Geeridii & Dar-daarankii Cabdiqani"Dulqarnayn" & Mutidii Laga Diiwaan galiyey AHUN

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Nagaad Tv haddaanu nahay waxaanu idinla wadaagay naa Qisooyinkii Nabiyadda naxariis iyo Nabadgalyo Korkooda ha ahaateee ku asxaabta ,kuwii Dadkii Xikmadda lahaa
    wacdiyo iyo waxkasta oo bulshadeena wax tar u leh dhaqan iyo diin labadaba
    fadlan ku soo biir Barteena Dhiiri Gali oo sii gaadhsii Dadka wanaaga .
    Geeridii & Dar-daarankii Cabdiqani"Dulqarnayn" & Mutidii Laga Diiwaan galiyey AHUN

Komentáře • 261

  • @SukritiXasan
    @SukritiXasan Před měsícem +20

    Alle ha u naxariisto dulqarneyn janadii alle ha geeyo 😢😢😢

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t Před měsícem +9

    Hadal xikmadle Wll ilaahay hakuu Naxariisto c/qani Waxaan daris ahyn mudo badan Oo aan Xamar aan Isla deganay. Gaar ahaan Xaafada madiina

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Před měsícem +10

    ASC Subahanallah Allau akbar 🙏💯
    Inna Lillahi wa inna ilayhi raji'un🙏💯 Allah ha unaxariito nin xikmaad leeh aya Dhulbahante kategey❤💯😭😭

  • @saynabismail2646
    @saynabismail2646 Před měsícem +7

    Dhulbahante ilahay baa na dhaafshay waa umad dhiiga xalaalsatay oo kooda xanuunsan iyo kooda magaca lehba qaaraja waa cawaan allaha naguma soo cesho

    • @ummuisra6721
      @ummuisra6721 Před měsícem

      Cawaan baad tahaye dhulbahante kuuma baahna iiddoor yaa idin raba yaa idinka dhiig yacabsan

    • @saynabismail2646
      @saynabismail2646 Před měsícem

      @@ummuisra6721 subxaanalaa laasdhiig😭😭😭

  • @Amina-o4y
    @Amina-o4y Před měsícem +9

    Illahay ha u naxariisto inshallah كل لنفسن ذائقة الموت إنا لن وأنا إليه راجعون لا حول ولا قوة إلا بالله ولا حول ولا قوة الا بالله أسألك الجنة واعوذ بك من النار يا رب العالمين

  • @zahraabdidhux2611
    @zahraabdidhux2611 Před měsícem +24

    Ha la toogto mujrimka dilay ciil weynaa

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f Před měsícem +5

    Omg somali 🇸🇴 ayuu duqarnayin katagay heart broken 💔 😭😭😭😭. Caruur maka tagay please 🙏🏼 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾 diiwaanku galay forever Allah swt haw naxariisto insha Allah

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Před měsícem +2

    Inaaalilaahi WA ina ileyhi raajicun Aun Cabdiqani Alla maxay nooga dileen xikmadisa ban dhageysan jirney 😢

  • @fikramalldheere2519
    @fikramalldheere2519 Před měsícem +6

    Allé naxaristii jano hakawaraabsho qabriga allé ha uwasiciyo isaga iyo intii muslim ah 😢

  • @user-qj4ok4ri7t
    @user-qj4ok4ri7t Před měsícem +3

    Wiligay ma arag geeri iiga xanuun badan reer laascanood iyo somaliya geeri xun ku dhacday
    Hala baadho qofkii dilay inuu shasheeye u shaqeeyo wayo somaliya qof xaq usheega lama rabo😢😢

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 Před měsícem +6

    Allaha uu naxaristo dulqarnayn

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 Před měsícem +5

    Allah ha u naxariisto mar la waydiiyay maxaad qalabkan biraha ah u gashataa wuxuu ku jawaabay dadkan waalwaalan baan ka baqayaa inay mindi igaliyaan ugu danabyn mid waalan ayaa mindi ku dilay 😢

    • @xidiigtareersool2729
      @xidiigtareersool2729 Před měsícem +1

      😢😢😢😢😢

    • @qadarsaeed
      @qadarsaeed Před měsícem

      Oooh subxanalah subxanalah aad ban UGA naxay xaqiiqdii geeradisa waxna barta waxna beerta powerful messages

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 Před měsícem +4

    Alle ha U naxariisto dulqarneyn Hana la baro qofka dilay soomaali qofkii caqila way loo dilin dalkan balayo Ku shaqeysan alle ha U naxariisto 😭😭😭😭😭

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 Před měsícem +4

    Illahay naxariistii jano haka waraabiyo malaga yaabaa ninka dilay Cabdiqani inuu ahaa midlasoo adeegsaday maadama uu ahaa nin wadani ah oo bulshada bararujiya

    • @aminaameen6144
      @aminaameen6144 Před měsícem

      Ma laga yaabee
      waa la soo Adeegsadey , Sheydaan. Ha la dilo yuuszn ka Daniel Abdiqani

    • @aminaameen6144
      @aminaameen6144 Před měsícem

      Yuusan ka Danbeyn AbdiQani

  • @maxamadcabdi347
    @maxamadcabdi347 Před měsícem +6

    Xikmad baa kabaxday soomaali alaah hawnaxariisto inshaa alaah

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Před měsícem +2

    Dhuullbahante kaa saa u miiyir qaabeey kiina waadiisheen ee raabiiyow haa u naaxariisto

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 Před měsícem +3

    Ilaahay ha u naxariisto soomali sax ah ayuu ahaa oo xigmad badan walahi waan ka naxay😢😢😢

    • @user-om9wu9nc7l
      @user-om9wu9nc7l Před měsícem +1

      😭💔😭💔😠😠😠😠💔😭

    • @qadarsaeed
      @qadarsaeed Před měsícem +1

      Aad iyo aad walaahi xigmad Miran ahaa powerful messages ina siin jiray

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 Před měsícem +2

    Inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun Alaha u naxariisto dulqarneyn jano fardowso aclaa Alaha geeyo Aamiin Alaahu Akbar dad aqliga badan oo geesi ah ayuu ahaa oo barakeysan oo run sheeg ah ayaa dulmi lagu dilaa hala toogto najaaskii dilay inshaAlaah

  • @user-zz9zg2cx8k
    @user-zz9zg2cx8k Před měsícem +5

    Xasuus aan tagayn ayuu nagu reebay Rabbiyow u naxariiso.

  • @siradm
    @siradm Před měsícem +4

    30% oo umadda Soomaaliyeed kamida haddey sidiisa u fekeri lahaayeen, hormar ayaan gaari lahayn. Waxan nahay dad sida tujaarta iney u noolaadaan raba hadana aan tacbanaynin, fadh fadhigaas iyo kala qaybsanaanta ayaa asaageen naga reebay. Ilaahay swt ha u naxariisto. Qof tayo leh ayaa naga baxay waliba dulmi ku baxay waa ka xumahay, xaqiisi ha laga oofiyo.

    • @qadarsaeed
      @qadarsaeed Před měsícem

      Absolutely true umada Somaliyed yaa walan xaqiiqdii ninkan hadaladisu xigmad wayn kujirtay I agree with you 💯 percent 💯 percent c/qani ilahaw unaxariso dambigisa dhaaf subxanalah subxanalah

  • @snw9257
    @snw9257 Před měsícem +3

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Illahay ha unaxaristo walaahay nin aad uu qiimo badan ayu aha 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Ahmed5166
    @Ahmed5166 Před měsícem +2

    Ilahay ha u naxariisto Somaliland iyo dhamaan umada somaliyeed geesi ka baxay ayuu ahaa ilahow janadii Fardowsa gee AAmiin

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 Před měsícem +6

    Alaha u naxariisto alaahu akbar

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 Před 22 dny

    Tolow CabdiQani ninki diray ma mid loo soo diray baa oo la yiri naga aamusi ninkaan ummada wacyi galinaaya Rabbi ha u Naxariisto marxuumka qabriga Allaha u waasiciyo kitaabkiisa midigta Allaha ka siiyo wuxuu ahaa nin aragti dheer oo xikmad badan lahaa

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Před měsícem +2

    Inaalilahi wainaa illaahay raajicuun illaahay haunaxsriisto sakaraadka waadhaafay eesuaasha allaha ufududeyo qabrigana allaha uwasiciyo janada allaha kawaraabiyo kitaabkiisa midigta allaha kasiiyo waxuu ah halyeey

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 Před měsícem +2

    Allaah dhulbantoow wax la sheegto ma tihidin😢😢waa maxay dilku kiina usita iyo kiina shaqeysta iyo kiina magacale iyo kii aan xitaa wax weyn soo kor dhineyn maxaad udishaan miyaaydaan ogeeyn in scw. Rasuulku yishi qof islaama oo ashahadanaya ha dilin waa khatar

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Před měsícem +2

    Waa ninka yaadilay muxuuse ku dilay.

  • @LJama6119
    @LJama6119 Před měsícem +3

    inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun. allaha u naxariisto A/qani

  • @fahima6186
    @fahima6186 Před měsícem +2

    INNAA LILLAHI WA INNAA ILEEHI RAAJICUUN
    ALLAHA UNAXARIISTO
    NINYAHOW ALLE KABAQ NINKA MADLUUMKA XAQIISA HAQARININA😭
    WARBAAHINTA LAASCAANO KULI WAXAD KADHIGEYSAAN INUU SI CAADI AH UDHINTAY😭😭😭
    Anigu waxaan umaleyn ninka siyaasad ahaan in loodilay😢 weliba Etoobiya aad buu uga hadli jiray😢

  • @user-ni9nl9wt2z
    @user-ni9nl9wt2z Před měsícem

    Alle ha u naxariisto janadii fsrdaws alle Haku arsaaqo yaa rabi .

  • @user-zz9zg2cx8k
    @user-zz9zg2cx8k Před měsícem +2

    Alle ha u naxariisto waa wax laga naxo Geerida Cabdiqani iyo Gacanta-ka-xaq-daran ee dishay.

  • @LiibanHuseen
    @LiibanHuseen Před 25 dny

    Illahay hawnariisto dulqarni aamiin

  • @farhiyadahir3725
    @farhiyadahir3725 Před měsícem +3

    Marxuumka AUN waala dayacay in la xanaaneeyo ayey ahayd lana daaweeyo

  • @user-ol4pc4cm5b
    @user-ol4pc4cm5b Před měsícem +2

    Waxaan sooqorilahaa ninkaan hala badbaadsho waardiyana haloosameeyo. lkn Hada waa Allah ha unaxariisto.

  • @khadiijasaid1516
    @khadiijasaid1516 Před měsícem +1

    الله يرحمه ويغفر له ويجعل مثواه الجنه يارب العالمين

  • @alidualeh6623
    @alidualeh6623 Před měsícem +1

    Ilaahay ha u naxariisto janata ala ha geelong.

  • @hagimohamoud6653
    @hagimohamoud6653 Před měsícem

    Allah Yarhama. Naxariistii jano Allaha Ka waraabiyo.
    Amiin Amiin Amiin.

  • @engilyas44
    @engilyas44 Před měsícem +3

    Somali nasib darada kudhacday dadka indhaha bulshada ayan iska dilna

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 Před měsícem +2

    Alle ha u naxariisto dayaca somalida shegistiisa ayaa loo dilay waxeey rabaan in aan la sheegin umad wada daligan

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 Před měsícem +1

    اللهم اغفر له وأرحمه وأعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد امين يارب

  • @rahmohassan6442
    @rahmohassan6442 Před měsícem

    Allah ha unaxariisto waan jaclaa hadalladiisi xigmadeeysnaa

  • @siradm
    @siradm Před měsícem +3

    Waa in la diwaan galiyaa, oo doodo laga sameeyaa, isagu mana xanuunsanayn laakiin waxyar isla hadal ayaa ku jiray,.Soomaali tacsi baa u taalla caawa

    • @user-om9wu9nc7l
      @user-om9wu9nc7l Před měsícem

      👍🇸🇴💔😭💔😭😭😭

    • @user-om9wu9nc7l
      @user-om9wu9nc7l Před měsícem

      👍🇸🇴💔😭💔😭😭😭

    • @user-om9wu9nc7l
      @user-om9wu9nc7l Před měsícem

      👍🇸🇴💔😭💔😭😭😭

    • @siradm
      @siradm Před měsícem

      @@user-om9wu9nc7l 🙏🏼

    • @qadarsaeed
      @qadarsaeed Před měsícem +1

      Inaga xanuunsanayn. Xaqiiqdii ninkan hadaladisu iyo fariimihisu waaa mid dhif iyo naadir ah in aad maqasho inaa Lilahi waa inaa ilaahi rajicun 😭😭😭

  • @aminaali9944
    @aminaali9944 Před měsícem +3

    Dhulbahante waa dad wax u dhiman yahiin saa ninka waalan kabaxsan maayo.

  • @hamdajama3809
    @hamdajama3809 Před měsícem

    Somali marka dhimatid aya ku hadal haynayaan alle ha unaxariisto qof wanaagsan ayu aha dabigisina alle ha dhaafo

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před měsícem +3

    alle haawnaxariisto nin rageed buu ahaa illaahaay xigmad siiyay axaxax

  • @aminaali9944
    @aminaali9944 Před měsícem +2

    Subxaanallah illahow ku naxariiso oo janofardowsa kuwaar.

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.

    ALLAH HA U NAXARISTO DULQARNEYN WACYIGALINTII UU NOOGA TAGAY ILLAAHOOW NAGU SOO HANUUNI.

  • @kaaha1233
    @kaaha1233 Před měsícem +2

    Ninkani indho ayuu inoo ahaa hadeynu somali nhy 😢

  • @husse0512
    @husse0512 Před měsícem +2

    Illaah ha u naxiirso oo Janada fardowsana Illaah guri uu ku nasto ka sii

  • @shukrizakaria9160
    @shukrizakaria9160 Před měsícem +2

    Miskiin allow naxariiso isagoo kalena noo badi

  • @CadeWaayoarag
    @CadeWaayoarag Před měsícem +3

    Naxariis waasac ah rabi ha siiyo

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 Před měsícem +5

    Dhulbahante kooda xanuun sanaya xiita way dilayaan 😢😢😢😢😢😢

  • @abdulkadirabdi6325
    @abdulkadirabdi6325 Před měsícem +3

    Allaha unaxariisto walaalkeen

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed Před měsícem

    Aad Baan UGA naxay geerida dulqarnayn alaha unaxaristo. Ninkan hadaladisu xigmad wayn yay lahayen .....waxna beerta waxna barta powerful messages subxanalah

  • @AyalaAstaan
    @AyalaAstaan Před měsícem +3

    Itoobiyaanku aad ayeey u yaqanaan in hadii toos ay kusoo abaari waayaan ay kusoo isticmalan mid caado qaato ah

    • @qadarsaeed
      @qadarsaeed Před měsícem

      10 percent dadka Somaliyed haday sida cabdi qani ufakari lahayen meel fiican joogi lahayn sharaf yaan kunolan lahayn 😭😭😭

  • @maxamadcabdi347
    @maxamadcabdi347 Před měsícem +2

    ilaahay hawnaxariisto inshaa alaah

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 Před měsícem +2

    ILLAAHAY HAW NAXARIISTO.
    OO JANDA HA GEEYO
    WUXUU AHAA CAQLIGII OO QOF AH
    ALA WAXBA DHAAFI MAAYAAN
    MA NINKAN OO KALAA LAYSKA DILAA
    ALA ILLAAHAY UNAXARIUSO
    OO RAALI KA NOQO
    INDHEER GARAD CAQLI IYO WAAYO ARAGNIMO ILLAAHAY SIIYEY ILLAAHAYOW U NAXARIISO OO JANDAADA FARDOWSA KU CASUUN

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 Před měsícem

    A man full of wisdom 😢😢

  • @user-ci9uc3jf6t
    @user-ci9uc3jf6t Před měsícem +2

    إنا لله وانا اليه راجعون allaha unaxariisto

  • @user-qu7gg8ds6s
    @user-qu7gg8ds6s Před měsícem +3

    Ilaahoow unaxriiso😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před měsícem +2

    Ilaahow u naxariiso

  • @mahdiosman3249
    @mahdiosman3249 Před měsícem

    Raaximahullaaahu
    Tacaalaa
    Raxmaan
    Waasican

  • @udbiabdi742
    @udbiabdi742 Před měsícem

    Allaha u naxariisto Cabdiqani Janatul Fardowza Allaha ka waraabiyo.waxaa u noga tegey higmad iyo dardaaran, waa in lagu qora Cabdiqani Dulqarneyn liska higmadayaasha (wisdoms)umadda Somaliyeed.

  • @user-qr3oo1be7m
    @user-qr3oo1be7m Před měsícem +2

    Wlh waan. Ooye. Wuudhin tay. Aaa😭😭😭😭😭

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 Před měsícem

    Ilaahay ha u Naxariisto nin dadka ka horreeya ayuu ahaa

  • @Umo580
    @Umo580 Před měsícem +2

    INAALIAAHI WAA INAAILLEEHI RAAJUCUUN 🤲🤲🤲☝️🙏

  • @farahshuriye8443
    @farahshuriye8443 Před měsícem

    Ilaaheey haunaxariisto,waa nin run sheeg ah.

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 Před měsícem

    Allaah haunaxaristo
    Wlhi waxan moodi jiray nin waalan

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad Před měsícem

    Tan ah in madaxdeena cadowgu haysto oo ay shacabka u heshiiyeen ayaa ah mid sax ah, arimaha uu ka hadlayna waa wada sax, Alle haw naxariisto.. aamiin.

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq Před měsícem +2

    Caaqli badnaya ilahay haw naxariisto

  • @faysalmahamud2557
    @faysalmahamud2557 Před měsícem +1

    Cabdiqani rer Minnesota buu ahaa Allah u naxariisto sxb kaye

  • @ifraaxmuxamad3505
    @ifraaxmuxamad3505 Před měsícem +2

    Alleh haunaxariisto naxariiswasaca alleh hasiiyo

  • @abdisalanmohamed4678
    @abdisalanmohamed4678 Před měsícem +2

    😢😢😢😮
    ALLE ha’unaxariisto

  • @somalilandnew
    @somalilandnew Před měsícem

    dhulbahante waa dad waada walan! ki ugu caqliga badna bay dileen

  • @ASMAAHMED-sh9ho
    @ASMAAHMED-sh9ho Před měsícem +1

    Soomaali geesigooda way disha .
    Ilahay haw naxariisto .

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l Před měsícem +1

    🇸🇴😭💔 ILAHAYOW kuu naxariiso 💔😭😭😭💔😭😭😭💔😭😭

  • @hidaelmi4545
    @hidaelmi4545 Před měsícem +2

    😢😢 ilahay ha u naxariisto

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před měsícem +2

    Allah ha u naxariisto

  • @abdillahiismail7715
    @abdillahiismail7715 Před měsícem +1

    خذ الحكمه من افواه مجانين
    Adeer Somali TIMA-CADE Ayaa wacigenlin ugu Fulin. Haday dhegaleeyihiiiiin.

  • @user-uj4so9qq8u
    @user-uj4so9qq8u Před měsícem +2

    Alle ha unaxariisto c/qani

  • @MubYus
    @MubYus Před měsícem +1

    Dhulbahante iyagoo wada waalan ayay kii ugu waalnaa dileen.. Yaaab

  • @hawohassan3938
    @hawohassan3938 Před měsícem +3

    Soomaali oo dhan baa isdisha maaha wax cid ugaar ah dilku waa dhibaato gaar u ah Soomaali ee ILLAAHAY waxaan weydiisaneynaa in uu dhibaatada iyo isdilka dhexdena naga saaro yaa ALLAAH

  • @AyalaAstaan
    @AyalaAstaan Před měsícem +3

    Itobiyanka ayaa kadanbeeyey in mission laguna dilo

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 Před měsícem

    Ilaaheye ha u naxariisto kitabkis midigta rabi ha Ka siiyo yaa rabi😢😢😢

  • @abditahmanmohamud4000
    @abditahmanmohamud4000 Před měsícem

    Ilaahay ha u naxariisto
    I hope in waanadiisa la qaato

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled Před měsícem +2

    Rabbi ha u naxariisto

  • @adangeydh7387
    @adangeydh7387 Před měsícem

    Ilaahay haw naxaristo aamin aamin

  • @hassanshire-ty7ps
    @hassanshire-ty7ps Před měsícem +2

    Alla yaa arxama raximiin

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Před měsícem

    Inaalillahi wainaa ileehi raajicuun qof caqli badan buu ahaa,waa la dayacay maxaa isbitaalka loogayn waayay

  • @ayaandarwiish
    @ayaandarwiish Před měsícem

    Geeri iga naxdin badan ma arag ax allh haw naxriisto ninka dhiri geliyaha aha dilkisa wa laga danbeyey😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hodanmohamed8024
    @hodanmohamed8024 Před měsícem

    Ilaahay hu naxariisto wiilka

  • @ahmedjamacaadam6871
    @ahmedjamacaadam6871 Před měsícem +2

    Ilahay hawnariisto somalidu waa aasa ok

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f Před měsícem +2

    Ninkan aad haloo baadho ninka dilay ummmmm

  • @maryansalabaan6773
    @maryansalabaan6773 Před měsícem +2

    Ilaahy ha u naxaristo

  • @Hormariinta
    @Hormariinta Před měsícem

    Allah haa unaxariisto

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Před měsícem +3

    Muxuu toreda ugu dhuftay miskiinka

  • @muxumedmacalin9217
    @muxumedmacalin9217 Před měsícem +2

    Alaaha unaxariisto

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 Před měsícem

    Alle ha u naxariisto

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e Před měsícem

    Allow kunaxariso insha allah

  • @user-ws6hn8wl7z
    @user-ws6hn8wl7z Před měsícem +2

    Allah unaxarista