HADAAN GOROOB AHAY MIYAAN DHINTEY FULL

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 12. 2023
  • #supercarab#higsino#haguleystojaceylka#qiso
  • Zábava

Komentáře • 101

  • @FatxialiHeydar-fj9kv
    @FatxialiHeydar-fj9kv Před 7 měsíci +17

    Runtii waa qiso xanunbtan horey bay somlia waxay udiri dhib walbaa raaxo ayaa kadanbeyso raaxo walbanah dhib ayaa kadanbeyo mash allah way sabartay gabdhas mash allah illahay ha iskubarkeyo❤haguuleysto jeclka❤

  • @safaodorosh286
    @safaodorosh286 Před 7 měsíci +6

    Allaahuma aamiin 🤲

  • @amanka10
    @amanka10 Před 7 měsíci +2

    Masha allaah allow isku barakee labadan lamaane allahuma amiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Narurobella
    @Narurobella Před 7 měsíci +10

    😢فاصبر صبرنا جميلا ❤Ma.alle ha isku barakeeyo 🎉my sister powe alle il bili adin alle hanaga qabto 🎉rerkena alle ha no siyadiyo inta hesan alle ha siyo ❤

  • @user-wr7nh1gp3i
    @user-wr7nh1gp3i Před 7 měsíci +10

    ninkanookale nasiib unbaa lagu helaa abayo waxaan kaa codsanlahaa suu wiilkaasu kuusjarfay kuu qiimeyay heer kuu gaarsiyay plz sakadaran udaryeel xitaa haduu kudhaho wnkuursan ama xitaa hadad kadareento garabkeesa ahaw uguyri abayo allh kusharfee allh umahadceli uguna xamdi nimcadaad haysato

  • @zaynabcabdiwali312
    @zaynabcabdiwali312 Před 7 měsíci +6

    Alxm ilaha mahad iskaleh madama hadad guleysatay ugu danbeen❤❤farxad ayaankurajeynaya abayo intan io kabadanba❤❤

  • @nasromohamed9875
    @nasromohamed9875 Před 7 měsíci +5

    Runtii waa qiso aad uxanuun badan aad ayaan ugu damqaday dhibatada ay somartay gabadhas yar runtii waalidinta qaar waxa ay firinayan calagta lasiinayo oo kaliya lkn war kama hayan gabadhooda xaalada ay kusugun tahay waxan leyahay waalidinow ilmihiina haqsbina waayo sidan oo kale ayaa laga dhaxlaa waxan kuleyahy walashey ilaahey ha isku barakeyo adi io zuudkaada io ilmahaaga Aamiin Haguuleysto Jeceelku

  • @habooncabdiahmed3859
    @habooncabdiahmed3859 Před 7 měsíci +8

    Ayyyy full ku farxay markii hora lagaa rabay lkn marwalbo mahad sanid bowe 😊

  • @user-gy7ks8wb5g
    @user-gy7ks8wb5g Před 6 měsíci +3

    Waa qiso xanuun badan wllhi waan oyey lkn ninku beer adakaa illahow waalidka noowanaaji anagana nawanaji waxkasto oo khayranasii yaa rabi adaa poqoree lamanahana kuwii iskuwarakadhig iyaga iyo xaruurtoodaba amiin amiin

  • @cadnaanbeeg7930
    @cadnaanbeeg7930 Před 7 měsíci +3

    ❤❤❤

  • @NimcoNajax-kq9qg
    @NimcoNajax-kq9qg Před 7 měsíci +7

    Anigaa waxn rajaynyaa inan samiirkyga helo malin uuun 😭

  • @ismahaanmohamed777
    @ismahaanmohamed777 Před 7 měsíci +4

    Wlhi waa qiso xanuun ku bilawate lkn ilahay farxad ugu dhamey ada caadilaahe

  • @user-nk9lh3ec9l
    @user-nk9lh3ec9l Před 7 měsíci +3

    Masch Allah ku barakeeyo Noloshaada😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤

  • @user-wr7nh1gp3i
    @user-wr7nh1gp3i Před 7 měsíci +4

    hadaan qaybihii hore kulamurugoonay hadaan kulafaraxsanahay abyo guulayso

  • @user-ey5pk7ds2g
    @user-ey5pk7ds2g Před 5 měsíci +1

    Wallahi wan la oyay sheeko lamid ana marayo anba cunugeyga mahayo bt wansamraya wanasamroya ❤ biidinillahi wankabixi ❤❤❤❤ inshaallah mar uun

  • @QueenNadia-wg9ki
    @QueenNadia-wg9ki Před 7 měsíci +2

    M.a frxda Allah kuu ziyaadiyo abyo😊

  • @user-wr7nh1gp3i
    @user-wr7nh1gp3i Před 7 měsíci +3

    mansha allh mansha allh yaaa war waa aduune ninkanookale yaa arkay

  • @Hanna13717
    @Hanna13717 Před 7 měsíci +3

    Wllhi waa qiso xanuun badan runtii waan la oynaaye 😭😭😭qofka wangzn qof wangzn ayuu Alle ku soo aadiyaa Alx 😊hadey murug ku bilowatay faraxd ku danbeyse runtii waa hadal ii tagtay 😢Allow qof walbo dhib ku jiro Alle haka saaro🤲😭

  • @abukarcadoowe1178
    @abukarcadoowe1178 Před 7 měsíci +4

    Ilaahey swt ha idin siyaadiyo familykiina qurux badan aduun io Aakhiro I.a isku waara

  • @ZAKARIYEMAAFIYO
    @ZAKARIYEMAAFIYO Před 7 měsíci +2

    Wllhi taan Qiso mahan wllhi wllkei. Xanun waye wllhi 😢😰😰

  • @mynameisdhaqaneahmedxagar8374
    @mynameisdhaqaneahmedxagar8374 Před 7 měsíci +3

    Maaha allah mida kale qof qof yoo dulminin dumar iyo ragba

  • @omarabdullahi1997
    @omarabdullahi1997 Před 7 měsíci +4

    Caaw ana ogu horey

  • @user-wr7nh1gp3i
    @user-wr7nh1gp3i Před 7 měsíci +4

    waligay nin kawanaagsan ma arkin abyo ilahay kuxamdi nimcada allh kusiiyay😢😢😢😢 farxad ayaan la ilmeyay

  • @nagaadmuumin617
    @nagaadmuumin617 Před 7 měsíci +2

    Wlhi qisdana wan murgday xata ilma iga timifà😢isma lahyan walid waliba hooya aha aya gabdhhooga sa ula dhaqma ❤lkn ugu danbyan faraxda bay ku dhamtay

  • @anzalfaarax2376
    @anzalfaarax2376 Před 6 měsíci +2

    Dhibt laguma waaro ugu dambeyn dhawacyadi hore allh uso direy mid kadhayo m a allah anigan haigu soo aadiyo midkaso kle iyo mid ka kheer badano dhibtii hore I iloowsiyo😢😊

  • @safaodorosh286
    @safaodorosh286 Před 7 měsíci +29

    Bilow ilaa dhamaad waan la socday qisadaan 😢waana mid aad u xanuun badan 😢😢balse isma lahayn waalid sidaa gabadhooda ula dhaqmayaa somali laga helaa 😢😢🤲ilaahaw waalidkeena waalid fiican nooga dhig waaba nooga dhigtee, anagana ubad baariya naga dhig🤲sowjaj wanagsan iyo ubad baariyana nasii🤲yaa rabi🤲🤲

  • @user-wr7nh1gp3i
    @user-wr7nh1gp3i Před 7 měsíci +12

    wiilkaas waxkalsle magaranayo oon dhahee aduun iyo aakhiraba allh asturo farxad cafimaad guul kunolaw abowe aaad gabadhaa uga farxiso allh kaga farxiyo jasahaaga allh kadhigo jano😢😢😢😢

  • @user-wk8zx5kg6h
    @user-wk8zx5kg6h Před 7 měsíci +1

    Walaahi qisooyinka aad soo dhigto aad Ayaan ugu qiiroodaa wll macaan noo soo badi

  • @AsmaCabdulahiaawow
    @AsmaCabdulahiaawow Před 7 měsíci +2

    Wlhi waa xanuun qisataan😢

  • @adanFarax-gq5xc
    @adanFarax-gq5xc Před 7 měsíci +1

    Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo

  • @NuurtoHasan-uh9pg
    @NuurtoHasan-uh9pg Před 7 měsíci +2

    Runtii waa qiso aad u xanuun badan inta qiso ee aan soo maqlay qisadaan qiso ka xanuun badan aduunkaan intaad joogto wax walbo waa arkeysaa farxad ama murug waad sabartay ugu dambeeyn waad guuleysatey abaayo markii hore hadaan kula ooyey maanta waan kula farxay weligiina warxad waarta ku noolaada waalidiintana waxaan leeyahay caruurtiina meel ay ku qanacsaneeyn yaanan lageeynin lacag wey dhamaataa waana lahelaa shalay hadaa lagu xumeeyey maanta nolol qurux badan ayaad ku nooshahay alxm dhex noloshiina hawaarto

  • @user-vw2xd5zp3k
    @user-vw2xd5zp3k Před 6 měsíci +1

    Wlhi oohinta wan jojin waye inta dhagesanye alla xnun pdnaa wlhi gbdhas dhib wee so aragtay ilhow rabiyo inta nolosheda ka dhiman farxad kunolow cimriga allah ku siyadiyo abayo farxad warta ku rajena😢😢😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 Před 6 měsíci +2

    Maasha Allah tabaarakallah, Jazaakallahu khair brother ❤🙏

  • @mahdiliibaan4185
    @mahdiliibaan4185 Před 7 měsíci +1

    Walaashey macan waad so aragtay dhibaato mida igu darned Allah idin barakeeyo gurigiina Allah idin siyaadiyo farxadiina iyo jacelkiinabo

  • @RayaanHonasti
    @RayaanHonasti Před 7 měsíci +1

    Ax ax ax 😢😢😢😢😢runtiiii waaaa xanuuun walhi axsan wiiil wanagsan 😢😢 m.a m.a m.a yaaaarabi aawlad baari nooga dhig ❤❤❤❤ m. A m.a m.a 😊😊😊😊 alle ha barakeyo famaliy

  • @daawoofficial4217
    @daawoofficial4217 Před 7 měsíci +4

    Wow 🎉 nolasha sawar ayeey rabtaa

  • @nastehaahmedosoble1931
    @nastehaahmedosoble1931 Před 7 měsíci +3

    Ragoow gabadhaha masaakiinta ah ee aad calmataan ilaaliya waayo ma taqaaniin wax ka dambeeyo laga yaabe inee familkeedu deeriyeen ay nasiino mooday guurkaada waa qof miskiin ah oo kuu baahan ee u damqo oo ilaali waa ilamahaaga hooyadood ma mudno in aad ciishid😢😢

  • @ardhoyahmed6189
    @ardhoyahmed6189 Před 5 měsíci

    Amiiiiiin amiiiiiin ya Allah

  • @AffectionateBoomBox-uf1ib
    @AffectionateBoomBox-uf1ib Před 3 měsíci

    🥺😓Ax الله أكبر intaan qiso soo maqlayey waah qisadii ugu xanuunka badnayd alleh noloshada hakuu siyaadiyo wlloh meekastood joogto alleh dadka hooyo iyo aabo hakaaga dhigo waalidkastanah alleh danbigoodah hadhaafo alleh gabadhkastana mustaqbal wanagsan ha siiyo yaah rabi waah bil ramadaN🤲😓😓

  • @salaxcalimaxamad8190
    @salaxcalimaxamad8190 Před 5 měsíci

    Maasha allaha tabarakallha

  • @fatumaibrahim8122
    @fatumaibrahim8122 Před 7 měsíci +2

    Samra sad mawayo😢wadha noladha abid❤ninkas nolosha kuqurxiyo Alla hauqurxiyo adu iyo aqiraba

  • @user-cv6ss4tk7y
    @user-cv6ss4tk7y Před 7 měsíci +1

    masha allh tabaraka allh allha idin barakeeyo❤❤❤❤❤

  • @user-zo4gn1jp1z
    @user-zo4gn1jp1z Před 5 měsíci

    Wlhi waa qiiso aad u xunan badan alle haku barkeyo caruutad iyo gancasiga wlshey 😢😢😢

  • @faadumocabdilaahi3965
    @faadumocabdilaahi3965 Před 4 měsíci +1

    Walhi waa qiso xanun badan gadaal se farxad ayey heshhay walidiinta ilmha mustaqbalkooda halagala tashado yaan la qasbin

  • @mahdiliibaan4185
    @mahdiliibaan4185 Před 7 měsíci +1

    Walahi waa qiso xanun badan igu danben farxad ku dhamaatay axl

  • @mahdiliibaan4185
    @mahdiliibaan4185 Před 7 měsíci +1

    M.a

  • @khadraabdillahi6484
    @khadraabdillahi6484 Před 7 měsíci +2

    Walee raga somali yeed habaar baa ku dhacay walee aakhiro ayuu war yaalaa waa ba deen maxakamad rabaani ah oon rafcaan la hayn

  • @user-lp9pz9gl5u
    @user-lp9pz9gl5u Před 6 měsíci +1

    Gebdhaha garoobka noo balan ayadoon aheen inaan kafaaneeno❤❤❤

  • @amiinkhadar432
    @amiinkhadar432 Před 7 měsíci +2

    BilaAw ilaa dhamaad wan dawaday
    wlhi walpiga ayaan ka ooyy😢
    lakin farxad bay ku dhamday
    waxan lee yahy fmilka qofku waxa oo
    kasoo hor jeedo ha ku qasbin😢
    sobobtoo ah adigu adaad dhashy qofka
    Adigoo agoo afka kale ayaad qofkii ad dhashy beenale modaysah😢😢

  • @khadijamohamed454
    @khadijamohamed454 Před 5 měsíci

    subar. carab. ugu horeyn. waad. salaamanthay. anigu waxaan. ahay. hooyo. iyo. ayeeyo aad iyo aadna. uchecel awlaadeyda. iyo. awlaad islaamka. oo. Dhan

  • @shukriilkacas1354
    @shukriilkacas1354 Před 7 měsíci +2

    Sorry wlhi ilintaan ceshen waayy😢😭😭
    Mnsha allaah abaayo
    ALLAHA KU barakeeyo Noloshaada
    Wad samirty runtii
    Wdna guuleysaty

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 Před 7 měsíci +3

    The Title is so Emotional😢

  • @nastehaahmedosoble1931
    @nastehaahmedosoble1931 Před 7 měsíci +4

    Wax sabarka ka mcn weli ma arkin m.a

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Před 7 měsíci +1

    Raga Soomaalda waakuwa ugu
    Naxariista Daran Subaxaanallah

  • @nimconimco3695
    @nimconimco3695 Před 7 měsíci +1

    Waa qiso xanuun bdn aan la ilmeeyey cibriqaadasho mudan aduunyada waa imtixaan waa la gudbaa Alxamdulilaah hadana waa ka gudubtay AllahAllaaha nolashiina hanii zaaidiyo

  • @CabdiraxamaanCabdiladhiif
    @CabdiraxamaanCabdiladhiif Před 2 měsíci +1

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤

  • @sudiaanush9684
    @sudiaanush9684 Před 7 měsíci +2

    Samara sadkisa ma wayo abid farxad ku wada nolada adiga io familkga quruxda badan abyo wiilka abalkisa waxa kla dhahao garan mayo o uqalma abalkisa janda allah ka dhigo

  • @shamsoabdulkadir1129
    @shamsoabdulkadir1129 Před 7 měsíci +2

    😢😢😢😢😢

  • @Najaxkiaze
    @Najaxkiaze Před 7 měsíci +3

    😢😢 been mhn rafaadkastah raxaah kadambaysaah

  • @user-ht6eu2oz1n
    @user-ht6eu2oz1n Před 7 měsíci +2

    Kuwiii isku Duqowa Alha idiinka dhigo😊

  • @apdiqaadiryahye2438
    @apdiqaadiryahye2438 Před 7 měsíci +1

    Walhy waa xanuun qisadani mid ka xanun badan ma arag 😢😢😢😢

  • @user-tk8dp5ix9v
    @user-tk8dp5ix9v Před 7 měsíci +2

    Ax wa qiso xanuuun badan wallhi😭

  • @ZeynabCabdulaahi-tt1pe
    @ZeynabCabdulaahi-tt1pe Před 7 měsíci +1

    Farxadoda Allah ha usi adkeyo

  • @sakariyemohamud307
    @sakariyemohamud307 Před 7 měsíci +1

    Wa qiso xnuun badan runtii😢😢😢😢

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 Před 7 měsíci +1

    😢😢😢 🎉🎉🎉

  • @xzinvincrowd7538
    @xzinvincrowd7538 Před 7 měsíci +1

    Acw dhamaan gabdhaha waxaan fari lahaa inay ka fogaadaan guurka qaraabada. Dhankasta hadii adeerkaa dhalay ama abtigaa.waayo gar iyo gardaro adigaa lagu hiifayaa.

  • @muktarcademedia3004
    @muktarcademedia3004 Před 5 měsíci

    😭😭😭😭😭Hadii oohin loo dhimnnyo maanta wa udhiman lahaaa😢😢😢😢

  • @hodanabdirahman6442
    @hodanabdirahman6442 Před 5 měsíci +1

    Aniga qisadan waxan qayastay gabar hada jogto Dubai
    O ladhaho adno dahab ya ila mida o ay kuso dhacday marko dhahyay wagabar cana o layaqan😂😢

  • @user-pu9mj5me4o
    @user-pu9mj5me4o Před 6 měsíci

    Waa
    Murugo
    Allah
    Dhibaatadakabixi

  • @user-hv1to7hn4h
    @user-hv1to7hn4h Před 7 měsíci +1

    Ilahow mid wiilkas camal isahal 2maroya marwalbo qalbi jab igu dhacday xita nin oo dhan kuwii umaleya qiso xanun badan wayaye wallhi lakin insha allah mar uun kabaxa😢

  • @user-yi7nz4gx4d
    @user-yi7nz4gx4d Před 5 měsíci

    M,a Allah ku siyadiyo abaayo mcn farxada ❤😊😊

  • @fardowzaomar1449
    @fardowzaomar1449 Před 5 měsíci

    Allow wilkas gabadas nolasheda ifiyaye Adun iyo akhirabo nolashisa iifii

  • @Asmaquruxsan50
    @Asmaquruxsan50 Před 6 měsíci

    Wlhi waa qiso xanuun iyo murugo badan 😢😢😢😢gabadhas masaakiinta xanuun adag ayey soomartay😢😢😢

  • @FartuunMaxamed-xp6ri
    @FartuunMaxamed-xp6ri Před 7 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sacdiyoaxmad8205
    @sacdiyoaxmad8205 Před 5 měsíci

    m.a ilaahw qof sabar badan naga dhig❤

  • @MUNAArab-md1vy
    @MUNAArab-md1vy Před 27 dny

    Xanuun waad soo Marty lkn alx ilaahay wuxuu kugu badalay nolol quruxbadan isku waara abooyo❤

  • @foosnoor7368
    @foosnoor7368 Před 6 měsíci

    🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤️❤️❤️❤️

  • @user-gg4kp7ye9r
    @user-gg4kp7ye9r Před 5 měsíci

    Alah😭😭😭😭 iloohoww

  • @user-ux2px8fv6d
    @user-ux2px8fv6d Před 4 měsíci

    Wlhi xanuun.waye mrka lagu qasbo😢

  • @user-sx3ij3eg7t
    @user-sx3ij3eg7t Před 6 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @Xilkiis
    @Xilkiis Před 6 měsíci

    Mida kana cml qalbiga dhawaca kaa dhayo aleha i siyo adigna ale isku kiina barekeyo 🎉

  • @yassirdahir9279
    @yassirdahir9279 Před 5 měsíci

    Wllhi waa naxadin

  • @user-ul8nm8cj9i
    @user-ul8nm8cj9i Před 5 měsíci

    Mailmahayga ayaan ninku aaminayaba

  • @foosnoor7368
    @foosnoor7368 Před 6 měsíci

    😭😭😭😭

  • @user-ul8nm8cj9i
    @user-ul8nm8cj9i Před 5 měsíci

    Ilmahayga rafad umaogoli intan cafimad qabo

  • @user-ul8nm8cj9i
    @user-ul8nm8cj9i Před 5 měsíci

    Hooyadu qalbi adkaydaa

  • @maxamedibrahim3471
    @maxamedibrahim3471 Před 6 měsíci

    Asc

  • @idirisiman-cu9vb
    @idirisiman-cu9vb Před 5 měsíci

    Masha Allah gabadhaas walidkeed ayay ka ducesatay

  • @user-uo8dn6hr2w
    @user-uo8dn6hr2w Před 5 měsíci

    Runti wey xanun badanthy waana ilmeyay😢