KACDOONKA DHISMAHA MUQDISHO - Daarusalaam Apartments

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 17. 02. 2024

Komentáře • 25

  • @amorthentiae
    @amorthentiae Před 2 měsíci +3

    Greetings from Türkiye I love Somalia.

  • @leed.duulaa3794
    @leed.duulaa3794 Před 4 měsíci +3

    Soomaaliyeey Dalkeena nalooma dhaamo intaan Nairobi camireyno tan ayaan leenahay ee aan Quruxsano kana shaqeyno nabadgelyada Dalkeena ♥️🇸🇴♥️

  • @aestheticmoods4257
    @aestheticmoods4257 Před 5 měsíci +5

    Laakiin brother guryahaas ma beecaa mise waa kiro? We need information. Thank you

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 Před 4 měsíci +2

    Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar from Yurub

  • @sahromahamud
    @sahromahamud Před 5 měsíci +1

    Manshaallaah Waa Horumar Aad U Fiican ❤❤❤🇸🇴🙏🇸🇴

  • @nasramuse3225
    @nasramuse3225 Před 2 měsíci

    Maashaalah arintaan ayaan ubaahanshay

  • @halwomohamed3766
    @halwomohamed3766 Před 5 měsíci

    Maashallaah Qurux daarusalaam iyo caraf badan

  • @ahmedibrahim3070
    @ahmedibrahim3070 Před 5 měsíci

    Mashallaah muqdisho

  • @kawsarhussein4446
    @kawsarhussein4446 Před 5 měsíci

    Mashallah waso socda from London

  • @ahmedibrahim3070
    @ahmedibrahim3070 Před 5 měsíci

    Mashallaah darusalaam

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Před 5 měsíci

    Wooow wax kale

  • @user-dn8cd4os3p
    @user-dn8cd4os3p Před 4 měsíci

    No.1..dahabshiil

  • @tusmodairyfarm1382
    @tusmodairyfarm1382 Před 5 měsíci

    Meeqa waaye wll

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Před 5 měsíci

    Mashlh no so badi

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před 4 měsíci

    Daaru Salaam ooma bogin

  • @husseinsharaf368
    @husseinsharaf368 Před 5 měsíci

    daqadaha ma qurxano😊😊😊😅

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před 4 měsíci

    Jaranjaradaas Qofkii ka dhaco rajo maleh

  • @shlmhd7386
    @shlmhd7386 Před 5 měsíci

    Qiimaha lagu gadayo ma sheegtaan maxa qololka ugu dhex meeresanesaan

  • @user-dk8yp6kx4n
    @user-dk8yp6kx4n Před 4 měsíci

    Reer somalia maxey ku jecel yihiin albaabada brownka

  • @Mf-ib3qo
    @Mf-ib3qo Před 4 měsíci +1

    Ninka ugu hooseeya haduu dhaho gurigeyga waa dunsanayaa maxaa la sameynayaa dadka caafimaadkooda layskuma hubee

    • @abukarahmed100
      @abukarahmed100 Před 4 měsíci +4

      😂😂😂😂😂 musiibo weyn ayaa dhaceyso hadduu dunsadao, 😂😂😂 adiga ma dunsan laheyd?

  • @user-dk8yp6kx4n
    @user-dk8yp6kx4n Před 4 měsíci

    Waa ha kugu soo dumaan

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 Před 4 měsíci

      Hee sifiican looma dhisin miyaa? Anniguba kuma kalsooni dabakhyada shirgadaha soomaalidu dhisaan