SIDEE LOO SOO JIITAA DUMARKA ?!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 03. 2024
  • iagala soco :
    WEBSITE - seydaruus.net/
    - SOCIAL LINK -
    twitter (X) / ceydaruuus
    INSTAGRAM : seydaruus
    HADAFKA DHAW EE KANAALKA
    yoolka aan ka leeyahay kanaalkaan waa :
    - in aan dhiso asxaab(community) isku xiran
    - in aan si wadajir ah u hormarinno nafaheenna
    - in wax kaste oo aan tijaabiyo aan idiin la wadaago
    wixii talo ah , waxaad igula wadaagi kartaa qeybta faallada ,
    LIKE SAAR , JANAALKANE RUKUMO - SUBSCRIBE
    sidoo kale waxaad igala soo xiriiri kartaa intagram link ama twitter
    kala soco twitter keyga , qormooyinka gaagaaban ee aan soo dhigo maalin kaste.
    MAHADSANIDIIN
    HANKAAGU HA AHAADO HORMARI NAFTAADA
    HORAY MOOYEE GADAAL MAY !!
    #somalia #muqdisho

Komentáře • 24

  • @ActorAbdirahmanLoomatali-fi4nt
    @ActorAbdirahmanLoomatali-fi4nt Před 2 měsíci +1

    Sxp wax badan ayaa kugu duugan ee haniyad jabin soo badi muuqaladaan

  • @Enjoy.copyclub
    @Enjoy.copyclub Před 3 měsíci +1

    Make different choices Keep going and don't look back Dad is it 😊

  • @Enjoy.copyclub
    @Enjoy.copyclub Před 3 měsíci +1

    Wallka hore u soco 😊

  • @MJ--MOHA
    @MJ--MOHA Před 4 měsíci +2

    Keep going seedi

  • @user-vq6bl2dp3l
    @user-vq6bl2dp3l Před 3 měsíci

    Keep going zhp sobadi ❤

  • @QAYS____SHELPY
    @QAYS____SHELPY Před 3 měsíci

    Nin gob ah wayo arag ah oo wax ka faahansan dumarka
    Haray usoco prother ❤😊

  • @Mahad.__88
    @Mahad.__88 Před 3 měsíci

    Keep going pro ❤🎉❤

  • @user-vh9eo2mv2d
    @user-vh9eo2mv2d Před 4 měsíci +2

    Wallka Noosoo badi

  • @nurul-islamonlineacadem7366
    @nurul-islamonlineacadem7366 Před 3 měsíci +4

    Runtii waa muuqaal mudan in meel sare la gaarsiiyo dhalinyarada waxan leyahay ninkan walalken Talent ayuu la yimid iyo Barnamijo Tayo leh fadlan an tageerno
    Mahadsanid dhamaantiin ❤

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Před 2 měsíci

    1 soo jidasho sida birlabta
    2 muqalka
    3 hadalkaga
    4 Kalsooni
    5 nolol Samayso
    6 is ahow

  • @bashiirmohamed7448
    @bashiirmohamed7448 Před 3 měsíci +1

    Maa walidkeda ka doonto mar ka halahaso rafad marayo 😅

  • @maxamuudcali-to1jh
    @maxamuudcali-to1jh Před 2 měsíci

    Sobadi walalka

  • @user-zt9ut4dv2f
    @user-zt9ut4dv2f Před 4 měsíci +1

    Keep going brother 🙏

  • @naimaabdi27
    @naimaabdi27 Před 3 měsíci

    😢😢😢😢

  • @nagaad5509
    @nagaad5509 Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @Haji2931
    @Haji2931 Před 4 měsíci +2

    War heedhe wax dadka anfaca la kaalay waa maxay waxani maqsadkii noloshaba dumar baad ku koobtee,, Hadaad rabto inaad adigu noqotid qof guuleysta dadka uga tag dhaxal lagugu xasuusto oo anfacaya aduun iyo Aakhiro wll.

    • @4sparkauto
      @4sparkauto Před 4 měsíci +6

      mowducan dadka wax shukansada ee dhalanyarada ah aa loogu tala galay ee ma ahan kii adeerada😂

    • @user-vh9eo2mv2d
      @user-vh9eo2mv2d Před 3 měsíci

      @@4sparkauto aad iyo aad

    • @user-pe1hj4vr5t
      @user-pe1hj4vr5t Před 3 měsíci

      😂​@@4sparkauto

  • @user-wn9xy5vb2e
    @user-wn9xy5vb2e Před 3 měsíci

    Asc walal waxan ahay wiil kugu xeran oo CZcamsr ah ee plz iisoo sheeg codka musiga ka dambeeyo halkaan ka helaayo iyo waxad codka ku duubto muuqaal kasoo sameey

    • @seydaruus_
      @seydaruus_  Před 3 měsíci

      Muuqaal waa ka soo sameyn doonaa insha allah , codka mobile ayaan ku duubaa , music bg waxaad ka heli kartaa website yada mixit ama pixabay

    • @hajiadani5419
      @hajiadani5419 Před 3 měsíci

      Ok

  • @IbraXirsi
    @IbraXirsi Před 3 měsíci

    Shaqo😂