Alle How Naxariistee Mujaahid Aboole Oo Ka waramaya Gudagalkii burco ee SNM 27-may-1988

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

Komentáře • 15

  • @absjones2916
    @absjones2916 Před 2 lety +1

    These men were real son’s of the Isaaq nation and our democratic bias. Long live the SNM ❤️

  • @ilyaswarsame7290
    @ilyaswarsame7290 Před 2 lety +3

    ilaahay ha u naxariisto mujaahid aboole

  • @cabdikarimofficial4689
    @cabdikarimofficial4689 Před rokem +2

    Ninkan maxamuud wadaad meelkastaba miyuu ku jirey wlee waa mujahidiintii xalasha ahaa

    • @maxamedcabdicilmi6181
      @maxamedcabdicilmi6181 Před 5 měsíci

      30 sano ayaanu jar ahayn wali man arag isago ka sheekaynaya maxamuud axmed

  • @abdirahmanceerigabo4838

    Ilaahay hawnaxariisto Aaaamiin

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před 2 lety +1

    Mujaahid shahiid nool baad tahay alle cimriga iyo cafimaadka ha Ku barakeeyo,

  • @abdilaahijaamac6644
    @abdilaahijaamac6644 Před 2 lety

    Aaamin aamin

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 Před 2 lety

    Alle na arastii jano kaaa waraaaabi

  • @xagar6974
    @xagar6974 Před 2 lety

    Mujaahid laguma noqdo Muslim Muslim dilaya ,Kan hadlayoow hadaad dhimatay iyo hadaad nooshahayba allaha ku caafiyo

    • @absjones2916
      @absjones2916 Před rokem

      You should tell general Barrie and Faqsh army which killed Islamic holy men in Burco and the other cities in Somalia back then. You shouldn’t talk shit my friend.
      Rip the SNM mujds.
      In sh allah the SNM nation will one day reach its golds of a democratic republic in Somalia.
      Remember democracy is the way forward for our nation
      Building. Communist has system fail and the Islamist are out of the question. So why are you again a democratic republic strong Somalia for ?
      The Islamic rebels in Somalia has killed more people the general Barrie on the long run.
      Yes I support democratic federation or the old Somalia democratic republic. Which USC and SNM talking the loins share in it

    • @KING_ZACK_275
      @KING_ZACK_275 Před rokem +1

      Ninkani dadkiisa iyo naftiisa ayuu difaacayay diintuna naftada hadii lugu soo xadgudbo inaad wax iska celiso way banaysay lakin kan dhiiga muslimka banaystay ee matida ayaa gaala oo ehlu naara siyaad baare haw horeeyo ilaahay ha cadaabe 😡

  • @osmanahmed7832
    @osmanahmed7832 Před rokem

    Goormuu dhintay?