SEYDARUUS
SEYDARUUS
  • 11
  • 53 056
SIDEE KOR LOOGU QAADAA TESTOSTERONE? ( si dabiici ah oo fudud )
DHEECAANKA RAGANNIMO-
Waa dheecaanka ugu muhiimsan dheecaannada ragga , waxa uu door muhiim ah ka qaataa , dhisidda murqaha , xilliga sariirta iyo qabashada howlaha adag .
waxa uu masuul ka ayahay xaaldaha noloshaada , iyo falcelinnadaada , farxaddaada , firfircoonidaada , iyo reyreyntaada .
hadaba sidee si dabiici ah ugu kordhin kartaa dheecaankaaga ragannimo ?
dhameyso muuqaalkaan .
igala soco :
WEBSITE : seydaruus.net/blog
INSTAGRAM : seydaruus
twitter : ceydaruuus
fadlan subscribe , like , share - MAHADSANID.
zhlédnutí: 370

Video

MAXEY DUMARKA U DOORBIDAAN RAGGA KA WEYN ? ( farqiga da'da rag & dumar)
zhlédnutí 456Před 2 měsíci
farqiga u dhaxeyo ragga iyo dumarka rag iyo dumarka waa noolayaal ku kala duwan wax yaabo badan . Xaqiiqdii ragga iyo dumarku waa laba noole oo ku kala duwan waxyaabo badan …. Balse rag badan aysan faham ka heysan farqiga u dhaxeeyo dabciyada labka iyo dhedigga aadamaha . Taas oo sababtay in rag badan ay U ooyaan dumarka iyaga oo isleh sidaa ku hano qalbigeeda , balse ma oga in ay sameeynayaan ...
4 QALAD OO DHALINYARADU GALAAN
zhlédnutí 782Před 3 měsíci
WEBSITE - seydaruus.net/ - SOCIAL LINK - twitter (X) ceydaruuus INSTAGRAM : seydaruus HADAFKA DHAW EE KANAALKA yoolka aan ka leeyahay kanaalkaan waa : - in aan dhiso asxaab(community) isku xiran - in aan si wadajir ah u hormarinno nafaheenna - in wax kaste oo aan tijaabiyo aan idiin la wadaago wixii talo ah , waxaad igula wadaagi kartaa qeybta faallada , LIKE SAAR , JA...
ISBADAL DHAB AH SAMEE | 4 MARXALAD ( make a comeback in life )
zhlédnutí 1,4KPřed 4 měsíci
igala soco WEBSITE - seydaruus.net/ - SOCIAL LINK - twitter (X) ceydaruuus INSTAGRAM : seydaruus HADAFKA DHAW EE KANAALKA yoolka aan ka leeyahay kanaalkaan waa : - in aan dhiso asxaab(community) isku xiran - in aan si wadajir ah u hormarinno nafaheenna - in wax kaste oo aan tijaabiyo aan idiin la wadaago wixii talo ah , waxaad igula wadaagi kartaa qeybta faallada , LIK...
SHAKHSIYAD XOOGGAN YEELO ( xeerarka awoodda )
zhlédnutí 1,5KPřed 4 měsíci
AWOODAHA & INSAANKA marka la fiiriyo nolosha , aadamaha waxa uu kaga duwan yahay xayawaanka waa garashada. aadaha dhexdooda waxaa ka jiro loollanka keeynta oo kale. qof kasta qofka uu ka awood badan yahay haku dul socdo , ha ku daneysto , haku adeegto ... ha ku shaqeysto. si aan uga badbaadno awoodsheegashada insaanka , waxaan ku qasbannahay inaan awoodeyno shakhsiyadaheenna. ka daawo muuqaalka...
6 ARRIN OO KAA DHIGEYSO QOF LA XUSHMEEYO
zhlédnutí 4,3KPřed 4 měsíci
NOQO QOF LA XUSHMEEYO OO LA QADARIYO. SI AAD U NOQOTO QOF LA QADDARIYO OO LAGA BAQO IN LAGU DHACO DHAMEYSO MUUQAALKA. Bulshada dhexdeeda RAGGU waxa ay rabaan waa xushmadda ragga kale iyo soo jiidashada dumarka. Ragga qaar waxa ay u dhibtoodaan amaba u dhintaan xushmad darrada. Xushmadduna waa waxa sababaya in lagaa heybadeysto , oo uu hadalkaagu meel maro. WEBSITE - seydaruus.net/ - SOCIAL LINK...
NAFTAADA KA HORMARI DHINACYADAAN ( muhiim )
zhlédnutí 4,7KPřed 5 měsíci
waxaan kugu xujeysan doonaa dhamaadka muuqaalka laba xujjo , waxaana kuu sheegi doonaa waqtiga iyo shuruudaha xujjadeyda : Si aad u noqoto xiddig dhalaala oo ka dhex muuqdo bulshada waa inaad naftaada dhinacyo badan ka dhistaa. Waxaa jiro dhinacyo badan oo u baahan inaan ka hormarinno oo ka dhisno nafaheenna iyo nolosheenna Noloshaan waxaa ugu muhiimsan joogteynta , iyo laylinta nafta ( DISCIPL...
SIDEE LOO SOO JIITAA DUMARKA ?!
zhlédnutí 24KPřed 5 měsíci
iagala soco : WEBSITE - seydaruus.net/ - SOCIAL LINK - twitter (X) ceydaruuus INSTAGRAM : seydaruus HADAFKA DHAW EE KANAALKA yoolka aan ka leeyahay kanaalkaan waa : - in aan dhiso asxaab(community) isku xiran - in aan si wadajir ah u hormarinno nafaheenna - in wax kaste oo aan tijaabiyo aan idiin la wadaago wixii talo ah , waxaad igula wadaagi kartaa qeybta faallada , ...
4 KU NOQO NIN KARMEED KARTI BADAN
zhlédnutí 10KPřed 6 měsíci
igala soco : WEBSITE : seydaruus.net/blog INSTAGRAM : seydaruus twitter : ceydaruuus
HADAAD TAHAY 20 JIR DAAWO MUUQAALKAAN ( DHALINYARADA )
zhlédnutí 2,5KPřed 8 měsíci
igala soco WEBSITE - seydaruus.net/ - SOCIAL LINK - twitter (X) ceydaruuus INSTAGRAM : seydaruus HADAFKA DHAW EE KANAALKA yoolka aan ka leeyahay kanaalkaan waa : - in aan dhiso asxaab(community) isku xiran - in aan si wadajir ah u hormarinno nafaheenna - in wax kaste oo aan tijaabiyo aan idiin la wadaago wixii talo ah , waxaad igula wadaagi kartaa qeybta faallada , LIK...
RAGGA YAA UGU AWOOD BADAN ALPHA MISE SIGMA ?!!
zhlédnutí 3,6KPřed 8 měsíci
RAG waxaa ugu awood badan alpha iyo sigmaWaa laba nooc oo awood badan kuwaa oo ka awood badan noocyada kale ee beta , gamma , iyo omegaMarka ay imaaddo weji ka wejina waa labo aan kala dhicin.Hadaba maxey ku kala duwan yihiin labadaan nooc?Midkee ayaaa fiican?Labadaan nooc kee ayaad tahay ?Muuqaalkaan kaga bogo. twitter : ceydaruuus instagram : seydaruus website : seydaruus.net/

Komentáře

  • @MoosaalaxAli
    @MoosaalaxAli Před 6 dny

    Alpha

  • @AlfaSky-sg6zm
    @AlfaSky-sg6zm Před 17 dny

    Sxp mahadsanid wax badan ka faiday video yada noo soo badi plz🤝💯👍

  • @user-ft1ny5qb1k
    @user-ft1ny5qb1k Před 27 dny

    😮

  • @bilalfouadahmed
    @bilalfouadahmed Před měsícem

    Seydaruus, keep going walaalkey,

  • @Garaad-
    @Garaad- Před měsícem

    Mashaallah 👍

  • @Amiinze7
    @Amiinze7 Před měsícem

    Kanaalkaan dadka ma arkaan miyaa masha allah wllkey wan ku bogaadinaayaa

  • @MustafaAhmedSaeed-dn1lx
    @MustafaAhmedSaeed-dn1lx Před měsícem

    Aad io aad aad baan uga faaida channelkaaga❤❤

  • @CrisaaqAxmed-se3dw
    @CrisaaqAxmed-se3dw Před měsícem

    Zxp wlhi cashir fican ayaad hayza zxp keep going 🎉

  • @HassanDool
    @HassanDool Před měsícem

    Asc saydaruus 😂🎉❤❤ m.a

  • @user-pe1hj4vr5t
    @user-pe1hj4vr5t Před měsícem

    Aniga hbnki wxn sexda 11ka wxn hbnki bdna cuna digirta csrki kubd bn cyraq

  • @seydaruus_
    @seydaruus_ Před měsícem

    fadlan ku taageer kanaalka LIKE & SHARE #mahadsanid

  • @HassanDool
    @HassanDool Před 2 měsíci

    Asc team saydruus

  • @MustafaAhmedSaeed-dn1lx
    @MustafaAhmedSaeed-dn1lx Před 2 měsíci

    4:19 bro that's my poiny lakin dhalinyarada mafahmayaan

  • @MustafaAhmedSaeed-dn1lx
    @MustafaAhmedSaeed-dn1lx Před 2 měsíci

    1:42 war nio anigaad ba ii gaftaye😂😂 banoni waa mesha dhan ee aan rabo in aan wax kasoo saaro, micnha the future goat😏🐐🐐🇳🇴

  • @CabdilaahiMaxamud-qq9yn
    @CabdilaahiMaxamud-qq9yn Před 2 měsíci

    Sigma poi

  • @bilalfouadahmed
    @bilalfouadahmed Před 2 měsíci

    Wax badan ayaan ka faa'day 😢😢 mahadsanid 😊😢

  • @user-pe1hj4vr5t
    @user-pe1hj4vr5t Před 2 měsíci

    Miyny muhm ahyn ind hasawaha si barato?

  • @qorshoofficial3686
    @qorshoofficial3686 Před 2 měsíci

    Legend aaldan way ku tabtay xaqiq, sxp wana ku farxnsnhy inad dip ula soo lawatay ban dhigagii wacnaa ilaa ay bulashda ku wada kici doonto maalin aan dherayn waxan ahan donaa tagerahada kowaad ee marksta ku sacaba tuma Ugu damben sxp dadaalk io homarka aad wado halkgaaga kasii haaay✊️🫡

  • @CabdiQani-nx1qi
    @CabdiQani-nx1qi Před 2 měsíci

    Sxp mcn walhi wa ku wata Guuleyso pro Malin un bulshdu si dhaw way Kula socondoonan weyna kuwada arkidoonan

  • @user-ke7wl2dv9w
    @user-ke7wl2dv9w Před 2 měsíci

    The first comment ❤

  • @bilalfouadahmed
    @bilalfouadahmed Před 3 měsíci

    Wll Waad mahadsan tahay 😊😢😢😢

  • @user-lp1pm2lb3j
    @user-lp1pm2lb3j Před 3 měsíci

    Sigma

  • @AliNuur-zo8ob
    @AliNuur-zo8ob Před 3 měsíci

    Dear brother 😊😊😊😊😊

  • @Legendliilove
    @Legendliilove Před 3 měsíci

    Mahadsanid walal waxan ku rajeynayaa guul❤

  • @user-uc7zo6wl4s
    @user-uc7zo6wl4s Před 3 měsíci

    pro waxaan si xushmad leh kaaga codsanaa inaad wado barnaamijyadan no matter inta aad heysto views iyo subscribe ee fiiri dadka aad noloshoda hormarineso

  • @ZeenowAli
    @ZeenowAli Před 3 měsíci

    Mahadsanid walalkey halkaas kasii wad muqaallada nocan ah.

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Před 3 měsíci

    Libaax Libaax dhalay ty nolow

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Před 3 měsíci

    Aad u mahadsanty Wll alle haku barakeeyo Wll

  • @Smilespotlight
    @Smilespotlight Před 3 měsíci

    Horey mooyee gadaal may 🎉 every person win 🎉 Thank,you.

  • @QAYS____SHELPY
    @QAYS____SHELPY Před 3 měsíci

    Uztaad muuqalada waad soo daahisay waqti noo raadi aad wax nooga soo gudbiso ❤

  • @qorshoofficial3686
    @qorshoofficial3686 Před 3 měsíci

    Point muhim ah, wana ka hayaa sii wad sareynta wll saydruus🫡

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Před 3 měsíci

    1masuuliyada qaad 2 hadaf yeelo 3 is maare 4 xirfad baro 5 dhis naftada

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Před 3 měsíci

    1 hadal yari 2 maqnaashiyo 3 xakame dareenkaga 4 codkor nimo 5

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Před 3 měsíci

    1 soo jidasho sida birlabta 2 muqalka 3 hadalkaga 4 Kalsooni 5 nolol Samayso 6 is ahow