Halimo Gobaad | Dhaqaji Wiilow | (Music Video) 2018

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • (Music Video)
    our real snapchat
    @Haataf
    inta kale waa FAKE iska ilaaliya
  • Hudba

Komentáře • 1,3K

  • @kaftanmedia7960
    @kaftanmedia7960 Před 6 lety +895

    Anigoo ah (Hamse Weli )Waxaan Halkan uga Hambalayayanayaa Walashay haliimo. Gobaad Oo ku qaaday heesta Codkeeda Macaan iyo walalakay nabiil bulle oo saray laxanaka Waxaan kaloon saaid ugu usalamaya the one and only haatuf abdi the 🎥 man. Sidoo kale mr hit maker bulshaafi iyo dhamaan inta tageeerta Team finland 🇫🇮

    • @moopoosh6988
      @moopoosh6988 Před 6 lety +13

      Hamse Weli Wanku salamy proh adna sidoo kle tageeran kuu ahay
      Haataf abdi 💯💖

    • @faizahhassan5877
      @faizahhassan5877 Před 6 lety +8

      Hamse weli ma brother best abwaan now .best words abwaan

    • @asmalove8650
      @asmalove8650 Před 6 lety +8

      Hamse Weli xamse wali ku jecliya wllo

    • @caamir051
      @caamir051 Před 6 lety +8

      Hamse Weli iyo Team finland hore u socoda 😍😍😍

    • @saedbreezyvlogs6576
      @saedbreezyvlogs6576 Před 6 lety +7

      Brother Hees Hit Ah Ayaan Ubaahanahay Can You?

  • @Alhajji1
    @Alhajji1 Před 6 lety +1680

    Inta qur’aanka jacel farta taaag
    I love qur’aan

    • @malyuuncali5837
      @malyuuncali5837 Před 6 lety +19

      Mxa meshan ka sodonty marka

    • @NoWay_666
      @NoWay_666 Před 6 lety +9

      Mooha De Làst Ķing quraaan maaa like ku raaadinee 😳😳
      You stupid idiot 😣

    • @jawahiromer4000
      @jawahiromer4000 Před 6 lety +1

      Ani

    • @ifrahadan7464
      @ifrahadan7464 Před 6 lety +5

      Mooha De Làst Ķing waa yaab ma like aad saa u noqonee maxaa Quranka uugu soo hadalqaadi

    • @humbledemumtaz4936
      @humbledemumtaz4936 Před 6 lety +11

      Fuck u quraanka ilahey hees hakuso hooos qoran like waxba kuma tareyse uf

  • @safwanhalac5466
    @safwanhalac5466 Před 6 lety +338

    Waaw my sis xaliimo caadimaaha heestani dhankasta cod laxan music and video so hit wlhi ereyada wlkay xamse laxamka wlllkay Nabiil music mr hit maker bulshawi iyo wlbi engneerkena dunida ino bandhiga my big brother haatuf abti wxn idinleeyahay hore haloo socdo 🙏

  • @royoglu9850
    @royoglu9850 Před 6 lety +335

    ok I'm so early i love Somalia songs and people from Turkey 🇹🇷
    🇸🇴❤

  • @montanamusic8363
    @montanamusic8363 Před 6 lety +172

    Best style2018 asaxapta nasip uma yeelan inaan uhor daawado maantana waa maalintii curadkygii aduunyadan quruxdabadan kusoo biiray like igu hambalyeeya somali weyn

  • @crazyguy2054
    @crazyguy2054 Před 6 lety +140

    wax kale sheenahaan cusubna maxuu ahaa 😂😂? intii comment ga aqrintiisa jcl oon joogi karin like guys 😜

  • @Mkgaabuush
    @Mkgaabuush Před 6 lety +124

    Lyrics --- Halimo Gobaad | Dhaqaji Wiilow
    Dhabtii Dhabtiii
    Caashaqaan Dhisayay
    Dhidabadan u taagay
    Dhawacan Wiilaw ka Dhawray
    Adigaa Dhayal uga Dhaqaaqay
    Oo ku Dhaafshaay Dhigaa
    Anigoo ku Dhaafsahay.
    Dharaar Qudha kaama Jeesan
    Dhaawacii Aniga i Gaadhay
    Alla iga so Dhameeyey
    Rabaa iga soo Dhameyey
    Dhibaatada iyo Xanuunku
    Dhankaagay u Liicday Maanta
    Dhamaays Adigoo u Jeeda
    Dhankale u Fooftay Wiilaw
    Dhacdad Maanta Taala
    Adiga Dhaliyo Abuuray
    Adigaa Dhaxantiyo Qabawga
    ka Doortay Guri Dhisnaaye
    oo Dhibaatadi aan la liitay
    Dhaarahan aan la Jiifay
    Allaha Daa'ima i dhaafsahay
    Dhibkiisana iga so dhameeye
    Alla iga so Dhameeyey
    Rabaa iga soo Dhameyey
    Dhibaatada iyo Xanuunku
    Dhankaagay u Liicday Maanta
    Dhamaays Adigoo u Jeeda
    Dhankale u Fooftay Wiilaw
    @Mk Gaabuush

  • @NUXURKA-MEDIA
    @NUXURKA-MEDIA Před 6 lety +348

    Hore Usoco Wlaasheyda Qaaliga Ah
    Haliimo Gobaad New Style 2018

  • @qalbitaajir5942
    @qalbitaajir5942 Před 6 lety +120

    Dhabti cashaqan dhisaayay
    Dhidibadana aan u taagay
    Dhawacana wiilow ka dhowray
    Adiga dheyel uga dhaqaaqay
    O ku dhaafshay dhiga
    Anigo ku dhaafshay
    Dharaar qudha kama jeesan
    Dhawaci aniga i gaadhay
    Allah iga so dhameeyay
    O rabba iga so dhameeyay
    Dhibatada iyo xanuunku
    Dhankagay u liicday manta
    Dhameys adigu u jeeda
    Dhankale u fooftay wiilow
    ❤💔
    Dhacdada maanta taala
    Adiga dhaliyo abuuray
    Adiga dhaxantiyo qabowga
    Ka doortay guri dhisnaye
    Oo dhibatadi an la liitay
    dharaarahan an la jiifay
    Allaha da ina idhaafshay
    Dhibtisana iga so dhameeyay
    O rabba iga so dhameeyay
    Dhibaatada iyo xanuunku
    Dhankagay u liicday maanta
    Dhameeys adigo u jeeda
    Dhankale u foofay wiilow

  • @HaatafAbdi
    @HaatafAbdi  Před 6 lety +307

    Thanks for watching! Subscribe for more videos!

  • @qaaligabargedo9510
    @qaaligabargedo9510 Před 6 lety +495

    Islaam hadaa tihiin like isaara soomaliyey anaa uhoreeye 😂😂

    • @crazyguy2054
      @crazyguy2054 Před 6 lety +3

      Qaali Gabar Gedo islaam hadaad tahay mis aroosnaa 😂😂😂😂

    • @qaaligabargedo9510
      @qaaligabargedo9510 Před 6 lety

      crazy guy 😂😂😂😂😂

    • @abdirahmanabdullahi3035
      @abdirahmanabdullahi3035 Před 6 lety +2

      Qaali Gabar Gedo been ha sheegin lik anaa ku siinaaye halahaan been abuur like ma u marowsa macbuudul arliyow hhhh

    • @guledyp1190
      @guledyp1190 Před 6 lety

      Qaali Gabar Gedo mad hubtaa inaad uhoraysay anu iskaga kaa saray like

    • @selflovebeauty5870
      @selflovebeauty5870 Před 6 lety

      Qaali Gabar Gedo kir naya

  • @sabriincabdisalam5926
    @sabriincabdisalam5926 Před 6 lety +794

    Inta diinteena islamka jecel like

  • @galadomar2121
    @galadomar2121 Před 6 lety +68

    Qofkii ugu horeeyay qofkii aqriya like ku waajib ah hada baqiil ka tahayna iska hayso

    • @aliahned8400
      @aliahned8400 Před 6 lety

      gallad Abdi 😂😂😂 meesha maxad ka soo dontay😂 like kulahaa😂😂 war kanoo kale

    • @aliahned8400
      @aliahned8400 Před 6 lety

      Abdigalad waaye waraa😂😂

  • @muniiribnowihiipsaed6247
    @muniiribnowihiipsaed6247 Před 6 lety +408

    Inta quranka jecel
    LiketA izra

  • @ila4293
    @ila4293 Před 6 lety +44

    Dharaaar Qura Kaama Jesan
    Dhaawaci Aniga Igaaray
    Allaa iga soo Dhameeyay
    Dhibaatada iyo Xanuunka
    Dhankagey uliicday manta
    Dhamees adigoo ujeeeda
    Dhan kale usooftay wiiloow
    Axlaaaaa Hees 🎈🎈🎈

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel Před 6 lety +48

    Yaab anagaa aragny dadkii dhan like ayee ku waashteen meesha like bes loogu imaadaa 🤔

  • @munacali3244
    @munacali3244 Před 6 lety +42

    Eeshcalaaa xaliimo gobaaad musica bilowgiisu wuxuu ueegyay musicii filmka hindiga aheee dilwale inta haliimo gobaaad tageerta like

  • @fadnafilmsvlogs6532
    @fadnafilmsvlogs6532 Před 6 lety +80

    malinksta dad ban like usaara idinkuna waa idhaaftan xaqmiyaa isaara like gobaad anaay iga yartahy🤣

  • @mayacadey3828
    @mayacadey3828 Před 6 lety +25

    Hataf videos o duway oo xun walee ma arag horumar ayn ku rajynaa wll.
    #HATAF
    Cadawne wajiraye ilhy hka qabto

  • @ahmedzacki770
    @ahmedzacki770 Před 6 lety +66

    hataf abdi best camera man hdad tageertid liketa aanka ogaado

  • @shiikhulkulliofficialchane5903

    Qofkii kowaad oo Daawada waa Anga Like Halay Saaro Somali Mohamed !!! HALIMO Xaaskyga Riyada

  • @axmedmaxamedshakaal6484
    @axmedmaxamedshakaal6484 Před 6 lety +103

    Inta yuhuda neceb ee muslim ah like hay saaren

  • @Bishaar508
    @Bishaar508 Před 6 lety +11

    Hashac warka isiiii maalinbo new style miyaa sheekda hadaad u imaaday in aa comment aqriso like ta ha iga baqiilin gabaryahee And wiilyahooow lolz!!!!!! Inta Haataf Abdi duubistiiska jacal hands up nice song!!!!!!!

  • @queenyudgoonismail9313
    @queenyudgoonismail9313 Před 6 lety +27

    Dhabti cashaqan dhisayey dhidabada an utagay dhawacana wilow ka dhawray adiga dhayal uga dhaqaqay plz like mee😍😍😍😍😍

    • @kaysezhiekhawi7170
      @kaysezhiekhawi7170 Před 6 lety

      Queeny Udgoon ismail like iyo commeniba waad leedahay quruxey xage laga la soo xidhiidha snapkaga soo dir hno

    • @kaysezhiekhawi7170
      @kaysezhiekhawi7170 Před 6 lety

      Queeny Udgoon ismail

  • @abdirashidmohamed2221
    @abdirashidmohamed2221 Před 6 lety +9

    First view halimo Gopad😍😍
    Pest song ever 2018👄

  • @abrominmoabdullahi5863
    @abrominmoabdullahi5863 Před 6 lety +66

    Waku jeeda sidayda comments akhris miya u timi heesta daawo 😂😂✌️✌️aad baan idin salama my fans

  • @ruuxichannel9750
    @ruuxichannel9750 Před 6 lety +23

    Cameraman ka gacanta iga gaarsiiya 👌👌👌👌 xaliimo gobaad our rihanna 😘😘😘😘😘😘👏👏👏

  • @mohamedmohamud4901
    @mohamedmohamud4901 Před 6 lety +33

    Dhan walba waaa ka shidan thy style .cod iyo music inta iga dambeysa like I saara lol...

  • @hiboabdinasir8494
    @hiboabdinasir8494 Před 6 lety +49

    Like waligay maantaa iigu horeysa😍😍😍

  • @iamabdorahman5910
    @iamabdorahman5910 Před 6 lety +64

    Codka 100% 👍
    Styleka 100% 👍
    Codka 100% 👍
    Edit 100% 👍
    Well done *HAATUD* *ABDI* ❤😍

  • @Sharkschannel1
    @Sharkschannel1 Před 6 lety +41

    Like ii saaara asxbey

  • @sojanasaalah2778
    @sojanasaalah2778 Před 6 lety +8

    imikaa soo dhacay ahpaapii heesta ugu horeesay ee aan CZcams ka daawado maanta midane eheyd ilahe ka baqa like halee saaro hdii kaleH waa oonaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    haliimo gobaad tolaahi heestan waa iga gadantahay
    erayo 100%
    laxan 100%
    music 100%
    camera 100
    editor 100
    style 100%
    haataf studio ❤ hore usocod wngsn wll

  • @islaam964
    @islaam964 Před 6 lety +18

    Xaliimoh waraa hayga eegina waa islaantaydii riyadee hhhhh umac ppeh😘

  • @dhazhiiwadadyare5085
    @dhazhiiwadadyare5085 Před 6 lety +195

    INTA NECEB TRUM JECELNA ORDUGAN LIKE TA IZAAR

  • @armaanhassan2675
    @armaanhassan2675 Před 6 lety +19

    Aar Gobaad hala Ii geeyo Love Buuran Ku Ahay Wlhi ❤❤❤😍😍

  • @queen_ilhanx8348
    @queen_ilhanx8348 Před 6 lety +13

    Ppp... 😍😍The best song of 2017/18 :) inta iga dambeeyso like i saara 😂😘

  • @somaliangwal2390
    @somaliangwal2390 Před 6 lety +6

    Ana manta ugu horeyo wow 👏👏👏 dhameys adigo u jeeda dhankale u fooftey wiilow

  • @hamzaAhmed-wg9kd
    @hamzaAhmed-wg9kd Před 6 lety +8

    Dhabti cashaqan dhisaayay
    Dhidibadana aan u taagay
    Dhawacana wiilow ka dhowray
    Adiga dheyel uga dhaqaaqay
    O ku dhaafshay dhiga
    Anigo ku dhaafshay
    Dharaar qudha kama jeesan
    Dhawaci aniga i gaadhay
    Allah iga so dhameeyay
    O rabba iga so dhameeyay
    Dhibatada iyo xanuunku
    Dhankagay u liicday manta
    Dhameys adigu u jeeda
    Dhankale u fooftay wiilow
    Dhacdada maanta taala
    Adiga dhaliyo abuuray
    Adiga dhaxantiyo qabowga
    Ka doortay guri dhisnaye
    Oo dhibatadi an la liitay
    dharaarahan an la jiifay
    Allaha da ina idhaafshay
    Dhibtisana iga so dhameeyay
    O rabba iga so dhameeyay
    Dhibaatada iyo xanuunku
    Dhankagay u liicday maanta
    Dhameeys adigo u jeeda
    Dhankale u foofay wiilow
    subscribe hamza ahmed formore

  • @moenani7678
    @moenani7678 Před 6 lety +40

    Like ta halay saro dadka iga dambeya

    • @quenayanish2583
      @quenayanish2583 Před 6 lety

      Moe Nani horta aankusaaro like maxumee maxaad kahelysa

  • @hilo1055
    @hilo1055 Před 6 lety +15

    I'm from Jamaica & I like somali music

  • @mohaburhan222
    @mohaburhan222 Před 6 lety +74

    Rer magaaliin habenki marki laseexdo ayay video yada duubaan rer Finland 😂😂😂😂😂😂

  • @foozick6870
    @foozick6870 Před 6 lety +13

    meeday #kiin_jaamac ku mashquuldee wataas #Haliimo_styesh Amizing song
    thanks #Haatuf❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanmahamed6445
    @abdirahmanmahamed6445 Před 6 lety +29

    Laxowla wala quwati war dadku mashaqeyan Miya talow 1 minute 50 masage wa iga yabiseen shaqo la'an ba dhacdey wa muuqata hhh

    • @ibroali3948
      @ibroali3948 Před 6 lety

      abdirahman mahamed Adigu Ma is ilowday inaaad Ka Mid tahay Kkkkkkkk

  • @maanomusic5432
    @maanomusic5432 Před 6 lety +71

    music ga hore heesta shakira HIPS.DONT LIE hadaa ila garanyso like saar

  • @khalloweeye
    @khalloweeye Před 6 lety +84

    Inta Quraanka Kariimka Jecel Like saar ♥

  • @mohadahir8665
    @mohadahir8665 Před 6 lety +11

    Inta falastiin taageersan like iisaara plz wiil Hollandes aan tartan kula jiraaaa

  • @bulshaawiproduction209
    @bulshaawiproduction209 Před 6 lety +22

    Yeah i m first today subscribe ha la isaaro idinkoo mahadsan

  • @Hon.mustafe
    @Hon.mustafe Před 6 lety +42

    Maanta ayaa lasoo dhikay isla maanta 15k view incredible

  • @muniiryaree755
    @muniiryaree755 Před 6 lety +11

    Haliimo gobaad waan jclahay balse Waxaan necbahay ninka calaf u helay Hhhhhhhhhhhh

  • @qumansabban7117
    @qumansabban7117 Před 6 lety +14

    Woow inta aan salaada wakhtigeeda ilaalisa like ha ila dhaafina

  • @hamsehussein258
    @hamsehussein258 Před 6 lety +6

    nice song
    super style
    first view and comment

  • @husseini4461
    @husseini4461 Před 6 lety +10

    I really like the lady. I wish she put her effort to raise a voice for Somali children

  • @amaaniamaaniyeey9112
    @amaaniamaaniyeey9112 Před 6 lety +12

    Xaliimo cusbo day😘😘 heestan music i cajabiyey

  • @ruweidemohamed7744
    @ruweidemohamed7744 Před 6 lety +3

    Dhamays Ado u jeeeda Dhankale u foofatay wiilow🤷🏼‍♀️😍😍😍😍heeesta sanadka queeeen Halimo gobad nolow

  • @mohahussen5985
    @mohahussen5985 Před 6 lety +32

    Hees nuxurleh👌 oo kalakacsn .
    Haatuf abdi boqortoyo ku aaminsanhy 👍

  • @amalqueen9380
    @amalqueen9380 Před 6 lety +195

    😍😍😍op op liketa isaar yqey👍👍

  • @quruxdumar2809
    @quruxdumar2809 Před 6 lety +29

    Mnta anga ugu horeeye like ila gaadha

    • @bulshaawiproduction209
      @bulshaawiproduction209 Před 6 lety +1

      Najma Ali anaa ilbidhiqsiyo kaa horreeye subscribe igu qabo wll😍😍

    • @mupolyrics4111
      @mupolyrics4111 Před 6 lety

      Cod 1000000
      Music 100000
      Laxan 100000
      Qurux 100000
      Jaaska. 0000

  • @xilwalove3694
    @xilwalove3694 Před 6 lety +5

    Waxa wajiga ayku xiratay soo uma eko waxa ay hada gaaladu wajiga ku xirtaaan cidooda oola joogo awgeed intii saas ila fikirtay like me👍👈

  • @AbdallaArush
    @AbdallaArush Před 6 lety +39

    Qoftan fanad xoog kusocoto waye inta tagersan like balse intakle respect

  • @queeninawarsame386
    @queeninawarsame386 Před 6 lety +8

    That so amazing music wuuuuuuuuw 😍🔥 new style Haliima gobaad ✌ non stop sister ....i like song 💞

  • @Shortsyahye
    @Shortsyahye Před 6 lety +29

    Hhhh music waa lasooxaday jineefa loobas ayaa laga sooxaday heesteeda yaa ila arkay inta ila araktay #like iisaara

    • @asiyadiamond5693
      @asiyadiamond5693 Před 6 lety

      Yahye Omar Hahahahaha Dhabnka Haya Yabnhy😂😂😂

    • @Zubeirothman
      @Zubeirothman Před 6 lety

      Yahye Omar dhaleecayn ayad like ku raadinaysaa damn

    • @ismaelsagaar3019
      @ismaelsagaar3019 Před 6 lety

      Hhhhhhh istaqfululah hhhhhh waa ila aragtay walee jiji aragaa tahay zhp

    • @munacali3244
      @munacali3244 Před 6 lety

      Yahye Omar hhhh filmka dilwale ee shahrukhan weeyaan ka lagasoo xaday

    • @nurdiinasalsomali9762
      @nurdiinasalsomali9762 Před 6 lety

      haa wlhi waa musigii jeniffer lopez

  • @zackhassan7658
    @zackhassan7658 Před 6 lety +6

    intii quraanka jecel farta taag☝☝

  • @arafaatgaryaqaan4397
    @arafaatgaryaqaan4397 Před 6 lety +14

    Inta tageeerto Gobaaad yaan lays dhaaaafin😍😍😍😍😍😍

  • @MUXIYEOFFICIAL
    @MUXIYEOFFICIAL Před 6 lety +2

    muuqaaal icajab galiyaba haataf abdi kahor ma arag
    nooloow bro hore usoco horomar cad ayaad sameeysay❤❤❤❤

  • @catiqacabidalah6284
    @catiqacabidalah6284 Před 6 lety +3

    Beautiful mask and music haliima gobaad inaba caadi maahn dhameys adigoo u jeeda dhankale u fooftay wiilow

  • @ibbeergaal2000
    @ibbeergaal2000 Před 6 lety +13

    am in love with the music . #TeamBulshaawi ✋🖐👏👏❤ .

  • @aishaadam8460
    @aishaadam8460 Před 6 lety +8

    Guys anyone who heard the tune "Hips don't lie " by Shakira at the beginning of the song 🤔

  • @ibrahimasabirye
    @ibrahimasabirye Před 6 lety +8

    just watched this video 10 times already. its so good

  • @samaterabib1605
    @samaterabib1605 Před 6 lety +6

    From Gobaad country. Love HaliiMo songs 👍☝💙

  • @lailaabdi419
    @lailaabdi419 Před 6 lety +2

    My xabiibti nice my beautiful girl illahey hakudaayo quruxey nice song I love it 😍😍😍😍😍♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️👌👌👌😍😘

  • @prettydiamond4019
    @prettydiamond4019 Před 6 lety +11

    I like the way she actin keep going sis

  • @reerburco3265
    @reerburco3265 Před 6 lety +6

    Ladies up in here tonight no fighting. Shakira... Shakira
    nice rhythm songs well done

  • @abdiladiifali9780
    @abdiladiifali9780 Před 6 lety +20

    I love Somali Songs but I don't understand
    This Song is Very Amazing 😎 Long Live Somali People 💖 From India

  • @soomaliahanolato7291
    @soomaliahanolato7291 Před 6 lety +2

    Xalimo gobaad shakiira isku badashay wall hees gabdhaha soomaliyed dhan eey ku socotaa guul gabdhaha soomaliyed

  • @queennia2845
    @queennia2845 Před 6 lety +13

    wax ma ogtin too saxibtey a like ku tartamonaa izara like 😢😢😂

  • @faizahassan7014
    @faizahassan7014 Před 6 lety +5

    Wonderful song waye..... I'm in love with her voice I swear keep it up

  • @mohamedbaajiye6961
    @mohamedbaajiye6961 Před 6 lety +5

    Best studio hataf abdi always best songs viva hataf

  • @shukriabukarabdi4720
    @shukriabukarabdi4720 Před 6 lety +14

    Run ahaantii fananadan adan u tageraa dhan waliba styka codka action ka every thing inta ila tagerto aan ogado

  • @mohamedmuhyadinomar9258
    @mohamedmuhyadinomar9258 Před 6 lety +3

    wow inaba cadi mahan mrs halima wad kala kacsantahy wan kula dhacay xaqiiq

  • @rahunihassan8358
    @rahunihassan8358 Před 6 lety +1

    Wwww hees lee IgA dheh halimo gobaad💕🥀7xubiyey turux wlh horay u soco❤️cadoowga qosolka u badi😁💕💋🥀

  • @cmcproductionxd9449
    @cmcproductionxd9449 Před 6 lety +19

    Waa Mahad San tahay shakira
    Finland naga sln u sheeg magafe aa la jogno wuna idiin so slmya hadi so laaba nesiin Libya so mara ow idin lee yahay ✌️

    • @crazyguy2054
      @crazyguy2054 Před 6 lety +1

      you deserve more like 😂😂😂

    • @asalisare
      @asalisare Před 6 lety +1

      Sharmake Tupe hhhhhhh magafe aaa hasoo marin

  • @sabrinosman8870
    @sabrinosman8870 Před 6 lety +2

    Abaaayo wan Ku jeclhy kugu fanaaa dadka wxay dhahayaan anaa u horeeyay balsi waxa taganhy anaa udanbeeyay like igu cawiya

  • @qalanjoaxmed1204
    @qalanjoaxmed1204 Před 6 lety +3

    Haliima Qurux 😍😍😍New Stly Sis Horay Usoco

  • @Firxad
    @Firxad Před 6 lety +3

    Waaw Nice song, haataf sxb aad aya ugu fara yaresatay wa muqaal cajiib ah. Alaha idin wada xifdiyo dhamaantiin❤️

  • @jamadhugfe2509
    @jamadhugfe2509 Před 6 lety +7

    Gobaad Naag Nool Maskaraatiga Day
    My Dadkyga Somaliyed Like ta Isiiya Plz

  • @abdulkadiryoung8178
    @abdulkadiryoung8178 Před 6 lety +2

    Halimo Gobad ish cala hees
    Boqorada Stylka hesta wey icajibisay
    Inta tagerto boqorada stylka
    Like-ta haligu qabto inta iga horeyso
    Iyo inta iga dambeyso

  • @izackyafyarechannel7390
    @izackyafyarechannel7390 Před 6 lety +5

    Rihaan iyo haliima gobad matano inay yihin qof ila amin san like isaaar

    • @maaidoabdirahman4076
      @maaidoabdirahman4076 Před 6 lety

      Zacky Afyare
      Halima ayaa ka wanaagsan gaashaas
      Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @barkhadlekhadar9739
    @barkhadlekhadar9739 Před 6 lety +1

    Waxaan ahay ninikii ugu horeyey oo ogadeen ah oo nagtan jecladay

  • @queenladan1609
    @queenladan1609 Před 6 lety +91

    Hees Kal iyo laab Ah Tlhi fananada kala kicisay Fanka Nolaw Haliimo Gobaad ♡♡♡♡

  • @abshirpepe4130
    @abshirpepe4130 Před 6 lety +2

    Ya Haliima
    fanaanad kama danbeeyso
    Qoftaan stylekeeda aya ku haysada + codkeed ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mohamoudmohamed3176
    @mohamoudmohamed3176 Před 6 lety +8

    Haliimo Gopaad Gabdh Yata ShidaN Ragku maxaY Kuku Argeen Oo AY KanDaba Dhaceen Aniku Haatuf Haa U Hayaa

  • @cadoowgaruun6075
    @cadoowgaruun6075 Před 6 lety

    Dhabti dhabti caashaqa aan dhisayay
    Dhidibada aan utaagay dhaawacini aan dhayaayay adigaa dhayil uga dhaqaaqay oo kudhaafshay dhigaa aniguyee dharaar qura kaama jeesan oo ALLAA igasoo dhameeyay
    Oo Rabba igasoo dhameeyay
    Dhibaatada iyo xanuunka dhankaade uliicday manta !!!
    Halimo Gobaad fananada 2018👏👏

  • @shamsoali8310
    @shamsoali8310 Před 6 lety +9

    I love Somalia song too 🇸🇴♥️♥️

  • @farhanshire2130
    @farhanshire2130 Před 6 lety +2

    Hees taan waa kala iyo laaba walhi
    Coodaka 100%
    Sitelke sido kale 100%
    Naxuraka heest sidokale 100% 👌👌👌dhibata iyo xanuuka
    Dhankage u licada wwww❤❤👐👌

  • @mohamedmahad5057
    @mohamedmahad5057 Před 6 lety +16

    23 minutes Ayaan Soo daahay 😂😂

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 Před 6 lety +2

    Asxaabta Waxan joga Brisbane
    suaal Showga Melbourn hani Uk iyo gobaad ma ka qeeebgala mise waa iska dhafaa haaaa haday tahay 👍like maya haday tahayna 👎dislike ikale saraa

  • @amiinahmed6535
    @amiinahmed6535 Před 6 lety +3

    From parma Rohinga
    I love this music
    but I don't know what he say

  • @fatmamohamud9742
    @fatmamohamud9742 Před 6 lety

    Wooooooow hestan wa liskugutagay halima Gobad sxpy hestan wad kabaxsatay horay o sesoco ayan kuleyahay

  • @Abdiasis_Quran
    @Abdiasis_Quran Před 6 lety +6

    Macha AllaH HALIMO daY
    Style 100😉🙆🏻‍♂️
    Dance 100😍
    Outfit 100👑
    Camera 100❤
    GO FOR WARD 😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @Ibtisaammoha123
    @Ibtisaammoha123 Před 6 lety +2

    WUuuuuw gopaadena cashaqa
    Dhames adigo ujedo dhankale ufooftay wiilow😍😍😘😘