Qiyanadii 15 Jirka Ku Dhashtey full

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • #supercarab#higsino#haguleystojaceylka#qiso

Komentáře • 43

  • @nafiiso.cabdulqdir505
    @nafiiso.cabdulqdir505 Před 7 měsíci +6

    Qalbiga.alaha.kuqaboojiyo.waankuladaremayaa.qalbi.jabkaga.lkn.samir.wllo.reerkaga.haiskadumun.ilmahaaga..iyo.aabahood.hakafogan.ilmahaaga.mustaqbalkooda.waxu.kuquruxbadan.yahay.idinkoo.wada.jira.oofaraxsan.saliga.nabiga.badi.iyo.istaqfaarta.wllo❤❤❤

  • @xasanmaxamed2558
    @xasanmaxamed2558 Před 7 měsíci +3

    Horta wan idin salaamay tiim hiigsi walaal waxan kugu latalina iska sawar nin kaaga xaddii kuu wanaagsayahay cruurtisana wanaajinaayo Niyaddaada ufur ileen majiree nin naag kula guur saneeynin Ilaahey Qalbigaada xakuu qawoojiyo yaaRabbi aamiin

    • @Rahmiita
      @Rahmiita Před 7 měsíci

      Inow la guursado asiga uguma horeyo lkn qof ad ku kalsoned haku qiyaamo xanun kaween majiro 😢😢

  • @FatxialiHeydar-fj9kv
    @FatxialiHeydar-fj9kv Před 7 měsíci +2

    Abaayo ama usbar ama kasbar qofkas niyada waxabo haku heysan hadii aadan rabin iska fur hadii aad rabtidnah cafis ufidi oky❤haguuleysto jeclka❤

  • @aishamaxamed5856
    @aishamaxamed5856 Před 3 měsíci

    Wll dar alle ku jeclahy ❤❤

  • @ayandel8549
    @ayandel8549 Před 6 měsíci

    Walalo iska sabar inallaha maca sabiriin soo xasuuso

  • @shukhracabdi9685
    @shukhracabdi9685 Před 7 měsíci +3

    Wll reerkaaga dhaqo upadkaagana haska dayicin 😢😢

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 Před 7 měsíci

    Xbbti reerkaga hays kadumin
    Saliga nabiga badso qalbigu hakuu dagee,albaqrana akhriso qli❤

  • @HassanFatouma-eq4qc
    @HassanFatouma-eq4qc Před 7 měsíci

    Allah Allah yaab badanaa Allah ragow ayan wa gessiyade waa gabar dulqaad badan mashallah Allah qalbi aku qabojiyo iska fur huno niyada dajii ayan

  • @qadanmuuse9361
    @qadanmuuse9361 Před 7 měsíci

    Supxaanlaahu qiyaamole😭😭😭😭

  • @abumumtaz9208
    @abumumtaz9208 Před 7 měsíci +2

    Wasbir inallah maacasabirin

  • @Narurobella
    @Narurobella Před 7 měsíci

    صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤

  • @CovidCoronavariousCovid19
    @CovidCoronavariousCovid19 Před 7 měsíci

    Ayaan waa gabar dulqaad badan waxa rajenaa in ey dulqaadkeyda siyadisa I.a anaka wan uso duceynana

  • @user-yw6dt7ue1x
    @user-yw6dt7ue1x Před 7 měsíci

    Asc wll wan idan wada salaame abaayo waxaan ka codsanayaa in ay reerkeda iska bur burinin waayo Sheydanka wuxuu uga jacelyhy camal uu qabto In reer uu kala geeyo.

  • @NimcoNajax-kq9qg
    @NimcoNajax-kq9qg Před 7 měsíci

    Sister allhe qalbigaa haku qaboojiyo

  • @fartuundaahir8472
    @fartuundaahir8472 Před 7 měsíci

    Walashey qalbiga allah kuu qaboojiyo lkn waxaan kugala dardaramaa inaadan reerkaga aadan iska dumin ilahàagana aadan aabohoow aadan ka fagen walashey

  • @BadriyaCadey-mj2gs
    @BadriyaCadey-mj2gs Před 7 měsíci +2

    😢😢

  • @RayaanHonasti
    @RayaanHonasti Před 7 měsíci

    Wsc ax ax ax runti qalbiga iyo kal soonida hadey dhunto waaaaa dhib heey kusolabtaaan 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg Před 7 měsíci

    ❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢

  • @BashiirBashka-uv3ih
    @BashiirBashka-uv3ih Před 7 měsíci +1

    Taladayda waxaan kulyahay walaashay hadaad dumartihiin waad qalbi jilicsantihiin lkn badi ducada waa hubaka ugu wayn uu ilaahay kugu dhib yaraynaya waxaa fiican waxaad sheegtay inuusifiican biilka ubixiyo hadaba walaashay qaladkuu wuu dhacaa nabiguuna scw wuxuu jeclaa reerka dhisan si ilaahay murugada kaaga masaxo badi saliga nabiga scw markaa waa inaad siwada jir ah ushirtaan

  • @user-vg3zq4ip2f
    @user-vg3zq4ip2f Před 7 měsíci

    Wllo ka ustiqaarayso kadib
    Wixii ku so baxa samee wllo❤

  • @user-ni5lt2hr8z
    @user-ni5lt2hr8z Před 7 měsíci

    Qalpiga ilhey hku qawojiyo rerkga ilhey hakga dhigo mid frxd ku dhmdo I.a

  • @user-rq9jg8rs2e
    @user-rq9jg8rs2e Před 7 měsíci

    Abayo waxan kugula taliin laha inadhan rerkaga iska duminin wayo ilma waxey kuqurux badan yiiihin iney hooyadha iyo abaha wadha koorsadhan iska samiir samra sadkiisa mawaye

  • @abumumtaz9208
    @abumumtaz9208 Před 7 měsíci +1

    13

  • @BashiirBashka-uv3ih
    @BashiirBashka-uv3ih Před 7 měsíci +1

    Qofkasta dhacdo wuu soo maraa hooyo soomaliyeedna waad tahay majoogtid wakhti aad burburiso reerkaaga ❤

  • @HibaaqMohamed-wv5dh
    @HibaaqMohamed-wv5dh Před 7 měsíci +1

    😮

  • @user-yy9fb1eh5b
    @user-yy9fb1eh5b Před 6 měsíci

    Wll waxwalba ubadka ayaa kaqalisan waxan kugula talinlaha inad ubadkaga dhaqato

    • @user-yy9fb1eh5b
      @user-yy9fb1eh5b Před 6 měsíci

      Ninkagana wu kujecelyahay ee in aanad qoyskaga iska burburin

  • @Narurobella
    @Narurobella Před 7 měsíci

    Ax😢sorry 😢my sister meda kugu dhacdey met le egba igu dhacdey payo lawo ragac suno 2:00 🕑 dugo alle dacwada u dhiwo ani wan gu an facey ❤alxmdulilah 🤲manta ❤waxan gu dhihi laha nin gu qiyamey faido ma lahan qalbika alle hagu qawo jiyo ❤

  • @user-vr6wo9eo7d
    @user-vr6wo9eo7d Před 7 měsíci

    Wall qalbiga ali hakuqabojiyo reerkana xili laburburujiyo majootid

  • @user-sl2xk2to8i
    @user-sl2xk2to8i Před 7 měsíci

    Abyo Ani waxa kula ralin laha inad wixi dhacaye way dhacen lama dhoho maxay udhacen abyo qiyanadu wa wax xun balse way dhacaday abyo cafi wayo wax waliba darta ayu usamey Noya abyo ilahay dartisa iskaga cafi abyo wayo ilmo Aya idinka dhexeya abyo ilahay waxna rabi gagabar ya inat sidi hore iyo sikadaran inat isku noqotan Ayan rajeyna i.n abyo ilahay waxankabarya isagana sidokale sidu hada yahay sikada ran inu kunoqdo ilahay dhaxdina makeno sadaxeyo is kuwara 😢 abyo mar badan waxa sodulqadata 20 sano Aya sosamirtay Sona dulqadatay hada wax idinka dhexeya caru idinka iyo carur titna ilahay ha idinxifdiyo wlshy mcn Samara satkisu hela samirka badi abyo taladeyda inay ku an facdo rajeyna i.n abyo

  • @nafiiso.cabdulqdir505
    @nafiiso.cabdulqdir505 Před 7 měsíci

    Samir.haiska.dumin.reerkaaga.wllo.😢😢

  • @zamzam892
    @zamzam892 Před 7 měsíci

    😢

  • @mohamedsherif134
    @mohamedsherif134 Před 7 měsíci

    Taladayda waa in aad reer sii ahaatan oo samari iyo dulqaad samayso , waloow ninku labo jeer khaldamay, Mar uu gabadh qariyay marlabaad wuu furay waa khalad labaad
    Midakle gabadh iyadoo yar waa lasooguursadaa waan laga guursadaa
    Gabadh hadalkaa ee ku celceliyaso ha iska dayso

  • @ifrahmuze3593
    @ifrahmuze3593 Před 7 měsíci

    wllo suber carab nabar kaga maay siin karta qalbi jabka gabadhan o kale ayaan daremaya

  • @suhuurcabdi951
    @suhuurcabdi951 Před 7 měsíci

    Asc abaayo haddii aan kuu waramo walashay gacalisoy qisadaada aad ayey ii taabanaysaa waxaan seh jeclaan lahaa in aan si gaara kuula soo hadlo haddii ay macquul tahay waxaan ku leeyahay gurigaaga ha iska dumin wll haddii aan kuu waramo qisada igu dhacday waad iloobi lahayd taada waxaan ahay hooyo haysata 7 caruur ah laakiin uu reerkii si fudud uga dumay haddii aad ogaan lahad reer wayn oo dumay dhibka uu leeyahay wallaahi waad ka shalaayi doontaa reerkaaga ha dumin ugu yaraan taada ka tanaasul oo ilmahaaga u tanaasul waxaan jeclaan lahaa in aan kula soo xariiro si gooniya

  • @nasraqaali7050
    @nasraqaali7050 Před 7 měsíci

    Yaab badanaa

  • @kartibadan33
    @kartibadan33 Před 7 měsíci

    Hadiii usan ninkaaagu dhib kugu hayn oo ku biisho oo barwaaqaysan tihiin ha iska furin wllo inta 14 sano la igu guursaday ban anoo hal da, dhalinba guuurki uu ninkaygu bilaabay ilaaa hadda wadaaa 17 sano baaana laga jooga xayn caruura ii jogta inta hal ilma meel taaagan xisaaab maleh muhiiiimadu waa ixtiramka qofku ku siiiye rerkaaaga dhaqo

  • @asaddahabi131
    @asaddahabi131 Před 7 měsíci

    😢