AWALE ADAN FEAT KABAYARE 2015 KU OGOLIYAA OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 10. 2014
  • EREYADII: ABWAAN SAHAL ABDULLAHI BUULLE
    LAXANKII: AWALE ADAN
    CODADKII: AWALE ADAN IYO FARHIYA KABAYARE
    MUSIC BY: A/A NAAJI
    VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
    EDITED CAMERA BY: LIIBAAN JAMA
    SOOSAARIDII: STUDIO LIIBAAN
    Liibaan Jama Website
    Copy Right Liibaan Jama
  • Hudba

Komentáře • 5K

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 Před 3 lety +921

    I am from Eritrean🇪🇷 🤣 Ajaanibka like waad kula ordi maxaa ku diiday wllkaa somaliga ah inad hadyad ahaan uga dhigtid 😍Amazing song 11M Ayay si maraysa

  • @user-be2gn9vb7s
    @user-be2gn9vb7s Před 2 měsíci +59

    Still watching 2024 😂🔥🫶🏿

  • @ramlochannel2129
    @ramlochannel2129 Před 4 lety +752

    Yaa dhageeysanayo 2020 heestaan

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 Před 3 lety +334

    7 years leter if you are watching and listening ur are a legend....

    • @afyokomuparig8368
      @afyokomuparig8368 Před 3 lety +2

      @عبد السلام Abdisalan 압디살란 262ysshxgxgcmzbdhdshamxbxhdjd djeeje dhsissjos shshl9ehs ahszksb heheue euruiri rhryrhshw💞💘💯🤍🕳💫💫💫💫💫🤟🤘🤝

    • @maxamedamiin3028
      @maxamedamiin3028 Před 2 lety +2

      Thanks iam waching 2021 bro befor 7 years🤣🤣🤣

    • @cabdikariimomarisse5514
      @cabdikariimomarisse5514 Před 2 lety

      Hhhh hhhhhh 7 years still waaaye 6 years ayaan mareynaaaa

    • @jota3491
      @jota3491 Před 2 lety

      M.qadar ma dawatend kalmdari ma iskadeysay dawashadisa😂

    • @aftahkaramah5368
      @aftahkaramah5368 Před 2 lety +2

      @@jota3491 cjyarihii barca inacsiisay 😩maso noqda 😂

  • @ObsaTechno
    @ObsaTechno Před 6 lety +435

    I'm from Australia i didn't understand what he's saying but i like somali song

  • @elyahyelaaskawi2341
    @elyahyelaaskawi2341 Před 4 lety +555

    2020 Ayey 10M gaadhey....✌😂
    Tallow Cid iga danbeysa Mala Helayaa...Lol
    War bal Like isaara hdad Nolol Kuso gaadho.✌❣

  • @HayaatMohamed-qy8zy
    @HayaatMohamed-qy8zy Před 5 měsíci +31

    Stell wxa dhageysanaya 2024 bisha kowad❤️‍🔥😭amni badantiii gorowe ahyd🎉Puntland my country😅🎉

  • @dahabimodel6522
    @dahabimodel6522 Před 2 lety +49

    after 8 years kadib hadaad heestaan dhahaysanysid you big LEGENDARY 🔥🌹🔥 amni badantii GAROWE ahyd ku ekaanee abyoh ogolow🇸🇱❤🇸🇱❤🇸🇱❤🇸🇱 MUCH Love❤

  • @tsehayesolomon243
    @tsehayesolomon243 Před 7 lety +450

    l am from eritera l lave bist somali muzic

  • @mahamettabdiaziiz5108
    @mahamettabdiaziiz5108 Před 5 lety +211

    9.3M Soomali Iyo GaaLaba Looma KaLa Harin
    Mudug iyo Eyl oogada Taleex Ammnbadnti Garowo Ahyd We love PuntLands🇸🇱🇸🇴

  • @hibolucky5523
    @hibolucky5523 Před 4 lety +82

    2020 February amni badantiii garoowe ahayd 🇸🇱💕💕💕🙏❤️

  • @qadarovsmart1227
    @qadarovsmart1227 Před 4 lety +218

    I'm from Algeria i don't know the meaning but i love Somali musiç❤❤❤

  • @shakaaldepana3033
    @shakaaldepana3033 Před 7 lety +746

    am black American nd I like Somali music from los Angeles

  • @Cazuuz
    @Cazuuz Před 5 lety +509

    Heestan Carab Iyo Cadaanba Way Ka Qayliyeen!!
    Who Is Watching..🙌

  • @aftaxkaraamahofficial7493
    @aftaxkaraamahofficial7493 Před 3 lety +72

    WAXAN DAAWANAYA 2020 HADAD DAAWAN DOONTO 2040 LIKE ISII SAAR 😭😭👍🏽

  • @nazir9751
    @nazir9751 Před 3 lety +24

    Still i watching 2021😂🥰 adna wali maad daawanayza😂 cidkaadam beyza talow maala helayaa😅🤍

  • @adambalde1263
    @adambalde1263 Před 6 lety +680

    I don't understand somalian but l love the song🇸🇳🇸🇳

  • @a.mohasniper5413
    @a.mohasniper5413 Před 7 lety +980

    from Malaysia. i love this song and Somalian people. i send a congratulation all of them and their new president. love you all. one love 😍

  • @alimohamud1251
    @alimohamud1251 Před rokem +16

    Mudug iyo ayl
    Oogada taleex
    Ilaama danood
    Nogob iyo afdheer❤️
    Alaalasku ha is gaadhee
    Amni badantii garoowe ahyd❤️
    Kablalaxnimo❤️❤️

  • @user-sh9ty5tc8z
    @user-sh9ty5tc8z Před 11 měsíci +24

    2023. Wali yaa dhageesanaayo heestan 😂❤❤

  • @sxarmarke2275
    @sxarmarke2275 Před 8 lety +188

    I don't understand one word. I am from Dubai and we love you're music here. Love all you guys.

  • @MudugboyMB
    @MudugboyMB Před 9 lety +381

    Cawaale
    Ogoloow ogoloow ogloow
    Farxiya
    Ku ogoliyaa ku ogoliyaa
    Cawaale
    Jacayl unkamiyo
    Axdi dhidibkii
    tii adkaysaay
    Oogta sagalkiyo
    Dayax u egeey
    Amaanada ruux, ku ad adagiyo
    Sharaf ehelkeed, Ogow inaa tahay
    Sida eeridhaban, Weydey ilmahii
    Xiiso olalee, Aroos wacaniyo
    Qoys Islaamaba aqalkoodii, aynu taagnee
    Mudug iyo Ayl Oogada Taleex
    ilamaa Dannood ,Nogob iyo Af dheer
    Alalaasku ha isgaaroo
    Amni badantii Garoowe ahayd
    ku ekaanee macaan ogoloow
    Farxiya
    Jacayl unkamiyo
    Dareen curasho leh
    Yaad abuurtee
    Oraahda habboon
    Dhihi ogidaa
    Isgaarsiiyoo imaan qaadee
    Aboowe macaanoo ku ogaliyaa
    Sida eyro dhaban weydey ilmahii
    Xiiso olalee seyska aqalkaad
    Udhigeeyso aroos farxadaan
    Alaylehe rabey
    Mudug iyo Ayl Oogada Taleex
    ilamaa Dannood,Nogob iyo Af dheer
    Alalaasku ha isgaaroo
    Amni badantii Garoowe ahayd
    Ku ekaanee Aboowe ogolow
    Mudug iyo Ayl Oogada Taleex
    ilamaa Dannood ,Nogob iyo Af dheer
    Alalaasku ha isgaaroo
    Amni badantii Garoowe ahayd
    ku ekaanee Awaale/farxiyo ogolow

  • @bigsudan2227
    @bigsudan2227 Před 3 lety +211

    We love and respect Somalia our brothers Sudanese 🇸🇩❤️🇸🇴

  • @xurriyo16
    @xurriyo16 Před 4 lety +17

    2015 anoo single ah meelaha meereysanaya ban dhageysan jirey hadana 02 January 2020 aniga iyo nuunahayga😍❤

  • @esperancenyiranduhura6124
    @esperancenyiranduhura6124 Před 7 lety +336

    I'm from rwanda I like somalia misic

  • @yassinealmaghribi5711
    @yassinealmaghribi5711 Před 6 lety +375

    I am from Morocco and I love this music wonderful.

  • @user-ul2lt3dj2f
    @user-ul2lt3dj2f Před 4 lety +83

    I am from Ethiopia
    I like somali music evenif i cannot understand .

  • @wiilwaal389
    @wiilwaal389 Před 4 lety +36

    I'm from puntland we love Somali song kkkk like iisaar waryeeeee😅😅😅

  • @hannatmahamed2507
    @hannatmahamed2507 Před 6 lety +384

    Heestu wa gobolada darood but fanaanintu ma'ahan darood taas wexey ku tuseysa fanaanintu qabiil malahan Viva Somalia we love you fanaanin

    • @idirisahmed
      @idirisahmed Před 5 lety +14

      Hannat Mahamed somali waa darood o kaliya

    • @idirisahmed
      @idirisahmed Před 5 lety +3

      Abdi basid kkkķjkk ilahay aya ka dhigay

    • @user-dp2rw1tq2s
      @user-dp2rw1tq2s Před 5 lety +1

      @@abdibasid1893 hhhhhhhhhh waad iga qoslisay wlhi.

    • @sakiyare6953
      @sakiyare6953 Před 5 lety +15

      Maxaa idin soo xasuusiyey qabiil wllhi aniga waa yaabey heer waxee gaartey fanaiinta qabiilkooda la daba socdo aniga awale inuu jabutiyan yahey baan ogahey lk kabayare ma aqaan qabiilkeeda mana raadiyo kliya heeska fal celin inaa kq celisaan baa la rabaa qabiil baa ka hadleysaa daarod iyo abwaanka darood ah walee somali ilaah baa u maqan

    • @user-kv4jz9kl9i
      @user-kv4jz9kl9i Před 5 lety +4

      @@sakiyare6953 bro dadkan qabilka kashekaynaya wa dad jahilina wa rertuulo

  • @nasriinjama9754
    @nasriinjama9754 Před 5 lety +381

    Ku ogoliyaaaaaaaa 2019 who is watching 💋♥️

  • @queeenanaa3811
    @queeenanaa3811 Před 3 lety +20

    12m wooow hesaha puntland lugu amaano waa iskasidan 🇸🇱😂❤️❤️🇸🇴

    • @caaishocabdiqaadir2817
      @caaishocabdiqaadir2817 Před 3 lety

      😂😂😂😂 faanka jooji yareey

    • @adendawit9140
      @adendawit9140 Před 6 měsíci

      Badhyo culustii garoowe ahad 😅😂😂😂

    • @mushtaaqcaydiid3833
      @mushtaaqcaydiid3833 Před 5 měsíci

      ​@@adendawit9140daba dhibato😂maxa rabtaan macnaha ithopiaan garab waydiste lafti nagada😅

  • @beelobuulo150
    @beelobuulo150 Před 4 lety +15

    🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱 Hees Daarooodia ah Allah yacisak Daarood Balaarane.

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 Před 3 lety

      Dhul darood wa la taxay wlhi 😂

    • @mohazzomar4306
      @mohazzomar4306 Před rokem

      @@Who_are_you900 danood nogob afdheer mudug talex garowe kulli darood ba leh

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 Před rokem

      @@mohazzomar4306 dhulka qaar ano isaaqa kula daga🤣ciyalow

  • @fitnessgainster8314
    @fitnessgainster8314 Před 9 lety +566

    haha i swear your somali music makes me happy.
    Greeting from a Tunisian living in Sweden.

    • @deeqofaarax8442
      @deeqofaarax8442 Před 9 lety +1

      tnx dia

    • @gacameey007
      @gacameey007 Před 9 lety +2

      Madara Sennin enjoy sis

    • @idmanifka9046
      @idmanifka9046 Před 9 lety

      U

    • @Hassanmotion2
      @Hassanmotion2 Před 9 lety +7

      ***** Why u dont listen instead u telling other people to listen

    • @AbdallahBotan
      @AbdallahBotan Před 9 lety +7

      Madara Sennin This is clean music, we are talking about love ending with marriage ... every Somali couples will Enjoy.

  • @tiamotiamo1685
    @tiamotiamo1685 Před 5 lety +467

    Love from kurdistan to Somalia Brothers❤🌹

  • @casernasib7840
    @casernasib7840 Před 3 lety +23

    I from Germany and I don't understand what she saying but i love somali people 🇩🇪🇩🇪🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @quenmaryama6995
    @quenmaryama6995 Před 4 lety +19

    Somali music awale and farxiyo kabayare our legends 🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️👌 who is watching new year 2020 👀👀🤘🤘🇸🇴❤

  • @alnaimi4035
    @alnaimi4035 Před 5 lety +493

    تحياتي لشعب الصومال الشقيق اخوكم من قطر

  • @mansudanese2643
    @mansudanese2643 Před 5 lety +403

    I'm Sudanese I can't understand,
    But I like Somalia songs, and Somalia people

  • @mohamedmukhtar4993
    @mohamedmukhtar4993 Před 9 měsíci +10

    17 milion inta ku daawan like iisaara 😢

  • @crazy8production606
    @crazy8production606 Před 2 lety +4

    I lived in America for 22 years, am from Minneapolis, Minnesota. I live in Kismaayo Jubbaland Somalia now. I left America 8 years ago, I lived in Jigjiga for 4 years, and Kismaayo for the last 4 years. I love all Somalis.

  • @tedrosbelgium9413
    @tedrosbelgium9413 Před 8 lety +541

    am from Albanië and i did'n understand one world but i like her music nice Somalië peace zoon

  • @laylaaahmed3029
    @laylaaahmed3029 Před 7 lety +301

    heey am from ceelasha biyaha i love somali song😂

    • @abdirsaq7299
      @abdirsaq7299 Před 7 lety +4

      Laylaa Ahmed kkjkkkkkkkjjjjjkkkkkkkjjjkkkkkk welcome

    • @monstersamator5288
      @monstersamator5288 Před 6 lety +5

      Hey im makinada cajiinta..and i want u

    • @5-minutecrafts24
      @5-minutecrafts24 Před 6 lety

      Monster samator manooooli😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @sunehriawaaz3182
      @sunehriawaaz3182 Před 6 lety

      Laylaa Ahmed 😢😢😢😢😢 my childhood place. I miss ceelasha biyaha

    • @abdirahmanabdullahi3035
      @abdirahmanabdullahi3035 Před 6 lety

      Laylaa Ahmed waa kula joogaa dulufeY ka xage shareecaa😜👈

  • @abdifitahgalad
    @abdifitahgalad Před 4 lety +23

    2020 ayey mareysaa 10 views dadka iga dambeeya like iisaara nacalaa sheydan ku yale

  • @oHoade1557
    @oHoade1557 Před měsícem +4

    2024 hada jogdid like isaar hoooyhooy😂

  • @denveroromo2067
    @denveroromo2067 Před 8 lety +491

    I don't know what you say but I love it from Oromia hello Somalia

  • @Nahwa6010
    @Nahwa6010 Před 5 lety +897

    I'm from kaaraan and I didn't understand what she saying I love somali songs lol🤣😂🤣😂😅😅🤣😂

    • @Ahmedinho2022
      @Ahmedinho2022 Před 5 lety +72

      Same here I am from Hargeysa and I didn't understand one word.

    • @Nahwa6010
      @Nahwa6010 Před 5 lety +28

      @@Ahmedinho2022
      Who Explains us I don't understand anything 😂🤣🤗🤗😅😉😏😀

    • @Ahmedinho2022
      @Ahmedinho2022 Před 5 lety +15

      @@Nahwa6010 😂😂😂😂😂

    • @Nahwa6010
      @Nahwa6010 Před 5 lety +25

      @@Ahmedinho2022 dadkan yaa naga qabsdo I'm from nga badiyeen 🤣😂🤣😂

    • @Ahmedinho2022
      @Ahmedinho2022 Před 5 lety +26

      @@Nahwa6010 Somali dhan waaa qosol they just want likes🤣🤣

  • @tomie592
    @tomie592 Před 11 měsíci +10

    Amni badantii garowe ahayd ❤

  • @SomaliSongsLyrics
    @SomaliSongsLyrics Před 4 lety +8

    Heestan abwaankii samayeeyay daarood ismaaciil ayuu ahaa mudug iyo aayl oogada taleex ilaa mahayo danood nogob iyo afdheer abnibadan tii Garoowe viv daarood
    From Buuhoodle Somalia

  • @aronalmaghripi8290
    @aronalmaghripi8290 Před 5 lety +449

    Iam from morroco and i like somali song 🙏🏻

    • @icewarm2191
      @icewarm2191 Před 5 lety +6

      Great. Welcome. Try some of these names. Mohamed Bk, Gulled Simba, Nimcaan Hilaac, Najib Alfa, Aar Maanta, Kiin Jamac, Hodan Abdirahman, Dalmar Yare.

    • @saddymoha6777
      @saddymoha6777 Před 5 lety +1

      AHLAN yaa Akhii

    • @ololhudeifah8606
      @ololhudeifah8606 Před 5 lety +2

      Morocco 😍😍😍
      نحبكم يا أهل مغرب

    • @haashimyare986
      @haashimyare986 Před 4 lety

      Wllhi dheh

    • @abdulkadirdahir831
      @abdulkadirdahir831 Před 4 lety

      @@icewarm2191 zu j ä

  • @AbdirahmanSomali
    @AbdirahmanSomali Před 9 lety +278

    Waa Heesta Kaliya Ee sanadahan Danbe Dhagahayga Soo jiidatay Shaqo wacan dhamaan inta ka shaqaysay gaar ahaan Cawaale Aadan, Farhiya Kabayare iyo My Best Producer Libaan Jama Congratulation .

  • @hassanabdirahmancade2333
    @hassanabdirahmancade2333 Před 9 měsíci +2

    AFTER 8 Years waxaan kuu dhagaysanaya kismaayo cawale iyo farxiiyo noolasaa 😢

  • @zakarieissemohamud8506
    @zakarieissemohamud8506 Před 5 lety +306

    I,m turkey
    I can't understand the words
    But i think its Love song
    Love U all somalis

  • @fatmabarre6037
    @fatmabarre6037 Před 6 lety +341

    I am From Morocco
    But I Love This Songs she is hot dmmn And I Love Awale Adem

    • @hamseismail9704
      @hamseismail9704 Před 6 lety +2

      حرف إبداعية في 6 دقائق in casabalanka or other cities

    • @saalimsaid6901
      @saalimsaid6901 Před 5 lety

      😂thankz i love u

    • @positivevibes2506
      @positivevibes2506 Před 5 lety

      حرف إبداعية في 6 دقائق يسلمو كلك زووق

    • @moonvlog4525
      @moonvlog4525 Před 5 lety +4

      @salman omar 😂😂😂Morocco kulahaa awoowehedane waxa ladaha barre 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @mohamedmohamed-vv6ds
      @mohamedmohamed-vv6ds Před 5 lety

      @@moonvlog4525 hh lyaaby

  • @cadaariashkir5415
    @cadaariashkir5415 Před 3 lety +7

    mudug iyo EYL
    oogada taleex
    ilamaa danood
    nogob iyo Afdheer
    alalaasku ha isgaaree
    amni badantii Garoowe ahayd
    ku ekaaneee farxiyo ogoloow

  • @mohanad143
    @mohanad143 Před měsícem +2

    2018 views-ka 8m ahaa manTa 2024 views-ka 19m
    Like ha ila dhaFin comment-keGa 2018 io 2024 hadi ad araTaY
    Ya rabbi cimriGa no barkeeyyy❤️🤲

  • @mahmoudmahmoud850
    @mahmoudmahmoud850 Před 6 lety +75

    Kutoka Tanzania . Sijui ki somali lakin Napenda sana nyimbo za ki Somali . (From Tanzania . I don't know somali language but i love somqli song . In love with somali songs

  • @sadikomar6334
    @sadikomar6334 Před 7 lety +130

    aniga oo kasoo jeedaaa Gobolka awdal soomaliya
    waan taageeersanhhy heestan
    garoowe iyo meelkasta oo ay sheegeen waa dhul.soomaaliyeed
    dadka soomaaliyeedna waa wada walaalo wada dhashy
    gacal iyo xigaal ah
    abtiyo iyo habar Yar ah
    sinaba kuma kla tegyno
    rabi muxumo ha isku kaayo geliyo

    • @Waarre
      @Waarre Před 6 lety +7

      Sadik Omar reer Awdal wllhi waligey baan maqli jiray reerka Somali ugu gobsan inaa tihiin Allaha idin dhowro wllyaal

    • @xurriyo16
      @xurriyo16 Před 4 lety

      Ree Awdal ree Borama❤❤❤❤😍😍😘 Somalida nasabka ahi waa gadabuursi samaroon saciid ❤❤❤❤

    • @aishaaayousuf178
      @aishaaayousuf178 Před 4 lety

      GAROOWWWE🇸🇴

    • @hiboheenahiboheena3692
      @hiboheenahiboheena3692 Před 4 lety

      Wa sidas aamiin

    • @dabiyobiyo9880
      @dabiyobiyo9880 Před 4 lety

      Sadik omar sxp Waxaad tahay Qof qalbi nadiifsan Alle haku xavido Inta intaa garan la ila iyo hada allah Ha garansiiyo inshalah aaamin
      Mahadsanid sxp

  • @cabdullahiciisexusenmaxame9158

    Waxaan ku dawanaa hospital digfeer
    Anoo bukaan ku hayo
    25/1/2021
    Cawa jiif ma jiro kursiga ii,sariir ah
    Slma inta iga danbeyso

  • @xamsejamac3835
    @xamsejamac3835 Před 2 lety +8

    Old is gold inta ila dawanayza 2022❤️

  • @minusofficial8550
    @minusofficial8550 Před 7 lety +444

    my name is abdi fatah from Sudan like Somali songs

    • @minusofficial8550
      @minusofficial8550 Před 7 lety +1

      Miss Somali thanks dear will you teach me the lyrics of this song

    • @minusofficial8550
      @minusofficial8550 Před 7 lety

      Miss Somali what if I tell you my whatsapp or urs

    • @flower-vu6lp
      @flower-vu6lp Před 7 lety +8

      +abdi fatah now you are Sudan and last week you were Nigeria no one need your identity, take it easy.

    • @minusofficial8550
      @minusofficial8550 Před 7 lety

      Hhhahahah dear don't get annoyed I was just kidding some pple but turn our joke to reality nooh

    • @minusofficial8550
      @minusofficial8550 Před 7 lety +1

      +254708229274 whatsapp me Zofia

  • @aronmekseb813
    @aronmekseb813 Před 8 lety +152

    I am from eritrea & I am not not understand what are they say but i like their songs

  • @abdiwahidhassan8107
    @abdiwahidhassan8107 Před 4 lety +33

    2020
    I'm from baadiye I don't understand single word but love somali songs wankaftmayaa somaliyeey lol

  • @mohamedolad6708
    @mohamedolad6708 Před 4 lety +9

    Yaa iladawanaya 2020 1lulyo malinta xornimada🇸🇴🇸🇴👇👇 like

  • @shaxbuuran4734
    @shaxbuuran4734 Před 9 lety +430

    learning somali langauge and practicing, from california

    • @nimof091
      @nimof091 Před 9 lety +5

      Mashallah ! That's great let us know if we can help . 😍

    • @shaxbuuran4734
      @shaxbuuran4734 Před 9 lety +2

      +Nimo Farah does somali langauge hve root like english does ?

    • @yesqueen8635
      @yesqueen8635 Před 9 lety +2

      good luck. im Somali and I don't speak Somali well it sucks..

    • @shaxbuuran4734
      @shaxbuuran4734 Před 8 lety

      yeah

    • @shaxbuuran4734
      @shaxbuuran4734 Před 8 lety +3

      well nothing is difficult if you practice and why do you think its is difficult or what is you suggesting???

  • @selemunrusom6459
    @selemunrusom6459 Před 9 lety +376

    I am ertrian but I love somal music long live somal.

  • @HoussenAbdi-fc2ls
    @HoussenAbdi-fc2ls Před měsícem +1

    Cawle adan haduu fanka ka baxo hees danabe ma dhageysanyo yaa ila mida❤

  • @abdiguled4766
    @abdiguled4766 Před 4 lety +3

    hees ad u fiican wan fahan sanahay heesta lakiin somali dhulkeeda odhan ba qurux badan ila rascasay iyo raskanbodi meelkasta ay somali leyahay all thank you very much for all

  • @kebromkahsay685
    @kebromkahsay685 Před 7 lety +184

    I love this song & fadxiy kabare i like your smile. From Eritrea

  • @alltimetop10s72
    @alltimetop10s72 Před 7 lety +369

    I'm from Antarctica and I love Somali music

    • @mkaa1627
      @mkaa1627 Před 6 lety +16

      AllTimeTop10s I thought Antarctica is not liveable unless you are researcher or some sort scientists or my be alien

    • @abdiazizabukar5343
      @abdiazizabukar5343 Před 6 lety +1

      AllTimeTop10s 😂😂😂

    • @zakifreierzvevo3559
      @zakifreierzvevo3559 Před 6 lety +2

      MukhtarKay AA 😂😂😂

    • @abdirahmaanahmed8685
      @abdirahmaanahmed8685 Před 5 lety

      @@mkaa1627 😂😂 snap 😂

    • @saddymoha6777
      @saddymoha6777 Před 5 lety

      I thought there was no permanent residents in Antarctica

  • @sagalziman1962
    @sagalziman1962 Před rokem +3

    Alla jecliya Hestan 2022/11/11 habeenimo 20:00 baan dawan 🥰❤Hesto wa 🔥🔥🔥

  • @neutralvideos2841
    @neutralvideos2841 Před 4 lety +54

    I from mexico I love somalia songs💝

  • @aminmohamed1544
    @aminmohamed1544 Před 5 lety +50

    🇸🇴✅💪👌Yaa ila dawanaya 2019 like sar wll

  • @ubeytapdinourmohamet663
    @ubeytapdinourmohamet663 Před 4 lety +35

    Amni padantii garoowe ahayd ku Ekaane mcn ogolow 🇸🇱🤩😘heestayda Abid 2020 ya dhagaysanayo❤👍

    • @fazeice5665
      @fazeice5665 Před 3 lety +1

      😒😔💯💯 it somalia and puntland is state doumy

    • @aeshaaa1
      @aeshaaa1 Před 3 lety

      2021 😁

  • @xamsexaye
    @xamsexaye Před 3 lety +2

    2015 kii baan dhagaysan jirey anoo single eh imakana 2021 ayaan wali dhagaysanayaa anoo single kii uun ah hhh

  • @munomahdi9588
    @munomahdi9588 Před 4 lety +12

    Ku ogoliYaa ❣💋💋❣💋❣2020 cidii jcl iney guursato like ha iisarto like me👏

  • @dararaicha3098
    @dararaicha3098 Před 5 lety +173

    Hi,am from djibouti i like somali songs even i dont know what they are talking 😜😜😜😜.
    🇩🇯+🇸🇴=walalooo

  • @najiibcali7981
    @najiibcali7981 Před 7 lety +130

    qoftan dhola cadeenteeda aad ugu hela qofki isagana ka hela like ha igu qabto plz hhh

  • @mohamedderow1349
    @mohamedderow1349 Před měsícem +1

    I'm from Denmark tho i don't the the lyrics i really enjoy Somali music 🎵🎶
    Erayada , laxanka ,musiga innaba caadi maha ❤😂

  • @hudawandow6800
    @hudawandow6800 Před 2 lety +2

    waxaa ku jurnaa 2022 lkn waqtiga community aqtinesid xiliga eey thy ma ogi lkn waa ku Salam wll🥰😇

  • @yonitewelde3401
    @yonitewelde3401 Před 6 lety +97

    I am from Eritrea i love you music somali

  • @gootabobbaas9593
    @gootabobbaas9593 Před 6 lety +68

    I'm from oromia
    I like this song

  • @suusuu5541
    @suusuu5541 Před 2 lety +4

    Heestan xasuus bey igu reebtay aroskeyga 6/December 2015 ayan xasuustay lkn hada wax walbo eber ayey iga noqdeen 😰😰😰😰😰😭😭😭

    • @abdirahmanibrahim2234
      @abdirahmanibrahim2234 Před 2 lety +1

      Wll
      Aduunyadaa izka zidaayee ha niyad jabin
      Waad kaban
      Nolol macaan badana waad galee
      🥰🥰🙏🙏

  • @CamaFooty
    @CamaFooty Před 4 měsíci +3

    Waxan dawanayaa 2024 misha March 18 keeda 8saac oo habeenimo hadi aad iga danbeysid oo aad comment geyga aqrineysid wll aan isku so duceyno ino ilahey riyooyinkena noo rumeeyo nolosha halka aan ka rabnana ino ilahey na gaarsiiyo aniga si gaar iigu so duceey wll adigo mahadsan

  • @hananhasenoromia3579
    @hananhasenoromia3579 Před 8 lety +245

    l love Somali music and people I am from Oromo

  • @hyabtv1879
    @hyabtv1879 Před 7 lety +126

    I am from Eritrea . I live in sweden . I like Somalia people and thi music 💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @user-vs1pz5pr8s
    @user-vs1pz5pr8s Před 3 měsíci +1

    Team Awale Iyo Farxiya kabayareee till now 2024🎉

  • @hormarinaftaada4318
    @hormarinaftaada4318 Před 4 lety +8

    Iam from America I have not understood what they are saying the they are so beautiful I like Somali girls😂😂😂

  • @nafissaali439
    @nafissaali439 Před 9 lety +11

    Sharaf oo dhan waxa xambaartey awaleh oo ah nin ciise ah hadana u heesa reer somaliya beeleheega kala duwan. Taasi na waxey ku tusineysa iney ciisihu dad gob ah. VIVA DADKEYGA CIISE.

  • @abdiwahab911
    @abdiwahab911 Před 5 lety +80

    Im from BORAMA I live in Holland i love somalie music 😍😍😍😍 big love to all somalie people ❤

  • @abdifitaxgeedi45
    @abdifitaxgeedi45 Před 4 lety +2

    20/6/2020 __heestaan jecelkeyga isku baranay hadana wan soo xasuustay yaa ila dhegeesanayo like dhac asxby 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @abdallabaar2664
    @abdallabaar2664 Před 3 lety +1

    Yee wali dooqiisa tahay heestan 2021 ✋

  • @freselamakelom1568
    @freselamakelom1568 Před 8 lety +204

    From eritrea Wow I like so much this song thanks Awale and Dhakac Dhakac

  • @MuniirHaadi1
    @MuniirHaadi1 Před 6 lety +68

    Still 2018 waa dhagystaa
    Heestan caadi maaha

  • @abbeshkasherif1439
    @abbeshkasherif1439 Před 4 lety +36

    I'm from United state of Oromia (USO) i love Somali Music watching from Australia Melbourne.

  • @Ibrahimgedow-nu9os
    @Ibrahimgedow-nu9os Před 2 měsíci +2

    Iam from Raxweyn community and i don't understand what mudug and Eyl is can someone from waryaa community translate me what those two words is 😅😅😅😅😅😅😅

    • @hadiyahussein3231
      @hadiyahussein3231 Před 21 dnem

      Essentially they are just regions in Somalia. Mudug is a gobol in the north of Somalia and eyl is northeastern region of Somalia in the gobol nugal (eyl is actually a very beautiful coastal town that is known for its “milky seas” and is home to the world largest bioluminescent sea!)

  • @filifalul5698
    @filifalul5698 Před 7 lety +115

    i am Eritrean i like Somalia music

  • @mustafebulshaale2648
    @mustafebulshaale2648 Před 4 lety +13

    Amni badantii Garowe Ahayd Ku EkaaNe❤❤Heestaan Carab Iyo Cadaanba Ka Qayliyeen Oo Jeclaadeen 2015 Ayaa Iigu Horaysay Daawashadeeda. Markale Ayaan Daawan 2020 oo laba bilood dhiman.

  • @amiin_bey3360
    @amiin_bey3360 Před 3 lety +2

    First person in 2021 is muujiya inti dawanysa hees iyo bar❤liketa👍👍👍👍👍

  • @abdifatahgoobe7837
    @abdifatahgoobe7837 Před 4 lety +10

    Amiinbadantii garowe ahayd 🇸🇱

  • @comeon4796
    @comeon4796 Před 5 lety +201

    Am from ukraine love this song . I have somali friends . Great people