Norway: Laashin Axmeddey Cabdi Gaashaan - Xiisaha fanka Banaadiriga

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Komentáře • 60

  • @abdulgaadirahmed9219
    @abdulgaadirahmed9219 Před 2 lety +2

    Hanoolaato waa barnaamij wanaagsan

  • @sakow747
    @sakow747 Před 2 lety +1

    Mashaalah nin culus aad maanta soo qawatey legen ah brother keep going

  • @dauudcabdixasan6346
    @dauudcabdixasan6346 Před 2 lety +1

    Wow salaama abwaan Keena soomaaliyed

  • @waabeeyosman7088
    @waabeeyosman7088 Před 2 lety

    Thnks mr ayanle iyo laashinkii ummada soomaaliyed soo dhawaw oslo Norway

  • @AhmedCadaawe3
    @AhmedCadaawe3 Před rokem

    اسطوره

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 Před 2 lety

    Barakoow abwaan Axmeddey!

  • @abumoalim
    @abumoalim Před 2 lety

    Waaaaw nin culus ayaa keentay
    Thanks

  • @zikibaaba1541
    @zikibaaba1541 Před 2 lety

    ALLAAH ha ku xifdiyo baaba Axmed-deey!

  • @doonmedia6512
    @doonmedia6512 Před 2 lety +2

    Asc Ayaanle bro Abwaan Axmadey Gaashan wa bad ee sifiican uga so maal hibada Eebe ku duugay ee dhaxalka u ah ummadda.
    Abwaan Mustafa sh. Cilmi na Mar labaad ku laabo ee sifiican oo deep ah u so faq.

  • @ayala1627
    @ayala1627 Před 2 lety

    Abwaannada reer Banaadiriga ah, laashinkan baan ugu hor bartay.

  • @suldanaden9766
    @suldanaden9766 Před 2 lety

    Wwww masha Allah

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 Před 2 lety

    Ninkan waan aqaaney walaahi

  • @saciidoshaxmed2949
    @saciidoshaxmed2949 Před 2 lety +1

    Ayaanle waa ku salaamay laashinka waa runtiis oo suugaanta hadba waa sidii loo dhiga waaye
    Horaaba loo yiri gabayguba markuu kula durkaa lagu danbaabaaye
    Marna waa difaacoo xaqaa lala duljoogaaye
    Marka murtida waa hadba sidii loo adeegsado abwaan kuna waa siduu sheegay hibo eebe ku siiyay habeen lays kama qaado

  • @Qaali12
    @Qaali12 Před 2 lety

    Masha Allah. Abwanka waa funny 😄. Baraka Allah fik. Waad mahadsan tahin adiga iyo abwankaba👍💙🌷

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Před 2 lety

    Laashin axmadeey cabdi gaashaan.

  • @Eng_Hiraabe
    @Eng_Hiraabe Před 2 lety

    hanoolaato 💙

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed Před 2 lety

    Hanoolato👍👍

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Před 2 lety

    Alle mahadii weeye wll ayaan iyo gaashan waad salaman tiin

  • @aliabdirahman6092
    @aliabdirahman6092 Před 2 lety +1

    Odayga maa fariisiisid oo warka nooga dhameysid adbaan u salamayaa axmadey gaashaan

  • @PrinceYSF
    @PrinceYSF Před 2 lety

    Reer Haslemoen isoo salaama awoowgiin la janee ✌🏽

  • @abdumajidArab
    @abdumajidArab Před 2 lety +1

    Salaama Ayaanle, haddan jeekimayay in aad muuqaal cusub soo dhigtay.

  • @anwaraseyr7453
    @anwaraseyr7453 Před 2 lety

    Axmadeey cabdi gashaan legend

  • @hagajiye8549
    @hagajiye8549 Před 2 lety

    waaaw nin culus ba soqabatay abwanka weyn axmadey gashan Riwayado wawen bu sameyay oo can aha

  • @yassinboosi5229
    @yassinboosi5229 Před 2 lety

    laashinka waa salaamay

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 2 lety +2

    Abwaanka Banaadiriga Ugu Caansan Waaye Laashim Axmadey Abdu Gaashaan , Waxoo Sameeye Riwaayadi Caan Ah Eeka Mid Yihiin 1- Kibirkii Beerta Karfan saaray Jaceylka 2- 15 Kii Shumeey 3- Shan U Yar Ha ii Sheegin Iyo Qaar Kaloo Badan !

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 2 lety +1

    Ayaanle Aad Iyo Aad Aa U Mahadsan Tahay Laashim Kii Somalida Ugu Caansanaa Aa Keentay

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 Před 2 lety

    Ayaanle somali iyo abwankuba wan salamaya

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Před 2 lety +1

    Waqtigu mawaaree waligaa ogow ninwalba waayahiisa walo lootamaa walo lootumaa.

  • @maxamedcasal4728
    @maxamedcasal4728 Před 2 lety +1

    Ayaanlow ninkaaan maad la soo la yeelatit wareysi badan oo xalqado badan leh

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Před 2 lety +1

    Wad loofilaa wali nool walidkeed wardheer jiro ay wanlawal kaweydihee

  • @usamayusuf189
    @usamayusuf189 Před 2 lety

    Noo soo bari sheekooyinka banaadiriga haday tahay taariikh iyo suugaantooda

  • @shakivfarah9468
    @shakivfarah9468 Před 2 lety

    Waa dariiskii xalasha ahaa waa nin culus ruwaayadihiisi hore mid aan kalin malah

  • @anwaraseyr7453
    @anwaraseyr7453 Před 2 lety

    Ayaanle sxb Oslo ku soo Dhawaw

  • @hawwaarafath5396
    @hawwaarafath5396 Před 2 lety

    🤣🤣🤣👌👌

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 Před 2 lety

    Laashinka Qarniga Axmaddey Cabdi Gaashan

  • @khalidsharif1088
    @khalidsharif1088 Před 2 lety

    Odayga ma fahamsana in fanka heesaha danbi yihiin towbana laga rabo ee alha fahamsiyo aamiin

    • @ayala1627
      @ayala1627 Před 2 lety

      Laashinku waa Ahlu Diin. Anigaa si shakhsi ah u yaqaan walaal.

    • @baashaal6778
      @baashaal6778 Před 2 lety

      Rasuulka csw markii uu Medina tagay waxaa lagu soo dhaweeyay hees. Adeer xagjirnimada jooji. Dadkii ayaa qoorta laga gooynaa dadkii ayaa maalin walba la qarxinaa, adiguna hees ayad ka hadkeysaa. Tawbada qofka laga rabo adigu go,aankeeda ma lihid.

    • @alijama3401
      @alijama3401 Před 2 lety

      BEENTA XANTA XAARAANTA QABYAALADU MA XALAALBAA HEESUUNA XAARAAN. SOOMAALIDU WAY ISKA HADLAAN

    • @khalidsharif1088
      @khalidsharif1088 Před 2 lety +2

      Alle halaga cabsado jahligana wax xun waaye halaga gudbo diintana allaha nafahamsiiyo amiin.

    • @khalidsharif1088
      @khalidsharif1088 Před 2 lety

      @@baashaal6778 aakhiradaada aduun hakubadanin

  • @maxameddaarukhayr4421
    @maxameddaarukhayr4421 Před 2 lety

    Hala saaro walaalayaal subscribed

  • @sunshineseaandvitamind8620

    Waan jeclahay dadka Reer Banaadiriga dad iska farxad badan qosol badan fur furan qalbi wanaagsan ala! hadey Somalia idinkoo wada miidhan ahaan laheed !!!! 😖 😖

  • @ajla4650
    @ajla4650 Před 2 lety

    QOSOL iyo Farxad aan ku dhageystay kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkk

  • @anwaraseyr7453
    @anwaraseyr7453 Před 2 lety

    Anke Hotel Oslo Akers elve Oslo aay ku bashalayaan

    • @husseenali1003
      @husseenali1003 Před 2 lety

      Ayaale lashinka taariiq badan ayaa ku dugan ee ka reeb boss

  • @amiincnasir9389
    @amiincnasir9389 Před 2 lety

    ✌️✌️✌️✌️🤣🤣🤣🤣

  • @JugeQaaraamiMusic
    @JugeQaaraamiMusic Před 2 lety

    Odayga maxaad fadhiga ugu wareysan waysay

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 Před 2 lety

    Waar maanta nin culus baad meesha keentay.