Goobaha aadka u quruxda badan, kuyaala masalaha | Hargeys,somaliland

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • 19/ july/ 2024
    Goobtani waa goob madadaalo, sidoo kle waa goob kamid ah goobaha aadka u qurux badan. Run ahaanti, waxa nasiibdarro ah, in dadbadan oo ku nool magaalada hargeysa aaney ogayn in goobtan iyo goobo kale oo qurux badan ay ku yaalaan. Inkastoo, badi goobahan la sameeyey dhowrn sanno kahor.
    Sameynta goobtan iyo gooba kale oo fara badan, waxey ka turjumayaan horumarka ay sameyeysey hargeysi.
    Fadlan SUBSCRIBE noo saar
    #vlog #trip #travel #journey #somaliland #hargeysa #Africa #somaliculture #ENTERTAINMENT #HARGEYSAVISIT #beautifulplaces
    www.tiktok.com/@abdirahman_mukhtar
    www.facebook.c...

Komentáře • 24