6-dan Sifo Gabar Leh Ha Guursan Iska Ilaali !

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 01. 2019
  • Hadii Midan ay Tahay Booqashadaada kugu Horeysay
    Eee Bogeena Fadlan SUBSCRIBE Nagu Taageer , Hana ilaabin inaan like-ta nagu dhiira gelisid Si aan U Joogteyno Soo Saarista Muuqaalo Cusub #Mahadsanid #Walaal.
    #Somali #Universe
    Follow Us on facebook Page : / somali-universe
    Follow Us on twitter : / somaliuniverse
    Follow Us on Instegram : / somaliuniverse

Komentáře • 47

  • @caraftamedia4682
    @caraftamedia4682 Před 3 lety

    Qofka haduu wangzan yahy illah aya ula kulansiinayo qof wngzan
    Lkn qofka hadu yahy qof xun illaH aya ula kulan siinayo qof xun
    Marka waa inad noqota adiga qof wngzan si uu alle kula kulansiiyo qof wngzan🤲💞♥️🙄

  • @imjamalofficial1773
    @imjamalofficial1773 Před 5 lety +3

    Horay u socod wanaagsan Reer Somali Universe

  • @happyqalbi7987
    @happyqalbi7987 Před 5 lety +6

    Niman ka somaliliada ayaa sidaa ubadan

  • @fanaxleyfacedkaroon4413

    Mnsha allah

  • @namcokhalif7297
    @namcokhalif7297 Před 5 lety +6

    nimakana kuwe ugu xun

  • @laylaabdullaahimaxamed2056

    Masha allah keep going bro 💖❤💗😘😍💟💝💞💕💑👍💋

    • @somaliuniverse
      @somaliuniverse  Před 5 lety

      Mahadsanid Walaal Hadalkaaga wuxuu fure u yahay Inan Horey u socono.

  • @aadanxirsi528
    @aadanxirsi528 Před 5 lety +5

    Akha ilaamaanta waxaad leedayh naag maxaad dadka waxa u sheegtaa lagu ma dhagaysan karabee afga bal naag mar danbe ha o dhan wlle

    • @somaliuniverse
      @somaliuniverse  Před 5 lety +1

      *Waad ku mahadsan tahay Fikirkaaga quruxda badan , waxaan rajeyneynaa in uusan qaladkaas mar dambe soo laaban insha allah*

  • @bakaraxmed1666
    @bakaraxmed1666 Před 5 lety +4

    Waan ka helay muqalkan runtii wllkyga qaliga ah

  • @mohamoudfaysal5421
    @mohamoudfaysal5421 Před 5 lety +2

    Thanks

  • @xasankiko7904
    @xasankiko7904 Před 4 lety

    Maa shaa Allah wax badan ayaan faa iiday zxp

  • @cabdimuuse6008
    @cabdimuuse6008 Před 5 lety +1

    Masha allah wll nooso badi kaabo

  • @donjamalo2640
    @donjamalo2640 Před 5 lety +2

    Waa barnaamij dhax gal ah sxb noosoo badi

    • @somaliuniverse
      @somaliuniverse  Před 5 lety

      Mahadsanid Walaal Dhiiro gelin wayn ayay inoo Tahay 👆

  • @abdikarimaidarus5452
    @abdikarimaidarus5452 Před 5 lety +8

    Wll naagba naagta ay kaxuntahay bn ku aadaah mxaan sameeyaah

    • @najmaahmed327
      @najmaahmed327 Před 5 lety +2

      😂😂😂😂 miyaad habaarneyd

    • @abdikarimaidarus5452
      @abdikarimaidarus5452 Před 5 lety

      Mya lkn hadda bn ku wreer sanahay oo aan rabaah in aan guursado taxadar badan bn ku jiraah

    • @najmaahmed327
      @najmaahmed327 Před 5 lety +1

      Hhh Naago badan baaa igu soo hagaagoo xun yaad tiree malaga yaabaa inaad adigu xuntey

    • @khayraatali5152
      @khayraatali5152 Před 5 lety

      Ilahay mid zawjad saalixada hakusiiyo

    • @najmaahmed327
      @najmaahmed327 Před 5 lety

      Aaamiiin aaamiiin

  • @aishaismail6970
    @aishaismail6970 Před 5 lety +4

    Lkn aniga haldhib ayan qaba ninkii aan barto oo wada socono hal malin aniga oo wax xun ku dhihin waba cararaa lkn halkoo aan jecladay ayn isdagalnay ma aqano asiga miyaa ii danbeyo wayo ninkii aan arko oo isdhaho kan kii ayuu kafican yahy oo aan ducaysto waba cararaa micno daro 🤔🙄😏🤗... ....

    • @somaliuniverse
      @somaliuniverse  Před 5 lety

      Walaal Nin qayr qaba Allaha kuu Sahlo Ducada ayan kugu soo kabaynaa 6-daan Naagna Allaha makaa dhigo.

    • @AmjadMoha-cm6vi
      @AmjadMoha-cm6vi Před 5 lety +1

      Wllo adoo raaliya sifooyinkan iska fiiri.midkalena lasoco haku dagdagin in aaad qaadato go'aaan kaas oo ah in aaad kala tagtaan.ogowna in raggu ay tijaabiyaaan dumarka oo ay isdhahaan bal hala hadlin saacado saad u ogaatid jawaabta ay ka keento.lasoco midkalena waxa aad samaysaa baaritaan dheer iyo macluumaad ragga ficfican lagu garan karo haddii aad kaweydid arrimahaas ficfiican ogow ka dheerow. Anoga Amjad møhaniyah eed ha iiiga qaadan arrinkan aaan kuu sheegay wllo.waana mahad san thy.😊😊😊😊

    • @fatah_mahre
      @fatah_mahre Před 5 lety

      Lkn cadey ana
      Kubahan

    • @aishaismail6970
      @aishaismail6970 Před 5 lety

      @@AmjadMoha-cm6vi been kuma shegay dagl midkii ugu xun ayu ila dhaqmaa lkn asiga ma ahan qof xun wayo asiga horey ayuu naag ugu soo qasary waxaa laga yabaa intaa in ay katahy tijaabo

    • @aishaismail6970
      @aishaismail6970 Před 5 lety

      @@somaliuniverse ameen mahadsanid pl iisoo ducay wayo caawa ayn si aad u murugaysanahy in Alle qalbigayga ii qaboojiyo oona farxd Alle igu badalo

  • @teamluisfonsi6586
    @teamluisfonsi6586 Před 5 lety +1

    Ragga aan la gursan na so fasaxa

  • @user-wy6ui8ji6y
    @user-wy6ui8ji6y Před 5 lety +1

    what about nimanka only nag lee haka hadline 😏

  • @mohamudabdirahman8728
    @mohamudabdirahman8728 Před 5 lety +2

    Aftag aya oku xun 6 noc

  • @fanaxleyfacedkaroon4413

    Asxbta subscribe iiku caawi ya

  • @hassannour1158
    @hassannour1158 Před 5 lety +3

    Anigu Naagaha Nocas ayanba ka hela 😁Waayo Anigaba dhib ka sameysan 👉NIN XUN 😎ciyalsuuq

  • @samaracaddey5485
    @samaracaddey5485 Před 4 lety

    Xoolo naaged waa Rabaa ka deeyriyaya horaa loo yiri