahadsantay sida nola wadagtey jasaka Alahu kheer 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 Před rokem +1

    Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @mahadhassan7497
    @mahadhassan7497 Před rokem

    First

  • @abdullahimohammedali929

    Miskiin Allah u sahley

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 Před rokem

    Laashinka Qaranka Ahmadeey!

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 Před rokem +2

    😂🎉 cabdisalan wayku socda sheekadu haye haye wariye caan ah salaan sare🎉🎉🎉

  • @banadirchannel8187
    @banadirchannel8187 Před rokem +1

    ABDI salaan Hareri
    Waa. Weriye qibrad leh
    Balse Reer koraadka
    Murtidooda ayuu si fcn u yaqaan
    Wuu mahadsan yahay Laashinka

  • @user-ph9dn1jg5w
    @user-ph9dn1jg5w Před rokem

    Asc

  • @abdiibrahim5050
    @abdiibrahim5050 Před rokem

    Waan ku salaamayaa marka hore Abdi salaan heeri walaalow lacagtan oo dhan aad kumarayso yaa ku siiyey lacatan shanqaaradood aad ku marayso yaa bixiyaASC walaalkay hereri

    • @Degaliah
      @Degaliah Před rokem +1

      Ninka 30 sano in kabadan wa shaqaynayay yurup ayu waliba dagana ma kula tahay nin maanta cawimaad ubaahan 😂😂😂 horuu u shaqaystay lacagtu maanta ku dalxiisayo

  • @monagoth
    @monagoth Před rokem +1

    Sxb abdisalam walaal. Waraysiga abwaanka aad baan.uga helnay abwaanka taariikh baa ku duugan: minfadlak part 2 and 3 ka samee.

  • @abdifatahsalan
    @abdifatahsalan Před rokem +1

    Hereri iyo caalamka

  • @odayroy3099
    @odayroy3099 Před rokem

    Waa miskiin samir badan intaas oo dhibaato ah asagoo soo maray ayuu wali dalkiisa jecel yahay runtii Reer Banaadiri iyo Reer Afgooye waa dad nabada jecel lakin anagaa fidno la dhex galnay dadkaas
    Ugu dambayn Reer Norway waxan ka codsanayaa inay Abwaanka si gaar ah u taageeraan waa Hanti Qaran waa dadkii ugu dambeeyay ee wax galka ah waana waayeel sida uu sheegayna Masaajid ayuu hada Mu'adin ka yahay

  • @yusufbuulo8725
    @yusufbuulo8725 Před rokem +1

    Axmadey gashan tariqdiisa. Iyo wax tarkisa. Maa bugaag laga qoro

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 Před 11 měsíci

    Hereri wax badan kama fahmaayo shiribka uu qaadayo laashin Axmadey Cabdi Gaashaan.

  • @mohamedfarah1803
    @mohamedfarah1803 Před rokem

    Waa waraysi qiimo iyo qaayo leh

  • @amen9muka111
    @amen9muka111 Před 11 měsíci

    Kanu waa adeerkay, aabbahay walaalkii

  • @luulcibaar9532
    @luulcibaar9532 Před rokem

    Waxan ugu bogey mahad celinta allah oo aad ugu badan yahay axmadeey

  • @abdiibrahim5050
    @abdiibrahim5050 Před rokem

    Can you meet you

  • @misobifruit9329
    @misobifruit9329 Před rokem

    WAA MAXAY ISTUNKU?
    Hadii dib loogu noqdo [Somali folkslore history] caada dhaqmeedka istunka iyo dabshidku waxey kusaleysneed ka hortagis ama iska tallaalid saameynta ifafaale xun oo shanta maalmood ee u horreysa sanadka cusub xidigiyeyaalka deegaanku ka saadaaliyeen, mana aheyn in sanad kasta la is tumo, sida siyaasyiintii dabe ka dhigeen ciyaar dhaqmeed shableey la dhoho oo deegaan gaar ah laga ciyaaro;
    Tusaale;
    1- istunka,waagii hore waxaa caado eheed in labada maalmood ee u dambeeya sanadka dhamaaday + maalinta uu sanadka cusubi kow yahay iyo laba maalmood oo ka dambeysa shantaaas maalmood xaalkooda laga saadaaliyo sanadka cusubi siduu noqondoono; haddii markaas ifafaaluhu uu sheego sanadaani waa sano colaad iyo dhiig sokeeye, dadku waa beeraley mana jecla dagaal iyo abaar, sidaas dareed waxaa la go'aaminaayey in laga hortago colaada oo taallaalkeeda horey loo siiyo bulshada sida Boolyada iyo jadeecada oo kale, waxaana loosiimarijirey qaab ah in tolweyne iyo yabadhaale bulshada loo qeybiyo, dhaliyaradana ullo yar yar loo dhiibo oo meel fagaare ah lagu diriro muddo yar kadibna la heshiiyo oo la duceysto Allah na laga baryo in uu intaas uun ugu ekaato colaaddu.
    2- Dabshidka, dabshika laftiisu ma aheyn mid sanakasta aqalkasta hortiisa lagu shido si looga dulboodo ee waxaa si baahsan loo shidi jirey haddii saadaasha hawadu sheegto abaar sanadka cusub oo kaliya, qaabka loo marana wuxuu ahaa in guri kasta hortiisa dablagushido dabkaasna lagabootiyo dad,duunyo iyo dalag intaba; tusaale dadku waa ka boodeen duunyada mid ka mid ah iyo caleemo qoyan oo dallaga utaagganna waa laga bootinaa (shuushoow bax), kadina waa la duceysaa ilaahow intaan noogu ekeey kuleel; jaa waa la iska taallaaly abaartii(waa sidii ayla aheed dadkii hore) kuwa dambe waa iska wadeen badankood ma ogeyn sababta.
    Allaah ayaa og runta.

  • @abdiibrahim5050
    @abdiibrahim5050 Před rokem

    can i mid abdisalaan herere
    anigaa is ka leh marti qaadka iyo what ever ila caland bro.

  • @abdifatahosman2636
    @abdifatahosman2636 Před rokem

    Axmadey A. Gashaan waqtigii u Afgoye ilaa Kismayo uu ku bashali.laha wixi Tuulo Norweygeey allaha naga bixiyo

  • @baashaal6778
    @baashaal6778 Před rokem

    Magaca ayaa dhib ku ah wariyaha. Axmadeey ma aha waa Axmaddeey

  • @abdiqani5753
    @abdiqani5753 Před rokem

    Abdisalan hereri wad noso qawatay abwanka axmadey cabdi Gashan

  • @saidalichannel7517
    @saidalichannel7517 Před rokem

    Waar muxuu yidhi Waa la is garaacayaayaa??? Jaw! Waa waali cas!!!

  • @S_24HTv
    @S_24HTv Před rokem +1

    😂😂😂😂 Hareeri Ayaa Bad Galay

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels Před rokem +1

    Adeer wanu ku saalmnay 😅😊 hereri

  • @abdiibrahim5050
    @abdiibrahim5050 Před rokem

    Abdi salaan hereri ma is saxiibkaa reere xamar weeye

  • @alisaladahmed424
    @alisaladahmed424 Před rokem

    Odaygu waa dadkii hore
    Wuxuu lahaa rewaayadii 15ka shumeey iyo qaar kale, dadkii hore way wada dhinteen inyar baa ka nool

  • @xogbaar
    @xogbaar Před rokem

    Reer afgooye hadda wayciyaaraan lakin hal erey oo suugaan ah kuma dhawaaqaan way iska bood boodaan

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Před rokem

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 Před rokem

    Ninkii dibixada waa lagu goomaaras caadi maaha