Sooyaal & Sinji Taxanaha Sheekadii Boqorad Ara-weelo ( Boqoradii Lab Diidka ahayd )

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024

Komentáře • 67

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan Před rokem +1

    Araweeloo weexeey ahead gadabiirseey iinaa saamaawaadee saamadoon

  • @AyroTV
    @AyroTV  Před 3 lety +7

    Asc Soomaalida waa dadka kaliya ee aad ku arki in ay Taariikhdooda ummad kale u hibeeyaan halkii ay ahayd inay ku faanaan

    • @johnnytruth974
      @johnnytruth974 Před 3 lety

      Araweelo magaaladay degenaan jirtay iyo asaarteedii maye haday wax Jira ahaan jirtay????

    • @Liiloowe
      @Liiloowe Před 2 lety

      Walaal qaali ah ayaa tahay sida qiimaha leh ee aad u iftiimisay taariikh naga qarsooneyd.🎁

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Před rokem

    Waaya haa maarin haababin daadk arweelo deegankeedu ama haalki laagu diiley waa miiriiye arweelo waxaa kuu caadiinaya haalkay kaaso jeedo dhuulka somalida inta laaga istiicimalo maha mahadeda ama sarbeebteda dhaaman waa luqad reer waaqoyii wiixi jaahiila ugaa sheekee sheekada gaaban maa yaaqanan daadkan ad kuunabi waax ku caadiinay umada yaa kaa soojeedo keelmad ayo iyo daar daranki ay dumarka siisay waayo haadi laa isukeno inta somalidegeto wiixiniga ilaada waaxn amiinsanay inanay gaarnkarin laatan maahah o araweel leeday joogoso waataqan somalidu taariqi qaabailkae inaay kuu dheegan anaba ku dhaama raweelo sheege raagir waageedi noola ee loo yiiqiin sheedk ee haadana taaladeedu iyo qaabariigisu u dhaawayay taariiq baad ka haadliye waaya somalidu waaxay kuu maaha mahada ishu waa haala qaarni dheegtu waa sadeex booqol oo qaarni maaxa laaga waada qofa waax gaarnaya waa faahmi kaara maaxa ku caad somalidu inaysan waaxba qoorijirin laakin lisugu reebiijiray taariiqda mahamah qaarniiba qaarni kaa dhaaxalijiiray

  • @MohamedGhedi
    @MohamedGhedi Před 11 měsíci

    Very knowledgeable

  • @bulale4495
    @bulale4495 Před rokem

    Araweelo faysal waxann kacodsanayaa qabiil ahaan somali kadokowo reerkay kasojreday

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan Před rokem

    Araaweeloo Diir bee ahaad

  • @kuulman9240
    @kuulman9240 Před 3 lety +2

    Tarikhda araweelo Aadbad ugu Qaldaantay saxiib

  • @user-ze2ks5sh2t
    @user-ze2ks5sh2t Před 8 měsíci

    Asc faysal waxad qabatay shaqo ad ugu mihin ah umada somaliyed qasatan dhalinta

  • @adamrocks3495
    @adamrocks3495 Před rokem

    Maasha allah bravo

  • @axmedxusein710
    @axmedxusein710 Před 8 měsíci

    Carro weelo(waxey noqo kartaa carro oodato)

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan Před rokem

    Gaabiirseey Maualuga Diir deed

  • @MaxamedfaaraxcaliMaxamuu
    @MaxamedfaaraxcaliMaxamuu Před 6 měsíci

    araweelo

  • @hadafbeegsade
    @hadafbeegsade Před 2 lety +1

    Araweelo= Aarwiilo, oo macnaheedu noqon karto, libaax naagood, waa aragtidayda. Waxaan kawada waxay ahayd geesiyad, libaaxu waa astaanta geesinimada, sidaas awgayd,

  • @farabenben2125
    @farabenben2125 Před 3 lety +2

    Just perfect lecture👍👍👍

  • @abdullahiibrahin9256
    @abdullahiibrahin9256 Před 3 lety +1

    Waxaan u maleynayaa caradii ayay hantiday oo ay weelaysay taa soo muujinaysa awood iyo haybad ka muuqato micnaha magac caraweelo .

  • @Ch.nks7
    @Ch.nks7 Před 7 měsíci

    Araweelo waxay ahayd talis xoogan oo ka arimin jirtay dhulka waqooyi bari ama sanaag taaso ku fiday gayiga Somalida, waxay lahayd tusaale dhaqane oo milgo dheer sababta loo hadal hayo ayaa ahayd Habka haykala taliskeeda ayaa eheed mid soo jiidasho leh, waxana wali nool aragtideeda iyo taliskeeda

  • @comeon4796
    @comeon4796 Před 3 lety

    walaal timihii waad soo xiratay. نعيمن

  • @HassanAli-zj8um
    @HassanAli-zj8um Před 2 lety

    Faysalo illahay hakudhowro halkaa kasiiwad luqadaha lagufafinayo kudar ingiriiska

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 Před 3 lety

    Arlo waala
    Weeye micnaha Erayga

  • @historymaniacancient3898
    @historymaniacancient3898 Před 3 lety +1

    Send me a link where you talking about queen shebba.. I thought carawelo was similar to queen hepshetsu???

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Před rokem

    Waa keelnad caarbiiya kaalisku diifaaco

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Před rokem

    Biisinka waar diirici iyo dirac isku miid maaha ee umaada beenta kaada dirac ama waarc macanihiisu waa geesi diirici waa guuntino laa toolay

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Před 3 lety +1

    AyroTV.com
    Raac, magaca Racwi hablaha waa loo bixinjiray, hadadan wey jiraan islaamo Racwi layidhaahdo!

  • @faraxmustafeyasin6903
    @faraxmustafeyasin6903 Před 8 měsíci

    Arweelo muuse ismacil ahayd

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Před rokem

    Kkkkk xaage kaatimi looxan waayabee

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox Před rokem

    Weel lahjada mayga waa samey

  • @user-ze2ks5sh2t
    @user-ze2ks5sh2t Před 8 měsíci

    Waxan maqlay iny jiren xiligas inay jiren dad aan wax karsan o xola dhaqata aha mar waxay barely in wax lakarsado well away usamaysay o Caro away wel ugadhigtay ma surto galba sidas

  • @haadiguure7364
    @haadiguure7364 Před 8 měsíci

    Somalidu maxay ugutilmaman gabadha fir fircon ama qal qaliga ah Arawelo

  • @xamralive
    @xamralive Před 3 lety

    Faysal walaal dadbaa magaca Ara weelo u fasira Cara weela Calashaan Caradii bay weeshay ama Caradii deegaankii bay samaysay

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Před 3 lety

    qawsaar waa dhoobi!

  • @abdulahisaid9839
    @abdulahisaid9839 Před rokem

    Ayro media waxaad noso gudbineysaan xaqiiq iyo war sugan ha ahaadan fadlan kilo badra waxey is dishey oo maska isku dishey inteeynan roomanka aysan soo galin masar fadlan soo baar adoo mahadsan

  • @xamralive
    @xamralive Před 3 lety +1

    iJo xasan aniga waxaan ku dhashay ku koray 3 dexdaas gobol aan soo qoray 1. Xamar 2. shabeelada hoose 3. shabeelada dhexe Aayona waxaa looga kasaaye habar yarta hooyadaa la dhalatay waxaa soo raaca reer Baydhabo aayarteey ay dhahaan habar yarta afka raxan weynta waxa Aayo u kasaaya xaaska aabahaa qabo waa dadka aan reer koraadka u kasi jirnay mudug iyo ka kor meeshii loo gaaro

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před 3 lety

      Xamar waa sax afsoomaaligu waa kala duwanyahay gobolada soomaalida

  • @abdilahicaydiid3074
    @abdilahicaydiid3074 Před 3 lety

    Hore usoco

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 Před 2 lety

    Sidee ay sheeko xariir utahay? Khabrigeedina waaba layaqaanaa?

  • @johnnytruth974
    @johnnytruth974 Před 3 lety

    Hibo iyo Hufan waa magacyo Dir weliba waa magacyo Isaaq.
    Araweelo hablaha makala aabo ayey ahaayeen??

    • @salmaomar6331
      @salmaomar6331 Před 3 lety

      Isaaqu dir mahee waa iska sheegto car gogle ku qora afar ayuun ku so saray madaxwyne dir oo ah akishe iyo madoobe dir o ah ciise warabe iyo madalug dir oo samaroon ama gadbursi iyo meha dir oo sure iyo biyamaale mrka tariikhda so baro iska sheegtyhni

    • @johnnytruth974
      @johnnytruth974 Před 3 lety +1

      @@salmaomar6331 aray ciyaala Google miyaad tahay?
      Magaca dir mataqanaa macnihiisa ??
      Midakale Isaaq dir maaha walaahay?
      Maanta Dir waxa ka magac weyn Isaaq bal amuurta ilaahay!
      Fikirkayga qabiilada Soomaaliyeed Isaaq ayaa number ONE ah dhanka wanaaga waa qabiilka keliyee wanaag lagu daydo leh.ilaahay ha xafido iyaga iyo qabiilada Soomaaliyeed ALL aamiin

    • @salmaomar6331
      @salmaomar6331 Před 3 lety

      @@johnnytruth974 wanaag xaal qdo waa dad cuqdad ka buuxdo kooga yre iyo kooge wynba mrka ayay dadkle ku tilmaman inay cuqdad ka buuxdo oday ayd uquudhi ldhn ilhy ha unaxristo

    • @johnnytruth974
      @johnnytruth974 Před 3 lety

      @@salmaomar6331 ilaahay ayaa nadilaaya Soomaali intay joogaan ayaa ka nuuraysa.
      Abaayo cuqdad qof qabaa wuxuu noqdaa xaasid, Xaasidna ma aflayo ama ma guulaysto ,
      Reerkaasi waa nalka iyo nuurka geeska Africa ee Baayo yaa lagaa oran sheegaa ma dhaafto ee please hadalkaaga HUF oo hagaaji Huuno ilaahay haku xafidee

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Před rokem

    Kkkkkkkkkkk sheeko

  • @allaaleabdilaahi3536
    @allaaleabdilaahi3536 Před 2 lety

    Bohon

  • @BashiirNuurBashiir-lw7hw

    DuugmYeelatotaariikhdasoomaaliyeed

  • @user-ze2ks5sh2t
    @user-ze2ks5sh2t Před 8 měsíci

    Wan kugu dhiri galinayna shaqda ad haysid ilahay kufududeyo umada somaliyedna tariqdeda qaliga alaha fahansiyo adigan ajar ahaha kasiyo ad Alan uhiclahay tariqda somaliyed o meshach ay na jirta ad Ayan ugu warersana Lakin iftin ayad nofurten iyo qab wax radino

  • @allaaleabdilaahi3536
    @allaaleabdilaahi3536 Před 2 lety

    Raaci

  • @abdikarinyusufosman4074

    Aniggu meesha taariikh kuma arko laakiin fikir aad isku hagasjisay baan arkaa .waayo adeeradda aad sheegaysaa ee ragga u dhifaanayaa ma beeshooddiibay dhufaanayaan mise beela kale oo ay ka awood badnaayeen.

    • @abdulahisaid9839
      @abdulahisaid9839 Před rokem

      walal anigu waxay ila tahey nin kan wuxuuba isleeyahey dad aad u warameyso waa dad eber ah oo wax badan dhaanto waayo khaladaad badan ku arkey runtii khalad kiisa waxa ka mid ah walalo KIILo Badra boqoradii ugu danbeysay ee masaarida isma soo ay gaarin niman romanka ahaa ee kuso duuley Masar kiilo badra waxey is dishey iyagoo ay maqashey in duulaan soo wadaan Romankii iyi persian kii iyokuwo kale oo is baheystay taarikhdaas waa ka huba

  • @allaaleabdilaahi3536
    @allaaleabdilaahi3536 Před 2 lety

    Dhufaan

  • @xamralive
    @xamralive Před 3 lety

    aayo 1. gobolka banaadir 2. shabeelada hoose iyo 3. shabeelada dhexe waxaa loo yaqaan Habar yarta

    • @cawilduale9889
      @cawilduale9889 Před 2 lety +1

      Asc balqiso somali Bay ahayd Canaha hardboard laguliso aya geisha kadain jirtay

    • @xamralive
      @xamralive Před 2 lety

      @@cawilduale9889 Aad iyo aad waa in aanu han lahaano ka sareeya Qabyaalada waa in aanu raadino Taariikhdeena

    • @cawilduale9889
      @cawilduale9889 Před 2 lety

      Balqiso Canaha aye balqin jirtay

  • @xamralive
    @xamralive Před 3 lety

    Faysal Abroone waxaa jira reer kale oo sheegta Ara weelo in ay iyaga ahayd waa reer Gobolka Sanaag dega oo Gahayle la yiraahdo

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Před 3 lety

    AyroTV .com
    araweelo in ay jitray waxaa cadayn u ah wiilkii gabadheedu dhashay, wuxuu yidhi walee Ayrooy ama dhiigayga ku oloshay
    ama dhiiga Araweelo, hashiisii Ayro ayaa oloshay goor subax ah oo la bariisanayo, geelu marka aanu abaar oon iyo dhibaato qabin haduu iska ololo!
    soomaalidii hore waxay odhanjireen belaayo ayuu arkaa inagusoo fool leh!

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 Před 3 lety

    nugaal wa meel aan biyo iyo baad iyo
    beer aan laga helin.

  • @xamralive
    @xamralive Před 3 lety

    Faysal Abroone walaal Bide waa Af Bari waxaan maqlay oo kale Boqortooyadii Bari dadkii ay ka keentay zinzibarl baa Bidood loo yaqaanaa loona yaqaaney dadkaas zin zibaar laga keenay malaha waa la bideeyay hhhhhhhhhhhhhhhh

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před 3 lety

      xamra
      aayo waxaanu u naqaan afada abuhu qabo, adeerka abtigaiwm

    • @mohamedo8596
      @mohamedo8596 Před 3 lety

      Dadkaas zinzibar laga keenay waxa ka mid ah Madaxweeynaha Puntland Ninka loo yaqaan Saciid Deni sida Aan filaa anigu inkastoo isku beel aan sheegano labadayadu.

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před 3 lety

      xamar
      Bide waa adoon afsoomaali waa Bide, gobolka togdheerna waxaa looyaqaan Adoonka Bide!afsoomaali Bide waa qof lasoo qabsaday oo adoon ah

  • @xamralive
    @xamralive Před 3 lety

    mohamed Hassan ina Deni uma eka zinzibaari waa soomaali asala waana loo jeedaa waa nin Hilib leg mooyee ma fool xuma ee cayda jooji waryaa isku beelna ma tihiinee munaa faqada soshal mediyeha jooji waanu ka war qabnaayee Soomaali wada Buktaa soo wada gashay Soshal mediyaha intooda badan ee Abuurta Allaahna wax haka sheegin Alloow yaa adiga ku eega hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Před rokem

    Waad baartay sida taariiq beena loo saameeyo i ruuna intaa baadan been