interpol | Wax badan ka ogow boliska aduunku sida uu u shaqeeyo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • interpol waa magaca ay xambaarsan tahay haayada booliis ee aduunka ugu baaxada wayn, waxaana lagu tiriyaa interpol inuu yahay poliska kaliya ee aduunka oo hdan meesha uu rabo hawl gal ka fulin kara, Hadaba muqaalkan ayaan faahfaahin kooban uga bixin doona sida ay u shaqayso haayada interpol, dalalka xubnaha ka ah iyo sidoo kale sida loo yagleelayba.
    Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Komentáře • 105

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media  Před 3 lety +38

    Ku soo biir janalkeena labaad 👉👉 czcams.com/channels/V1jkj4uko9aOghvw-rVn4A.html

    • @muwahibmohed8025
      @muwahibmohed8025 Před 3 lety +4

      Wan Ku soo birnay Abdirahman waberiyoow

    • @ahmedomar8109
      @ahmedomar8109 Před 3 lety +2

      Wan kuso biirnay ustaad

    • @mameromio2922
      @mameromio2922 Před 3 lety

      Insha allah coming soon ✅🕊🕊

    • @alnuurudiin6102
      @alnuurudiin6102 Před 3 lety

      Wlo wxd ka soo hadasha haruunta xalane ee muqdisho xiligay ajaniibtu soo dagtay iyo sirta ka danbaysay iyo wx ka soocda

    • @abikhabdo1783
      @abikhabdo1783 Před 3 lety

      Gen Abdulahi said samatar wa sarkaal interpol oo somaali ah

  • @ahmedaliyousuf9671
    @ahmedaliyousuf9671 Před 3 lety +15

    From Burao✌keep go Abdirahman omar

  • @anwarprown7746
    @anwarprown7746 Před 3 lety +34

    Intii hooyo jecel love saar 😂🇸🇴🇸🇴

  • @abdinaasirmoha3703
    @abdinaasirmoha3703 Před 3 lety +3

    Abdirahmaan omer .keep going. Full respect zhp iyo azxaapta kaleba🙏

  • @ismaielabdirahman6359
    @ismaielabdirahman6359 Před 3 lety +4

    Masha Allah bro keep going abdirahman Omar waberi ...

  • @jackplayer6240
    @jackplayer6240 Před 3 lety +2

    I'm from Kismayo I'm big support waaberi media

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Před rokem +1

    Thank you Abdirahman Omar

  • @ayanleali9379
    @ayanleali9379 Před 3 lety +2

    M.A keep going sxb waxa thy shaqsi aan si aad ah ugu xirnahay

  • @maxamedpashir1807
    @maxamedpashir1807 Před 3 lety +2

    Mnshalh wllo horey u soco inshalh we love u❣

  • @bogaadshe4627
    @bogaadshe4627 Před 3 lety +3

    Mnzha aakh Abdirhmaan shp Horay uzoooco

  • @djkaraama8528
    @djkaraama8528 Před 3 lety +2

    Abdirahman omar waaberi horumar wacan ustaad❤🙏💯👌انشاء الله تعالى

  • @deherjr1056
    @deherjr1056 Před 3 lety +2

    Waaberi media hoYga kobcinta garad ka
    Aad aYad ugu mahdsanty maclumaadYada ad NaLa wadaagty mclin #CABDIRAHMAN CUMAR

  • @Aminionaire
    @Aminionaire Před 3 lety +3

    One a million your voice 🔥

  • @umalqueen1247
    @umalqueen1247 Před 3 lety +6

    From boorama keep going ustaaad

  • @mccchenal1066
    @mccchenal1066 Před 3 lety +5

    Hory usoco wll mahad sanid filimanta tayade leh ee aan nosogudbiso

  • @Waqal143
    @Waqal143 Před 7 měsíci

    Gaalo ayaa ugu talli gashey muslimiinta

  • @24hours10
    @24hours10 Před 3 lety +1

    Waa xog wanaagsan , mahadsanid sxb .

  • @youmanlastking5630
    @youmanlastking5630 Před 3 lety +1

    Pro pinned igu qabo si ey asxbtaada iisoo qabtaan🙏🙏

  • @Iftiinshe7
    @Iftiinshe7 Před 3 lety

    C.raxman omar. Thanks

  • @xasanturky4732
    @xasanturky4732 Před 2 lety

    Keep going

  • @ismailmohamedahmed6994

    Mahadsanid ustaad waaberi

  • @kingsomaliofficial
    @kingsomaliofficial Před 3 lety +2

    Wcs Wll qli mahadsanid ♥️♥️🤝♥️👏🤝🤝♥️👌✍️✍️👌♥️🤝🤝👏🤝♥️♥️♥️♥️♥️✍️✍️🤝🤝✍️

  • @waheliye44
    @waheliye44 Před 3 lety

    Keep going bro from Burao

  • @maxamudcabdi6741
    @maxamudcabdi6741 Před 2 lety

    Best

  • @maxamedsarhaye4452
    @maxamedsarhaye4452 Před 3 lety +1

    Thanks wllka waxn kurajynayaa hormr wcn 👍🇸🇱

  • @Turjumaanka
    @Turjumaanka Před 3 lety

    India cagligeeda kulahaa sheekha ii soo gacan gali [naik]

  • @mohamedalpha1644
    @mohamedalpha1644 Před 3 lety

    M.a anoo dawan aanba like ta saara Allh haku xafifoh pro

  • @mstrchannel7093
    @mstrchannel7093 Před 3 lety

    Mashaaaallh

  • @sheikhkaatun8093
    @sheikhkaatun8093 Před 3 lety

    Walalka waan ku salaamay

  • @mursalsaidasal8775
    @mursalsaidasal8775 Před 3 lety

    Waad mahadsantahay sxb

  • @camaarabokor7022
    @camaarabokor7022 Před 3 lety

    Keep goin

  • @alisahan305
    @alisahan305 Před 3 lety

    m.a wall

  • @mudusaleban2975
    @mudusaleban2975 Před 3 lety

    Thanks

  • @nastehagabeyre9849
    @nastehagabeyre9849 Před 2 lety

    🤚

  • @efoot-ball845
    @efoot-ball845 Před 3 lety

    tnx

  • @shortsRecap4321
    @shortsRecap4321 Před 3 lety

    Mashalah 😍

  • @mareimarei1252
    @mareimarei1252 Před 3 lety

    Subxan Allah

  • @muunadahir5457
    @muunadahir5457 Před 3 lety

    Keep going pro

  • @daadi.karamdaadi2276
    @daadi.karamdaadi2276 Před 3 lety

    wooooooooow

  • @apdiazizhassan1081
    @apdiazizhassan1081 Před 3 lety +1

    Wll wan ku salamay marka koowad matka labaad wall wan kaga mahad celinaya sida hagar la anta ah ee ad muuqalada nogu so gudbisid wall ado mahadsan wxan kaa codsnayay inad barnamij nooga so diyarisid ()

  • @wilkakheyrkafaafiya6272

    wall horay usoco

  • @saygacade2587
    @saygacade2587 Před 3 lety +1

    Dadka caanka sida aad ugu kacdaan aniga neh iku kaca xita hadi aadan bi aadinimo aad isku karin ilahay dartisa iku saar ilahay hamigada aduun iyo kij akharibo ilahay haku sa

  • @hollaatme2991
    @hollaatme2991 Před 3 lety

    Halkanina Waa Waaberi Media

  • @djlil1616
    @djlil1616 Před 3 lety

    Done

  • @saamabdi8968
    @saamabdi8968 Před 3 lety

    kutagera wllka keep going

  • @husseinhaji2163
    @husseinhaji2163 Před 3 lety

    Asc wlliyaal

  • @sicidyusuf6656
    @sicidyusuf6656 Před 3 lety

    apdirahmaan waa channelka kaliya ee si fican uso diyaariya tayada muuqaalka

  • @samraabdullahi4779
    @samraabdullahi4779 Před 3 lety

    😋

  • @mohamedamiin7712
    @mohamedamiin7712 Před 3 lety +1

    Inta sidayda oo kale new videoga
    Ku faraxdo

  • @alisahan305
    @alisahan305 Před 3 lety +2

    SUBSCRIBE igu yaaciya Walaalaha. qaaliga ah.🇸🇴❤💝

  • @mohameddeeeqocali1880
    @mohameddeeeqocali1880 Před 3 lety

    Interpol Somalia ma ka mid thy ama wee la shaqaysa oo kaliya ?

  • @zaciimkacadde4572
    @zaciimkacadde4572 Před 3 lety

    Fast one

  • @waxkaogoowchannel7075
    @waxkaogoowchannel7075 Před 3 lety +1

    Wll 1914 aa la aas aasay dhahday interpol googlena waxaa ku dibaan gashan in la aas aasay 7 septemper 1923 vienna-austria lagu aas aasay please 1914 maa saxan mise mida googlaha mahad sanid

  • @xamsexikmaawi5387
    @xamsexikmaawi5387 Před 3 lety

    J
    Hindusku waa cadaw islaamka neceb

  • @saygacade2587
    @saygacade2587 Před 3 lety +3

    Walaalkeyga muslim ahow waxaan ka codsana inaad subscribe ii saarto ilahay hamigada aduun iyo kan waalid ilahay haku rumeeyo thanks abowe iy9 ab

  • @skyblackholles5403
    @skyblackholles5403 Před 3 lety

    In ay gacanta ku dhigaan aduunka oo idil oo ayaga la hoos fariisto waxaa usabab ah shaydaan ka wuxuu rabaa in uu aduunka dulmiga ku haystaan wax kastana iyaga looga haro bay doonayaan yaa u egmaday ma wadamada kale miyaa u ikmaday

    • @user-zk8bs1hn2m
      @user-zk8bs1hn2m Před 2 měsíci

      Dee way fiicantahey hadiiba danbiilyaal wadamo kale danbi weyn ka galey oo dal dadow ku dhuumanaya in laraadiyo pooliisyada loo sheeko iney qofkaas soo qabtaan

  • @jasiiramedia6307
    @jasiiramedia6307 Před 3 lety +2

    Nabi maxamed scw waxa uu dhahay ilahay adoonkisa waxa uu cawiyaa marka adoonku cawiyo wllkis cawiyo wll qali subscribe igu cawi ilahay haku xifdiyee subscribe subscribe😭😭😭😭😭😭😭

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před 3 lety +2

    Walalayal waxan ah abo somaliyed o niga wAdA codsanayo in ad igu wada sAacidin SUBSCRIBED ii wada sartan SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cabdiraxmaanxaashi14
    @cabdiraxmaanxaashi14 Před 9 měsíci

    1849

  • @travelchannel5704
    @travelchannel5704 Před 3 lety

    Asc waxan ka mid ahaY azxpta ku xidhan channel ka
    magacaygu waa jamaal
    Waxan ka codsanaynaa in aad video noga so diyaariso scholarship ki turkiga mesha laga oganaYo jawaabta hadad awodo MHD

  • @zakariaadam7135
    @zakariaadam7135 Před 3 lety

    Halkani waa waberi media

  • @Naasirudiin
    @Naasirudiin Před 3 lety

    Kafaa iidayso fursadaan barashada cumputer si lacag la,an ah
    45 oo isku xigxiga oo cumputer ah: czcams.com/play/PLwQAh6EMFI5Z9vFy1_bCb4jEG_7Rhs-Vb.html&jct=laI1K0WhfYxwxHX8GeQwThuidT_xZg

  • @cumarlaki884
    @cumarlaki884 Před 3 lety +3

    Hadad taageersan tahay Madaxweyne farmaajo
    Soo dhawow oo Like saar
    👇
    Mahad sanid

  • @Elyashagi
    @Elyashagi Před 3 lety +2

    ✔Asc ,waxan CZcams soogelinaa waxyaabo Aad ufiican ,haboonna in Laga faaideysto, marka Asxapta dirisle Abdi, waxan idin kacodsaneynaa inaad nagu taageertaan, waxyaabahan Aan soo gudbino, 1k oo inyar kaadhimman nagaarsiiya,kafaaideysan, kuma khasaareysid ,casharo baad kabbaran doontaa ,Alle weyne idinkii, xaddii nagu soobiirtid ,naga faaidi inshallah

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před 3 lety +2

    Walalayal igu sacidA o ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @akh8501
    @akh8501 Před 3 lety +1

    Interpol waa in ay soo qabataa exMW Farmaajo, dhibaatadii uu u gaystay ummadda Somaliyeed

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka Před 3 lety

      Hhhhhhh. a kh
      Waa in laraacaiyaa m🤣🤣🤣🤣

    • @user-zk8bs1hn2m
      @user-zk8bs1hn2m Před 2 měsíci

      😂😂😂😂waad ika qoslis3y nio😅

  • @hindiyaawiehindiyaawie2165

    OGAYSIIS OGAYSIIS dhaman walalaha Jecel inay bartaan Quraanka markisu Taxfiid wuxuu kuhayaa Fasalo cusub iyo macalimiin khibrad uleh ugudbinta iyo 1 kuna Takhasusay Quraanka tajwiidka wixii faahfaahin Ah kalsoo xidhiidh 0636048669

  • @inagurey3730
    @inagurey3730 Před 3 lety

    𝘧𝘳𝘰𝘮 𝘏𝘢𝘳𝘨𝘪𝘦𝘴𝘢 𝘒𝘦𝘦𝘱 𝘎𝘰𝘪𝘯𝘨 𝘗𝘳𝘰

  • @youmanlastking5630
    @youmanlastking5630 Před 3 lety +1

    Pro pinned igu qabo si ey asxbtaada iisoo qabtaan🙏🙏

  • @muhudabdu3657
    @muhudabdu3657 Před 3 lety

    Keep going