Mucjiso : Nin Guursaday Naag Mayd Ah 😱😱😱

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 01. 2019
  • Muuqaalkan waxaan uga hadleynaa 9-ki guur ee ugu yaabka badnaa abid ee ka dhaca caalamaka
    Aroosyo badan ayaa ka dhaca caalamka mid walbana waxa uu leeyahay Sifo uu kaga duwan yahay kuwa kale
    Hadaba 9-ka aroos ee aan idin soo xulnay ayaa kulansanaya Dhacdooyin cajiib ah Oo idin qancin soona Daawasho wacan .

Komentáře • 11

  • @fatxieapdihakim6918
    @fatxieapdihakim6918 Před 5 lety +4

    waa gur cajiib ah
    runtii waa fidiyowgii ugu horeyay ee aan ku arko somali lamaano ah in lagu so qatay
    intii igu racsan asxabta like saara 👍

    • @somaliuniverse
      @somaliuniverse  Před 5 lety +2

      Comment-gi Ugi Horeyay in aad adiga tahay Sharaf ayey inoo tahay 👍

    • @fatxieapdihakim6918
      @fatxieapdihakim6918 Před 5 lety +2

      Aad ayaad u mahad santihiin asxaanta somali universe wax badan baad inoo fa idayseen

  • @anisoadan9022
    @anisoadan9022 Před 5 lety +2

    Woow 👌👍

  • @getthepoint5882
    @getthepoint5882 Před 4 lety

    Awosome ❗

  • @sundusabdirashid946
    @sundusabdirashid946 Před 5 lety +1

    Wa wax lala yaaabo

  • @monicashru9517
    @monicashru9517 Před 5 lety +3

    Kkkkk istaqfurlah kuwa somalida igu yaab Badan 😂😂😂😂 waa awowoga aroos

  • @hudamxmed1266
    @hudamxmed1266 Před 4 lety +1

    HH to get to see the email

  • @yusufsalat1636
    @yusufsalat1636 Před 3 lety

    Safiyo mapa u egeey naag 17 jir 😂😂

  • @asmaxussen7784
    @asmaxussen7784 Před 4 lety

    Ano waxaaan layaabay ninka dheer ee naagta gaaban guursaday yaab