CAJIIB - MAXAAN KUSOO ARKAY MURCANYO?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024

Komentáře • 159

  • @MarwanSomali
    @MarwanSomali  Před měsícem +49

    Waxaan si taxane usoo gudbin doona Sheekooyin iyo Muuqaalo xiiso badan Saaxiibayaal hala rukumado Channelka oo SUBSCRIBE noo saara.
    Mahadsanidiin

    • @ahmedsadaq6439
      @ahmedsadaq6439 Před měsícem +2

      Wa dyr Wad mahadsan tahy sxb

    • @abdiwahabhussein2632
      @abdiwahabhussein2632 Před měsícem

      Ugas kusoco, wad mahadsanatahay, guruxda dalkeenu somalida weli arag anigokale iyo dunida kale tus. Allaha kubarakeyo. Murcanyo wa must go Inshaa’Allah, nafta hadii uu Allaha awoodaleh igu simo.

    • @yaakcon
      @yaakcon Před 29 dny +1

      Bil asxaanag noogu noqso in ilaahay kheyr ku siiyo.

    • @bossiebadass9890
      @bossiebadass9890 Před 24 dny

      Alla yaacizak sxb Dadka Somaliyeed u soo gudb taariikhda i raasi caseyr gardafui puntland please

  • @user-ex9qq4bs9i
    @user-ex9qq4bs9i Před měsícem +12

    Waxaan ogaaday in uu Puntland ku yaalo dhulka ugu qorxoon meelaha aay Soomaalidu degto!!!! Waa Dhul "Bikro" ah oo aad u qurux badan! From Gedo

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Před 28 dny +1

      Wallahi anigaaba Yaaban Puntland Dhulka Iyo Nimcadda ee kuwafadhido. Kaagadarane, 49 xeebood baa Kuyaal Puntland. Waa meesha Soomaaliya Ugu xeebta dheer. Masha Allah.

  • @abdinasirisak6701
    @abdinasirisak6701 Před měsícem +4

    Masha allh muqalkii ugu quruxadad badan an dawado 2024 illhy gacmaha haku barakeeyo somaliyey chanelkan 1 million u qalma hala garsiyo ❤❤

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan Před měsícem +5

    Meeshu qurux badanaa masha allaah ❤

  • @Raho339
    @Raho339 Před 28 dny +2

    Maansha Allaah Tabaarakallaah♥️❣️

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi Před 28 dny +6

    Meel Soomaliyu Degto waa Meesha Ugu Qurxoon Dhul Udug Puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱. Bariga fog ee Gobalkan, Madaxweeyne Saciid Denni Laamiyo hasaaro Oo hatago.

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Před 27 dny +3

    Quruxbadana Puntland Alow Barakee 👍👍🥰❤️

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před 24 dny +3

    Mashaa allah! balwada kaliya oo aan leeyahey ayaa ah inan ahay Qof Dalxiis jecel😂Mahadsanid walale Muuqal qurux badan waaye.

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před 26 dny +2

    Mashalah barwaaqada dhulkeena taala ayan ka tahriibnay ama kasii tahriibaynaa.
    Mr danay magaladan ambulance ayay codsadeen sida ugu dhakhso badan ugu dir

  • @ayaanlesoraan
    @ayaanlesoraan Před měsícem +3

    😮qaab duubida incredible wlhi xaaji dirir xataa waad la dhinac dhigtay 🎉🙌🏻🙌🏻🔥

  • @dribrahiimadan
    @dribrahiimadan Před měsícem +3

    murcanyo wlhi meel cajiib ah waxaan jclan lahaa in dadkaasi lagarab istaago🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdiwahabhussein2632
    @abdiwahabhussein2632 Před měsícem +3

    Mashaa’Allah, alla Somali Alle muxu unicmeeyey, ayaguna garan la’. Bal arag nicmadaan mesha taalo, oo weli somali mesha ka gajesantahay. Gudomiye Allaha kubarakeyo

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 Před měsícem +3

    Putland state of Somalia 🇸🇴Amazing ilahay dhul ayuu siiyey meel Maldives 🇲🇻 u eegna waa Somalia ❤manzha Allah

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 Před měsícem +6

    Deegaamada bariga fog ee Puntland waxay u baahan yihiin wadooyin, Caafimaad, waxbarasho biyo galin koronto iyo talaagadaha qaboojiya kaluunka

  • @mos1954
    @mos1954 Před 2 dny

    Ninkan Waa Top Journalist teedakale Waxaan Jeclahay Sida uu Afsomaaliga Ugu Caanomaalayo Tebintiisa.
    Salaan Kal iyo Laab ah from Hiiraan .

  • @FuuqAqua
    @FuuqAqua Před měsícem +5

    Wadalmugow dhista magaaladiina oo investment-galiya. Xijji/beeyo, beero iyo kaluun waad isku heesataan oo waxba idinkama maqna ee cooperation sameeya kana shaqeeya sidii loo hormar lahaa deegaanka

    • @ayanosman4841
      @ayanosman4841 Před měsícem +1

      Sax wey bro❤

    • @ShaamilFaraj
      @ShaamilFaraj Před 29 dny

      Nabadu waa macaan ee dadkaas nabada ay heystaan qabyalad iyo qurun iyo kala furfur ha u horseedin waa iga talo.

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 Před 14 dny

      ​@@ShaamilFaraj War dadkan waaba Hal qabiil ee maxa la isku dagaala

  • @iamxariir772
    @iamxariir772 Před měsícem +2

    Dhiirigalin io ka badan ba waa mudan thy shp keep going bro 🙏🏻

  • @dugulemuse4458
    @dugulemuse4458 Před 24 dny +2

    Mnshallah somalia is a rich country

  • @safwaanlayloon28
    @safwaanlayloon28 Před měsícem +3

    Zxb halka kasii wad dadaalka keep going❤

  • @abdikannizer9522
    @abdikannizer9522 Před měsícem +3

    Horuumar wacan shoodhahaygii

  • @XaajiDirirka
    @XaajiDirirka Před měsícem +2

    Keep going sxb👏👏

  • @Zamzam-zw2ed
    @Zamzam-zw2ed Před 17 dny +2

    Great work Mariwan inshalallw one I will visit xeebaha gobalka bari from usa

  • @AbshirAbshir-100
    @AbshirAbshir-100 Před měsícem +5

    Mansha Allah..

  • @somkaplan1563
    @somkaplan1563 Před 29 dny +3

    Illaahey nimcada ha u siyaadiyo, dhul soomaliyeed aan wax ka baxeen majiro, somali ha shaqeesato.

  • @maryammb7064
    @maryammb7064 Před 24 dny +1

    Masha Allah allahuma barik meeshu qurux badanaa ❤🎉😊

  • @munamohamed7160
    @munamohamed7160 Před měsícem +1

    Masha Allah!!! Jazak Allah Khair!!

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 Před 29 dny +2

    Asc maansha Allaah aad ayeey u Qurux badan tahay maansha Allaah illaahey ha idiin barakeeyo❤ mana soo dhoweeneysaa mise reer puntland kaliye weeye wiilow Qayr allaaha ku siiyo habo macaan baaraka allaah.❤

    • @Aaminodaahir89
      @Aaminodaahir89 Před 11 dny

      HOOYO dhulku waa dhulkaagi💗

    • @halimahassan657
      @halimahassan657 Před 11 dny

      @@Aaminodaahir89 Asc maansha Allaah waa runtaa walaashey jzk Qayran 🇸🇴♥️❤️ sorry Yaaqey dal tabyaa ihaysa insha allaah waan soo booqan doonaa.

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Před měsícem +1

    Maashaa allaah, allahaoow dalma ahaa, allahoow dad malahaa oo duunyo fooftiyo allahow daawasho dheerba malahaa nin qurbe ku raagay uunbaa garanaaya qiomaha dalkeena.

  • @hayaanpro
    @hayaanpro Před 25 dny +3

    is look like Cape town -south Africa

    • @maryammb7064
      @maryammb7064 Před 24 dny +1

      Dadkeedi ma heysato aaran jaan guryahey dibada ka gateen halkaaney ku dhisi lahaayeen madax tuuga ah duf kubaxa dheha kuligood😢

    • @mustg4891
      @mustg4891 Před 24 dny +2

      ​@maryammb7064 Aaran jaan is gone, corruption you're talking is everywhere even civilised world has lot of corruptions,

  • @athariasalim9900
    @athariasalim9900 Před 9 dny +1

    Mashallah dhulkaaan inagoo haysnaa baan dhulkale aadna oo gaajo sheegana,dhulkeena qurux iyo nimca Allah kumanastay laakin dad male 🤔

  • @agh7185
    @agh7185 Před 27 dny +3

    Eastleigh beel lacagtina Meeshan gili 🥹

  • @user-zd8ej3mn3i
    @user-zd8ej3mn3i Před 22 dny +1

    Masha Allah ❤

  • @Kurbo_gaming_x77
    @Kurbo_gaming_x77 Před měsícem +2

    8K quality🔥

  • @IkramMaxamud
    @IkramMaxamud Před 25 dny +2

    Marka imoow😢😊❤❤❤

  • @Laascaanood614
    @Laascaanood614 Před 28 dny +1

    every student in Somali should be taught how to farm its a life skill

  • @zinaqurux
    @zinaqurux Před měsícem +2

    Ya saalam wa mel qurxon diden kuu imada yurub ban joga 🤷‍♀️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😳😳😳☕️

  • @sadionur1099
    @sadionur1099 Před měsícem +1

    Masha Allah qurxana meshu

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 Před 28 dny +3

    Masha Allah Tabaraka Allah Waa Degmo Qurux Badan Oo Cagaar Ever Green ah & Bad Isku Hatsata?? Allah Xafido !! Oo Allah Idin Siyaadsho Nimcada Allah SWT idin Siiyey!! Murcaayo Ma Bari da Fog baa ??? Ma Xaafun Beey U Dhow dahay mise Ka Fog tahay??

    • @mustg4891
      @mustg4891 Před 24 dny +1

      Waa bariga fog, waxeey katirsan tahay gobolka raascaseyr

    • @hanasheikhdon2808
      @hanasheikhdon2808 Před 24 dny

      @@mustg4891 Masha Allah Jazka Allahu Kheyr!! Gobolka Bari Waa Gobolka Ugu Weyn Somalia 🇸🇴 Waa Dhul Qurux Badan Ee Allah U Siyaadsho Quruxda Allah na Ugu Daro Horumar Weyn Oo Baaxad Leh Dhulka Uduga Puntland & Somalia 🇸🇴 Oo Dhan ba !! ❤️❤️❤️💯🇸🇴🇸🇱🫡✊✅

  • @daadiramiin1678
    @daadiramiin1678 Před měsícem +4

    Puntland waxay dayacday dhulka intii karaamada lahayd.

  • @ShaamilFaraj
    @ShaamilFaraj Před 29 dny +1

    Masha alah guul wacan

  • @mohamedabdullahi84
    @mohamedabdullahi84 Před měsícem +1

    Talented

  • @KafiaAli-n2m
    @KafiaAli-n2m Před 26 dny +3

    Intaa bosaso kaliya ayaa Bari laga sheega lakin meeshi magaca puntland u ku baxay waa bariga danbe kaluunka fooxa iyo beenyada taal lakin inta meelo saxaro ha ah ayaa la buun buniyaa dadkaan cafimaad ma haystaan iyo wax barasho ma haystaan iyo xuquuqdi bariga danbe kama helin bariga siba dhulka ay dagaan cali salebaan ka iyo siwaakhroonka dhulka sida u eg ayeey haystaan dowladuna ma so bandhigto ma aqaan sababta????

  • @user-zp8vl9zp5h
    @user-zp8vl9zp5h Před 21 dnem +1

    Mashlllh

  • @AsadMohamud-ru4fx
    @AsadMohamud-ru4fx Před 23 dny +2

    Vedio aad uqurux badan m.a

  • @suhaybali4880
    @suhaybali4880 Před 21 dnem +3

    Waa aan kugu bogaadinayaa labo qodob oo muhiima aan kala baxay muuqaalkan cajiibkaa .tan koobaad quruxda aad ka soo gudbisay degaanka , tan labaad tabashooyinka iyo duruufaha ku xeeran deegaanka oo aan rajeynayo in ay gaadho dadkii wax ka qabadkooda looga fadhiyay mahadsanid.

  • @memr7493
    @memr7493 Před měsícem +1

    Mashallah ❤🇸🇴🇸🇴☝️🇸🇴🇸🇴❤️

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 Před 27 dny +1

    Reer Murcanyo ma la idinla dagi karaa, waan jeclaaday degaankiinee ❤mise hee dad ka kale looma ogola

  • @ExcitedCake-qu1rm
    @ExcitedCake-qu1rm Před 25 dny +2

    Dhulkeena Nimcaa Taal

  • @mascuudabdimoha7345
    @mascuudabdimoha7345 Před 29 dny +1

    M.a keep going bro

  • @Raho339
    @Raho339 Před 28 dny

    Maansha Allaah Tabaarakallaah🩷❣️

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 Před měsícem

    Maasha Allaah, dhul wanaagsan oo Ilaahay barakeeyey

  • @Jamalzurej24
    @Jamalzurej24 Před měsícem +1

    macha allah , war meshu quruxbdanaaaa insha allah mar waan tegi dona

  • @cimraancajab9169
    @cimraancajab9169 Před měsícem +1

    good job

  • @user-oj5wj8km1n
    @user-oj5wj8km1n Před 19 dny

    Mashaa Allah. Marwan good job please keep posting more beautiful videos like this one

  • @SumeyaDahir-wq8od
    @SumeyaDahir-wq8od Před měsícem +1

    Mashaallaah So beautiful wadankena ilahaay haino dajiiyo waa heybad waxaad kuledahy dhuulkaada hooyo🇸🇴♥️👈

  • @rlxmusicdream348
    @rlxmusicdream348 Před 23 dny +3

    Maxaa muqdisho bes nagu soo aruuririyey melahaan maa guryo laga dhisto

  • @abdirashidahmed3499
    @abdirashidahmed3499 Před 28 dny +3

    Meeshan in la dego bey ku qurux badan tahay.

  • @nimconajah2902
    @nimconajah2902 Před 27 dny

    Mansha Allah gacan dahab
    Quruxda dalka waad soo sartay❤

  • @najibhassan83
    @najibhassan83 Před měsícem +1

    Waxan ku raaxeestay dawadashada muqaalkan, waa magalo igu horeesay oo aan maqlo. Waa ku mahadsan tahay. Insha-allah mar uun waa soo booqan. Waxan ka daawaday aniga ku sugan Muqdisho.

  • @Said_Ali_yare
    @Said_Ali_yare Před měsícem +1

    Horay u soco zxp

  • @bby6
    @bby6 Před 29 dny

    Mashallah it's a beautiful land

  • @user-cw8sr8vd2o
    @user-cw8sr8vd2o Před 24 dny +2

    Timirta ayaa aad uga baxdo dowlada puntland shirkadaha ka ganacsada timirta iyo Bank yada ama bangiyada ka jira somalia waa ineey hormariyaan beeraha timirta

  • @user-lh3xq7ey7l
    @user-lh3xq7ey7l Před 27 dny +1

    Baabuur Hooyo yada umulaysa lagu qaado malaha Alla 😢 murugo badanaa

  • @User-T-c2v
    @User-T-c2v Před měsícem

    Masha allah sxb xeebaha so badi Thank you.

  • @somali__music12
    @somali__music12 Před měsícem +1

    m.a muqaal qurux badan iyo dhul xurux badan horay uso sxb

  • @Ahmed-yf9xi
    @Ahmed-yf9xi Před 21 dnem +1

    Mashallah

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 Před měsícem

    masha allaah quruxbadanaa illaahayow ubarakee

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 Před 22 dny

    wa magalo tariikh ah magala daydi 😢😢😢❤❤❤❤❤

  • @saidali6305
    @saidali6305 Před 27 dny

    Manshalah mircanyo iyo dadkeeda waan salamaya

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 Před měsícem

    Maasha Allah deegaankaasi iyo dadkeeda waa in la maalgeliya. Ainanshe from Kismayo

  • @mustg4891
    @mustg4891 Před měsícem

    Marwan mahadsanid brother 👌👍

  • @xaliimoyuusuf1989
    @xaliimoyuusuf1989 Před 22 dny

    Masha Allah dhul udug

  • @ismailbadal1418
    @ismailbadal1418 Před 12 dny

    Amazing

  • @Ymansuuri
    @Ymansuuri Před měsícem

    Haddaan kusoo raacay saaxiib, waan kuu istaagay.❤

  • @mawledzaam
    @mawledzaam Před 27 dny

    Amazing video 🔥

  • @mohammedabdirrahmanrubblei9141

    See loo tagaa Murcanyo qofkii Europe ka imaanaya. Garoowe iyo ayada ama boosaaso iyo Mrcanyo duulimaad ma jiraa toos ah. Garoonse ma leedahay

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. Před měsícem +1

      Diyaarad iyo gaari toona laguma tagi karo gaariga ayaa silic ku taga, war wadanku waa wadan dib u dhacsan dee, waligaa somalia ma adan arag miyaa 😂

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b Před měsícem +2

      ​@@Cabdiraxman..Mudug.beenaale haku dirin dhulkiisa

    • @mohammedabdirrahmanrubblei9141
      @mohammedabdirrahmanrubblei9141 Před měsícem

      Oo Mad siciid deni soo tii la yiri waddankii waddioyin ayuu ka wada dhisay?

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. Před měsícem

      @@user-oi5uk4de1b Maxaa beena sida lagu gaaro magaalooyinkaa quruxda badan way adag tahay, orod adigu si fudud ku tag, somaliya adeer aduunka way ka dambaysaa ma been baa 😂❓😂

    • @MohamedAbdi-h6i
      @MohamedAbdi-h6i Před měsícem +2

      ​@@mohammedabdirrahmanrubblei9141Adeer Gobolkaas Bari 3 Gobol Baa laga kala Dhogay Qeybta Kore ood ashqaraar ah Oo raascaseyr layidhaahdo Marka Maadamaa Degmoyinkas sida Murcanyo aad ufogyihiin Qaarkood Saxiimado ba laraaca oo wadooyin Gaari ah Ma leh Waa in kooban

  • @abdiazizyare6741
    @abdiazizyare6741 Před 29 dny

    marwan somali sxb sidaas ha samayn mar dambe iga talo doonta xiligaan xagaaga sii dhamaanaya oo baddu wali way kacsan tahay xagaas iyo caluula inaa ka soo wareegtid ahayd bro❤❤

  • @engcigaal4838
    @engcigaal4838 Před měsícem

    Mnshlh bro u r doing great work

  • @abdinasirdaud3798
    @abdinasirdaud3798 Před měsícem +1

    Adeer taariikh fog ayuu deegaankaasi leeyahaye masoo faagi kartaa oo ilaa dhowr boqol oo sano ah?

  • @AxmedDalayta
    @AxmedDalayta Před 23 dny

    Masha allah Deegaan Bilic leh

  • @aishaa77390
    @aishaa77390 Před 27 dny

    Allahuma barik my marwaaan akhuuyaaaa😮🎉

  • @karimahmed8458
    @karimahmed8458 Před měsícem

    Masha allah muuqal qurux badan lkin xaqiisa lasiin insha allh dadaalkaga sii wad wll

  • @Raho339
    @Raho339 Před 28 dny

    Allaahu AkbaR ☝️
    Scw Scw Scw❣️❣️❣️

  • @hanad6666
    @hanad6666 Před 23 dny

    Mshlh murcanyo Bari, ras aseyr , pUntland 💞🫶🙏

  • @wareergooye1236
    @wareergooye1236 Před měsícem

    Horey u soco sxb

  • @ahmedabdiadam1675
    @ahmedabdiadam1675 Před 26 dny +1

    Aad bay isoo jiidatay degmadan

  • @user-xc5sy8bl6r
    @user-xc5sy8bl6r Před 29 dny +1

    Wxa aan kugu taageerayaa shp muuqaalka qruxda padan oo aad noo gudbisey tan kle zhp hormarka dalka paa qeyb ka thy ee dadaal horeyna usoco

  • @ameenhoussaine2695
    @ameenhoussaine2695 Před měsícem +2

    Ma arkaayo door maamul waa tacabkii qofka soomaal uu sameyn karaayey keliya, dalku dhalin yar waaa inaga cida ayuu sugayaa dadkale ma badali karaan , maankaaaga iyo hankaaga kor u qaad fadlan

  • @Babnz
    @Babnz Před měsícem +2

    ilaahay muxu dhul nasiiyay lkn aaway hee dadki ka faaiidaysan lahaa

  • @burhaanahmed3030
    @burhaanahmed3030 Před měsícem

    Keep going pro

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 Před měsícem +1

    Masha Allah timirta wadankena ayanagufilan haday saytahay looguhagarbaxo

  • @DEGEL-1
    @DEGEL-1 Před měsícem +2

    Maxad samysay

  • @asiaqaran7689
    @asiaqaran7689 Před měsícem

    Talented man keep up jcyl ❤

    • @user-wp7rg6jm3j
      @user-wp7rg6jm3j Před 6 hodinami

      Mash Allah buntilan wa dal qurux badan murcanyo Wan kuso boqan dona inshalh hado illahay itmo

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy Před měsícem

    Good job inadr

  • @simaegeh6588
    @simaegeh6588 Před 29 dny +1

    Masha Allah beautiful. Do you have hotels?

  • @haaruunm.1686
    @haaruunm.1686 Před měsícem

    Aad baad ugu Mahadsantahay sida quruxda badan ee aad noogu soo gudbinayso bilicda dalka.

  • @abshirhasan4580
    @abshirhasan4580 Před měsícem +1

    Maxaa diiday in Wado lahelo isku xirta Morcaanyo iyo Bosaaso

  • @Axmedsiciid-fn4py
    @Axmedsiciid-fn4py Před měsícem

    Soo duubta nolosha degmada murcanyo

  • @sundusjokar
    @sundusjokar Před měsícem +1

    Ma sha allah inan Somali imada raba lkn cid kama aqaaan waliba murcanyo that’s Problem

    • @mustg4891
      @mustg4891 Před měsícem +1

      You can come alone without any help because the region is peaceful, there's lot of cars which you can rent if you know how to drive or have driving skills simple, also you can integrate easily if you know how to speak somali language

  • @khalifmohamudibrahim
    @khalifmohamudibrahim Před měsícem

    Guuleyso sxb