Fillo iib ah, Xafada Koronto, Laamiga saaran, Wadajir, Cabirka 20×10,+252610482060 WhatsApp

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 04. 2024
  • Guri🏝 iib ah
    Waxaa laguu haayaa Guri iib ah ku yaalo Magaalada Muqdisho, Degmada Wadajir.
    Waxaa ka dhisan 5 qol, 2 Musqul, Barando iyo Kushiin
    Cabirkiisa: 20×10
    Document: Saxan.
    Degmada: Wadajir
    Xaafada: Korontada
    Wadadiisa: Laamiga saaran
    Qiimaha: 120,000$ iyo Heshiis.
    Waxii Farah faahin ah kala xiriir +252 61 4194979, +252610482060(WhatsApp),
    F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw iyo Adeeg ku raali galiya.

Komentáře • 3

  • @iskufilen3148
    @iskufilen3148 Před 2 měsíci

    Xafadeyda ahaa maxaan ku lugeeyay meeshaan iidoo bacaad ah❤

  • @mohammedamiin9761
    @mohammedamiin9761 Před 2 měsíci

    Lacagta mad sheegtid aggah

  • @munamooge6506
    @munamooge6506 Před 2 měsíci

    Dhul/guri xeebta Saran ma heeysaan? Muqdisho