HEESIHII OLOLAHA HORUMARINTA REER MIYIGA OHRM

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024

Komentáře • 63

  • @ismailali5080
    @ismailali5080 Před 6 lety +11

    Sharaf iyo magac soomaaliyeed dad jecel baa jirey , dawlad cadaalad ah oo aan musuq aqoon baa jirtey.(allaah soomaali mida oo is jecel iyo dawlad caddaalad ku maamusha haw soo celiyo) Aammiin.

    • @ahmedissak9089
      @ahmedissak9089 Před rokem

      Naxariistii Eebe lagama quusto, laakiin ma arko ifafaalo iyo berisamaadkii hore inaan dib ugu naaloon doono. Allaha inoo naxariisto dhamaanteen 😢😢😢😢

    • @AyaanAbdirashiid4631
      @AyaanAbdirashiid4631 Před rokem

      @@ahmedissak9089aamiin

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 Před 2 lety +3

    Dhalaankeygow imada agteeda ku sowdhawaada subax wanagsan dheehda caashirkeyga dhageystaa Ardeyda waa Ardeydii ubixii kacanka wadankeena Qurux ayuu xiligaas ahaaa soomalia oo is raacdo itus Rabbiyow 🤲

  • @abdibilal9784
    @abdibilal9784 Před 5 lety +6

    Mnsha allah illahow noso celi somaliyadi 1969 curaty mid lamida

    • @xuseenibrahim4070
      @xuseenibrahim4070 Před 5 měsíci

      Waaw aniga waxan ahay sagal jiir xeroyinka ku dhay 1987

  • @mohamudosmanmohamed5292
    @mohamudosmanmohamed5292 Před 7 lety +16

    Walee murti iyo suugaan waa tii hore.

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 Před 2 lety +4

    Waxaa horowmarkaas Soomaaliya gaadhsiiyay Siyaad Bare waxaana Baabi,iyay Jaahiliintii Jahbadaha ahaa Maanta oo ah Eid waxaan Ilaahay ugu Baryayaa inta nool ee weli Ka shaynaya baaba,a Soomaali ALLAHA Iyaga Babi, iyo Kuwii Dhiiga Mislima daadiyayna Naarta ALLAHA Geliyo AAmiin

  • @mahamoodhassan5337
    @mahamoodhassan5337 Před 7 lety +8

    waayo waayo markii la qoray afkayga ee aan ka mid noqonay dadka afkoodu qoranyahay

  • @cabdirahmansullivan1724
    @cabdirahmansullivan1724 Před 5 lety +6

    Alle yar xam Gaariye ayaa iiga sheekeeyey olohaa gudidii Ku mid ahaa wuxuu ahaa wakhti wadaniyeed

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 Před 3 lety

      Marxuum Gaarriye maansooyiinkiisii sida “Hayaan” dugsiyada ayaa lagu baran jiray.

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Před dnem

    Maansha Allah Shacabka Soomaaliyeed

  • @shantaabdi2139
    @shantaabdi2139 Před 6 lety +14

    Asc xuus wacan Waxaan ka mid ahaay ardaydii aaday Allaha u naxariisto Madaxweynahaynii hore Jaale Mahamed Siyaad Bare

    • @Dabayl
      @Dabayl Před 6 lety +1

      Ilaahay uma naxariisto, Fircoonka Siyaad.

    • @abdiqafarabdullahi9313
      @abdiqafarabdullahi9313 Před 6 lety

      Shanta Abdi
      Amiin

    • @abdiqafarabdullahi9313
      @abdiqafarabdullahi9313 Před 6 lety

      Adam Eeleye
      Dib iskugunoqo wll.

    • @Dabayl
      @Dabayl Před 6 lety +1

      Adigu dib isaga noqo.! U malayn mayo in dhiigaaga wax yar oo cadaaaladi ku jirto. Shaydaan buu ahaa ina Siyaad Barre bani aadan iska soo dhigay. Meel Ilaaahay yidhi shaydaanka u duceeya ma garanayo.

    • @nuurdaalacay1211
      @nuurdaalacay1211 Před 5 lety +5

      adam.eeleye siyaad barre waa aabihi dalka alle ha u naxariiisto kun mar waxba kaama qaban karno ar boowe aa kula tahy habaarkaaga siyaaad waa kii ku baray caalamka ziyaad waa hanuunihi dadka siyaad waa nabadoonki afriga siyaad waa halyaygi africa siyaaad waa baraha somaaliga siyaaad waa siyaad boowe alle ha u naxariisto

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Před 2 lety +2

    Shacabka Soomaaliyeed Qabiilka Waa Qudhunee

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Před 2 lety +2

    Maxaad Waxaa Hogaamiye Of Africa Jaalle Siyaad

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Před dnem

    Shacabka Soomaaliyeed Guulwacan

  • @SPharaoh
    @SPharaoh Před 10 měsíci

    Jaalle Siyaad Alloow kuu naxariiso. Aamiin waligeed la gaadhi maayo.

  • @waayojoog204
    @waayojoog204 Před 6 lety +14

    hormar aqoon , hormar dhaqaale, hormar dadnimo, hormar suugaan ama murti walee dadkii horey raaceyn. ma oran karo dalka dadbaa kunool lkn waxaan oran karaa meed ayaa dulyaal. alle maxaan duli alle nabadin kunool nahay.
    qabyaalad , daneysi, qiyaano, musuqmaasuq iyo inkale aanan koobi karin ayaan ku qanacnay sorry wlh.

  • @jaalesiyaadukliverpool4287

    ❤Allayaraxma Aabe siyaad Barre

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 Před rokem +2

    Hadii damiir inuun jiri lahaa qiiro ayay la ooyi lahaayeen markay arkaan taariikhdoodii hore
    Is bedelna way samayn lahaayeen lk wixii ay ku burbureen ayay weli dabada sii hayaan wax xusuus caqli saliim midna majiro markaa waxaa la odhan karaa waa dad baabi raba

  • @hassanalimohamed6019
    @hassanalimohamed6019 Před 7 měsíci

    Allah dib nogu so celiyo wanaageni hore❤

  • @saiidfaarax1816
    @saiidfaarax1816 Před 6 lety +5

    Waleee soomaliya waa gaasay nooleyd ninkiii markaaa noolaaa oo waxbartay nasiiib buuuulahaaaa

    • @Dabayl
      @Dabayl Před 6 lety

      Gaaajo loo dhimanayay Saaxiib. ! 1974, ilaahay baan ku tusin wixii la soo maray

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 Před 4 lety +1

    Wlle Soomaaliyeed Baro Ama Bar Soomaaliya Guul Guul Wacan Qabiilka a Iska Ilaawa

  • @user-su6yk3ld7f
    @user-su6yk3ld7f Před 6 lety +5

    Ala maxey runta quudan jireen dadkeenii hore viva wadaniyiin

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 Před 6 lety +2

    mansha alah dad nool aya la aha asusu qaran

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Před dnem

    Dhalinyaroow Wadankiina illaashada

  • @Mohaji21
    @Mohaji21 Před 10 měsíci

    Horumarinta reer miyigu aad buu muhiim ugu yahay bulshada iyo dalka dhammaantii. Hala kobciyo aqoonta reer miyiga❤

  • @cumaraxmed7576
    @cumaraxmed7576 Před 5 lety +2

    Waan ka xumahay 🙏🙏

  • @yusufwarsame4219
    @yusufwarsame4219 Před 3 lety +1

    Aadbaan u xusuustii kama qaybgalin
    Waayo i was standar two
    Lkn sifiican baan u xusuusta

    • @yusufwarsame4219
      @yusufwarsame4219 Před 2 lety

      Waxaaka qaybgalay laga bilaa standar 5 ilaa jaamacada

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Před 2 lety

    Shacabka Soomaaliyeed Midooba

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 Před 2 lety +1

    Maanta oo Bishu 10-7-2022 waxaa dhoofay Hassan Murugo oo Ciidankii haw beenta Ka sheegayay tababarka u soo xidhaya Ceeblooma dhinto Ilaahay Hana dhaafiyo waxaan Ilaahii Abuuray Ka Xishoon waayay siduu Indhihiiso u qabanayaan Waxaa Dhisay Ciidankaas Farmaajo Ilaahayoow Sharaf oo karaamee siduu Dalkiisa Ku karaamayay imikana Hassan dhooqo wax ma garteen Farmaajo ayuu Ku daynayaa

    • @AyaanAbdirashiid4631
      @AyaanAbdirashiid4631 Před rokem

      Hassan meshuu farmaajo maray 1malin xataa ma mari karo wadanka 5bilood Gudahood waxuu ka dhigay gaajo iyo dagaal rabbiyow hassan inagu soo gargaar 😭😭😭😭🙏

    • @cayuuniqurux6318
      @cayuuniqurux6318 Před rokem

      😅😅😅😅😅

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Před 2 lety

    Dhalinyarada Soomaaliyeed Dalku Waa Dalkiina

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 Před 7 lety +2

    wow

    • @awyussuf2676
      @awyussuf2676 Před 6 lety +2

      Kacaankii 21Oktobar iyo Aabihii weynaa Jaalle Siyaad danbigoodana Allaha dhaafo , dabadhilifka iyo Munaafiqiinta illa maanta Somalida luggoynaya Allaha naga qabto.

    • @dineshdinesh3219
      @dineshdinesh3219 Před 6 lety

      Sara Hussein m

  • @Somfox1
    @Somfox1 Před 6 lety +1

    top somali song .. iyo heestii kale ee tukaale ee Sinjiga somali kor u qaaday masha alaah czcams.com/video/GqbJROGQsU8/video.html

  • @ismailjama5409
    @ismailjama5409 Před 3 lety

    Somali mee manta? Rabo baylahdaa urury.

  • @xuseenibrahim4070
    @xuseenibrahim4070 Před 5 měsíci

    🇦🇺🇦🇺🇦🇺🇦🇺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Dabayl
    @Dabayl Před 6 lety +1

    Subxaana laaah, gaajadaa ka muqataaa dadka waxad garataa lafahooda

    • @maxamudsheikh2003
      @maxamudsheikh2003 Před 6 lety +1

      Adam Eeleye sax lkn dad iimaan leh ayaa umada kubadnaa

    • @maryanali2606
      @maryanali2606 Před 6 lety +2

      Kuwa hadda joogaa dhaama miyaa, maxaa laysaga hadllaa horta?

    • @h.b.nb.n9244
      @h.b.nb.n9244 Před 4 lety

      Maalmahas xitaa reer galbeedka aad hada nolasha bidayso waxay ladaalaa dacayeen cunno yari ba'an. UK waxaa cunno mucaawino ah looga qaadi jiray Africa . Sida Uganda . Research samee saxib

    • @suadadan4480
      @suadadan4480 Před 3 lety

      Run Sheeg hi

    • @abdulkaderaljeelaani5222
      @abdulkaderaljeelaani5222 Před 2 lety

      @@h.b.nb.n9244 😂😂😂😂😂😂😂😂😂