Askari Xabad Ku Furay Maayir Mooge iyo Cadhada Maayirku kaga Jawaabay Falkaasi+Mudaharaad.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 06. 2024
  • Askari Xabad Ku Furay Maayir Mooge iyo Cadhada Maayirku kaga Jawaabay Falkaasi+Mudaharaad.
  • Zábava

Komentáře • 12

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr Před měsícem +2

    Osman waa FAQASH

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr Před měsícem +2

    FAQASH

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před měsícem +1

    Waaa bilaa suldane hargaysa wadooyin usami😂

  • @shabcaancabdi5557
    @shabcaancabdi5557 Před měsícem

    Mansh allh❤

  • @user-zu5qx7ff9n
    @user-zu5qx7ff9n Před měsícem +1

    Waa reer wada xanuunsaday ee dalka halaga qabto markii lacafiyeey gacan ku dhiiglayashi laayey ciidanka ee buuraha galay ayaay is yirahdeen waa ladinka baqaya adeer hadaad xishoon wadan gacan birah baa dalka ladinka qabanayan

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Před měsícem +1

    Waxasunban kaa yar waligayba
    Ku nacayay wa agagaskaa ina
    Moge dhalay wa dulligaa haye

  • @mussejama311
    @mussejama311 Před měsícem +3

    Hadaad nabada diidaan xabsigaad liinta kula cabaydaan .

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 Před měsícem +2

    Sida ciyaalka yaan lo sasabin adeer ina Dool wa fidmo wade dalkana in akhlaaq lagu yimado weyan haday caruurtisi dal nabada ka ceeshayan wa Norway 🇳🇴 halku ka yimide inu caruurta rer Somaliland ka ciideeyo ceeshkooda maaha u dalka kibir iyo aflagaado laso galo
    Kuwan nin xun oo kasta ku hoos dhuumanayo ee mudaharadaya ayaguna horta qofkay u mudaharadayan CV gisa ha soo arkan ma istaahila mise jail ba waajibkisa ah asgoo cimrigaa jira ayu caay ku caan yahay
    In dulmi aad qof ku garab istagto waxay mujinaysa in caqligaga la cayey
    Oo anad xor u ahayn maskaxdada
    Waayo Allah swt adiga lagala xisabtamaya gefkaga
    Qof umadi caayaya why an dulmi ugu hilin wa caqlixumo halki ugu hosaysay
    Rasuulkenu csw xumaha iska qabta bu yidhi isugu hiliya inamu odhan

  • @user-zu5qx7ff9n
    @user-zu5qx7ff9n Před měsícem +1

    Reerka moryaanta noqday dalka halgaqabto illahaw kuwan balayada aay donayan ayaga kuceeli ninkaa xanuunsanaya yaan dalka lagu soodeen ee hala masafuriyo ninkan maayarka isku sheegaya waxaa loodortay inuu magalada xashiishka kaguro ee ma dabiyaadasha buu difacaya adeer ciidanku isagaa abniga ilaalinaya ee adiga laguuma dirin ee xishood ee shaqadada garo

  • @hiboxuseen7852
    @hiboxuseen7852 Před měsícem

    askarti shacabka matida danyarta hooyoyinka
    Xusbiga kuganac sanayay
    Kunka midh ee rasasta ah
    Kuriday iyo jidh dilka ugaystay
    Looso xidhi xidhi wayay
    Inta nini kaliya laso tagayo
    Maxkamad timir lafbaa ku jirta

  • @Dulmi_diid123
    @Dulmi_diid123 Před měsícem

    Guulaysta reer wadani.